Magool iyo tubeec iyo dhuule Wey dhinteen ilaahay ha u Naxriisto maryan muraal Oo hada ka nool ilaahay Ha xafido
@yusufwarsame42193 жыл бұрын
Waa abwaankii alifay riwaayadii ugu xikmada badnayd ee shabeel naagood Taaso geentay in lagu qoro manhajkii suugaanta ee.ardayda.dugsigasare Ee somali Gaar ahaan form three
@saidali94353 ай бұрын
Inta heesta gabadhas Magool ayaa somali ugu sidatay Alle ha u naxariisto
@ahmedyusuf91363 жыл бұрын
Waligey maanta ka hor maan maqal heestan Cajiib Xamdi Mahad 😋😋😋😋😋
@muhyadinsheikhabdi41262 жыл бұрын
Qof walba garaad kiis Ayuu hadlaa sxb Adiga maanta ka hor ma aadan maqal Anne 2003 baan dhagaysan jiray laga yaabe in aadan dhalan xiliga aan sheegaayo?
@banadirchannel81874 жыл бұрын
Afar fanaaniin qiimo weyn ku leh fanka 3 da geeriyootayna ALLAHA u naxariisto Maryan Mursal ayaa ka hadhay allaha daayo iyadana
@jamaacyaarenuur46852 жыл бұрын
hana tuul fardoowso Alle haka waraabsho
@yusufwarsame42193 жыл бұрын
Alla ha u naxariiste abwaan xasan dheekh muumin wuxui ahaa abwaanw weyn oo aad qiimo, badanaa r
@shariifrooble27583 жыл бұрын
Abwaan qaran aun
@amiirbare57284 жыл бұрын
Waa markii iigu horaysay aan heestaan maqlo 4 fanaan oo aan mid ba mid ka dhicin iyo markii koowaad oo aan maqlo Cumar Dhulle Cali aan hees wadani ku arko
@waarimeysidewanaag88474 жыл бұрын
XAMDI MAHAD ALLE SW HADAY SUGANTENU NA SAHWI TIRTE SOMALAY SO TOOS!! SIDHINKA QABSO!!👏👏👏👏👏👏👏👏👏
Sxb madhiban waa dad wanagsan oo somali kamid ah lkn dadku intaa waa is haystaa la isna deyn mayo illaa godka ay kala galaan godka kadibna waaba arimo kale allaha yasiree hadad waxbarato adaa dareemi hadey tahay iska hadal iyo nin ku adkee waa sheko kale lkn calool safi waa sidan
Xuduudaa ciddii markii horeba baabiisay baaa imikana dib u xarriiqday cidhiblaay walaal calaf waa mar qudha cishadii tagtana lama soo celshee cagta saar waddada
@ismaciilcabdillahiyuusuf26504 жыл бұрын
@@luqmansuleiman7870 allaylehe waad dhamsay hadal oo lama soo cesho weeyi,,, ogoow oo wax la waayay nin waalan uunbaa u dudee,, for ever Somaliland rep,,
@Wonderer2243 жыл бұрын
@@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Sidaasoo tahay haddana Soomaali ma kala maaranto oo weynagaas suugaanteena iyo heesaheena halkan isugu nimi. Ku dar iyadoo maalin walba dadku kala guursado. Bishii la soo dhaafay keliya waxaan ogahay 5 aroos oo dhexmaray Isaaq iyo Hawiye ama Isaaq iyo Daarood. Maygu diidan tahay taa? Micnaha inaan Soomaali kala tegin.
Xasuus aad u qaali ah bay nooga tageen Alle ha u naxariisto intii dhimatay inta nool alle ha u dambi dhaafo Sidaan u malayn waxaa ka nool Maryan Mursal Ciise Bootaan?
Walaal waxaan idinka codsanayaa inaad ku soo qortaan taariikhda (sannadka, bisha iyo maalinta hadday suurtagal tahay) heesta la duubay ama la qaaday si loo xasuusto waqtiga. Innaga Soomaali haddaan nahay maba qiimayno taariikhda wax dhaceen oo qaar innaga mid ah ayaanba xataa ogayn taariikhda ay dhasheen.
@abdullahiomarali52414 жыл бұрын
ma hayo tariikhada dhabta ha lakin sida loo heesyo iyo music waxan filayaa waa 1960 1961 1962 melahaa wa la i sax karaa koley ma ahaa1970 iyo waxi ka danbeey
@davidwillium3713 жыл бұрын
26 June 1960 'thnx.
@Wonderer2243 жыл бұрын
@@davidwillium371 iyo @Abdullahi Omar Ali Maya walaal. Maryan Mursal waagaa fanka kuma jirin. Waxay fanka soo gashay 1968.
@davidwillium3713 жыл бұрын
Sax,Walaal ,60 kii fanka kuma ay jirin. Waligey waxaan maqley shabeel naagood in ay ku soo can baxdey. 1968.
maalmihii wacnaa maxaa se kadambeeyeyايام زمان كانت الايام
@cosoblecade76684 жыл бұрын
بعدهم جاء قوم يفسدون بلدان ويدمرون العمارات ويفتخرون القبائل كل طالم ومجرم يدا فع قبيلته ويسمون سلطان ما عندناإلا الصبر حتي يأتي أمرالله 😪😪🤲
@abdullahiomarali52414 жыл бұрын
Koley qof reer somalialnd sameeyey heestan madaam dadka somali wadiyada 100 % ah yahiin reer somaliland ma hubo lakiin allaay raxmee mahamed salbeen iyo cumar dhuule iyi Marayn mursal wa rer somaliland sax am waay ku koren xata a magool waxey ka soo baxdey fankeeda somaliland. somaliland lanaanteed somali waa eber waxey xaqqiiq u aha 2020 konfur dalwad kama dhisan somali leedahey lakin waaoyi waxx xukuma somali o shacabaka dooortaa wa muranma doon doood ma gali karto
Qofkii soo gashoow mahadsanid runtii Waa hees macaan lkn waxay thy su aashu Maxaa kaqaaday Somalida imika wadaniyada ilaahay somali oo mida
@fuaadibraahim80704 жыл бұрын
Mashaa allaah Waa xasuus qaali ah
@aqadiromer13924 жыл бұрын
waxa somalinimada ka qaaday xalwadii bay qadaadweyntu keligeed cuntay ooay weliba dhergi weyday ooy xasuuqna ugu dareen kuwii xalwada keenay ee sameeyey
@farxaanjaacuur33084 жыл бұрын
Magool maandeeq ayaaba ja hireeysat dhanka fanka ito dadaba
@shariifrooble27583 жыл бұрын
Xadreeyoo madaxa roga waxaa xigay madaxa is gooya
@WALAALAHAHARGEYSA4 жыл бұрын
Abwan xasan sh.muumin alle haw naxriisto iyo walaalii hergeysa m.mursal alle cimriga haw dheereeyo. Keydka loo hamuun qabay waanu kuugu mahad celinaynaa chanelka thanks.
@Wonderer2244 жыл бұрын
Walaal heesta waxaa loo duubay radio Muqdisho ee walaalaha Hargeysa maaha. Maryan iyo Magool midna kuma jirin walaalaha Hargeysa.
@WALAALAHAHARGEYSA4 жыл бұрын
@@Wonderer224 Cumar dhuule bilawgii yuu ka tirsanaa kooxdee ?Ma ogtahay cumar dhuule inuu aha ninkii ugu horeyey ee riwaayad gabadh ku matala ?mida kale magool dadkii imtixaanka faneed ka qaaday ee so qacan qabtey bilawgii fankeeda waayo ?yaad ka garanaysa. Iska daa soomali kala sooca wll. Salaamanid.
@Wonderer2244 жыл бұрын
Barkhad Ciise Walaal adigoo mahadsan hadalku meel uusan u socon ha geyn. Waxaan kuu sheegay keliya in Maryan Mursal iyo Magool eeyan ka tirsanayn walaalaha Hargeysa, heestana loo duubay radio Muqdisho, taasoo run ah. Inta kale ee aad ka hadleysid adiga uun baa ku darsaday ee is deji meesha wax xumaan ah ma taalo, Soomaalina meel ay joogaan waa walaalo oo waa runtaa.
@khadarmohamed26764 жыл бұрын
@@Wonderer224 Magool waxay ka tirsanayd walaalaha hargeysa magaca magoolna yuusuf xaaji aadan qabille ayaa u bixiyey waxaanad aqoon u lahayn lagama hadlo heestan quruxda badanna nin reer somaliland ah ayaa midhaheeda curiyey. xilliga heesta la curiyeyna radio muqdisho muu jirinba waayo 1966-kii meelahaas ayaa radio muqdisho la hir-geliyey
@Wonderer2244 жыл бұрын
Khadar Mohamed Kkkkk. Ok. Apollo 11 nin reer Somaliland ah ayaa sameeyey, Albert Einstein magaca waxaa u bixiyey nin reer Somaliland ah, bla bla bla. Adeer sheeka carruureedka ha noola iman. Radio Muqdisho xorriyadda markii la qaatay wuu jirey. KZbin ka daawo Salaad Derbi oo ka warramaya 1964-kii inuu heestiisii u horreysey u duubay Radio Muqdisho iyo Axmad Naaje oo ka sheekaynaya xorriyadda markii ka qaatay iyo Radio Muqdisho. Haddaanan la kulmin abwaan joogey Muqdisho 1957-dii markii Magool fanka soo geleysey waan ku rumaysan lahaa. Magool iyadoo fannaanad caan ah ayay waqti dambe Hargeysa mar tagay, muddo yarna joogtey. Been iyo huu huu iyo qabyaalad dhiiga kaa gashay baa ku waashay ee xaqiraada iyo xasadka jooji. Dunidu iidoor keliya maaha ee dad kalaa jira.
@shariifrooble27583 жыл бұрын
Xadreeyoo madaxa roga
@AhmedIbrahim-he2ux3 жыл бұрын
waa xusuustii midawgii somaliland iyo somalia laakin nasiib daro daacadnimadii ay somaliland iyadoo awooda sida jabouti inay goonideeda isutaagto ay door biday inay walaalahooda konfurta somaliya dawladnimo loo wada dhanyahay ladhisato see ay khiyaameen reer konfureedku oo ay waxwalba oo dawladi lahayd isku wada taxeen oo walaalahoodu waxku darsaday ay qadiyeen taaso somaliland ka cadhootay halgan dheer oo dad iyo duunyaba lagu shif beelay ay dib ula soo noqotay xoriyadii ay kula midowday somalia oo 18kii may ku dhawaaqday dawlad ka madaxbanaan somalia sababtana ay leeyihiin konfurta somalia oo wanaagii xumaan iyo xasuuq isugu daray somaliland taaso midnimadii halka ku dhimatay .
@deeqaxasan93254 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@abbasosman86434 жыл бұрын
196o bersamaad
@alimahadabdimohamud57733 жыл бұрын
Wan qiirooday
@tallman66604 жыл бұрын
War waa warki dadna waa dadki yiri yaa alifay heestaa sxbada soo qora qofki yaqaano
@farxiyoluulofficiall6974 жыл бұрын
😢😢😢😢😭😭😭
@soulehassan4 жыл бұрын
Ahn inta dhimaray, dadkii soomaalinada jeclaa way hoydeene, waxa isku hadhay 60sano dabadeed dal burburey, dad qaxay doorsoomay, wax dowlado lamoodo oo Qabiil ka urayo, oon ilmo yar shaqo iyo mustaqbal u sameyn karrin, Allow na caawi adi waxba kuguma ahee?
@abdikariinahmed7294 жыл бұрын
Hadda bois kaas waxaa ba deylay. Subscribe, share and like. Waa Aduunyo meel ay u socoto aan la garan karin!!🤔🤔
@WALAALAHAHARGEYSA4 жыл бұрын
Please chanelka hore iyo imikaba waxan ka codsaday in uu nooso galiyo riwayadii caashaq iyo cadaalad 1974 hadii aad hayso please please.
@WALAALAHAHARGEYSA4 жыл бұрын
@@waayowaayihiiwacnaa +2490997539371 Heeso iyo riwayado keydan kuugu abal guday anna wlhy wll shukrn .wan ka war sugaya.