No video

Heesti AUN Cumar dhuule iyo Magool E USC u qaadeen qoraal ah ka dib SIyaad marki dalka laga saaray

  Рет қаралды 33,188

hug dheh

hug dheh

Күн бұрын

heestaan waxa iska leh Waagacusub media
qoraalkana waxa iska leh HUGDHEH channel
hadad ka heshay like saar
wixi faalo ah comments no reeb
subscribe saar ado mahadsan

Пікірлер: 75
@saidmohamed5501
@saidmohamed5501 Жыл бұрын
ALXAMDULILLAH MAANTA XAMAR FILOYIN IYO AA IIGAGA DHISAN WLHI DAGAALKII USCna ANOO ILMA AAN KA QAYB GALAY DHIBKASTOO LA SOO MARO WIIL YAR OO FAQASH AH LANDCRUZER IGUMA HOR WATO EE ANAA WLHI LAANDHEERE KA AH wiil hg cayra
@sabirwehliye2673
@sabirwehliye2673 7 ай бұрын
Doqon calooshisa ku facaa is ka caacle koley taada unbad ka fakartay waxy ahataba
@abdisamadalimohamed2958
@abdisamadalimohamed2958 3 жыл бұрын
Heestaan Inta aamisan in Farmaajo lagu daba qaadi dono 2021 like I saara
@Abdinasir-tq8ge
@Abdinasir-tq8ge 5 күн бұрын
mansha allah guushaa allahpaa inagu gargaarey hddannahy soomali
@Caliya2020
@Caliya2020 5 жыл бұрын
Hees iyo nus Magool iyo Cumar dhuule ilaahay haydin naxariisto 🤲🏽
@apdymawel5237
@apdymawel5237 3 жыл бұрын
Two legends Magool iyo dhuule Heestan waxay si cad usheegeysa dhibatadii dowladii kitaab xorka ahayd Ee alle ina dhaafshay.
@wiilwaal4224
@wiilwaal4224 3 жыл бұрын
Heestaan aad baan u jeclahay wax kastoon ku dambeynay Siyaad bare inuu musquul ku dhintay oo kibirka aan kajabinay waan u qabnaaa.
@husseinabdille
@husseinabdille 2 жыл бұрын
Awoowga iyo hoyadaba hadu wasay ciil kuma qabe meelu doonaba haku dhinto 21 oo wasmo ah
@wiilwaal4224
@wiilwaal4224 2 жыл бұрын
@@husseinabdille ​ @Hussein Abdille Awoowgiis iyo adigaba qoxooti iyo silic baan idin galiyay kenyaatina waaka adeegtay naagihiiin ilkaha dheereaa ee uraayay, waligiina silicaas baad ku noolaan doontaan adinka iyo doofaarkana duurka ku dirira. waxaa ilaahey mahadiisa ah inaad laangaab tahay.
@husseinabdille
@husseinabdille 2 жыл бұрын
@@wiilwaal4224 horta hadal qaniis baad ledahay mana donayo inan gabdhihina caayo waxadse ogata 2021 ninka talinayo wa kuu aderka u aha oo inta waqtigi ka dhamadey xooga ku joogo ina gumed nimada la aamus
@wiilwaal4224
@wiilwaal4224 2 жыл бұрын
@@husseinabdille Waxaan ku faraxsanahay hadalka aad ku hadashay ee ah xoogbuu ku joogo oo waxa ay cadeeyneysaa inaan mar danbe xukun la idinku aaminin is weydii siyaad bare xoog qabiil uu leeyahay iyo kan wasaqa ah hada joogo kuma aysan qabsan lakiin waxaan ku dhaaran karaaa ineeysan daqiiqad qaadaneyn in xukunga laga tuuro, ogoow dadku dadkii hore maahan ayagoo intaa ka tabar daran bey darood oo dhan futada u rogeen oo duur joog ay ka dhigeen. Qaniis iyo dhilo aan arko oo soomaali ah oo aan darood aheyn waa waayay marka waxaan kuu sheeg aniga darood ma ihi. Iga raali ahaaw sxb Siyaad Bare musqul kuma uusan dhex dhiman ee wuu ku dhex baqtiyay.
@mahadow1
@mahadow1 Жыл бұрын
Maxamed Siyaad wax daran buu ahaa, ilaah baana dalka iyo dadka dhaafiyey. Reer uu amaan geliyeyna ma jiro, xitaa Mareexaanka uu ka dhashay. Marka qabiilada Soomaaliyeed ee sharafta leh yaan wax laga sheegin, taasi waa dambi.
@khadraabdurahman5032
@khadraabdurahman5032 3 жыл бұрын
💚🗨❤ GUUl baynu joogna dhaha.guul Alle Alxm ilahayow aad aan siyey noo siyadi
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 3 ай бұрын
Kuwi gubay dhulkena dhaqan kena gediyo galada inagu daray gowracay wada dadi jabhada gule daya geyiga ka saro geyigena manta gacan ta ku heyna guul beynu jogna dhaxey gul halelnay aun magol gari cad karole iyado wadato makarafonka ku qeylin muqdisho dhex waregi jirto jabhada gubabin jirtay fanka qaran loga saraya nin jecleysi iyo nin naceb sameyn aun wa dhinten
@Caliya2020
@Caliya2020 5 жыл бұрын
USC 💪🏽💪🏽SNM
@NasirabdisamadHassan
@NasirabdisamadHassan 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto magol $Cumar dhule walee waa Xasuus wacan
@user-gj9rg9ex3l
@user-gj9rg9ex3l 5 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Ax cumar dhuule fanaan caancandhalay ala yaraxma❤
@zakariyefacuul9491
@zakariyefacuul9491 3 жыл бұрын
Cumar dhuule illahay haunaxariso waa marxuum maanta laakin heestaan u qaday u kucaynaayo dowladi kacaanka iyo marxuum illahay haunaxariste abee maxamed siyad barre wax macno oo leedahay majirto burburki maxaa laga dheefay oo an dhibaato iyo qaxootinimo ahayn
@mohamedkamil9001
@mohamedkamil9001 Жыл бұрын
Alx ilahay ayaa xukunkii jahliga ee dulmi ku dhisnaa aan isoo garziin
@mohamedawale505
@mohamedawale505 2 жыл бұрын
Guul beynu joogna Almighty U.S.C
@zeydahusni527
@zeydahusni527 10 ай бұрын
Gaygeena mantaba gacantaan kuhaybaa❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Haldhaa11
@Haldhaa11 3 жыл бұрын
Ilaahay haw naxaristo labadoodaba.Guul baanu joognaa.Mar hadii godka lagu cadaabkii diinta ilaahay ka hor yimid isagoo aad ey moodid ku bakhtiyey dal shiishee
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 3 ай бұрын
Guri qurux badan la dumiyay gusha away wa la dhisi wayay itopio gadashena dagal ka dhacay wa dhisten
@mohamedsharif6647
@mohamedsharif6647 4 ай бұрын
Walee waa laga shalaayey maxaa ka dambeyey inuu Abwaan Abshir Bacaadle AUN uu run sheegey oo yiri Duqii Waa Loo Darsadey
@Nabiil47
@Nabiil47 Ай бұрын
Ma shaydaan-baa Loo darsadaa shaydaan-buu ahaa wuxuush ah
@sagaliinacadeey2390
@sagaliinacadeey2390 4 жыл бұрын
hadaan dowlad helin xitaa soo islaam nimadii wali ma heysano oo dumarkii ma asturna alx dowladnimana waan gaari doona insha allah
@sscboy3547
@sscboy3547 4 жыл бұрын
Hadraawi wuxu yidhi,hadaan sidan moodayo inay somali noqonayso ,dawladii dhexe,ma mucaaradeen,haday dawladii awooda badnayd,ay jirto ,cabdiqaasin inta guriga loogu tago,hubkiisa lama qaateen,itoobiyaan intay muqdisho kuugu yimaadaan madaxa kaama garaaceen caqli xume yaal
@axmedfaarax766
@axmedfaarax766 2 жыл бұрын
Marka koowaad iiga jawaab Itoobiyaanka yaa keenay Marka labaad yaa xoog uga saaray oo dagaalo qaraar la galay
@Haldhaa11
@Haldhaa11 Жыл бұрын
Hadraawi been ha ka sheegi. Waxaa mahad ilaahay ah in rag badan oo ka mid yahay nolol ku arkeen daaquudkii dhiigyacabka ahaa oo sida ey ugu dhex bakhtiyey musqul nigeria ah
@zeekawepoi1873
@zeekawepoi1873 11 ай бұрын
​@@Haldhaa11siyad bare hoyada oo kanikiso kacanka ayuu 21sano wasay koley ina 2023 aflagadaysid waxa usabab ah dhiladi kudhashay oo kugu dirtay abaha ninki hoyada oo cawaan ah uraxeeyay 21 sano 😢
@legendruuzi
@legendruuzi 6 жыл бұрын
Cumar dhuule Iyo Magool iney maantay dhageestaan ayey aheed heestaan 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@huud7497
@huud7497 Жыл бұрын
Maxay ka hyan mnata muqdisho 30 ka dib wey holceysa hawiye dawlad io si wax lo mamulo midna ma yaqanan maskinkan hesta qadayana wa lagu qasba
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Sharaftii aad lahaydeen xiligii dawladii dhexe jirtay waad ogaydeen markii danbana qurbaad qaxoonti ku noqoteen
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 3 жыл бұрын
Qdw faash ah
@sayidcabdalla3680
@sayidcabdalla3680 3 жыл бұрын
USC baa qori caaradii madaxa ka saartey heeskan naftiisuu ku furtey Hees qalbigiisu uusan raali ka ahayn waa markii uhoraysay uguna danbaysay uu ku luuqeeyo markuu uduubay buu magaalada uga cararey kuwaasu waaka inkaar galabsadeen maskiinkaas AUN bal tumista kabankiisa si fcn udhagaysta intiina fanka taqaan waxa khalad ka dhacaya jawaabaha musiga
@aliolow7663
@aliolow7663 2 ай бұрын
Ooyinta meeshaan kala tag 9waaridkaa wase cuqdad baa la dhimanaysaaye Cumar dhuule wiil hawiye ah buu ahaa waxa uuna qayb ka ahaa wadaniyiintii hawiye u kacay ee dulmiga ka dhiidhiciyay waligiina muqdisho meel ugama bixin ilaa geeridiisii
@zakariyefacuul9491
@zakariyefacuul9491 3 жыл бұрын
Dahir calasow nacalad hakugu dhacdo adiga iyo wixii Kulamid ah
@mahadhersi21hersi70
@mahadhersi21hersi70 2 жыл бұрын
GUUL IYO WELIBA NUS TWO LEGENTS FILJANAH.
@abdiisseahmed4188
@abdiisseahmed4188 9 ай бұрын
Cumar Dhuule midgaan ayuu ahas
@Qoojistan
@Qoojistan 6 ай бұрын
Laandheere madhiban ayuu aha
@user-xk5ez9ch3e
@user-xk5ez9ch3e 3 ай бұрын
Maha Madhibaan Waa Muuse Direed ​@@Qoojistan
@axmedibrahimheykal8316
@axmedibrahimheykal8316 4 жыл бұрын
Aaaway ragii iyo garab kii uuu helay markii tagay siyad bare
@saidmohamed5501
@saidmohamed5501 Жыл бұрын
Alxamdulillah dhulka dadkii iska lahaa aa usoo haray maantana dabaqyay ka taagteen
@hanimohasalad1538
@hanimohasalad1538 3 жыл бұрын
Guulbeynu joogna dhaha guulaleey
@cabdiaziizboqortooyo765
@cabdiaziizboqortooyo765 3 жыл бұрын
USC ❤️🙏
@xamdiahmed6343
@xamdiahmed6343 Жыл бұрын
Ilaa odaygan dhuule qaran dumis buu ahaa
@AiSomaliland
@AiSomaliland 4 ай бұрын
Naa ka xishood maytida fannaan qaran buu ahaa xaq u diri ah
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 5 жыл бұрын
Waxaan hubaa inay ka qoomameeyeen heestan....
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 3 жыл бұрын
Taasa xaqiiq ah somaali oo dhan ba qoomameeysay
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 3 жыл бұрын
siyaad bare qaf alle ka fuetey buu ahaa insha alh islaamka ka talinya
@Qoojistan
@Qoojistan 3 жыл бұрын
Dhaxal bay katageen magool iyo cumar ❤guul baynu joognaa
@iamproud7936
@iamproud7936 5 ай бұрын
Siyaad Bare waa marxuum lakiin aduu inaad qabiil ku difaacaysid ma ogid miyaa inuu culimadii iyo diintaba dagaal kula jiray tan kale Somali malintaa mid ayey ahayd lakiin gcantiisw ayey ku burburtay meel kasta oo dulmi lagu sameeyo waa burburtaa taas ogow
@mellowyellojello6520
@mellowyellojello6520 Жыл бұрын
This song doesn’t make sense because Siad Barre wasn’t colonizing Somalia, I’m very positive he did so many good things for Somalia 🇸🇴
@mahadmaxamed8452
@mahadmaxamed8452 Жыл бұрын
USC SNM SSDF SPM GUUL 😂🎉❤
@zetahusi1620
@zetahusi1620 3 жыл бұрын
Xasuus usc farxad ween
@khadraabdurahman5032
@khadraabdurahman5032 3 жыл бұрын
SNm 💪
@sharifguure9741
@sharifguure9741 5 жыл бұрын
Guuldareynu joognaa dhaha guulow na Daba qabo
@sagaliinacadeey2390
@sagaliinacadeey2390 4 жыл бұрын
hadaan dowlad helin xitaa ugu yaraan diintii islaamka ayaan heysana oo sidii siyaad rabay gaalo maan noqon alx
@samsamiito1382
@samsamiito1382 5 жыл бұрын
Jabahado guulle daayo Gayigena mantaba gacanta ku hayna guul ayaynu jooganaa muse bixi nolowo cadawgagu hajabo
@mcdhuqub5829
@mcdhuqub5829 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk jabhad baa lagu faanayaa alla Somalidu waaba jaahil ar ilaahay dictator ha u keeno sida kan kuuriya ah
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 3 жыл бұрын
haduu imaado adga ku dorantahy diinta halis galeysa diin laan inaa ku nolaan lheyd wxa ku dhanta dowld laan
@rodahabdiraman8623
@rodahabdiraman8623 4 жыл бұрын
Maanta jahanamo ilaahay daris haydiinka dhigo
@zetahusi1620
@zetahusi1620 3 жыл бұрын
Dame That’s a hateful and you did not come from God you don’t know who’s going to go to hell or heaven shut the fuck up
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 3 жыл бұрын
Wll dadka ha habarin xishoo
@saynabfarah8626
@saynabfarah8626 3 жыл бұрын
Waa hubaa inaysan wanaag sameysan abaalkooda rabi ma moooga
@cabdinaasir5181
@cabdinaasir5181 3 жыл бұрын
Ma qoladi hanti wadaga lagu so koriya tahay
@Qoojistan
@Qoojistan 3 жыл бұрын
Ma caruurtii kacaanka tahay 1991 wax weyn la idinkuma sameeyn xaraantii la idinku soo koriyey ayaa la idinka matajiyey
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 275 М.
Cumar Dhuule Cali - Hana loo garnaqo
10:42
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 754 М.
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 3,1 МЛН
XASAN AADAN SAMATAR & XALIIMA KHALIIF MAGOOL. " DALSAN :
13:50
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 2,5 МЛН
Saxarla' || Maxamed Mooge Liibaan || Kaban || HD +Lyrics
8:03
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 645 М.
Cumar Dhule iyo Magool heestii jabhada 1991
4:13
Said Nabadon
Рет қаралды 33 М.
Saranseer
9:40
Axmed Mooge - Topic
Рет қаралды 4,3 М.
Cumar Dhuule AHU Guul Baynu Joognaa |Hees Wadani Ah| Madfac Kulul
6:46
Caashaqa haween  by cumar dhuule
10:39
Hamse Ali
Рет қаралды 450 М.