Walhi mowduuc xaqiiqada taabanaya ayaa ka hadashay jazakalaahu kheiran wallla
@shakrabowy14322 жыл бұрын
The Best Person Ever And The Most Knowledgeable Person And The Most Shy Person Of All Allah Created Was Our Prophet Mohammed ﷺ
@laylayare54052 жыл бұрын
Masha Allah wallakey Rabi ha ku dhowro adiga iyo dhmaan familkag sidokale anigu quranka surah khaar oo aan aqrin kariin baajiro 😢Rabi ha nafahsiiyo quranka
@Huduhassan58622 жыл бұрын
11:47 [انمالمؤمنون الذين إذا ذكر الله وجلت قلوبهم و إذ تليت عليهم آياته زادتهم إيمانا وعلى ربهم يتوكلون] Surah anfal (2)
@shabalaala26612 жыл бұрын
Xaqiiqdii wada Ka Dad Adiga oo kale ayuu u Baahan yahey ilaahey hanoo sahlo ❤️😥
{إلا من تاب وآمن وعمل (عملا) صالحاً...} لعلك نسيت هذه الكلمه يا أخي
@bashirbashion18882 жыл бұрын
Aad iyo aad waa arin cajiib ah ayaad ka hadashey mudo dheer aan is weydiyey oo aan la yaabsinaa! Mahadsanid Ustaad waad noo dadaashey
@mohamudabdullahi2632 жыл бұрын
Waxan xuusuustay bil ka hor sheikh carab ah oo khudbad ka akhrinayey Masjid Alhidaaya(Eastleigh) warqadna kama akhriyeyn khudbada. A ad ban u Jeclaystay runtii waliba si fasiix ah buu akhrinayey. Sh.Umal iyo Sh.Shibli iyaguba kama akhriyaan warqad mnsh Allah mana ka fadilayo sheekhaas carab ka ah. Allah ha xifdiyo dhammaantood.
@daudibrahim10742 жыл бұрын
Wakugu farxay aragtidada yaa cumar
@abdifatahahmedqasin42352 жыл бұрын
Masha Allah walal Omar inshaar xikmad aa laga faa idaa barnaamij kaaga guuleyso aduun iyo aaqiro 🇸🇴
@maryanmohamed74002 жыл бұрын
Jezaka allah khayr Omar. Allaha inagu wada sugo islaanimada. Allahuma aamiin yaa rabbal caalamiin.
@saynabiitobintawil10922 жыл бұрын
Ilhay hakaa raali noqdo qalbigaaga ayaad nagala hadashay runtii xidhiidhka quraanka aad la leedahayna waa mid aan xillign lawada haysan alle hakuu siyaadiyo Hana kaaga dhigo sabab aad jannadiisa iyo wajigiisa wanaaga badan ku mutaysato wcs wr wb جزاك الله خيرا ❤️
@ahlamiiahmed10802 жыл бұрын
ManshaAllah tabarakalah ustad jazzakalah 😢😢
@sarahabdallah31282 жыл бұрын
Shukran Omar
@Salmanmuse12 жыл бұрын
Mashallah ustaad so noqosho wanagsan. Waxan aad uga hela podcast yada dhageysiga. Waxan rajeenayaha inaad mawduuc kala duwan ino so xulayso. Wakhtiga Buska ayaaa iga qaada 30 minutes iyo dheraad, wakhti kaaso kale wax la dhagysto o qiimo badan walo bahan yahay. Mahadsanid ustaad halka kasi wad podcast ka. Kana hadda, hadhow bus ka ku dhagaysan.
@gabariwahooyaded67142 жыл бұрын
Waxa klo samesaa wllo dikriga alle siiba istiqfaarta faaido bdn leedahy waqtigas ku buuxso
@azimamahi85432 жыл бұрын
mansh allah jazakala kheyra shukran akhi
@suhaybfarhaan2412 жыл бұрын
Wlhi wlal waxd tahay shakhsi wanagsan uu ilahay siyay hibo ah inu dadka wax ka dhaadhiciyo alle haku sharfo wax badan ayaan ka faiday mudadii badnayden kugu xidhnaa
@mohacarab84632 жыл бұрын
Maclin Omar sidaan ayaafiican manshallah
@Jubalandvisit2 жыл бұрын
شكرا اخي عمر
@Amino3212 жыл бұрын
Masha allah u have gold voice wll🙏
@umaamina18852 жыл бұрын
Alaahu akbar jzkalaahu qeyral jazaa wllkey cumar inshaar
@asadwadani4901 Жыл бұрын
Masha allah waa mowduuc aad U U Qiima Badan wax badan neh aan ka Faaiiday
@cawfyusuf26212 жыл бұрын
Asc cumar walal noo soo badi prodcust Kuna cazuum dadka bulshada hal doorka u ah sida adigoo kale Walal qaali #Mahadsani Waxa kali aank kuu awooda waa ducada ALLE HAKULA GARABGALO HOOSHA MUTADAWACNIMADA BULSHADA "من لا يشكر الناس لا يشكر الله " قال رسول الله صلى الله عليه وسلم(خير الناس أنفعهم للناس)
Ustaad Aayada waad yara qaladay. EE والأولاد Ayaad ka tagtay
@maxamedamed41802 жыл бұрын
Waa arin qalad cad ah
@lderow21922 жыл бұрын
Waa markii igu horeysay aan arko bogaan iniga waxaan kugu aqaney ogaasho codkaaga ayaan gartey soo dhawoow guul ayaan kuu rajeynayaa wiil dadaalayaa tahay
@cabdiraxmanmaxamedcabdulla45562 жыл бұрын
The first person aa noqday waana kufaraxsanahy midaas 😍🥰
@Badribxx2 жыл бұрын
Mazhallah omarow mar walbo ku dhageysanayo niyadeyda wa mid dagan dhagaheygana si toosa ku maqlan oo marnaba ka caajisin dhageysigaga mar walbo channel kaga so galana waxa ka baraa video aanan daawan si aan u dhagesto hadaladadana wa mid xaqiqda iyo wacyiga dhabta tabanayo 😍 Ducadena allaha ku aqbalo si qalbiyan ah kugu duceya allaha ku xafido wll Omar inshar🤲❤️
@abdicasiis13512 жыл бұрын
Mahadsanid wll omar inshar
@xarago69292 жыл бұрын
Mnchalah ustad waa arin wangsan
@fathimamohammedxusen58392 жыл бұрын
Masha Allah ustaadkena omar inshaar keep going
@H.A.M320 Жыл бұрын
M.A walaal+ustaad+dhiirogeliye wxaad sameen ween kuyeelaty noloshyda illahy qeer badan hakusiiyo wllky noosoo badi PODCAST YADA noocaan welipa hal saac kasoo dhig codkaaga waa so soothing walhi illahy haku barakeeyo.❣️
@AishaBadal1998 Жыл бұрын
Elahay hakuxifdeyo huno qali guleso🎉
@fatimadagan85412 жыл бұрын
Walaal cumar jazallah kheir
@hamseofficial71162 жыл бұрын
Masha Allah
@daadirooyaaye26572 жыл бұрын
Masha allah yaa ustaad omar inshar
@nasrudiin9052 жыл бұрын
M.a mahadsanid cumar
@abdiwelimohapk48822 жыл бұрын
Jazakalah walalkee Omar inshaar 🥰💯
@abdallajx2522 жыл бұрын
Jazakallah
@warsamemohud2032 жыл бұрын
Masha Allah macalinkayga
@amiirka68852 жыл бұрын
Communication skills ayaan ka dhintay sxp bdnaa puplic waxba kama jeedin karo ee barnaamijkaan noosoo badi ❤️
Aniga sidaas ayaan ahay inaan inaan cod duuubo mar walba lknse waan cabsi badanahay asxaabteydana waxeey mar walba iisheegaan inaan cod qurxoonahay lknse kalsoonideeyda 15% So sad for me😭😭😭 Taaasina waaa daciifnimadeeyda Tan iigu wayna waa inaan gabar ahay oo laga ficanyahay inaan codkeyga lamaqlo xili aan joogno ineey gabdhaha aan fiicneen eey hadlaan ayagoo wax aan fiicneen ee bulshada ugudbiyaan muhiimna tahay inlahelo gabdho wanagsan oo beniya kuwaaz ookucaana wanaaga iyo toosnaanta💯💯 Lknse sameenta codka ama aan fikirkeyga inaan cabiro waa midaan jeclahay lknse aniga imadhaafto 🥲🥲😭😭
@rashid-px9hg2 жыл бұрын
Isdhiri gali
@nadaomar31682 жыл бұрын
Hadii aad mowduuc faa iido leh haysoo so bandhig laga yaabe qof uun inaad wax u tarto...tan kale ina yartahy wa mcquul isaga sii tababaro cabsidaan way kaa dhamaan lkn sii hor mari hppti
@mohamedyussuf71332 жыл бұрын
Ani cod Ahan igu so Duub isheeg noh
@said1498ify2 жыл бұрын
Aniga Ila share garee anigaa fal celin ku soo siin doona.
@ruwaydamohamed87742 жыл бұрын
Saxip waxaa tahay qofkii ugu horeeyey ee aan arko ee ilaqaba cudurka nafsiga ama cabsida iyo kalsooniyarida sidaada ayaanan ra,yigayga iyo dareemahayga cabirikarin oon ladhuuntaa markaa alle inagana hanaga daweeyo iyo kuwa inalamidka ahba amiiin 🥰😍💯
Omar inshar Walal qima badan oo qalbi wanagsan Aadbaan kuu samalamaya Abubakar in Hargeisa
@7june20242 жыл бұрын
Mahadsanid , maanta waa sabanka minaafaqada iyo been isu sheega
@abshirhasan42 жыл бұрын
masha allah ustaad
@shaqalecabdikariim92332 жыл бұрын
17:29wllky adoo mahadsan hada bilowga suurada xaga akhriska sifiin ufii . Xooga waa iga talo bas 💖
@walaalahajanaal11052 жыл бұрын
Mashaa Allah ala haku wanaajiyo suno wanaagsan ayaad leedahay
@egaraad2 жыл бұрын
Welcome podcast team
@M.khaliij.2 жыл бұрын
Omar inshaar wallal an aad u tageero marka arko ino wallal somali din i dhaqan wax walba ila ah aad aya ugu fanaa hadu wilkaan wanagsan xaqiiqada ka hadlo u wallalkay somaki ilahay iga dhigay jansiyadayda aya mar kale si jecladaa waxn rajeynaa ino jiri dona chanaladaada ogansho iyo omar inshaar. Ay ciyalkayga dawadaan
@cabdicasiisibraahimmubaara62632 жыл бұрын
Masha allah guul mr cumar
@carabhagio2 жыл бұрын
M.a ustaad ❤️
@EARTHSPORT2002 жыл бұрын
Podcast gaga kuma jiro search engine ka podcast ee OMAR dad badan ugu qorantay ayaa jira ee inshaar amba ogaansho podcast ku Badal magaca sxb
@aadanmohamed7302 жыл бұрын
Maansha alaah
@abubakar_jimcle8772 жыл бұрын
thank you wll omar keep going
@CimranFaruuq-tx7pj Жыл бұрын
Masha Allah horey usoco wll
@ubaxayaan48112 жыл бұрын
Marka wax canjisho i love 😀😀😀
@aqilyarecadow73312 жыл бұрын
Our legend 🙏
@shiine41062 жыл бұрын
First from burco pin masuul🥰❤👏
@im7somali2 жыл бұрын
Runti waan ka helay Barnaamijyadaan Waxaana kaa codsanayaa in aad soo badiso ❤❤ #Omarpodcast 🙏🙏🙏
@bintuzahraa2 жыл бұрын
Wcs wr wbr ustaad cumar jazakallaahu kheeyran mizaankaaga xasanaadka allaha kuu saaro shaqo anaga dhan nalaga rabay baad heeysaa وأمر بالمعروف وانه عن المنكر. Baarakallaahu fiik Kuwa qoraanka ku tadaburu markee aqrinaayaan allaha naga dhigo 😢kuna dhaqma aniga waan jeclahay inaan ku tadaburo ku khushuuco lkn aad ee u yartahay intaan ku khushuuco isoo duceey walaalkay shukran 🙏
@Geeljireh135472 жыл бұрын
WAA KUMA RASUULKA SCW ? - Wuxuu ahaa qof midka ugu wanaagsan ee Alle uu abuuray. - Wuxuu ahaa qof aan isla weyneen oo bulshada ay u siman yihiin, wuxuu kaloo ahaa qof cadaaladda si wanaagsan u kala garqaada. - Nabiga Scw waxa uu ahaa qof garta qaata, waxa uu ahaa qof si wanaagsan dadka u dhageysta, Waxa uu kaloo ahaa Ruux aduunyada aan jecleen. - Rasuulka Scw waa qofka inoo balan qaaday in Jannada aynu ku kulmi doonno, waa inta nasiib u yeelata. - Waa Xabiibka Alle
@cabdiwalimaxamedcabdullaah26312 жыл бұрын
ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ
@ilhaanmohamed49282 жыл бұрын
Msh.aLlh wLl. OMAR ALlaa Ku Shrfow wnku Tageyraa Hormr WCN