DOCUMENTRY KA HADLAYA TAARIIKH NOLOLEEDKII AUN MADAXWEYNE AADAN CADDE.

  Рет қаралды 81,299

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Пікірлер: 100
@shankarcc2220
@shankarcc2220 3 жыл бұрын
waan ku farax sanahay allahii iga dhaliyeey somaali waliba iga dhigay , muslin waliba AADAN CABDULE CISMAAN IGA DHIGAY ,MADAX WEYNE UGO HOREEYEY HADANE FARMAAJO NOOGA DHIGAY MADAX WEYNE LAGU DAYDO ALLOW ADIGAA MAHADLE
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 Жыл бұрын
isku mid maha addan cade mia majnunkas labarbardhige nin ethopia dhafo wayo buu aha majnunka addan addene ne germalka kabaha umasixi jiray
@barclona1000
@barclona1000 9 ай бұрын
RG ❤️‍🔥💯🥶👍🏽🫶🏽👆🏽👇🏽🫰🏽👌🏽🩶🤍 Really Honor Really Respect Really Real Really Fair Really Proud ☪️ ♾️ !!!!!
@SollasMedia
@SollasMedia 3 жыл бұрын
Maanshallah Waa barnaamij dhaxal gal ah oo aad wakhti galiseen .
@sewy8
@sewy8 6 ай бұрын
Madaxweynaha Aadan Cadde waxaa dhaarinayo waa awoowgeey aabahay dhalay Qaali Sheekh Abuukar Sheekh Cabdullahi ; awoowe wuxuu ahaa madaxii hayada culumada iyo qaadiyaasha Soomaaliyeed , awoowgeey wuxuu geeriyooday 1969 jannatul fardowsa Allah ka waraabiyo Aamiin
@sidiabukar302
@sidiabukar302 3 жыл бұрын
Waa tarikhda dalkena qayb ka mid ah. Illaah ha uu naxaristo intii wanaaga iyo sharafta dadkena iyo dalkena inta noolne ale ha xafido.
@degan4
@degan4 7 ай бұрын
Allah u naxariisto nin kii dalkiisa iyo dadkiisa wax u qabto WAAN ku Faraxsanahay❤❤❤❤
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan 6 ай бұрын
Masha Allah unaxariisto Aadan. Abdulle cisman❤😢😊
@abdirahmanbadri2943
@abdirahmanbadri2943 3 жыл бұрын
masha alah aloow qabriyadooda u waasici halyeeyadeena
@AbdullahiHusseinhassanYare
@AbdullahiHusseinhassanYare 2 ай бұрын
Allah ha u naxariisto😢😢😢 waxaana lamaraaa 1 10 octopar 2024 malin talaado anigane waxaa la ii dhahaa abdullahi hussein 😢😢 hadaan dhinto isoo duceeya py
@Abdi4455t
@Abdi4455t 2 жыл бұрын
alle ha unaxariisto aabaha umada somaliyed madaxwayne adan abdulle osman
@shukrimaclin4172
@shukrimaclin4172 3 жыл бұрын
Masha Allah Allah Allah ha u naxariisto
@avv.yasinahmedosman1875
@avv.yasinahmedosman1875 6 ай бұрын
Masha Allaah Madaxweynaha Umadda Soomaaliyeed
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 7 ай бұрын
Somali ninkii ugu sharaf badnaa inta madax soo marteey ilaahy janadiisa haku waariyo asaga iyo intii cadaalad iyowanaag nagu soo maamushay,eedaday
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 6 ай бұрын
Ilaahay baa barakeeyey
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 6 ай бұрын
Waa ninka kaliya ee ay soomaalida isku raacsan tahay wanaagiisa Aloow u naxariiso
@abdulkadirabdullahi8968
@abdulkadirabdullahi8968 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto. Wakhtigii kacaanka, nin baa ii sheegay wixii ay sameeyeen dadka ku nool Qoryooley markii baabuurkii uu madaxweynah uu galay dhiiqo. Waa la yaacay, baabuurkii waa la xambbaray isagoo ku jira ee lama riixin. Dadka waa waddaniyiin qiimo badan.
@dahirrooble7879
@dahirrooble7879 2 жыл бұрын
Maa shee allah illah mahaddiis mid kale waxan allah u gaberey inta dhimitay in illah u naxarriisto oo ka kow yehay maddax weyne aadan 🏝 cabdule isman allah ha u naxarriisto iyo inta kale oo maddax dalka ka neqotay Anne kan ne allah gadaa shood nama fidneyyo aamiin Aamiin soomali maxamad belantayno waa mid nimo middeysen oo macn leh in she allah illah idinkiis
@mmhabeb
@mmhabeb 9 ай бұрын
Aden Abdule Osman daar aabihii xoriyada Soomaaliyeed
@jamayasin2155
@jamayasin2155 7 ай бұрын
Ilaahay haw Naxariisto
@RahamHassan-s9u
@RahamHassan-s9u Жыл бұрын
Allah unaxariisto😢
@khalifmahmud4770
@khalifmahmud4770 7 ай бұрын
Aadan cabdi cisman c/laahi ciise and syl xornima doonka lama kala qalo allah u naxariisto qabriga u nuuriyo
@khalifmahmud4770
@khalifmahmud4770 7 ай бұрын
The first president of somalia adan abdile osman janatul firdowsa gurigiisa allah ka dhigo
@mahadhussien6415
@mahadhussien6415 3 жыл бұрын
mashallah 🇸🇴🇸🇴🤞🤞
@ahmedabubakar4174
@ahmedabubakar4174 6 ай бұрын
Cinma super ayaan wada geli jirnay anigo wiil yar ah.ilaahay ha u naxariisto marxuumka
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 7 ай бұрын
Allaha u naxaristo wuxu ahaa gesi dalkisa iyo dadkisa u hiliyay
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 7 ай бұрын
Haaskisana waxey aheed MJ👑🇸🇱💞 💞💞💞 Mahamud Salaaban 👑💞
@somalialonglife1552
@somalialonglife1552 3 жыл бұрын
Heesta inaan qabiilka dhaafno waxaa qaday abwaan muxumad amiin AUN Axmed naaji sacad waa fanaan somaliyeed oo qadarin leh heesa dhaxal gal ah qaaday. Mahadsanidiin sntv warbaahinta umadda Somaliyeed.
@sahraahmed7390
@sahraahmed7390 7 ай бұрын
Maasha allaha ❤❤❤
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 6 ай бұрын
Janatu alfirdowza alaclaa Alle haugu bishaareeyo.
@asha3777
@asha3777 6 ай бұрын
Allaha u naxaristo He was real Somalian president
@MunaHassan-m7r
@MunaHassan-m7r 7 ай бұрын
Rest in peace our beloved president, alle ha u naxariisto
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 6 ай бұрын
Maxaa buug looga qori waayey taariikhdiisa Aaway reer aadan cade
@Hannamzq
@Hannamzq 18 күн бұрын
Waxaan jecelanlaha in sada kusocota Somalia Inshaa Allah sada iyo sicafin Somalia insha allah
@barclona1000
@barclona1000 11 ай бұрын
Really Honor Really Respect Really Real Really Fair 👆🏽👇🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🫶🏽👌🏽🫰🏽🥶❤️‍🔥
@KuKuwait-i4n
@KuKuwait-i4n 8 ай бұрын
Isma laha heesa aad saartay iyo Taariikhda AHN Adan Cabdile Cisman
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 7 ай бұрын
Dadkii Hore Somaliya wax badan ayaa eey kasoo qabteyn Maantsna lafihii ayaa xarumihii dawladi dhexe ayaa lasoo fagaya,Nasib daro wazirka waxbarashada Farah ee wazaraddii.Wacbarshada asn dayactir kusameyn,wazirka Cafimaad Sido kale wazaradii ayaa waxeey ahayd in eey Isxilqaan kudhagax dhigan.2 sano.oo dhac iyo xarash qaran maanta waa nasib daro.
@mmhabeb
@mmhabeb Жыл бұрын
Aden Abdule Osman daar aabihii xoriyada umada.
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 6 ай бұрын
Waa tariikh mudan in manhajka ardayda dugsiyada lugu daro si Ay dhalin yarada u bartan dowladnimada waxay Allah unanxaiisto.
@claahiaadan7669
@claahiaadan7669 2 жыл бұрын
Mash allah
@Abdalla-1122
@Abdalla-1122 7 ай бұрын
Aadan cabdulle cismaan wuxuu ahaa ninkii yiri shareeco iyo demuqraadiyad halakala doorto
@rocky4066
@rocky4066 7 ай бұрын
macaana dowladnimo
@aroneyare8792
@aroneyare8792 3 жыл бұрын
Gobanumo ayu noga tagay adan cade allaha u naxaristo aabaha dimoqoradiyada africa iyo bariga dhexe
@KuKuwait-i4n
@KuKuwait-i4n 8 ай бұрын
AHN waa madaxweynihii maalintii la doortay 1dii July 1960 yidhi Jamhuuriyada Somaliland Somalia
@KuKuwait-i4n
@KuKuwait-i4n 8 ай бұрын
ADAN CADE aad baan u itiraamaya waxaa aad ka sheegtay waa run Laakin heesaha aad soo dhagtay oo abwaanada Somaliland sameeyeen midba taariikh gaar ah iyo ujeedo gaar ah ayey leedahay
@asha3777
@asha3777 6 ай бұрын
Waxa ahaay Somalidu baryahaa Halyayo, waa waxa loo dabdhigtay. Allaha isku sakhiro meel ay joogaanba
@dr.abdurahmanali9177
@dr.abdurahmanali9177 7 ай бұрын
Waxaan dhihi karaa madaxwayne aadan cabdulle. 1= madaxwaynihii cadaaladda 2= madaxwaynihii istaajiyey dawladnimada soomaaliya 3= madaxwaynihii xorriyadda waayo isagoo madaxwayne soo maray ayuu waardiya la,aan ku noolaa dalka(cajiib) 4= waxaa jeclaa dadka soomaaliyeed oodhan 5= waxuu ku noolaa dagaaladii sokeeye BEERTIISA JANAALE soomaalidii dagaalamaysay iyo mooryaantii qabaa'ilada ka soo kala jeedday cid beertiisa gashay majirin. 6= waxay ahayd BEERTIISA SAFAARAD ay magan galyo u galaan shacabka cid kadaba gashaana ma jirin ayadoo lagu ixtiraamaayey madaxwayne aadan cabdulle. 7= waxaa kaloo la dhigan jiray gaadiidka waxii halaysan iyo waxii looga baqo in la dhaco. 8= waxaa salaan ugu tagi jiray madaxda hadba ciddii shabeelada hoose qabsata HAWIYE IYO DAAROODBA. 9= xitaa waxaa dhacday in dagaaladii sokeeye gaarigiisa Mercedes isagoo wato kaligii oo maraayo 6 piano ayaa tuugo xoog ku joojisay xabadna ku sooriday duqa ka soo daggaariga ayaa la dhahay markuu soo dagay ayuu dhahay waxaan ahay aadan cabdulle cismaan kadibna mooryaantii way raalli galisay, 10= Waxuu ahaa madaxwaynihii ugu horeeyey ee African ah ee si democratic ah ku wareejiya kusiga madaxwaynaha. SUAAL SOOMAALIYEEY WAAYO MADAXWAYNAHA 2AAD EE DALKIISA KU NOOLAAN KARO ISAGOON WADAN WAARDIYE AMA DAGAALLO SOKEEYA AAN DHEX GALIN ISAGOO REE HEBEL AH ?? HADAAD CADAALAD FASHO WAAD NABAD GALAYSAA
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Waaaaaaw
@maryami2299
@maryami2299 7 ай бұрын
Ma dadkaan baa asal Afrikan ah Waa Midas madow laakiin Afrikada madow uma eka
@BulaaleAhmed-m5b
@BulaaleAhmed-m5b 6 ай бұрын
Waryaa 1946 waa marshal aid,Waa markii la xoreeyey Europe, talyaaniga, west Germany ,Holland England Belgium Switzerland oo 200 billion markaa xayawaanan waa la xoreeyey iyaguba
@nimcoluky4657
@nimcoluky4657 6 ай бұрын
Mujaahidkii weynaa sayid maxamed cabdalle xasan
@amaladan5579
@amaladan5579 4 ай бұрын
Dad waa dadkii hore hada waxa jooga waa😢😢
@zainabosman6991
@zainabosman6991 7 ай бұрын
Wuxuu ku dhashey Ethiopia, umadaan Maxaa beenta ku watey subhanalahaa
@MRGABOWAbdi
@MRGABOWAbdi 6 ай бұрын
Alle ha u Naxariisto ma la hubaa in uu ahaa Aden Cabdille Cusmaan ahaa Somali?
@mulaxoahmed4672
@mulaxoahmed4672 7 ай бұрын
Manshallah Reer Nadifa dambi aan cidna ka galin Akhlaaq lagu koriyay Role Model u ah Soomali
@CANOBORECABDI
@CANOBORECABDI 2 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@KuKuwait-i4n
@KuKuwait-i4n 8 ай бұрын
Waxaad Ilowday inaad sheegto in Adan Cabdile iyo wasiir Gabyo ka qayb galeen dabaaldagii Xornimada Somaliland 26kii June
@KuKuwait-i4n
@KuKuwait-i4n 8 ай бұрын
Laba wadan ayaa midoobay maalinta koonfur iyo waqooyi waxx la yidhaa ma jirin
@cabdikaafikhaliif9970
@cabdikaafikhaliif9970 Жыл бұрын
1909 bu dhashay ban maqly warihana 1908 u dhahay
@hassannur8022
@hassannur8022 7 ай бұрын
Jaahilkii ummada halkaa dhigay ee QM gacanta ka saaray
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 29 күн бұрын
Carshkii. Yar. Guriga. Mahaan. Soomaali. Taarikhaada. Soomaaliidu. Waa. Qabayalaad. Iyo. Faan. Faatoosh. Maafiiyo. Weeligeeda. Amiin I. Maayo. Reer. Soowad. Cuqadada. Banks. Qabaa. Inay. Waxa. Isdaabo. Maarinayaan. Dadkan. Dooqon. Moodaay. Haadan. Adiiga. Ku. Barayaaya
@Hannamzq
@Hannamzq 18 күн бұрын
Wax waajib ah insada lagu Dhaqan wangaa walaaleyta umada Somaliyeed
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 6 ай бұрын
LIKED
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 6 ай бұрын
LIKEDS
@1000ZXCVBN
@1000ZXCVBN 6 ай бұрын
Naagtiisa iyo walaalaheed aa ku dheeley. Nin aan xaaskiisa cilin karin oo wax xun ku dhaqmeyso- wadan ma maamuli karo --- waa aaasssaasss xun
@FaisalMohamud-x9p
@FaisalMohamud-x9p 7 ай бұрын
Beestaas marbaa madaxweyne ku noqoray farmaajow aabahana xamar kama halgamin
@Queenfatxa1
@Queenfatxa1 7 ай бұрын
Wa halki Nina oo hawiya ugu qayma badna marki laka rabo morryanteh hada jogto
@fowziyacali606
@fowziyacali606 7 ай бұрын
Hada mooryaantaa kuu talineysee ka warsn weyna kuu taking doonaan ama ooy ama caytan
@Queenfatxa1
@Queenfatxa1 6 ай бұрын
@@fowziyacali606 😂 😂 xassan gurgurteh he’s not my president,mida xamar ayu kataliya 😂 😂 😂 😂
@sihamxusen4809
@sihamxusen4809 6 ай бұрын
Hawiye kaliya maahe somali ugu qiimo badnaa hadana somali waa isma dhaanto iyo dhasheed waxba hawiye lee afkaada haku taagin
@ifka2877
@ifka2877 6 ай бұрын
@@sihamxusen4809jidka dowlad nimada ayuu umada barayay Adan Cabdulle❤❤
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 6 ай бұрын
LIVES
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 7 ай бұрын
Hadda la wada fahmay Somali haddaan nahay somalida aqliga leh 👍🏻🇸🇴 Madaxdi hore waxa dhaleen Niman Wax bartay ama beeskoda Dhisna oon Qabiil aqoon oo Somali u halgamayay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏻💪🏻💪🏻 HADDANA NIMAN DAMEERO DABADOODA SOCDAY OO FAQRI IYO BAAHI KU SOO KORAY OO CARUURTODI BARAY AAN BOOBNA MAALKA DADKA CARUURTODINA JAAHIL EEY YIHIIN🐴🐴🐴🐴🤮🤮🤮🤮
@YonisAbdillahihersi-zq1oq
@YonisAbdillahihersi-zq1oq 6 ай бұрын
Aden iyo Mohamed good ston story somali (cabdirachid fashion president)?22sano :1969-1991❤?Mengistu do angry to said i will kill all somali Moxamed angry 1964 ,1977 war ,2024 AXMED CALI laaftii naagaa negociation NIA -NISS REDSEA?
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 6 ай бұрын
SHARE
@KuKuwait-i4n
@KuKuwait-i4n 8 ай бұрын
Aabaha Dimuqraadiyada Africa wuxuu ahaa Cigaal oo inta shacab soo doortay qadiyada shanta Somaliyeed darteed kursigii uga dagay ee hoos tagay dal uu ka da'weynyahay.
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 6 ай бұрын
LIVE
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 6 ай бұрын
Tariikhda Macnaheeda waxay tahay cibra qaadasho iyo in laga fogaado kala qobqobka dalka iyo dadka.
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 6 ай бұрын
LIKE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 6 ай бұрын
LEGETA
@abdihassan5963
@abdihassan5963 6 ай бұрын
Oo yaa qabshay soomaali?????
@maxamadcali8967
@maxamadcali8967 2 жыл бұрын
Se c
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 6 ай бұрын
LIVEWIS
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 6 ай бұрын
SHORTS
@Abdigani-h6h
@Abdigani-h6h 7 ай бұрын
Nimmankaan ka sheekaynaya aadan cabdulle cisman Markii uu joogay xukunka ! Iyo wanaaggiisii !!! Maxaad udisheen cabdirashiid ali sharmaake ? Darwiishkii dilay ma,garaad Jaamac buu ahaan?
@salmahussein5007
@salmahussein5007 7 ай бұрын
Farmaajo maxaa ilaahay agtiisa xisaab kuu taala.
@Somali450
@Somali450 Жыл бұрын
Dhibaatadii uu ni kaasi abuuray baanilaa maanta taagan munaafaq
@abdirashiidadan2622
@abdirashiidadan2622 3 жыл бұрын
BALWAAN AY AY DHALAY NACALAHOUADA KU YAAL AY AY DHALAY%%%::%%%%%%%::::::%%%%$O MADHIBAN MAJERTENA AY AY DHALAY NACALA HOOOYADA KU YAAL BALWAAN NACALA HOOYADA KU YAAl 7w7jso
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 7 ай бұрын
farmaajo reer baadiye buu ahaa been low tuug ah farmaajo
@Abdalla-1122
@Abdalla-1122 7 ай бұрын
Farmaajo muqdisho ayuu kudhashay
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف 7 ай бұрын
Cubadih farmajo waatan soh dag dagtay oo habargidir iyo xasan shekh iskuh dirtay oo shacabjodih iyo ragodibah hotaladah xamar laguh kharxinayo xildhibanadih dortay xasan shekh oo khayanadah ku sameyen inah farmajo Markah labadih xumatag kuh hishiyey xakhah iskuh dirah oo waa matah shekadah talah xamar ooy iskuh dagalayan habargidir iyo xasan shekh oo kabarah kinayo dhulkey 30,sanoh kunalayen shacabkah habargidir ee kasoh khaxay galmuduh oo sodagen .xamar sagashamadkih
@abdirashiidadan2622
@abdirashiidadan2622 3 жыл бұрын
BALWAAN AY AY DHALAY NACALAHOUADA KU YAAL AY AY DHALAY%%%::%%%%%%%::::::%%%%$O MADHIBAN MAJERTENA AY AY DHALAY NACALA HOOOYADA KU YAAL BALWAAN NACALA HOOYADA KU YAAl 7w79ko
@superfun1819
@superfun1819 3 жыл бұрын
🐖🐖🐖naagu waalo
@abdirashiidadan2622
@abdirashiidadan2622 3 жыл бұрын
BALWAAN AY AY DHALAY NACALAHOUADA KU YAAL AY AY DHALAY%%%::%%%%%%%::::::%%%%$O MADHIBAN MAJERTENA AY AY DHALAY NACALA HOOOYADA KU YAAL BALWAAN NACALA HOOYADA KU YAAl 7w7oi
Greece: First LNG delivery from Alexandroupolis is for Bulgaria
4:07
Bulgarian news network
Рет қаралды 11 М.
Wareysi Cabdulahi Yuusuf 2aad.mpg
1:11:50
Baafo Media
Рет қаралды 2,1 МЛН
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 144 МЛН
QOSOL MAANSO IYO MADADAALO SHUCEYB
21:05
Abukar Mahdi
Рет қаралды 577 М.
1870 Taariikhda xamar iyo xamar daye
33:44
SOM MEDIA IN uganda
Рет қаралды 98 М.
The First Republic | Aden Adde Administration | SOMALI ENTERPRISE
6:22
SOMALI ENTERPRISE
Рет қаралды 83 М.