CONFESSION: WALALKEY NAAGTIIS BAA SHUKAAMIYAY

  Рет қаралды 35,617

Fartun Duvet girl

Fartun Duvet girl

Күн бұрын

FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
FOLLOW MY SOCIALS:
INSTAGRAM: FARTUSHH
SNAPCHAT: FARTUSH
SONG: CHRONIXX- LIKES

Пікірлер: 79
@Qa.70
@Qa.70 3 ай бұрын
Ma ogtahay fartuun hees hadaa dad la share garysid inaa wax ku leedahay danbiga qof kasta oo dhagysta heestas waan ku jeclahy marabo inuu danbigaga bato hadaa iska dayn karin hees waxaa ku dhihi lahaa atleast dadka ha usoo bandhigin si danbigooda aadan uxanbaarsan xuman ha ii arkin naftayda waxa la jeclahay kula jeclahy janada noo balana❤
@Safa-iu6gy
@Safa-iu6gy 3 ай бұрын
The first confettion is about how the lie can lead to misunderstanding so girl you better say the truth periode 😊
@gurey_muzeh
@gurey_muzeh 3 ай бұрын
Somaligii màa lgaa habaray
@naliyah9415
@naliyah9415 3 ай бұрын
The second one hit home for me. Maalinti aan o gaaday abbo in uusan i dhalin waa maalinti aan is badaylay. Marti marti aan noqday gurigeyga hadal walbona wax eysan aheyb baa ka soo qaadijiray. Ani waxaan dhihilahaa hadal u sheeg. I made the mistake of not speaking up about my feelings. Hadalkii aan isku celinaayah xanaag ayuu iskubadalay noloshana wuu iga ridigaaray❤❤
@salmaosmann5031
@salmaosmann5031 3 ай бұрын
Waa ka xumahy wlhi wll ilhy khayr Ha kuugu badalo 😢
@profinneupane6883
@profinneupane6883 3 ай бұрын
Xanaaq mxaya wll, dabcan waa wax murugo badan lkn xanaaq meesha maba yaalo. Calow lagaray lkn caro wlh waa waali
@naliyah9415
@naliyah9415 3 ай бұрын
@@profinneupane6883 xanaag ah maxaa been laiigu sheegay hadii gadaaldambe labiga dhaaho wakaa reerkaakii…Waan yaraa markaas 6-8jir aa la ii sheegaayay. Canaan walbo waxey ila aheyd in la i tusaayo in aanan reerka kadhalan.
@hodanmaxamed2590
@hodanmaxamed2590 3 ай бұрын
Qofka ugu hora omg waa amini la ahay i lovv wall ❤ 🥺🫶🏽
@hudaali2574
@hudaali2574 3 ай бұрын
Wiilka shaqo la'aan baa ka badatay gabadha adi maguur saneysid ninki rabay ma tihid ayaka kalsooni isku qaba maxa udaba gale wiilkasow noloshaada shaki baad ku noolaneysa iskada shakiga kalsoonida waa muhiim wlhi😂😂
@Ducaqabto
@Ducaqabto 3 ай бұрын
Talo waa siisay hadii ay fashuuqsi rabto ha aado 😂😂😂😂 fashuuq fashuuq 😂😂 Fartun you made my day ❤❤
@Itz.me_idil
@Itz.me_idil 3 ай бұрын
Adiga maaha Fartuuneey wa marxalada aad ku jidhid waxa heesta wax kle kaga dhigaya 😊
@ZakariyeAadam-nd1cq
@ZakariyeAadam-nd1cq 3 ай бұрын
Call prank so same fartun 😢
@zuhaylaomar
@zuhaylaomar 3 ай бұрын
Hada marriage waye
@Zuzuhusein-bi4zy
@Zuzuhusein-bi4zy 3 ай бұрын
Wlhi waa ku jecelahy qalbi caruur khyr qaba ilaahay haku siiyo ❤🎉
@AnisaMuuse
@AnisaMuuse 3 ай бұрын
Hada lacala hadey usoo jawaabi laheed muxuu sameyn lahaa ma wllkiis ayuu u sheegi lahaa shaqa la.aan badanaa 😂😂
@aminapharah3906
@aminapharah3906 3 ай бұрын
that last one 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 he has time. and he is a lowkey looking at her
@AminaAhmed-dw9on
@AminaAhmed-dw9on 3 ай бұрын
Masha Allah wadhubatay isbedal aa kamuuqdo keep going sis
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 3 ай бұрын
ciidmubarak❤❤❤❤❤❤ fartun yaa carusah❤❤❤
@hamdiahmed6695
@hamdiahmed6695 3 ай бұрын
I love watching your videos fartuuney is caateeyn TikTok waa Kala socdaa baruurta jirida Aan kaftamee baruurta si daacad ugu soo jeesatay markaan isbadal kaa muqda xaflada maa isku diyaarinoosa 😂😂😂😂❤
@fihimaissa7932
@fihimaissa7932 3 ай бұрын
Wlhi waa dhuubatay fartun ManshaAllah
@meyzaabdalla6118
@meyzaabdalla6118 3 ай бұрын
Waano waye wll gang 😂dad is ceshta nahay mooho heesta hada so sarto dad badana kugu xiran baa laga yaba inee jecladan oo radiyan dadkas inta ka arko radiyo dambi baku ledahay marka iska dhaaf ku dhehe lahaa big love sis❤
@xidignor9933
@xidignor9933 3 ай бұрын
Fartuun iyo Prank Hooyo. Maka daalo daawashadaada walaal qali ah.
@ubaxaden2485
@ubaxaden2485 3 ай бұрын
Fartun abay ❤wan ku jeclahy barurjarista TikTok nosobadi 😊
@asmaahmed5744
@asmaahmed5744 3 ай бұрын
fartuun walaaley vedeo yasha noso badi saan xal ma ahane
@mushtaaqmaxamed2019
@mushtaaqmaxamed2019 3 ай бұрын
Hi great to see you .ninka xaskisa ebed darnaa lkn wxa dhici karto inay ku ugeeyd tan kalana iyada ayaaba ka xun naagta kale 😂but sis don`t do that it was dangerous to you 😢
@MarianAbdiqadir
@MarianAbdiqadir 3 ай бұрын
Eid mubarak wllyal
@amaal556
@amaal556 3 ай бұрын
Fartuuney maanta dadka indhahaa ka galaysaaa😂😂 keep going sister 🎉
@nyg1162
@nyg1162 3 ай бұрын
Confession😍😍
@RidwanAbshir
@RidwanAbshir 3 ай бұрын
Manshallh, waa jecalahy gabdhaan waxayna ii tahay qudwa mise aaan ku daydo, ❤ilaaahy cimrigeeeda ha dheereyo malina waan rajayni I.a. inaan lakulmo fartuuun🥰
@KowsarAhmed-wq9ow
@KowsarAhmed-wq9ow 3 ай бұрын
Me 2😂😂😂😂😢
@SuadMahdi-o4x
@SuadMahdi-o4x 3 ай бұрын
Fartun saan ku jeclaHy ilaHayy hku jeclaado💕💕🫂🫂
@SacdiyoCabdule-hr7ru
@SacdiyoCabdule-hr7ru 3 ай бұрын
wll gang had nhy 400k iyo ka badan waan gareyna i.n❤❤
@truecomment3650
@truecomment3650 3 ай бұрын
Cheating check up is okay waayo hadii ayada ka shakusay waa inay walaalkeeda u hubisaa kadibna haday wax aragto u sheegto walaalkeeda marka fartuun tan dhinac ayey kaa martay. peace and love
@khadrabintusheikh8862
@khadrabintusheikh8862 3 ай бұрын
Nin waye naag maahan
@hannamahdi3281
@hannamahdi3281 3 ай бұрын
Aniga uhoreeya❤️😂😂
@fartunibrahim4133
@fartunibrahim4133 3 ай бұрын
Samiye waa ku salaamey❤❤❤❤
@Udgoon754
@Udgoon754 3 ай бұрын
Bal mxaa wallkis woxoo ahukansado kagalay yaab😏😂 5:18
@nimcomaxmad5191
@nimcomaxmad5191 3 ай бұрын
Fartuuney xagee lgaga so diraa qoralada
@hibaaqahmed9099
@hibaaqahmed9099 3 ай бұрын
Salaam sis! I’ve recently started following your Snapchat, but every time I try to reply to your videos about something it says sending has failed 😫
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 ай бұрын
Salaam sis, send me your @ I will add you
@sucaadcabdala6425
@sucaadcabdala6425 3 ай бұрын
Ciid wanagsan fartuney heestad kusoo xirtay dumashi ma kusodiray
@boqoradaafrica9929
@boqoradaafrica9929 3 ай бұрын
Fartuney abyo waqtigaa kugu dawanono qalad mia
@NasteehaMuhammad-dg6kb
@NasteehaMuhammad-dg6kb 3 ай бұрын
Wlhi wiilka qoslka oo ika dhamaye muxuu sas dhan iskugu dhibe shaqo la an badnaa😂😂
@queenhijaaby3625
@queenhijaaby3625 3 ай бұрын
You are funny siz
@queenofburco5285
@queenofburco5285 3 ай бұрын
Subxanallah 😂
@MaxamedSokorow
@MaxamedSokorow 3 ай бұрын
waligaga nana qorii madhuqdey abayo
@Humanity894
@Humanity894 3 ай бұрын
I don’t even know what to say 😮😮
@SafaAli-je5yq
@SafaAli-je5yq 3 ай бұрын
Fashuuq fashuuq mxa lga wada😂
@ayaanhassan2140
@ayaanhassan2140 3 ай бұрын
Manshallah ❤❤❤
@user-cartoonbaby
@user-cartoonbaby 3 ай бұрын
Fartun so celi shukansi halabay 😂
@kowsorsalat494
@kowsorsalat494 3 ай бұрын
Sista i have been a tageera since 2017 here here Fartun ;) I love your delimas and confessions videos only as soon as i see those titles i be clicking
@Sahra__________908
@Sahra__________908 3 ай бұрын
Fartuun lugta seekuu noqotay oo biyaha kaa galayen
@ugasohaji
@ugasohaji 3 ай бұрын
Hassan belaani aaway
@hafsaaliahmed3261
@hafsaaliahmed3261 3 ай бұрын
First 1
@ahmedmohamud787
@ahmedmohamud787 3 ай бұрын
Wiilka aabihiis raadinaayo anigaa dhalay hooyadiisna weey ogtahay haduu shaki. Qabana DNA ayaan diyaar u ahay cml
@Ifraax-nn3gl
@Ifraax-nn3gl 3 ай бұрын
Wiilkee wye
@Hayaamooz
@Hayaamooz 3 ай бұрын
Beenta xaa kugu wato 😅
@Halimayyyyyyyy
@Halimayyyyyyyy 3 ай бұрын
❤❤❤❤
@aliaden8035
@aliaden8035 3 ай бұрын
Ninki Ku hela has chance
@damaar8492
@damaar8492 3 ай бұрын
Fashuu Fashuu waxay 😂😂😂
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl 3 ай бұрын
Taa taa basho
@amiiraabdi4761
@amiiraabdi4761 3 ай бұрын
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@amalomar380
@amalomar380 3 ай бұрын
Bisinka
@princessaisha3845
@princessaisha3845 3 ай бұрын
Fartun 8😂
@mustafeahmed3020
@mustafeahmed3020 3 ай бұрын
Fushuuq fushuuq waxaaynoqon doontaa Faqaaq faqaaq Naayaa ninkaaga Naagta maad kaceshan Naa'uhay wayhaysan kari waydeeeeeee
@FarahAli-ie6kg
@FarahAli-ie6kg 3 ай бұрын
fashuuq fashuuuq hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@fardosocr7
@fardosocr7 3 ай бұрын
😂😂😭
@sagalgacal2479
@sagalgacal2479 3 ай бұрын
Dadka qaar shaqo aan shaqdood ehaan farah kula jiraan walhi😅😅😅😅
@mustafyare1857
@mustafyare1857 3 ай бұрын
Pin me ❤🎉
@KiinAbdi-xd4dn
@KiinAbdi-xd4dn 3 ай бұрын
💋❤
@nasraabdalla5612
@nasraabdalla5612 3 ай бұрын
Fartuun inte logu dira wanada
@samiiraabdi1327
@samiiraabdi1327 3 ай бұрын
❤❤❤
@AminaAccount
@AminaAccount 3 ай бұрын
😂😂😂
@zamzamdahir-rr7yz
@zamzamdahir-rr7yz 3 ай бұрын
😂😂
@samiiraabdi1327
@samiiraabdi1327 3 ай бұрын
❤❤
@samiiraabdi1327
@samiiraabdi1327 3 ай бұрын
❤❤❤
DILEMMA: WALAASHAY QOF FIICAN MIYAA?
13:25
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 52 М.
QOSOL: NAWAL UMADEENA MA'AHA
14:44
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 101 М.
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 28 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 109 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 28 МЛН
Ciyaar yahan caan ah oo dilaaa isku badalay!
41:03
Suzu nadi
Рет қаралды 19 М.
PRANK: HOOYO MAALIN WALBA 2 SACADOOD BAA GYM CIYAARA
13:54
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 90 М.
A video to watch when you feel sad and life feels overwhelming
9:37
DILEMMA: SAAXIBTEY IYO NINKEYGA TOLOO MA I QAYAMOOYAAN?
11:54
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 57 М.
Sidee Loo dareema dareemahaga?
10:35
Wehel podcast
Рет қаралды 8 М.
QOLKA 'GABDHAHA LAGU GARAACO EE XARUNTA LUQMAAN AL-XAKIIM' EP2
38:23
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 158 М.
Waxay la ooyaysaa jacaylkeedii oo ay xumaysay... Qisada Hanna
49:28
Cadceed channel
Рет қаралды 72 М.
PRANK: HOOYO DAHABKA ISKAMA QAADI KARTID
9:44
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 131 М.
wehel podcast: caafmaadka maskaxda-Mental health
15:28
Wehel podcast
Рет қаралды 8 М.
PRANK: HOOYO AFKAA CUNTO IGU SISAA
12:33
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 179 М.
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 28 МЛН