Dood ku saabsan dib u milicsiga xidhiidhka Ruushka iyo Soomaaliya Q1AAAD.

  Рет қаралды 54,441

CBA TV

CBA TV

10 ай бұрын

Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 97
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 4 ай бұрын
Prof. Ingiriis waa 100% fariid.
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 9 ай бұрын
Hore u ocda Allaah ha idin garab gala
@zakirboss143
@zakirboss143 9 ай бұрын
Danta iyo horumarka somalia Wuxu ku xidhan yahay kaliya in Ciidamada AMISOM ee amniga iyo horumarka soomaali hortaagan
@kevinmilde1653
@kevinmilde1653 7 ай бұрын
Waa sax dhab
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 10 ай бұрын
Ilaahay u toobad keen shuuciyada ma lahayn barako
@MohamedSaid-pp3uw
@MohamedSaid-pp3uw 9 ай бұрын
waziir caraale alle ha ku karaameyo
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 9 ай бұрын
Dadka Soomaaliyeed waa in xoog ama xeelad tol qura looga dhigo.
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 9 ай бұрын
Waa rintii geeska Africa waa somalia oo kali ah xitaa jabuuti iyo Ethiopia kuma jiraan.
@Abuukarmursal
@Abuukarmursal 9 ай бұрын
Qabyaladda ha ladaayo shirka Loma dhama
@fardosodibad1998
@fardosodibad1998 10 ай бұрын
Ar cidaanaa hadana biyihii iney gedey rabtaa
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 9 ай бұрын
Inay suuqyada yeeshaan badeecadahana yeeshaan ayey rabaan reer galbeedka. ( understanding problem origin and coming up with solutions)
@hassenahmedabdilahi2104
@hassenahmedabdilahi2104 9 ай бұрын
WA SHIR QIIMO WAYN
@osmangiire1349
@osmangiire1349 10 ай бұрын
Sprig water! Dhusomareeb iyo Gaalkacayo biyahooda qaraar😂Bismilaah! Geedkaan wax uu ogyahay maleh! Duqa! Meeshaas Uranium aa kabuuxdo! 😂 dadka halugoynin😮
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 10 ай бұрын
Spring water waa biyaha guga kulahaa 😂😂😂😂. Sidaa saa professor lagu sheeganayaa 😂😂😂😂.
@user-lu4yi7br3t
@user-lu4yi7br3t 10 ай бұрын
​@@warsamaosman0894adiguna bal noo macnee😂
@asmanuur2322
@asmanuur2322 9 ай бұрын
waa wax wanaagsan in aan wax dhoofino laakiin arintaas waxaa ka gaari karaa markaan yareyno in debeda wax kaga keeno oon wax soo saarano
@kevinmilde1653
@kevinmilde1653 7 ай бұрын
Haa
@kaneecgroup
@kaneecgroup 9 ай бұрын
WAA YAAB COD QAYBIYAHA WAX BADAN UMA BILOWNA
@selfieboychannel8338
@selfieboychannel8338 9 ай бұрын
Waxaan akhriye, waxaan arke, waxaan hayaa intaba waxaa yire prof Mohamed hajji engris.
@walkaaweloo7562
@walkaaweloo7562 10 ай бұрын
Walhi adunka walagu ceebeysanyahay 😂😂😂
@mohamedmoussa5084
@mohamedmoussa5084 10 ай бұрын
Somali mida baa loobahan yahay ee siyaasi , wadaan iyo oday beeleed midna somali uu ma baahnaa❤😅😂
@user-du6bm5tu2k
@user-du6bm5tu2k 8 ай бұрын
@user-du6bm5tu2k
@user-du6bm5tu2k 8 ай бұрын
❤❤
@user-du6bm5tu2k
@user-du6bm5tu2k 8 ай бұрын
Q❤
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 9 ай бұрын
Hadii Soomaalida is nabad galiso oo ay wadooyinka dalka isku xirta furto, Umadeena gaajo danbe arki mayso. Ka bacdi anagaa aduunka u dhoofin doona cunto. Colaada iyo shidada la hurinaaya baa keentay dhibka taagan. Soomaalida hadii ay aamaan hesho ayga ayaa aduunka cunto ku taageeri kara.
@xarigle739
@xarigle739 10 ай бұрын
Dowladi barakeysneyd ku lahaa
@user-id6ei4ij5p
@user-id6ei4ij5p 6 ай бұрын
Waa.run.somalia.united.nations.under.halkaas.ayaa.laga.xukumaa.ila.ay.kà.hoos.baxaysana.arrimaheeda.kama.talin.karto
@Abuukarmursal
@Abuukarmursal 9 ай бұрын
Waxaan ubahanahay maaha Angiganeh waykan afka iyo qoralka isku mid maaha
@khadarhassan4366
@khadarhassan4366 9 ай бұрын
wax wanaagsan weege prof ingiriis in la is hufo oo Runta La isku sheego waa wanaagsan tahay.
@OmarOmar-ek6ft
@OmarOmar-ek6ft 10 ай бұрын
hi
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 9 ай бұрын
Barfasoorka aragtidiisa ah in Xarakada shabaab, Dowlada Federalka , iyo Somaliland si nabad ah ku wada hadlaan si dalkeena nabad looga dhigo waa sax.
@user-tx7sj1js3m
@user-tx7sj1js3m 9 ай бұрын
Gaal gaal ma dhaamo😂😂
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 9 ай бұрын
Soomaaliya waxay u baahay hogaamiye sidii Axmad Guray oo kale ah maanta.
@hassanmohamedibrahim-rv6jp
@hassanmohamedibrahim-rv6jp 10 ай бұрын
Ka hadal kan katirsan alshabab oo nisa loo dhiibey 🇹🇷🇸🇴🇪🇷🇩🇿🇵🇰🇹🇷🇸🇦🇶🇦
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 9 ай бұрын
Hadii Dowladii dowladii Soomaalida ay gaajoonayso oo daqliga ay ku shaqayso umado kale bixiyaan madaxada dalka waxay ku qasban yihiin in ay danaha dad kale iyo tooda shaqsi u shaqeeyaan.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 9 ай бұрын
Baryada ayaa keenta inaad marba nin raacdo kaddibna midkood kudilo
@abdulkadirmusemohamed5620
@abdulkadirmusemohamed5620 9 ай бұрын
🎉 Dublumatika ayaan ka dhimanay. Oo malaha Quburo madax banana oo saldhig u ah magacaabista Dowladu ey kala tashato ?
@malaakyakub2559
@malaakyakub2559 10 ай бұрын
Spring water Aniga waxan aqaanaa 1 isha baydowa 2 edayan qaboobee 3 ermaan rayee 4 manaas 5 ellilaan 6 Garbaharay)
@user-np6ph5px9p
@user-np6ph5px9p 9 ай бұрын
Cider fahantay ma jiro cascara Prof Ingiriis, wan ka xumahay, Prof ka wuxuu ka Hadley sida wadamada shisheeye ula dhaqmi lahayn, sorry for my people
@truecomment3650
@truecomment3650 9 ай бұрын
MADAXDA DALKA UGU SARAYSO HADAAN FAHANSANAYN DOWLADNIMADA IYO DHOWRIDA SHARAFTA DALKA IYO DADKA. Waxba ma HAGAAGAYAAN CIDII DOONTAABA HA HADASHO.
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 9 ай бұрын
Somalia iyo Somaliland waa Qaranka kaliya oo aan leenahay maanta. Dal kale oo xor ah oo ay Soomaalida ksliya leedahay aduunka kama jiro. Waxaa xiga dal kale oo aan la wadaagno umada Canfarta oo waa Jabuuti. Qabiilada Soomaaliyeed waa in xoog ama xeelad lagu mudeeyo.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 9 ай бұрын
Qabiilba dawlad haraaco. Isaaqa ookale ingiriis haraaco
@bazeera5520
@bazeera5520 10 ай бұрын
Maanta rag murti leh ayaa fadhiya meesha oo war qaymo leh oo dhiirigalin leh Noo sheega .laakiin cid ka dhagaysato allah ha inakoso dhexsaaro. Rag aqoon leh bay u egyihiin.dhalinyaro midooba Meel kadto aad joogtaan qabiilka diida wixii dadka iyo dalka dan u ah ku mitida ciddi Idin kala saart ka diida hal cod ku hadla.
@Abuukarmursal
@Abuukarmursal 9 ай бұрын
18:17
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 9 ай бұрын
Wada hadal iyo dib u heshiin Soomaaliya Uma baahna. Waxa kaliya oo ay u baahan yihiin hogaan midiyeeya oo danahooda u adeega.
@rocky4066
@rocky4066 10 ай бұрын
aad iyo aad ayaa loogu baahanyahay barnaamijyada sidaan ookale loogu qabto shacabka looguna iftiimiyo hab dhaqanka dowladnimada toosan .
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 9 ай бұрын
Maxaaba keenay cajal heeso kale kuqoranyihiin.
@halbeegtrading7632
@halbeegtrading7632 9 ай бұрын
Yaa is gaaray wili yaa is gaaraan Xamar markana joogo wili waxaan taganahay Yaa is Gaaraay Raacii koowaad iyo Raacii labaad ayaa sidaan ku mustaqbal beelay hda waa Raacii sadexaad😏
@axmedxidigaale5767
@axmedxidigaale5767 9 ай бұрын
Kaaley aniga iga dhafhici madaxweyne aadan ayaa kaligi talis ahaa ciyaalki siyaad bare dhalay ayaa ku hadaaqaya waxas lkn yaa inka yeelaya beentas
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 9 ай бұрын
Meel biyo lacabo iibisa khayr umasoo hoyan inkaar baana kudhacda.
@bashiroble2816
@bashiroble2816 9 ай бұрын
Mafia aa mesha isugutimid isbaaradii qoriga oo lagubadalay media
@abshirabow2346
@abshirabow2346 10 ай бұрын
Uf war naga amu xita ilma waxas ma qatan e. War waxan dad noce ah waye
@user-qz6ew1ve2p
@user-qz6ew1ve2p 10 ай бұрын
Hada intaa aan daawanayay mushkiladaha jira uunbaa la taataabtay oo waxii jiray uunbay sheegeen ee wax ay igu korfhiyeen majiraan Aqoonyahankana waxa loo baahan yahay inuu xalka sheego oo sidanaa xala yiraahdo Lkn waan bogaadinaya waa isu day wnagsan
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 9 ай бұрын
Soomaalida sharciga way taqaanaa laakiin ma rabto inay ku dhaqanto. Cilmi iyo Caqli kuma yara Soomaalida ee waxaa haysa gaajo. Qofgaajoonaaya sharci ma garto mana qabto
@user-hl3ro8go3u
@user-hl3ro8go3u 10 ай бұрын
War waxani muxuu ku hadlay kulahaaa dawladii barakaysnayd ee shuuciyadda ahyd ninkan barfisoorka ka daba hadly warkiisa hallagu noqdo
@khadigiamohamud9938
@khadigiamohamud9938 10 ай бұрын
Wax laa yaabay runti storia runti , haddi dugeeysaan wax shegaysaan wax jiirtay dowllad boqortoyo oo ka hooreysay shekada 13 centry 5shanqaarni
@OmarOmar-ek6ft
@OmarOmar-ek6ft 10 ай бұрын
hhh
@bashirabsher5011
@bashirabsher5011 9 ай бұрын
Waan gartay meel hoo u baahan hadal uma baahna.hebel baa si fiican u soo tacsiyeey hebelna si kale ayuu uga hadlay macno badan ma samaynayso ee waxa loo baahan yahay ogaada.
@halimoomar7529
@halimoomar7529 10 ай бұрын
Beeraha Janaale.Adiga shaqo kuma lehede.Beeraha dhuusomareeb iyo Yaanyada ka soo baxda ka hadal. Degaan aadan laheeyn haku qarwin.
@xasanxede2985
@xasanxede2985 9 ай бұрын
Labaan ayaa mesha isigo timid
@happiness__hacks
@happiness__hacks 9 ай бұрын
labaaan maxaa ladhahaa
@horemari.nafta1
@horemari.nafta1 9 ай бұрын
Russia ina soo celino wa muhiim wax kasto oo nagu sameyey ma ilowi karno inu cadowgeyna inoo gacan qabtayn balse manta waxa u baahanahay hub culus wa ina Rusia sxbtino 1 gacan sinaa gacane aa iska waardiyeyno asaga.
@user-hn5pc4pn5j
@user-hn5pc4pn5j 9 ай бұрын
Ruushka 77 ka hor aya la eryey o rushka wuxu sxb la aha Ethiopian
@mohamedmoussa5084
@mohamedmoussa5084 9 ай бұрын
Kkkkkk 😂😅
@abdikariin5471
@abdikariin5471 9 ай бұрын
Kan mucuusta wata ya balamiyey😅
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 9 ай бұрын
Intii ugu jaahilsanaa ayaa aqoonyahan lagu tilmaamayaa subhannallah 😢😢😢 waa masiibada Somaliya haysana cadow walba taariikh been ah ha’usoo dhiibto ilaahayna wuu arkaa InshaAllah waa lagula xisaabtami waqtigeeda InshaAllah! Taariikhda Somaliyeed runta haka sheegaan ama ha’iska aamisaan fadlan adeerayaal😢😢😢 Word lordyadiina wali cadowgay u adeegayaan iyagoo been qarsoon kawada wadanka subhannallah ilaahay silic ha’udilo aamiin ilaahow 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 10 ай бұрын
Hawiye qashin.
@user-js5xz4ng8s
@user-js5xz4ng8s 10 ай бұрын
Adigaa ugu liita Hawiyaha wax caayaya Arki maysid hawiyaha wa dad Gob ah Quuri wa libin dadka uma ogala qaras Mel la fadhiya xagasho Dadka wax gala ula fadhiya
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 9 ай бұрын
Adinka oo kale ayuu wadanka u baahan yahay🌿🌿🌿🌿🌿
@luuljaamac2023
@luuljaamac2023 10 ай бұрын
حارس البيت هو الكلب وزينة البيت هو الببغاء .
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 9 ай бұрын
Mindhaa Cilmi aad baratay Dad kuma an-facdid Mana aadamba baranoo Way kamuqataaa 😂😂😂😂😂😂 Gafkii iyo qaladkii ugu wayna ayuu hada kagalaya Qaranimada Umada somaliyed Soomaaliba wuxu uyaqaanaa Hawiye iyo darood oo isdagaashan iyo isaaq oo maqan Nin wax saxayuu isku moodaa Balse hadeer buu qaladkii uwaynaa ee sonali ku fitnoobi lahayd kufakarayaa War hadaa hayiye iyo darod isaq kaliya kafakarto Kabacdi raxanwayn aad iska tara maslaxdo Aaway Somalidii kale Dir-wayne xagee ku ilowday Dadka loyaqan Beesha 5Aad inkastoo eraygaas usan sax ahayn Balse magacad vay caan kuyihiin xage ku ilowday Waxsy uqayb samaan Kulmis iyo jareer wayne 1-kulmis wa inta tinta jilicsan Kana kooban qaba ilo aad ubadan Beed
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 10 ай бұрын
Kii professor-ka sheeganayey wuxuu leeyahay spring water = biyaha guga 😂😂😂😂. Kii lahaa siyaasada caalamiga ah baan bartayna wuxuu leeyahay MIG 29 waxa kadanbeeyey khoy 18 😂😂😂😂😂. Alla maxay zoomalidu aduunka ka hurudaa jahli iyo maan gaabnimo ayaa qayrkood ka reebtay. Kii laba xaraf akhriyaaba wuxuu isku haystaa inuu waxa cilmi dunida yaalayba dhameeyey.😂😂😂😂.
@WaayeelkaJaqafsada
@WaayeelkaJaqafsada 10 ай бұрын
Zoomaali kelmad la yiraa maa Af Soomaaligii lagu soo darey? Intaanad cid dhaliilin adigu isa sax.
@user-id6ei4ij5p
@user-id6ei4ij5p 6 ай бұрын
Ruushku.isagaaba.dumiyey.somaaliya.intuu.yidhi.dagaalka.gala.markii.dà.nba.uu.dhabarka.kà.toogay.somaliya.markaa.ruush.looma.baahan.wadaw
@user-cn4ko4ui1t
@user-cn4ko4ui1t 10 ай бұрын
Profesorkaan wuxuu kasoo baxay jaamacada xassan sheikh iyo sheikh shariif kasoo baxeen😂😂professional maaha afwaynaa ciidan u ahaa afbalaarow in waliba xabsi lagu geeya ku fiicanthy caqli xumo iyo aqoon daruu isku darsaday😂😂😂😂
@mysalah06
@mysalah06 10 ай бұрын
This man does not know what is spring water indho adeeg badanaa
@xasanxede2985
@xasanxede2985 9 ай бұрын
Injineere miyaadan maqal biyaha ceel hindi oo ahaa biyo. Xareeda oo dabeela oo markaad rabto inaad cabto inaad khiyaasato hadii kale aad matageysid sidey khafiif u yihiin oo ah kuwo la iska badiyo Soyaalna waad gasheen Melaad u soctan ma aqaan
@OmarOmar-ek6ft
@OmarOmar-ek6ft 10 ай бұрын
hhhh ninkan yaa yiri waa professor taariikhda somalia bedelaya waa yaab war ka qabta microfoonka
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 10 ай бұрын
Spring water, biyaha guga 😂😂😂😂😂
@user-id6ei4ij5p
@user-id6ei4ij5p 9 ай бұрын
Ruush.yzan.xiriir.lala.samayn.sabab.isaga.somaliya.dagaalka.galiyey.isagaana.jabiyey.markii.dAnne.mArkansas.ninka.ruush.waa.munaafiqe.yeyna.somaliya.xiriir.là.sAmandine.hà.là.iska.ilaaliyo.ruush.xiriirkiisa
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 10 ай бұрын
Dowladii barakaysnayd ee shuuciyada ku lahaa
@Noadelmi
@Noadelmi 10 ай бұрын
shuciyad ma barakeysno waa diin laan
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 10 ай бұрын
Waa dhashii ubuxii kacaankii afwayne ee hala yaabina. Ruur iyo shuuciyad baabu u baroonayayaaba 😂😂😂😂😂. War hoy somaliyey ruush iyo china dalka halaga ilaaliyo. Sxb wax laga faa'idayaa waa maraykan iyo reer galbeed. Waxa tusaale inoogu filan wadama maeaykan iyo reer galbeed la saaxiibka ah. South Korea 🇰🇷. Japan 🇯🇵. Taiwan 🇹🇼. Singapore 🇸🇬. Iyo Waa wadano aad u hore'maray oo democratic ah. Wadama ruushka iyo shiinaha lasaaxibka ah waa wadomo dictators haystaan oo dib u dhacay. Sida Cuba 🇨🇺. North Korea, Belarus 🇧🇾 etc. Somaliyey dalka ka ilaaliya ruush iyo shiine waa hadii aad doonaysaan inaad hore'umartaaan.
@OmarOmar-ek6ft
@OmarOmar-ek6ft 10 ай бұрын
war ninkan yaa yiri waa professor taariikhda somalia beenta ka sheegaya ka qabta migrafoonka hhhh yaab !!!
@hugdheh
@hugdheh 10 ай бұрын
mid Mj ah oo Mic jaanis ku raadinayay ayay u dhiibeen kkkkkkkkkkk
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 10 ай бұрын
😂😂😂😂. War ma ila aragtay Kulahaa shuuciyadii barakaysnayd 😂😂😂😂. Ruushkii somalida dhabarka ka toogtay baaba loo ooyayaa. 😂😂😂😂. Ruush haduu faa'ido leeyahay waxa tusaale kuugu filan dalaka uu la saaxiibka yahay sida North Korea, Cuba, Belarus, iyo wadamada Central Asian-ka. Kuligood waxa kataliya kaligood taliyayaal oo wax xoriyada iyo hore'umar ah kama jiro.
@WaayeelkaJaqafsada
@WaayeelkaJaqafsada 10 ай бұрын
Kkkkkkkkkk
@hugdheh
@hugdheh 10 ай бұрын
@@warsamaosman0894 hadana umadaas dhan asaa ugu caqli bdn su aaminsan yhy wa in laso celsha kuma laho balo kuso celisay hhhhh
@user-hl3ro8go3u
@user-hl3ro8go3u 10 ай бұрын
Ninkaas xamaasad been ah baaa qaaday
@khadigiamohamud9938
@khadigiamohamud9938 10 ай бұрын
Wax uu sameyay siyaad bare in cidanka ka cabsaaday sa uu jeebshay
Каха инструкция по шашлыку
01:00
К-Media
Рет қаралды 7 МЛН
Watermelon Cat?! 🙀 #cat #cute #kitten
00:56
Stocat
Рет қаралды 21 МЛН
DOCUMENTRY KA HADLAYA TAARIIKH NOLOLEEDKII AUN MADAXWEYNE AADAN CADDE.
42:47
Somali National Television
Рет қаралды 74 М.
WEST PAPUA | Indonesia's Melanesian Independence Movement
12:41
Prof James Ker-Lindsay
Рет қаралды 29 М.
Amniga Qaran ee Soomaaliya iyo Djibouti, Waraysi Sh Abdirahman Bashir
1:02:39
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 23 М.
Каха инструкция по шашлыку
01:00
К-Media
Рет қаралды 7 МЛН