Tufaaxii Aan Tirsaday

  Рет қаралды 55,853

Codka Ubax Podcast

Codka Ubax Podcast

4 жыл бұрын

Weli qof aad si kedis ah u kulanteen, dabeecaddiinuna is fahantay, weliba aad iska hesheen, ma is weydeen markiiba, sidaasna ma ku kala lunteen. Cumar Seerbiya ayaa markii u horreysay u safray Jabuuti, jidka waxa ay sii wada mareen Sahra. Iyaga oo isku faraxsan ayay kala lumeen markii ay xadka Jabuuti gaadheen. Dhegaysi wacan!

Пікірлер: 84
@nasroismailgeesey9842
@nasroismailgeesey9842 Жыл бұрын
Inaankaas wxn kula talin lahaa gabdhaas ha baafiyo meelkasta oo ka baafin karo illahoow radiona may ahaatee waliba qaab farsameesan oo aysan dadku si kle u fahmin. Inshallah guul baan u rajeynayah inaankaas iydna wxn rajeynayan iney isaga la dareen tahay❤
@sumayoahmed1635
@sumayoahmed1635 3 жыл бұрын
Alla macaN badana Qisadu❤️🥺
@taznimabdulkadir5608
@taznimabdulkadir5608 2 жыл бұрын
Waxan jeclan laha inan kolhore barto kanalkan ❤️❤️❤️
@sawsanahmed8325
@sawsanahmed8325 2 жыл бұрын
Mansha allah barnamijkan aad bn uga helay alle haku xafido wallkay 🙏🙏🙏
@ubahnora9157
@ubahnora9157 2 жыл бұрын
20 /7 / 2022 malinimo arbaco ah waxn go'ansaday inan waxun ka ogaado barnamijkan aan magaca ubax wadaagno 👏 nasiib wang waan la dhacay sidan ka rajeynaayay io kasii qurux bdn an kala kulmay
@nadiadiamond231
@nadiadiamond231 8 ай бұрын
Waa markii sadexad aan kuso noqdey shekadan sanado kadib 2023/11/15
@suhaybsiyad2709
@suhaybsiyad2709 2 жыл бұрын
Heesta aad soo qadaty Ayaaba iga gadan, Jacayl aan bilaabay 5 sano kohor walina qoftii an jeclahay , inan codka ubax kuso badhigonayaan
@maahiraadan
@maahiraadan Жыл бұрын
Sxip heesta ya qady
@bahjafaysal1158
@bahjafaysal1158 9 ай бұрын
​@@maahiraadanasma omar aya dib u qaday 😊
@bahjafaysal1158
@bahjafaysal1158 9 ай бұрын
qalbiga alle haku qabojiyo 🤲🌚
@maahiraadan
@maahiraadan 9 ай бұрын
@@bahjafaysal1158 sharfey 1 sano kaso waregaty intan dhan xage ku maqned wku sugaye🤣🤣🙈
@bahjafaysal1158
@bahjafaysal1158 9 ай бұрын
dunida nakalla qarisay 😂🙈
@naagadag4493
@naagadag4493 2 жыл бұрын
Anoo sanad kahor dhageystay ban ku ceshanaaayo waa jecelahay tabintaada🥰
@rahiimahaji8969
@rahiimahaji8969 2 жыл бұрын
Sheeko dhaymo ii ah ayay noqotay tufaaxii aan tirsaday 😢caawa feeling kaygu sheekoyinka sida aad usootebinayso way iwada mudayaan waan unuglahay baan odhan karayaa
@boqorkajiifka1879
@boqorkajiifka1879 2 жыл бұрын
Waan ku la dareemayaa
@saidhagginouh1899
@saidhagginouh1899 Жыл бұрын
Waxaan ka qoomamaynayaa maxaad bartan kal hore u baran wayday. Qisadani aniga si gaara ayay ii taabanaysaa oo aan weliba u ahay qof aad ugu nugul qisooyinka khiyaalka ah balse qalbigayga mudaya.
@user-nt1fr6yk7s
@user-nt1fr6yk7s 11 ай бұрын
Tusmiye ilhyw qof taag daran tirew Tufaaxii AAN TIRSADAY Halkuu tagay Waa oga tahye mar uun ma soo tustah❤️😭🤴🏿🫂
@AmiiraApdiaziz
@AmiiraApdiaziz Жыл бұрын
Waa qiso aad u macaan runti❤
@midnimoahmed
@midnimoahmed 3 жыл бұрын
Codka ubax wa meel aan ku nasto hore u soco walal
@mohamedhussein9922
@mohamedhussein9922 4 жыл бұрын
Waxaan usugaa sidii xiisad aan qaadan rabo oo kale barnaamijyada Codka ubax .
@sofiadagam1794
@sofiadagam1794 Жыл бұрын
Tufaxi an tir sady inta an dhagey sanyo wa 5 jer mrnaba kama cajiso dhagesiga qisadan ❤💯💯
@zamzamahmeddaahir8363
@zamzamahmeddaahir8363 2 жыл бұрын
Waa qiso mcn
@mohaabdi1460
@mohaabdi1460 4 жыл бұрын
Codka ubax maasha allah waxbadan baan dhagaysanaye podcast english ku baxaya lkn afkeenii hooyo ayaan ku helnay aadbad umahdsan tahay ismacil abdi 😋👍
@geenyoogadeen1641
@geenyoogadeen1641 Жыл бұрын
Wll halkeen kala socdaa igu caawi ❤❤
@ooglemediaproduction5116
@ooglemediaproduction5116 3 жыл бұрын
codka ubaxa xageen kala soo xariiraa walal Ismaaciil.
@rahmamahamoud9257
@rahmamahamoud9257 3 жыл бұрын
Jecelku waa wax wangsan😍😍😍😍😍❤💯
@maxamedcumar4232
@maxamedcumar4232 3 жыл бұрын
❤️😂😂😂😂❤️❤️❤️❤️❤️
@yasmin8516
@yasmin8516 Жыл бұрын
Amarka illhy waan ka helayaaa shekadii mar wlba wn dhgystaa
@Roda511
@Roda511 3 жыл бұрын
Cajiib wiilkan waramaya tabintiisa waan ka helay
@najaxnuura7906
@najaxnuura7906 2 жыл бұрын
Ilaa imika yaa dhagysta xalqadan🥰🥰😻 codka ubax
@istaahilaadam7536
@istaahilaadam7536 Жыл бұрын
Anaaba imisa dhagdeysanayo
@caamirismail1890
@caamirismail1890 8 ай бұрын
Me
@maryanbashiir3033
@maryanbashiir3033 Жыл бұрын
Baaafi Gabadhaas wll
@yacquubdheeg8042
@yacquubdheeg8042 3 жыл бұрын
Ismaaciil ubax Cajiib walhi habka aad u tebinayso iyo deganaanta hadalkaaga aad ayaan uga helay.
@mumtaazmaxamuud6578
@mumtaazmaxamuud6578 2 жыл бұрын
Walal xagen kala xariira qisa igu dhacdan ku shegi la haye
@caaqilka4379
@caaqilka4379 3 жыл бұрын
i love this podcast.......... horey usoco sxb ismaaciil barnaamijyadaadu midba kan kale wa ka xiiso badanyahay
@abdifatahsacid4986
@abdifatahsacid4986 2 жыл бұрын
Sheekada Omer iyo sahra waxaa ka xiiso badan sheekada khiyaalk ah ee aad mala'awaashay adigu ismaacilow🙏
@indhadeeqaadam8444
@indhadeeqaadam8444 3 жыл бұрын
Waaa qiso cajiiba
@hoodomo863
@hoodomo863 8 ай бұрын
Allah jacylow 😢
@feisalqayz8281
@feisalqayz8281 2 жыл бұрын
Qisadi runta ahayd midan mala awaalka ayaba kamacaan 💔
@najaaxbaashe4247
@najaaxbaashe4247 4 жыл бұрын
Codka ubax❤
@cadnaandualle3514
@cadnaandualle3514 2 жыл бұрын
🖤
@hanarashied6048
@hanarashied6048 Жыл бұрын
@suleekha1086
@suleekha1086 2 жыл бұрын
wllo barnamijku wu ficnyhay plz heesaha ka daa
@sabadkhalif8122
@sabadkhalif8122 2 жыл бұрын
🥺❤️😭
@nasrikhan4047
@nasrikhan4047 2 жыл бұрын
Qisaadas oo kale IGU dhacday WLh wl ismacil xagan kuğu so gudbiyaa
@amirakayse6938
@amirakayse6938 Жыл бұрын
Codkiisa 🥺💔
@bahjafaysal1158
@bahjafaysal1158 9 ай бұрын
cali bini abu dalib aya lawaydiyay majira wax ka xanun badan gerida (cali wuxu dhahay haa kala taga labo is jecell 😢balse sobobta u baxay magaranayo lkn aduun waa imtaxan 🥺 mar kalle codkisa maqlo so xasusan dona xamse ❤
@aaminaabdirahmaan9578
@aaminaabdirahmaan9578 3 жыл бұрын
😭😭
@asmaomer5311
@asmaomer5311 3 жыл бұрын
🔐♥️🔐
@filsanhassan9851
@filsanhassan9851 4 жыл бұрын
Really talented 😍😍😍
@nimoqawdhanmagan5545
@nimoqawdhanmagan5545 2 жыл бұрын
Tyda caynkana kdaran wllhi isleg isa segan dhafty gadhina wayday
@hibosiciid3695
@hibosiciid3695 Жыл бұрын
Wllo zahari padan 😂
@aaminmaxmaed7216
@aaminmaxmaed7216 3 жыл бұрын
Haaa way igu dhacaday izmana lihi dub isu arkaysaan wiilka
@maariyacali5160
@maariyacali5160 Жыл бұрын
Heestaasi anay iga hadlayasaa
@ibrahimhassan8175
@ibrahimhassan8175 2 жыл бұрын
ma.
@ALOOLQARAAM
@ALOOLQARAAM 2 жыл бұрын
Ax, aniga ayaaba hadda is mooday Cumar oo xaaladdii uu markaa ku sugnaa waadhkeedii is dhigay, waa wax aad u xanuun badan rajo aadan haynin.
@samirogeele8279
@samirogeele8279 2 жыл бұрын
codkiisa oo qudha😥😥
@sharmakejama
@sharmakejama 2 жыл бұрын
Geedi dheer muxu calaf Gacal ooman kala raray
@moissack7095
@moissack7095 Жыл бұрын
16/ july/ 2023 . 2:12 am 😮
@indhadeeqaadam8444
@indhadeeqaadam8444 3 жыл бұрын
qiso cajiiba weye
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri Жыл бұрын
Hibo dhab ah.
@Almaaz-gh2ub
@Almaaz-gh2ub 3 ай бұрын
😢😢 war taaasu amaan aniga ahaay
@nawaalcalixaydar8179
@nawaalcalixaydar8179 2 жыл бұрын
W
@mustafecadeofficial5150
@mustafecadeofficial5150 11 ай бұрын
Habeenkii kowaad aan dhegayste u ahaado qisada ku dhacday seerbiya aadna wannula dhacay heesta iyo qisada waxan is oran karnaa heestu way soo hor baxday 19/8/2023
@habonaden2080
@habonaden2080 10 ай бұрын
Djibouti 🇩🇯 😂
@___saxarla
@___saxarla 4 жыл бұрын
Hore usoco walllo❤🙏
@maidomalabo
@maidomalabo 7 ай бұрын
Habinimo 1: 48😢dadko idil wada hurdan
@ahmedcali5182
@ahmedcali5182 Жыл бұрын
Heestaan yaaqaaday
@farduzmohamed2619
@farduzmohamed2619 Жыл бұрын
Codka ubax wan ku celceshada ano dhegeystey marar badan
@theMoHzinshoW
@theMoHzinshoW 3 жыл бұрын
Zxp heestan aad ku furtay barnaamijka ayaa qaada.
@zaamjii108
@zaamjii108 3 жыл бұрын
Faadumo axmed dhinbiil Aya qaada zxp
@qaysproduction2693
@qaysproduction2693 3 жыл бұрын
Ifraax toolmoon
@ayhanhussein9635
@ayhanhussein9635 Жыл бұрын
Wxan donayey inan dhagaysto maqalkan lkn marki la yiri usug inta hbn laga gadhayo wan ka noqday inta jojiyey🤣 Markan so dhagesta ku so labana halkan
@istaahilaadam7536
@istaahilaadam7536 Жыл бұрын
Wali madhageeysan miyaaa
@mohamedanbe3220
@mohamedanbe3220 Жыл бұрын
Heesta yaa qaaday please 🙏 😢
@ahmedcali5182
@ahmedcali5182 Жыл бұрын
Walal hadaa hesho iisheeg pls
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
​@@ahmedcali5182 Faadumo Axmed Dhimbiil ayaa qaada. Keliya ku qor Tufaaxii aan tirsaday uun.
@hudahirsi2834
@hudahirsi2834 3 жыл бұрын
😍
@akchannel3137
@akchannel3137 Жыл бұрын
Sheeko marka gadhiga waday an khadka ka bixi gadhay bay aheed ruunti
@habonaden2080
@habonaden2080 10 ай бұрын
Djibouti 🇩🇯 😂
Abwaan Siddiiq Burmad
46:05
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 58 М.
CODKA UBAX - Waa Layga Guursaday 10
25:14
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 104 М.
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 3,3 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 33 МЛН
Xaqiiqada Jacaylka iyo Cishqiga | Fandhaal Podcast | 35 .
32:13
Omar Inshar
Рет қаралды 96 М.
FAADUMA AXMAD TUSMEEYE ILAAHAYOW TUFAAXII AAN TIRSADAY WITH LYRICS
9:18
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 8 М.
Ismaaciil Ubax - Shaah iyo Shaxan Ep1
1:13:24
Fankeenna
Рет қаралды 2,6 М.
Sidee Loo soo jiitaa Naag Kasta ?
15:16
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 214 М.
Episode 03 - Carruur Cag Weyn 1
14:20
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 20 М.
076 | Xalka mushkiladda Somaliland iyo Soomaaliya.
36:21
Sahan Podcast
Рет қаралды 37 М.
Hebla waa la guursadayaa?
49:37
Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa
Рет қаралды 31 М.
CODKA UBAX - Waa Layga Guursaday 7
19:22
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 84 М.