Subxaanaalaah 😢 xasan sheikh weye u dhaamaatay naa mood
@FaadumoCismaan-ew7ozАй бұрын
RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh Somali wey u dhaamatay ilahyow noo gargar adiga awood leehe inshaaaaaalh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@FadumaAbdisamedАй бұрын
Scw
@FaadumoCismaan-ew7ozАй бұрын
XASANOW ITAQUL🎉AAH UMADA AD MADXADA U TAHY Ilahy ug baq RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh Somali wey u dhaamatay ilahyow noo gargar adiga awood leehe inshaaaaaalh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AadanAbdi-e1dАй бұрын
Xamarba waa haddii loogu yimaaddo, Magaala-madaxdana waa in xamar laga beddelo, Meel dadka u dhexaysa, lagu shaqaynkaro, qofna laga sheegan Loo raro Magaala-madaxda. Xasan-baahane wax gacan ugu jiraa ma jiraan. Soomaaliyana Jabuuti maaha. Ina cumar geelle waa ku luggooyey
@abdikadirhaji6852Ай бұрын
Lakin lasoco MD Hassan Guurgurte Wuxuu Rabaa In Muqdisho lagu kala Yaaco Sababto Ah Wuxuu Doonayaa Muqdisho Kama Soojeedo xamar Wuu Fool Xumeenaa Wuxuu Doonayaa Ceel dheer Oo Ah Bariga Galgadud inuu Deked weyn iyo Garoon Diyaaradeed Caalami Ah uu ka dhiso Caasimad uraro halkaas ayuu kasoo jeedaa Shaqo kuma laha Caasimada Muqdisho Inuu Sharafta ka qaado ayuu Rabaa
@YacoubHoussein-x3cАй бұрын
Khayr inshallah
@ShaaficiMaxamed-q3wАй бұрын
axmed madoobe mataaban karo walaahay faan weeye balwaanoow nin kaasi waa nin daarood ah
@bileali5368Ай бұрын
ASC Balwaanow waad xasuusataa aan u malaynayaa. Adigaa hadda kahor Xasan Shekh kula taliyay inuu mucaaradkiisa saaro cunaqabateen xagga duulimaadka ama hawada ah. Goor dhaw ayey ahayd dib u xasuuso. Aniga maalintaas waan yaabay oo waxaan is iri tolow Balwaan Xasan Shekh miyuu la Safran. Salaam
@bileali5368Ай бұрын
La saftay
@saidabdi136Ай бұрын
Cajiib, X
@somalidaacadah9734Ай бұрын
War xamar ha laysaga baxo . Maxaa xamar laga soo doonayaa. Nin waliba gurigiisii ayuu joogaaye hayesku caana shubo. Xasan garoowana uma taliyo baydhabana uma taliyo kismaanyana uma taliyo aan aragro xasan wuxuu sameeyo.
@waryaawariiri1812Ай бұрын
Xasan Xabaalfaagte godka uu qodo asaga iyo xirtiisa lee ku dhici doono.
@bakarkulow6312Ай бұрын
Xasan Sheekh dowladiisa degdeg ayey ku burburaysaa haddii Hal mar keliya isku dayo inuu xoog is ku dayo maamul xoog ah.
@AbdulkadirOmar-x3xАй бұрын
Kaligii taliye maxaa u danbeynayaa
@sory1570Ай бұрын
Hasan dhiiqo, madaxda mamul goboledka ayuu lamid yahay, mugdisho kaliya
@SharmakeJamac-k7qАй бұрын
Xassan munafaq bahane wixi shalay U diidayey Cid Ka yeelaysa majirto
@abdisheikh6094Ай бұрын
Waxaa cajiib ah in xildhibaanadii dalka aysan mooshin ka keenaan xaalada dalka kujiro oo ay iska ansixinayaan wax walba xitaa iyagoon akhrin.
INTA XILDHIBAANO AH HADAY MAXAY XASAN XILKA UGA QAADI LA´YIHIIN ???‼️ AMA MID KASTI GOBOLKIISA XIL HA U DOONTO ILEEN MAANTA LAMA HAYO GOBOL XASAN TUUG LA SHAQAYN KAREE ?