Cumar Dhule iyo Magool heestii jabhada 1991

  Рет қаралды 32,750

Said Nabadon

Said Nabadon

5 жыл бұрын

Waa mid ka mida heesihii taariikhda Soomaaliya ee dagaaladii sokeeye oo lagu durayo dowladii Kacaanka. Waa xili ay talada dalka la wareegeen jabhadihii hubeysnaa 1991 ee ay USC gacanta ku dhigtay caasimada Muqdisho.

Пікірлер: 71
@qadarmoha6498
@qadarmoha6498 3 жыл бұрын
dhulkii geriyesnaa garab iyo jalle ceydiid buuhelay ☝️
@farhiaabdulahi9016
@farhiaabdulahi9016 3 жыл бұрын
inta heestan mama malyuun kasomaqashay like dhac igu siiya
@ahmedabdiqadirmohamed945
@ahmedabdiqadirmohamed945 3 жыл бұрын
DUGSI MALEH QABYAALADI WXAY DUMISO MOYEE 😢😢😢😢😢
@aliolow7663
@aliolow7663 2 ай бұрын
Waad xanuunsaneysaaye yaa ka hadlay qabyaalad
@fadumoyusuf8394
@fadumoyusuf8394 3 жыл бұрын
Gabadhiisii hodan dhuule intay xamar tagty oo ay rabty inay shaw ku dhigato .waa loo diiday waana loo hanjaby .oo lagu yiri waliba xamar anagaa leh .ayadaa ka sheekaynaysa waraysi ay siisay cabdixafid.marka isaguna heestaan markuu qaadayey inay tan oo kale caruurtiisa ku imaanayso muusan ku fekerin .kolay waa aduun iyo xaalkiise .marxuumka allaha udenbidhaafo una naxariisto
@lunibark9978
@lunibark9978 3 жыл бұрын
😭😭😭😭
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 3 жыл бұрын
Somaliland bay dhashen hayimadan
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 Жыл бұрын
waa lagu qasbay Kaarkaana lagaga gubey addis ababa ayaan ku arki jiray isagoo murugaaysan Magool ayaa gelisay
@AbdiAliSalad53
@AbdiAliSalad53 Жыл бұрын
AUN CUMAR DHUULE IYO AUN XALIIMA KHALIF ALLAHA UNAXRIISTO DHAMANTOD
@HamishandIsmael
@HamishandIsmael 3 жыл бұрын
"Guul baynu joognaa, mahad guul Alleh" الحمد الله رب العالمين
@abdirisaqali7344
@abdirisaqali7344 5 жыл бұрын
ALOW ALE FANAAN WAA ISKA FANAAN.HADBA MEESHI SHIDAN AYUU KA HEESA.WAXBA ORON MAAYO DHUULE IYO MAGOOL OO AN AHAYN ILAAHAY HA IDIIN NAXARIISTO
@shaadiaofficial7006
@shaadiaofficial7006 4 жыл бұрын
Xaqiiqda markA jirtu kahadlayo
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 3 жыл бұрын
Alla u naxariisto
@abdilaahihussencg9169
@abdilaahihussencg9169 Ай бұрын
Alle haa uu naxariisto cumar lakin waaligisab kacanka dadka hoor booda maa aheeyen
@khaalidibraahim
@khaalidibraahim 4 жыл бұрын
Cumar dhuule Gesigii soomaalilan
@Kamayste2324
@Kamayste2324 Жыл бұрын
SSDF BILABAY USC+Dhafoorqiiq ba dameyey. KACAAN DIID 🇸🇴☝🏽
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 7 ай бұрын
maxaay soo kordhiyeen jabhadii ilaa ceelbarde ilaa afgooye qabatay away mise ma taqaana tii jubooyinka qabatay ma ogtahay dal qabiil gubay oo meel uu ka soo laabto la ayaad leedahay guul
@user-dy4xy6jx6b
@user-dy4xy6jx6b Жыл бұрын
Gesiii cumar dhule
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 3 жыл бұрын
Allaahu Akbar Mujaahidiintii eebe Haw Wada Naxariisto Dalka Xoreeyay Waa mohamed Abdqaadir shakaal jooga Garoowe . Faataxada U mara Halyeeyadii duurka U galay xornimadeena.🇸🇴
@user-iu5jx6jf7s
@user-iu5jx6jf7s 3 жыл бұрын
siyaad bare ka hadlya gaalkii weyna
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
@@user-iu5jx6jf7s maadaa furaha gaalnimada haya cuqdad baa kaa buuxdee
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
Shakaal yaa lagaa xoreeyey
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@gedefletv6049 adigu dhulbahante tahee maxaa Odayga gaalkaaye Afweyne kaa quseeya laangabyow Adey uqdadi kabuuxdaaye muxuu kahelay kursi isku dejin waaki musqul ku Baqtiyee
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 жыл бұрын
@@mohamedyare1917 laangaab iyio cuqdad waxay haysaa adiga oo mayti sodon sano mootanaa intaa caayaya cidii laangaaba way is taqaan hadii nin askariya maalin hooyadaa ama walaashaa kugu hor wasay ama.hooyadaa kuugu sheekayso malaterigii soomaaliyaa i wasi jiray ma.maxamed siyaas baad ugu ciil qabi musqusha ma.xaarkaad ka.maydhaysay saacadan ayaad xabaalo ingiriis u ducaysaa kaniisado dhulkaaga laga dhisaa jaamacado khaniisnimada lagu barto aad ay kuu furantahay hooyadaasii isku furanka qabtay wase
@huud7497
@huud7497 Жыл бұрын
Hestan marka dhageystay waxa ogaday iney hawiye gumeysi ku jiren xorna ay noqden 1991
@Kamayste2324
@Kamayste2324 Жыл бұрын
Geesi Somali weyn Madiban
@leilaabdullahi2026
@leilaabdullahi2026 3 жыл бұрын
Maxaa ka danbeeyey heesihii iyo bililaqadii ?
@furniture-k2i
@furniture-k2i 3 жыл бұрын
Asc ahlulsharaf walo kani waa KZbin keena marka walo waxaan soo galiyaa barashada farsamada gacanta ama furniture #taloMAALgroup markaa wlo SUBSCRIBE 🔔👈👍🤝🤜🤛mahadsanid walk
@yahyeak6498
@yahyeak6498 3 жыл бұрын
Cumar dhulle FT xalima khaliif🇸🇴❤ Halyeeyo qaran
@seynabshire8105
@seynabshire8105 3 жыл бұрын
Waa guul daro
@aligarwayne2152
@aligarwayne2152 Жыл бұрын
Ali
@bushra1109
@bushra1109 Жыл бұрын
Idinkaa is cunay
@guushaproduction6592
@guushaproduction6592 2 жыл бұрын
USC ND snm long life
@jaamacsiciid4794
@jaamacsiciid4794 3 жыл бұрын
Cumar dhuule allaha u naxariistee manta haduu nolaanlahaa hesta waxa uu ka bixin allah raali galin dhamayatirn sbb 30 sano kadib wali waxn ku nool nahay bur bur iyo dowlad la,aan😱😱
@Joe-iz8dy
@Joe-iz8dy 2 жыл бұрын
E E E E E E E E E We E E E E E E E
@saynabfarah8626
@saynabfarah8626 3 жыл бұрын
Kkkkk guul baynu joognaa kulahaa kuwana waa fanaanin qaran 😃😃😃😁😁
@saynabfarah8626
@saynabfarah8626 3 жыл бұрын
@@mohamedyare3826 Dhiladi ku dhashay bay fananin qaran u yihiin yahuudu ani fanan ima aha khanisyow darood hadi la dilo isba dil iyo wasmo iskugu ka so daray waana sababta la ooyeyso
@saynabfarah8626
@saynabfarah8626 3 жыл бұрын
@@mohamedyare3826 hawiye gus hadu leyahay dariskaga naagta kama waseeen dhiladi ku dhashay wase
@saynabfarah8626
@saynabfarah8626 3 жыл бұрын
@@mohamedyare3826 Maxa qabxadihiina keenay bsso iyo grwe war ufff hawiye ima geeyo waa midgaan😏
@saynabfarah8626
@saynabfarah8626 3 жыл бұрын
@@mohamedyare3826 afkaaga kaalay dhul haku noqdaan garoowe bsso maskiin darood waa kuwii dhabarkaga kuso dagay gormee dad noqoteen😁😁
@saynabfarah8626
@saynabfarah8626 3 жыл бұрын
@@mohamedyare3826 10 qarni ka hor ba daarood kuso wasay waliba dhabarkaga kuso dagay waliba hablahaga siiisey haday wasmo qiimo ledahay aad cisayneysid xayawaanow 😏
@seynabshire8105
@seynabshire8105 3 жыл бұрын
Jabhaduhu ma kuwii noo gacan geliyey tigree somali ilowsha dhawaa ma umulbaa
@abdiadan8691
@abdiadan8691 3 жыл бұрын
Walal sowtaan farmaajo uu dhabta Uga gafadhiyo eleteriya 2021ka😅😅😅
@mahadabshir3678
@mahadabshir3678 2 жыл бұрын
Alow maxaa will tigree gowracay waxaas ayaan inka wardiyen jirnay wataat la aanteen agoomo aad noqoteen kkkk
@mahdiali8874
@mahdiali8874 2 жыл бұрын
Tigree iyo siyaad bare. Tigree ayaa iiroon. Siyaad bare wuuna xasuuqay naartii ale ha geeyee. Ilaah baa noo keenay ceeydiid oo naga celiyay siyaad bare. Ale ha u naxariisto ceydiid
@mahadabshirabshir9608
@mahadabshirabshir9608 Жыл бұрын
Naarta ilaahay ayaa haya nio ninka raga ah calaacalka uma fiicna 21 ayuu kugu doobinayay ninkaas ee xalaal calayg dheh
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 23 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 1,3 МЛН
Cumar Dhuule Buliyey Shimbiryahay
8:10
Halbeeg Show
Рет қаралды 158 М.
cumar dhuule sheeko gaaban
15:40
Said Nabadon
Рет қаралды 315 М.
Uurkiyo Qalbiga
6:39
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 3,5 М.
Gufaaco
7:36
Release - Topic
Рет қаралды 169 М.
cumar dhuule Gareexiyo hees somali ah
7:43
webka heesta
Рет қаралды 342 М.
Hees|Waxba hay dabiibina|AHUN Aamina Cabdilaahi|Lyrics Music|Qaraami
7:41
Albanka heesaha CUMAR DHUULE
31:52
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 22 М.
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН