Rabbi raali hakaa noqdo walaal, waxa aad u muyqataa qof uu qalbigiisu noolyahay. waxa aan se kugu darsan lahaa in aad hoosta ka xarriiqato mashuuc nololeed oo aad islaamka ugu khidmayso
@ismailabdilahi38195 жыл бұрын
hore usoco walka
@hamzeabdi76055 жыл бұрын
Mansh Allah
@mohamedomer71495 жыл бұрын
Mnsha alaah cida tagerta xogaha qarsoon like saar🤣🤣
@apdirahmanahmeth28015 жыл бұрын
wll subacribe isar
@mohamedomer71495 жыл бұрын
Hye libaax
@apdirahmanahmeth28015 жыл бұрын
@@mohamedomer7149 mahadsanid sxp
@ismailmohamedahmed69944 жыл бұрын
Mahadsanid sxp ilaahey hakula garab galo shaqada adag ee aad nooheyso
@qummane1183 жыл бұрын
Nin rag ah oo adduunka soo maray innagana inooga baahan barashada taariikhdiisa iyo ku dayasho dhab ah
@Ayub_kaarlo5 жыл бұрын
HiT aNd ruN WAZALAAMA caLaYkum😎
@francemedia50825 жыл бұрын
Mansha allH
@sheymaaaadam40775 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍
@khaalidabdiqadir79185 жыл бұрын
mashalah mahadsanid wll adam
@ajtv65103 жыл бұрын
Masha Allah Wll waxan ka dawaday ogaansho alLe haidin xafido
@shucaybinhoo95815 жыл бұрын
Geesi Geesi dhalay ninkii talyaaniga u babac dhigay
@nasramohamed63384 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto
@RISINGMACHINES5 жыл бұрын
Asc,habeen wanagsan ma ogi inad arki dontid tacliiqayga AMA inkale, lkn fadlan hadad aragto ka codsanaya inad ii share garaysid account ka. Hadu muxtawa haygu ku cajabiyo.
Carabtu wa dad somalida aad u neceb siwalba islaanimana kuma xeeriyaan tariikh walba dib u raac waxad arkeysa carab somali neceb ama laso dagalantey libiyana kuwaas kow ka tahay geesigeenana ma faniyaan mana yaqnaane somalyey gormad carab baranysaan wa yuhuude dhamantod yar iyo waynba
@Ali-so2ws5 жыл бұрын
Warunta Somalina ayaga babiyey.
@zhr13yosef545 жыл бұрын
faisal abdi somalidu Ma wax la jaclada ismay so saaarin calamkaaa magac kuma le Yagunaaa way isnacibyihiiin
@blackman82955 жыл бұрын
Haddii somali ay heshiiyaan cid kale umaani cid maynu barineen zxb
@zhr13yosef545 жыл бұрын
Prof Mohamed Daroor Warsama Ma hashiinaynoo
@abdirahmanhusien61742 жыл бұрын
Libiya carab ma ahan luuqada carab laguma naqdo mida la soco somaali aduunka taariiq ku ma lahan cumar muqtaar wadankisa uso dgaalmey diin shaqo ku ma lheen dadka diinta naftoda uso huryey sxbaada & tabiciinta
Sayid maxamed cabdulle xassan maxaad ooga soo hadli wayday. Mise somalidu taariikhdooda waxay ka horaysiiyaan tan carabta
@odaysoomaaliyed5385 жыл бұрын
Sayidku waa Sayidkeennii oo waynu ku faanaynaa mar walba, lkn ma laha taariikh qurux badan oo umadda Somaliyeed guud ahaanba uga tegay; taariikhdiisu maaha mid geyda in la falanqeeyo, ee waa mid duuduub loo qaato si ayna uba sii gurracmin. Dhacdooyin foolxun--wanaagyo baddanna way jireen--ayaa ku suntan Sayidka taariikhdiisa, Somalina iskuma raacsana.
@jookar11435 жыл бұрын
Ibraahim Maxamuud Nio ma sida aaan iskoolka ku dhigtay mise sida aaad u hadlayso sida aan ku dhigtay iskoolka way ka taariih qurux badnayd cumar bin mukhtaar iyo kuwo kaloo lamidaba. Sayidku waa ninka diinta islaamka udagaalqmayay lkn enagu somalibaynu nahoo qabyaalad baa inadishay. Haduusan qabiilkaaga noqon. Kulama wanaagsanaanayo waxa uu udagaalamayay iyo wax kalaba
@abdirahmanhusien61742 жыл бұрын
@@jookar1143 ninkaas diin wx kma ogeen dadka diinta uso dagaalmey Sariirada islaamka ku qoran yhiin & culimadooda sida imaam buqaari& imaam muslim ma ahan carab wxa kaso jeedan osbakistaan wxii cad carab ma ahan cumar muqtaar carab ma ahan wa amziiq luuqad carab laguma naqdo Abdulle xasan hadu diin u daglamyey maxa somaali dhaxdeed ka baxi lhaa islaamka ilaa meelwlba wxa garsiyey saxabda ilaa marooko mida ogow
@abdirahmanhusien61742 жыл бұрын
@@odaysoomaaliyed538 ninkaas umada dhamyey xoolahooda xoog ku qadan jirey
@ikhlasjamaachassan43223 жыл бұрын
Wall Aden maad falastin iyo masjidka nooso diyaarisid ado mahadsan hadaad awodo
@apdirahmanahmeth28015 жыл бұрын
hadad somanayd manta subscribe isaar
@abdisookaxay3 жыл бұрын
Wajigan aynu arkayna waa anthoni queik wana matalihii filimkiisa wana ninkii matalay Xamse binu abdi mudalib wana nin mexico u dhashay oo Kristan ah asc
@sayiidqalliwalli10353 жыл бұрын
Broh inaa dhaan wax badan kaogayn aya ii muqata filimka ninka jilay walaga yaaba lkn ?sawirkisa oo saxda aah aya arki kartaa
@RISINGMACHINES5 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/qnmvYqx3p82arac ⚫ Sharaxadda Fariihimihii Dahsoonaa Ee Filinka"I PET GOAT".