Soo-islaamidda ninkii birta ahaa | Mike Tyson | ninkii u aaray Maxamed Cali Clay.

  Рет қаралды 104,734

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Пікірлер: 215
@نبضقلبيملكربي-ش1ز
@نبضقلبيملكربي-ش1ز 3 жыл бұрын
Xabsiyadaas dad badan ayuu Allah sabab uga dhigy inay islaamaan Kadibna islamka wax weyn u qabty
@xamseaadam1954
@xamseaadam1954 3 жыл бұрын
Ilahy swt qalbiyada dadka asga gacmihisa ayey jiraan,🤲 ilahow qalbiyadayada diintadana ku hanuuni.
@mustafeabdillahi1896
@mustafeabdillahi1896 3 жыл бұрын
First Lion of boxers (Mohamed ali ) Second lion of boxer(malik binu abdilaziz) Third lion of boxer (Khabib) ❤❤❤❤
@Shaydanwase
@Shaydanwase 2 жыл бұрын
Muhammad ali kan ayaa ka halis badnaa Malaha ma daawatide
@24hours10
@24hours10 3 жыл бұрын
Mansha Allah MALIK CABDICASIIS waa geesi hal-adayga leh run ahaantii wax badana looga dayan karo.
@izaaw8661
@izaaw8661 3 жыл бұрын
من يرد الله خيرا يفقه في الدين
@suldaanabdullahi4407
@suldaanabdullahi4407 3 жыл бұрын
Mike Tyson waa geesi 💪💪
@SONCARTE
@SONCARTE 3 жыл бұрын
Akhii **Aadan** waxa xaqiiqa inaad shaqo muhima u hayso dhalinta somaliyed anayna mahad-naq iyo abalba kugu hayan booska muhimka eed ugu jirto 💯/💯 **jasakallah-khayr**
@abdikariin7002
@abdikariin7002 3 жыл бұрын
Anigu xabsi aan galay 2018 waxaan ahayn 5000 oo qof waxaa muslimiin ahaa 25 qof lkn malin walba waxaa Soo muslimi jiray 1 labo sadex aniga alx habeen kii koobaad een galay xabsiga aad ubaqaya runtii cabsi iyo umad aana garanayn oo qaarkood laguso xidhay dil qaar khamri qaar kufsi qaar tuugo daroogo Lkn alx qolkii koobaad een habeen kii kobaad laygu xidhay waxaa ku jiray todob dilaa oo uu masuul ka ahaa nin dad badan Soo layay sida uu iisheegay waraysi dheer kadib Ninkii qolkaas masuulka ka ahaa oo dilaa feedhyahana ahaa ayaa iiyimid waxan is dhahay haday kuu dhamaatay oo uu kuso kacay lkn saan ku fikirayay maysan noqon Waxuu igu yidhi diinta diinta islaamka iiga waran oo waxuu arkayay anoo tukanaya waan uga waramay sifiican wuu iga tagay halkiisii ayuu ku labtay Waxyar kadib wuu soolabtay waxuuna ii sheegay inuu rabo inuu rabo inuu diinta islaamka qaato Sababta uu ku doortay ayaan waydiiyay waxuu ii sheegay inay muslimiintu isjecel yihiin wixii xabsiga loogu dhax Keenan's aysan kaligood cunin ooy lasogaan walal kooda kale Wn yaabay runtii shahaadada ayaana halkii oogu qabtay meeshiina habeenkii sidaas ayaan ku nabad galay oo walal ayaan ku yeeshay Subaxdii ayaa la iqaaday oo xabsiga wayn la igeeyay. Waxaa iso dhaweeyay koox muslimiina oo halkaas joogay oo badan kood gudaha xabsiga diinta ku qaatay Alx mudo markaan ku jiray waxay ii keeneen nin dhalin yara ah oo diinta diyaar u ah inuu qaato wn uqabtay shadada alx labadaa qof ayaan xabsiga shahaadada oogu dhax qabtay Mida kale xabsigu waa meesha kaliya aysan kugu Soo dhacayn waxan ka ahayn inaad ilaahay sidhaba u caabudo hadiiba Hal aayad lagugu dul akhriyo waaad ilmayn Mida kalee cajiibka ah een arkay ayaa ah oon marwalba ilahay ooga xamdi naqo Kirishtaanku kuwooda culimada u ah hadaad habeen kalabadh intaad sookacdo aad fiiriso waxaad arkaysaa asagoo darbiga madaxa kuhaya oo wax akhrinaya oo cibaaday sanaya cajiib alx dheh wuu dadaala yaa lkn waa Hal bacaad lagu lisay
@امرأةالقوية
@امرأةالقوية Жыл бұрын
Mararka qaar xabsiyada waaba meesha kaliya ee aynu uga dhuuman karno dhibaatada iyo fusuqa ka jira dunida rabigaaga ayad Iska caabudi xataa waxan maqlay dad intay diinta kudhex qaateen hadana qur'aanka kudhex xifdiyey OO ayagoo caalim ah kasoo dhex baxay ...!! Alle hakaa abaal mariyo walaal dadkaa aad naarta ka badbaadisey qofkasta OO caqli lehna diinta islaamka wuu qaadanaya Waxan rajaynayaa inaad caafimaad qabto
@abwaanshiine3269
@abwaanshiine3269 3 жыл бұрын
Aad ban ugu bahnaa qisadan fedh yahankani wlhi dhowr jeer xita wan radiyey halkii an ka tabayey ayadna kaga timid bointiyaddi aan u baahnaana sida in leygaga kaawarbixiyey ayadna u asibtay ixtiraam iyo cizi baan ku hayaa sxb guuleyso
@mohmedhassan7621
@mohmedhassan7621 Жыл бұрын
Masha allah tabaraka allah 🎉
@suhaybsame7710
@suhaybsame7710 3 жыл бұрын
Asc. Aadan sahan. Walaal waxan ka codsanayaah inaad mawduuc kasoo diyaariso [ NETWORK MARKETING ]
@elminasibb
@elminasibb Жыл бұрын
Muxuu ahaa ballan qaad cajiib ah oo la oofiyay! Respect Mohamed Ali Kaly and Mike Tyson
@mahamedzudayzi6662
@mahamedzudayzi6662 3 жыл бұрын
mahad zanid macalin👍✅🔥
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 жыл бұрын
Islam is really strong religion in the world
@m-koke7185
@m-koke7185 3 жыл бұрын
Hore uzoco wllo Ustaad Adan
@hamzedaacad8428
@hamzedaacad8428 3 жыл бұрын
Hore u soco Szb Aadan noogu xigsii Maalik Malcom Taarikhdiisa isna Ama Mohamed Ali galaay🙌🙏
@mohamedabdi9258
@mohamedabdi9258 3 жыл бұрын
Mcalin Allah drtee ku jiclhye wlaahi qalbika kaa jiclhye wlaahi wlaahi wlaahi mcalin
@cawilld_wanted7900
@cawilld_wanted7900 3 жыл бұрын
Sxb sahanka xogaha nin aan ku xiranhy in badan alle ha ii kaa daayo sxb 😍
@cabdisalaamfaysal9264
@cabdisalaamfaysal9264 3 жыл бұрын
Waankuu saaree iisaar..
@cawilld_wanted7900
@cawilld_wanted7900 3 жыл бұрын
@@cabdisalaamfaysal9264 haye
@kaamilsharaf9954
@kaamilsharaf9954 3 жыл бұрын
Mashaallah ustaad aadan
@muhiadianosman5202
@muhiadianosman5202 3 жыл бұрын
Much allh من يهدي الله فالمهد
@cabdisalaamfaysal9264
@cabdisalaamfaysal9264 3 жыл бұрын
Waankuu saaree iisaar...
@abshirjaamac4416
@abshirjaamac4416 3 жыл бұрын
Iron man hal feedh oo uu kugu dhufto ayaad dawakhaysaa 💪
@nsj4835
@nsj4835 3 жыл бұрын
Masha allah
@user-uc6sg1sq8p
@user-uc6sg1sq8p 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad.
@princessaymanmohamud8115
@princessaymanmohamud8115 3 жыл бұрын
ALLAAH xaqa ha nagu sugo
@daahirwacaysciisedaahirwac3913
@daahirwacaysciisedaahirwac3913 3 жыл бұрын
Aqoonyahan horey u soco gadaalna ha soo fiirin
@asadcali9917
@asadcali9917 3 жыл бұрын
Allh Ku barakeyo cilmiga iyo caqligaba aaaad ban kuuu gu xiranhy wllky
@dhamme0
@dhamme0 3 жыл бұрын
Clmaalik Tyson (ninka birta Ah)
@sports24328
@sports24328 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@cacaca6794
@cacaca6794 3 жыл бұрын
Masha'allah wll sare
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 3 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@mohamedidriss6123
@mohamedidriss6123 3 жыл бұрын
The fighter legend respect🙏🙏🙏
@inayusufkhalid7065
@inayusufkhalid7065 3 жыл бұрын
Indr wxd ku next ka dhigta khabib 😍😍❤
@zakiabdirahman3996
@zakiabdirahman3996 3 жыл бұрын
The eagle
@ayaangalbeedi1702
@ayaangalbeedi1702 3 жыл бұрын
zhukran wll👏👏👏👏
@Warsame44
@Warsame44 Жыл бұрын
ما اجمل صوتك ياصاح
@abdiwahab77
@abdiwahab77 3 жыл бұрын
Thanks bro
@cabdisalaamsiciid454
@cabdisalaamsiciid454 3 жыл бұрын
horey uu soco
@cabdifitaaxcabdala3927
@cabdifitaaxcabdala3927 3 жыл бұрын
Masha alaah walakay Mullingar ah ilaah ajar hakaa siyo akhuntana haku kordhiyo
@maxamed6847
@maxamed6847 3 жыл бұрын
Aad ban u xiiseeya xogtaada waxaan jeclahay , waxan jeclahay inaan akhriyo buug badan , Hadii ay macquul tahay waxa ka codsan laha inaad Gmailkayga fariin iiga soodirto si ad iigu soodirto buugaag faro badan oo pdf ah
@abdirisak9807
@abdirisak9807 3 жыл бұрын
m.sh allah
@jeedalmedia3893
@jeedalmedia3893 3 жыл бұрын
Asc Ustaaad Aadan yare sxb Sidee Ku Helaa Liknska Qisada Dhakhtarkaa Faransiiska ah ee fircoon ku islaamay ?????
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 3 жыл бұрын
mahadsanid wll adam
@faysalali8095
@faysalali8095 3 жыл бұрын
Baddest Man on the Planet iron mike
@nuuradiinaxmed7951
@nuuradiinaxmed7951 3 жыл бұрын
Mansha allah Sxb sare aadan khadar
@mahadneymar9585
@mahadneymar9585 3 жыл бұрын
Fadlan noo soo badi qisooyinkan oo kale
@mascuudabdi3627
@mascuudabdi3627 3 жыл бұрын
haldoorka somalida ustaad thnks
@sakicadde8167
@sakicadde8167 3 жыл бұрын
Masha allh maalik adbaan utagera💪💪💪💪
@kinggoley5189
@kinggoley5189 3 жыл бұрын
m.a ahmed keep giong
@tosanetosane5502
@tosanetosane5502 3 жыл бұрын
Mhad sanid ustaad wkhtiga ad kubixisay siaad noogu soo gudbisid☺️
@editorzalmaam4068
@editorzalmaam4068 3 жыл бұрын
Zxp wlhi qalbigayga mulinimada waadku xajisay iyo balan oofinta videos ka noo caan ah soo badi wll Alle Gali xafidee
@liibaankhaliifa9367
@liibaankhaliifa9367 3 жыл бұрын
الله يجزيك بالخير
@safiyamohamed1057
@safiyamohamed1057 3 жыл бұрын
Leader man make tyson
@burhanalli2268
@burhanalli2268 3 жыл бұрын
King of the boxning
@mohaanmuhanad7314
@mohaanmuhanad7314 3 жыл бұрын
Honey usoco qli wan kula socona mar kasta
@5hanl3
@5hanl3 3 жыл бұрын
zxp alh haku xafido
@jamaacxuseen2711
@jamaacxuseen2711 3 жыл бұрын
Moving forward
@Runtahaygunicin
@Runtahaygunicin 3 жыл бұрын
Afsomali kuhadl ileen engiriis mthide kumana yaqane
@omarmohamedjama709
@omarmohamedjama709 3 жыл бұрын
@@Runtahaygunicin saxiix
@kingofficial5276
@kingofficial5276 3 жыл бұрын
@@Runtahaygunicin war amus xayawaan baa tahay lax yeey maad wax so baratid marka hore bilaayo kula af weey natay
@Runtahaygunicin
@Runtahaygunicin 3 жыл бұрын
@@kingofficial5276 mahadsnid maadama afsomali kuso jawbtay adigu
@engabdihussein6258
@engabdihussein6258 3 жыл бұрын
So much thanks SX.
@mohaniAkwac
@mohaniAkwac 2 жыл бұрын
Mike Tyson is considered to be one of the greatest heavyweight boxers of all time in the world 🌎 His nickname is Malik Abdul Aziz🙄
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 3 жыл бұрын
Ninkaa Mike Tyson ah hadallo an ka naxay ayuu kuhadlayey, mar dhaweyd Podcast lagu casuumay.Ilaahy hasoo hadeeyo hana ku sugo islaamka.
@mohaosman9651
@mohaosman9651 3 жыл бұрын
Mxuu yiri abaayo noofaaidee
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 3 жыл бұрын
@@mohaosman9651 wax faaido leh ma aheyn.
@princessaymanmohamud8115
@princessaymanmohamud8115 3 жыл бұрын
Masha Allaah geesigena
@mustafecraxman6816
@mustafecraxman6816 3 жыл бұрын
Keep going wllo aadan
@hodancabdi4111
@hodancabdi4111 3 жыл бұрын
Guuuuuuul warta islam
@Rooraa01
@Rooraa01 3 жыл бұрын
6:23
@ibrahimmaxamud9408
@ibrahimmaxamud9408 3 жыл бұрын
Much thanks bro
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 жыл бұрын
African no far nin isaaq I sheegay madow Africa meel fog ma garaan from Cali saleban mj
@updiraheinehmet1270
@updiraheinehmet1270 3 жыл бұрын
😉Malik abdiaziz
@sakariyeibrahim4875
@sakariyeibrahim4875 3 жыл бұрын
M.allah
@asioaxmed875
@asioaxmed875 3 жыл бұрын
Wcs wr wb Mahadsanid wllo👍❤💞
@cabdisalaamfaysal9264
@cabdisalaamfaysal9264 3 жыл бұрын
Waa macalim cabdisalaam faysal
@cabdalamahamed5708
@cabdalamahamed5708 3 жыл бұрын
Waaka.raagii.hore
@cabdicaziizmacaaneeye324
@cabdicaziizmacaaneeye324 3 жыл бұрын
First comment like isaar ima dhahayo lkn dhamaanteen Alle ah inaga dhigo kuwa janda Ku jul maha izhLh aamiin❤️❤️❤️❤️❤️✅
@hannadlove4997
@hannadlove4997 3 жыл бұрын
Phaylasof adan khadar caLi alle cilmiga haku siyadiyo
@cabdiqanifarxaangaas794
@cabdiqanifarxaangaas794 3 жыл бұрын
Wll sahanka xogaha ciyaartaa ka dib uu dagaalamay oo isaga ayaa ku danbeeyay guusha dib u daawo ciyaartaasi marka hore waa laga badiyay marka dambena isaga ayaa badiyay
@mohamedkaariye1591
@mohamedkaariye1591 3 жыл бұрын
Alle cilmiga iyo caqligaba haku barakeeyo Aadan khadar cali adiga iyo akhyaarta kale ee sahanba💯💯💯
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 3 жыл бұрын
Mike tyson one of the most famous Islamic heroes in the world
@Gaanimedia273
@Gaanimedia273 3 жыл бұрын
Asc war yar oo sixitaan ah masaarico ma ciyaaro ninkani wuxuu ciyaaraa faadhka masaaricadu waa wax jilitaan ah sida filimaanta. Mohamed Ali na magaciisu waa uun « Mohamed Ali » clay waa magaciisi hore ee magac adoonka ahaa wax badan buu ku dagaalamay oo kasoo horjeestay inan magacan loogu yeedhin wuuna ku guulaysay oo caalam oo dhan Mohamed Ali uun baa looga bartay somali uun baan ka maclaa clay gaa oo u caarisa magaciisa
@jjaarik
@jjaarik 3 жыл бұрын
Mash sxb hory usoco sxb
@xasanturky4732
@xasanturky4732 2 жыл бұрын
Keep going
@zakiabdirahman3996
@zakiabdirahman3996 3 жыл бұрын
Ustaad waa malinti ugu horysay ee an wx ka codsdo wxd kaso hdashaaa khabib islaamnida ninka ku adag 29.0 ila hda laga badin laayahy wsmclykum👋
@حمزةالصومالي
@حمزةالصومالي 3 жыл бұрын
الرجل الحديد
@macalinsidiiq1711
@macalinsidiiq1711 Жыл бұрын
Waan faa,ido leh
@efoot-ball845
@efoot-ball845 3 жыл бұрын
sxp film daa mike tyson qaar ka mid ah quraan ku akhiryey aaniga dawady m.a
@cabdisalaamfaysal9264
@cabdisalaamfaysal9264 3 жыл бұрын
Soo bookhda janalkayga
@raxmaabdiharun3169
@raxmaabdiharun3169 3 жыл бұрын
Hana soo marin🤣🤣🤣🤣☺ ManchaLa hore socd and lhayn macsi ku rajeenYAA
@clraxmaansiciid9570
@clraxmaansiciid9570 3 жыл бұрын
Macalim aadam😍
@king...3695
@king...3695 3 жыл бұрын
Hala isoo booqdo fadlan Waa wlaasheen salma la jecleey.....,
@MaxamedHasanofficial5369
@MaxamedHasanofficial5369 3 жыл бұрын
Waayey ana isoo booqo wllo
@diintakaliya
@diintakaliya 3 жыл бұрын
SIDA AAN UGU SOO XIDHAMAY CHANNELKAN WAX BADAN AYAAN KAFAIIDAY INTA IGA DANBAYSA. ISOO RAACA OO IS MUUJIYA LIKE TA
@dhuhoahmed5318
@dhuhoahmed5318 3 жыл бұрын
Sxb adan sahan codsi wye sheiq عبد الحميد كشك tarikhdisa no so gudbi mahadsanid
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 3 жыл бұрын
@haldhaainboqor5026
@haldhaainboqor5026 3 жыл бұрын
Subxaan allah daawo linkigan hadad beer JILICSANTAHAY iska daa kzbin.info/www/bejne/bpiWqKZngZ2smaM
@abdiqafaarilkacas8364
@abdiqafaarilkacas8364 3 жыл бұрын
Ma...
@haruunbey2203
@haruunbey2203 3 жыл бұрын
Legend
@honestman4046
@honestman4046 3 жыл бұрын
💯 ✅ 👍
@amancrn8715
@amancrn8715 3 жыл бұрын
M.a
@Shaydanwase
@Shaydanwase 2 жыл бұрын
7:02 30 ilbidhiqsi bay ahayd
@wwereactionchannel6224
@wwereactionchannel6224 3 жыл бұрын
Wlo aadan sahan mawduuc ka soo diyaari sida aad mawduuca aad u soo diyaariso plz
@liibaankhaliifa9367
@liibaankhaliifa9367 3 жыл бұрын
الله اكبر
@amaraahmeth8149
@amaraahmeth8149 3 жыл бұрын
Magucuu nacay adaaba ciwaanka ka dhigee🤔🤔 Mad magiciisa cusub ugu yeertid😃
@PlayStore-yg1hu
@PlayStore-yg1hu 3 жыл бұрын
Asc
@abdiazizgooh3330
@abdiazizgooh3330 3 жыл бұрын
malik Abdiaziz Anigu haa baan u hayaa waana daawadda maalinkasta
@ayaanleasmar4577
@ayaanleasmar4577 3 жыл бұрын
Ninkan adkazhekyzy waa geezi zalakin adiga xogtan nazoogadhziyeybaa ka geeeeeeezizn wllo Alle hkugu zharfo mezha adjogto zhpayaak idinkuna amintu waaa xagena
Trick-or-Treating in a Rush. Part 2
00:37
Daniel LaBelle
Рет қаралды 45 МЛН
Мама у нас строгая
00:20
VAVAN
Рет қаралды 2,8 МЛН
Waa kuma Sadaam Xuseen?? 🤔
28:40
Muxsin Bashir
Рет қаралды 13 М.
Boqorkii feerka Mohamed Ali Kalaay Taariikhdiisa iyo Abdisalan Hereri
23:00
Cumar Al Mukhtaar | Libaaxii Lamadegaanka Liibiya.
12:05
Sahanka
Рет қаралды 50 М.
Maxamed Cali Clay | Feedhyahankii 91% Guulaysan Jiray.
8:01
Isaaq iyo Daarood | qabyaaladda Soomaali rogtay!
15:54
Sahanka
Рет қаралды 102 М.
khawaarsimi | Aabaha Internetka iyo Technologyadda.
10:18
Sahanka
Рет қаралды 49 М.