FARQIGA U DHAXEEYA DAGAALKA PUNTLAND KU JIRTO IYO DAGAALKA DF IYO MACAAWIISLEEY, KEEBAA BIRMADE AH?

  Рет қаралды 20,186

Aftahan Production

Aftahan Production

Күн бұрын

Пікірлер: 93
@User2-y6u
@User2-y6u 9 күн бұрын
❤❤❤Ku dayoo puntland ku dayoo guul iyo gobanimo❤❤❤
@bilkheyrmohamed6304
@bilkheyrmohamed6304 9 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤masha Allah guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zaytum
@zaytum 9 күн бұрын
Guul geesiyasha ciidanka barakeysan puntland republic🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪💪💪❤❤❤ ee aanu ku hurudno meelwalba iyo goorwalba amin cadowgiina Jabi amin🙏
@zaynabmohammed7736
@zaynabmohammed7736 9 күн бұрын
Ilaahoow xagaaga ka caawi puntland 🤲🤲🤲
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 9 күн бұрын
Aamiin yaarabi
@ShucaybYaasin
@ShucaybYaasin 8 күн бұрын
Aamiin aamiin
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 9 күн бұрын
❤❤❤ maan shaa alaah alaha nooxafido geesiyaasha
@MohamuudBeegsey
@MohamuudBeegsey 8 күн бұрын
Qorax sacabo laguma qarinkaro guul puntland🇸🇱
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 9 күн бұрын
Masha Allah Madaxweynaha Puntland Sacid Deni waa geesi diyar u ah in uu difaaco Dadkiisa iyo Dalkiisa oo dhan. Sacid Dani Dacish wuu dhabar gooyey. No more Dacish in Putland. Geesi geesi dhalay Saciid Deni.❤❤go ahead ❤❤❤❤❤❤❤vivo Puntland❤❤❤
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 9 күн бұрын
DENI 💪💪💪💪💪❤❤❤❤
@zaytum
@zaytum 9 күн бұрын
Manshaalaah xabiibul malayiin ❤deni ❤qurux❤ cafow jabiye alaha barakeyo amin🙏
@NurtoAliAhmed
@NurtoAliAhmed 9 күн бұрын
Madaxweyne dani geesiga guuleysoy
@mahamedyusuf5234
@mahamedyusuf5234 9 күн бұрын
Balwaan runta raga waa dhibta guul leyso walaalkey masha allah ishoda allah kaduwo ❤❤❤
@NadiifoHussainHashi
@NadiifoHussainHashi 9 күн бұрын
Abe dani dalxoreeyepuntland❤❤❤❤
@AtlanticOcean252
@AtlanticOcean252 9 күн бұрын
Saaxiib qofkii alle waanshaa waan sama
@maliunabdiahmed9766
@maliunabdiahmed9766 9 күн бұрын
Guul Puntland guul Puntland guul Puntland guul Puntland guul 🇸🇴🦁🦁🦁🐎
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376 9 күн бұрын
ASC wll Balwaan. Dani Dalxoreye tulaadisa u xooreystey❤mashaa Allah . Keep going Rer Puntland ❤
@abdirachidahmed-u2r
@abdirachidahmed-u2r 9 күн бұрын
Puntland❤❤
@mohamudahmed6655
@mohamudahmed6655 9 күн бұрын
Maasha Allah guul iyo gobanimo
@zaynabmohammed7736
@zaynabmohammed7736 9 күн бұрын
Puntland guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul
@sahranuura946
@sahranuura946 9 күн бұрын
Cadow Jabiiye, Dalka Deni baa Xukuma dhaha Mudane, Ninka aan ku Taaganahay dhibka Xaliye, Dhiiga Dab kastoo la Shido Damiye. Cadow Jabiye......, Cadow Jabiye......... ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 9 күн бұрын
SNM. WAA DACISH. 2
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 9 күн бұрын
SNM WAA ALSHABAB
@amxaar
@amxaar 9 күн бұрын
Guul butland Insha alah
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 9 күн бұрын
Puntland daacish oo kaliya lama dagaaleyso ee Shabaab iyo daacish labadaba way ladagaalameysaa! Wayna ka adkaatay sidaa awgeedna Dal xoreeye waa Dani guul iyo gobanimo insha'Allah Raxmaan Reer puntiland one love ❤
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 9 күн бұрын
Deni is 🐐🔥🇺🇿👀💪🏽
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 9 күн бұрын
Dalxoreeye waa geesiga Saciid Deni. Dalxoreeye waa President Deni. Guuleyso weligaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.
@Mahdi-hc3ud
@Mahdi-hc3ud 9 күн бұрын
Balwan reer konfur ma raban in ay shabaab saran markii mesha la tago qabiil ayay noqon lakin bariga soo maliya deni ka taliyo dhab ayaa loola dagalama kii la qabto tiirkaa la geeyaa wax naxariisa kama dhexeeso
@AaminaShire
@AaminaShire 8 күн бұрын
Allahu Akbar insha Allah guuul puntland iyo Soomaali 💪💪♥️♥️
@osmangure6040
@osmangure6040 9 күн бұрын
Waa hadal wacan xaasn tooshka halagu ifiyo waayo waa dibusocod
@KingShibiinYare
@KingShibiinYare 8 күн бұрын
Aapo Dalxoreeye Dani Waa geesi geesi Dhalay
@wanaagmixedchannel
@wanaagmixedchannel 9 күн бұрын
Dani aya dalxoriyah Xasan wa dalqase dalxalufiya Alle hanaga wanton☝️
@Mahmeedahmed-b5z
@Mahmeedahmed-b5z 8 күн бұрын
GUUUUUUL PUNTLAND GUUUUUL IU GOBNIMO MASHALH ❤❤❤❤
@nimcoali3237
@nimcoali3237 8 күн бұрын
Guul geesiyaasha ciidanka puntland guuleesta ilaahey idinkii
@AyanAli-c3g
@AyanAli-c3g 9 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AniisoAhmad
@AniisoAhmad 9 күн бұрын
Guuuul ciidanka difaaca putland geeesiyasha garabkiina allaah hagalo 🇸🇱 ♥️ ❤️ ❤❤❤❤❤❤❤
@johnosmaankhayrahmed1959
@johnosmaankhayrahmed1959 9 күн бұрын
Asc balwaanow xaqiida baad ka hadashaa Reer puntland lama tusi karo cadowga soomaaliyeed nooc kasta oo ay tahay 1992 waxaa soo duulay Al itixaad oo ka yimi kismaayo waxaana loo dhiibay dekeda boosaaso iyadoo la islahaa waa dhalinyaro fiican oo maamuli kara dekada Kadib waxay is tuseen boodaaso ilaa garoowe qabsadaan iyagoon laga filayn arin kaas xiligaasna waxaa socday dagaaladii sokeeye Puntland ma lahayn wax dowlad ah iyo ciidamo dhisan Boosaaso ilaa garoowena waxaana lagaga saaray 5 maalmood .garoowe iyadadu banaan bay u badnayd 3 maalmood Lkn boosaaso oo ay buuraha calmadow iyo cal miskaad meesha ay isugu yimaadaan ayna maraan buuraha meer meerka loo yaqaan oo halista badan waxaa lagaga saaray 1 maalin Maalintii labaadna waxaa laga safeeyey dekadii cusbataalka iyo xero Engi oo ay daganaayeen waxaana laga talaabiyey jaanka ceelaayo oo u dhow laas qoray Ka dibn maalintii 6 waxaa lagula dagaalameyey god ku yaal buuraha cal madow oo loo yaqaan saliid xiligaas waxaa hogaamiye u ahaa xasan daahir aweys iyo nin la oran jiray abuu muxsin oo ucararay dhinaca woqooyi ee soomaaliya dagaalka uu ku baxsaday kana cararay ciidankii uu hogaaminayey toga bixin ee uu dhow magaalada garoowe 1-xiligaas dowlad federaal ah ma jirin 2,dawlad goboleed ma jirin iyo maamul u dhisnaa pland 3, waxaana iska saaray shacabkii puntland 4,iyagoon weliba tabar weyn iyo hub badan haysan 5, iyagoon eebe maaha cid kale u hiilinayn ,puntland oo aan dawladii soomaaliya hub uga tegin lagana ilaalin jiray inaan hub la keenin ayey ciidankii al itaxaad oo wata hubkii ay koonfurta soomaaliya kala yimaadeen ayaa sidaas loogalay Maxaad ka filaysaa maanta 6, maanta oo dawlad u dhisan tahay, ciidana u dhisan yihiin,isku tashi bulshona haysta Uma daahi doonaan inay labada buurood xoreyaan
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 9 күн бұрын
Midna wakamidyahay midna wakasohorjedaa dani wakadhab ladadagalanka dacish xasan gurgurte isagaba Alshabab ah.😢
@sharmarkesiciidshabel2945
@sharmarkesiciidshabel2945 8 күн бұрын
Hadaa maqasho qofkasiy waa Suxufi waa sida abdilahi balwan runtii suxufigu waa kii dhexdhexad kahadla guul & gobnimo wllehen p.l
@ahmedpjamac7238
@ahmedpjamac7238 8 күн бұрын
WCS MASUL SARE BALWAN WADANI DOWLADA PUNTULAND CIDAMADA SHACABKEDABA GULESTA INSHA ALLAHU QEYRA ❤❤❤❤❤ MADAXWEYNE SACID ABDULLAAHI DANI WAXAA KAGOAN SHACABKISA INAAN LAGABARANIN LOGAGA HANJABI LAGUKOR MAMULIN CANAASIRTA KUGABATA DINTA IWM MADAXWEYNE SACID ABDULAHI DANI WAA HALYEY WADANI DALKA IYO DADKABA UNAXAYA WAXAAN KUCADENAYA ASKARIGA DAGALKA KUJIRA CUTADISA DAWADISA DHAWACI DARYELKISA MANSHA ALLAH KUDAYASHO AYUU MUDAN YAHAY XAFIDA HU LLAAH GUUL GUUL GUUL INSHA ALLAHU QEYRA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kamitatitudewaaq7335
@kamitatitudewaaq7335 9 күн бұрын
HASSAN SHEIKH WA ALSHABAAB ISSAGA IYO BESHA CAMAKA REER GALBEEDKA DALKA HALAGA SARO XALENE INTA LAXIRO HAYADA REER GALBEEDKA HA LAXIRO
@PuntlandFirstCreator
@PuntlandFirstCreator 8 күн бұрын
Daacish baa boqol kun oo jeer ka ilbaxsan shabaab ka dhaqaalo baddan kana cadoowsan. Diyaaraddo miinooyin kuxiran Beey kudagaalamayaan Daacish Ee Ma Shabaab heerkaas Gaaray. Guul Puntland!! 🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@MohamedHirsi-l5p
@MohamedHirsi-l5p 9 күн бұрын
Xasan hawiye gesiga howiye uk kacay dal iibiye waa wanaaga hawiye
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 9 күн бұрын
DEEGAANADA AWALBA SHACABKA REER PUNTLAND BAA LAHAA DEE GAANADII AY SHACABKU LAHAAYEEN UUN BAA LAGA SAARAYAA
@AbdulrahmanAbdul-v1j
@AbdulrahmanAbdul-v1j 9 күн бұрын
Warkaaga xaqiiqada waa Ka fog yahay
@FarxaanCali-j3w
@FarxaanCali-j3w 8 күн бұрын
Siciid dani ayaa ah dalxoreeye guulayso
@Xagar-f2r
@Xagar-f2r 9 күн бұрын
XASAN..KIRISTAAN..DAACISH. ISAGAA.KEENAY..SOMALIYA..100.MALYAN.BUUKUQAATAY..WAAD.WADA.DAAWANAYSEEN..2024.10.23...OGAADA..OGAADA.HADA.
@SabriyeAdan
@SabriyeAdan Күн бұрын
Dal. Xoreeye. Waa. Dani. Kaliyah
@abdikarimhusen8301
@abdikarimhusen8301 9 күн бұрын
Dani ayaa ah deal xoreeye
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 9 күн бұрын
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan hadalka wa run dal xoraye wa guul mw dowlada puntland siciid abdulahi dani isimadisa cuqashis shacabkisa ciidankisa difaca dowlada puntland gacmah bey is qabsadan dalkodi bey ka xorayan argixisadi dacish snm shbb wlkn abdulahi balwan mw dowlada puntland siciid abdulahi dani mamulkisa isimadisa cuqashis waxgaradkisa shacabkisa ciidankisa difaca dowlada puntland dhamantoda dacad bey dagalka argixisada snm dacish shbb damajid wlkn abdulahi balwan odeyga 70jrka eedaysane xasan gorgurde mamulkisa igu sawir ciidanka xoga macuwasley ban dhamayan wlkn abdulahi balwan odeyga 70jrka mamulkisa wa argixso shbb dacish snm gal galaya
@BakolCabdi
@BakolCabdi 9 күн бұрын
Alow xasan umada kaqabo🤲
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 9 күн бұрын
M.a wlle balwan walee wd Abaarty waa tan la yabanaa dhul la xoreyey side loo qabsada mar kale sabbta loo qabsanayo waa meeshas oo aan ciidan joogin,Mw Said dani wuxu yidhi dhulki aad qabsatan ha ka soo bixina,m.a plnd guul ciidanka plnd guul.
@sowdobiryar5463
@sowdobiryar5463 8 күн бұрын
BALWAN 27/1/2025 Maxa Kugu dhacay Manta Kuma ANAAN MAQLINE MAA FIICAN TAHY how do you OK today?
@haayoliin956
@haayoliin956 9 күн бұрын
Dani dalxoreeye
@MohamedHirsi-l5p
@MohamedHirsi-l5p 9 күн бұрын
Deni waa daarood magaalo magado dalku leeyahay
@AbdulrahmanAbdul-v1j
@AbdulrahmanAbdul-v1j 9 күн бұрын
Shabaab wa kuwa Ku dagaalamayn shacab dhaxislkn daacis meel banana ah
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 9 күн бұрын
Daacad iyo mid mashruuc ah ayay kala yohiin
@AhmedNurXaafid
@AhmedNurXaafid 9 күн бұрын
Weliba Daacish waxay ku jiraan buuraha golis
@MaryanMaxamed-g8k
@MaryanMaxamed-g8k 9 күн бұрын
Dalxeerdadani
@AbshiroIssa
@AbshiroIssa 9 күн бұрын
Balwan shabaab waxah vila somali fadhiyaw
@XajiMaxamad114
@XajiMaxamad114 9 күн бұрын
Balwaano kudarso dhulka shabaab dagay waa dhul baabuur marikaro dhuka daacish waa buuro iyo godad aan baabuur marinkarin
@Abisalaamwarsame
@Abisalaamwarsame 9 күн бұрын
Buntıland waa buuraleey oo mesela lagu dagaalamı karo ma aha hadana waa ey guuleeysaneeysa
@CaafiAhmed
@CaafiAhmed 9 күн бұрын
Dal xoreeye siciid Dani, putland,guul
@SuleeqaHassan-y4l
@SuleeqaHassan-y4l 9 күн бұрын
Deni
@kingkulmiekk
@kingkulmiekk 9 күн бұрын
DANI DAL DIFAACE ERAY BIXINTU waa saas BALWAAN…
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 8 күн бұрын
saciid waa nin dadkiisu macno laleh xasan waa nin aankalajacleen dad iyo dal
@halimaahmed9602
@halimaahmed9602 9 күн бұрын
Deni ayaa daacad law dagaalka waana muuqataa
@CaafiAhmed
@CaafiAhmed 9 күн бұрын
Xasan munaafaq,gaal yuhuudi
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 8 күн бұрын
Dani dal xureya
@HooyoMcn-o7n
@HooyoMcn-o7n 8 күн бұрын
Waxaa.dal.xoreeye.ah.siciid.dani
@Mustafa-e3d8o
@Mustafa-e3d8o 8 күн бұрын
Siciid dalxoooye
@OmarMahmoud-v4s
@OmarMahmoud-v4s 9 күн бұрын
Guul iyo gabanimo buntilan things cdlahi balwan hasan laguma tilmami karo madax wane wayo wa ni bahan gubmahan wa duli
@SS_industriessirArliss
@SS_industriessirArliss 8 күн бұрын
Waxaa intaas dheer labada dagaan ee lagu kala dagaalayo oo farqi weyn u dhexeeyo. Mid waa siman yahay oo durduro ayaa lagu mari karaa, midna waa qar iyo bohol iyo qaxaabo oo uu daayeerku dhib ku marayo
@AliMohajim
@AliMohajim 8 күн бұрын
Xasan sheekh wixiisu dagaal ma ahayne waa hubayn beel gooniya
@attoshhussein1915
@attoshhussein1915 9 күн бұрын
hassan wax uu noo sheegay in uu yahay madax cusub aa USC oo aan jiran
@Abduqadirdiiriye
@Abduqadirdiiriye 9 күн бұрын
Dal xoreeye maqashaye dal sifeeye Soo baro
@amxaar
@amxaar 9 күн бұрын
Deni Hadii. Ale laga baqaaye ah dalxoreeye
@ZeinabJimaale-tu3mf
@ZeinabJimaale-tu3mf 8 күн бұрын
Deni ayaa la. Dhaxi kara Birmaf
@mandermohamed6236
@mandermohamed6236 8 күн бұрын
Xassan munafuq waa tuuk dad tuuko ahna weyla shaqeeyan illaahey hana dhaafiyo
@MaxamedCabdulaahiwarsame-w6t
@MaxamedCabdulaahiwarsame-w6t 9 күн бұрын
warkasi waxaqiiq kusoco
@soulsista117
@soulsista117 8 күн бұрын
Yaa la dagaalamaya, Alshabaabka, Koonfurta, Oon ka ahayn, Xawaadle? Xasan Hooleey waa, Argagixiso kalkaal.
@madeymusemohammed9596
@madeymusemohammed9596 9 күн бұрын
Deni dalxoreye
@abdimohamed2345
@abdimohamed2345 9 күн бұрын
Saxwaaye cabdulaahi arintaas waa xaq karbaashka waa marka uu daanyeerka yahay amantana waa markuu wadani yahay hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhinkastow siyaasiga somaliga uu yahay meelkasta gayigeena doofaar aan daahirin kii igu nacaaya iyo kii igu jeclaanaya dankama lihi anigu Somali Baan ahay asal ah mahadsanid
@caliMire-f2e
@caliMire-f2e 9 күн бұрын
Maxasan miyaa dalxoreeyay igu sawi ayeey ka aheed si oow booboo shacabka oow iska jeediyo
@AishaAbdirahman-cj3et
@AishaAbdirahman-cj3et 9 күн бұрын
Beenloow waxa taageera imaaraat waana ogtahey
@cashatini
@cashatini 9 күн бұрын
ilaa waagii faroole daacish way ladagaalamayeen mana kasaaraan buuraha puntlandba waa igusawir car hakasaaraan askartiina waydhameeyeen daacish baa gacansaraysa hada ialayn waa mashruuce
@PuntlandFirstCreator
@PuntlandFirstCreator 8 күн бұрын
Dee Soo ooy Ileeyn addaa Waxba iska celinkarinee. Waliba aan kaa naxiyee heer gabogabo ah ayeey mareeysaa. Sifiican u barooro.
@IimanAhmed-t9efĝriirododjdnd
@IimanAhmed-t9efĝriirododjdnd 9 күн бұрын
Dani dalxoreeye
DHAAWACA KABTAN AYUUB, XAALADIISA CAAFIMAAD, @abdullahi-balwaan
13:31
Aftahan Production
Рет қаралды 19 М.
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
HARGEYSA O ARIN NAXDIN LEH KADHACDAY MUUSE BIIXI O HALIS KUSUGAN
12:00
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 2,5 М.