Cumar Dhuula Beydhaba Ma Gaadhaa

  Рет қаралды 554,917

VivaSomalia1

VivaSomalia1

Күн бұрын

Пікірлер: 328
@yusufsultan4853
@yusufsultan4853 5 жыл бұрын
Heesta oo qoraala: Nin jacaylku beerkiyo Kala jaray boggiisoo Baadi doona baan oo Waan kula ballami laa Beryo hadalka qaadaa Miyaad baladka dhaaftaa Dhulka kale u badantay Baydhabo ma gaadhaa ? ❤❤❤ Midaan baafinaayee Igu beertay caashaqa Janno bilicsantaydii Waa bartay ku dhalatee Beryo hadalka qaadaa Miyaad baladkan dhaaftaa Dhulka kale u badantahay Baydhabo ma gaadhaa ? ❤❤❤ Waa dhul wada barwaaqoo Aan abaartu baranoo Beeshii dagmaantaa Beryo kama hayaantee ❤❤❤ Beryo hadalka qaadaa Miyaad baladkan dhaaftaa Dhulka kale u badantahay Baydhabo ma gaadhaa ? ❤❤❤ Ilaahii i barayee Boqolkii sagaashan Iyagoo bidhaan wacan Igu beegay subaxnimo Ka bogsaday jacaylkii Beerkayga jiifee Wan u bogay naftaydee Adna ii bushaaree ! Beryo hadalka qaadaa Miyaad baladkan dhaaftaa Dhulka kale u badantahay Baydhabo ma gaadhaa ??? Cumar Dhuule Fannaan cod macaan , Laxamayste iyo curiye suugaaneedba waa isaga , haa waa isaga 😍 Dadka daawan doona 100 qarni kadib haday dunidu sii jirto Cumar Dhuule Hantidaa uu idinkaga tagay nasiib ayaad u yeelateen inaad ku raaxaysataan ❤! 19 , Jun , 2019 Cop~Denmark.
@improudtobemuslim3313
@improudtobemuslim3313 5 жыл бұрын
Waaaaaaaaawa thank pro that's so nice
@xilwah5645
@xilwah5645 5 жыл бұрын
Biryahey hadalka qaadaa
@hoydeedjecel8270
@hoydeedjecel8270 5 жыл бұрын
Waaaw
@dhuux7official181
@dhuux7official181 5 жыл бұрын
Waad haysaa heeskan erayadiisa 👍
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 4 жыл бұрын
Yusuf Sultan masha allah adigaaba dhaxley intaan qarniyo lagaarin hhh 🇸🇴💕🌹🍀🤟🏾🤲🏾💚💯🇸🇴 geesi soomaaliyeed ayuu ahaa iyo aabihii jaceylka allaha unaxariisto amiiin yaarabi amiiiiiiiin
@odaysoomaaliyed538
@odaysoomaaliyed538 6 жыл бұрын
Baydhaba janaay waligay ma arkin laakiin waan jecelahay inaan mar arko from burco somaliland
@manaabdalla5020
@manaabdalla5020 6 жыл бұрын
Welcome abowe
@m.daahirsalat3536
@m.daahirsalat3536 5 жыл бұрын
Masha Allah waa lagugu soo dhoweyna bro🙏
@yasindilod6768
@yasindilod6768 5 жыл бұрын
Hadaadan arag maxaad ku jeclaatay bro Ma qofbaa wax iska jeclaada hhh Caga dhigo bilaashbaad laydha ucabaysaa adeer
@ryanismail9495
@ryanismail9495 5 жыл бұрын
niyada ayaanu ka jecel nahay
@abdrizakabdalla8884
@abdrizakabdalla8884 5 жыл бұрын
@@yasindilod6768 Cuqdada laga dareema hadalkaaga wll,qod xuriyadiida u ogolaaw,Aniba Burco waan jclahay sxpadeey ayaa ka soo jeeda.
@marwanlyrics8540
@marwanlyrics8540 5 жыл бұрын
Haben isnin ah sanadku wa 2019 bishisii todobad todobadedi gobtu wa casimada dalka muqdisho. ❤️Allah yaraxma omar dhule
@jamalmohamed7
@jamalmohamed7 4 жыл бұрын
Haben isniin ah sanadku wa 2019 bishii todobaad todobadeeda waxa kaharsan 30 ilbiriqsi bisha todobaad lixdeeda waye guubtu waa Turkey
@jamalmohamed7
@jamalmohamed7 4 жыл бұрын
Hal sano ayaa kasoo wareegatay wallee aduunyo waa ordeysaa eynu aragno sanadka 2021 iyo bisha todobaad todobadeeda cida sooqori doonto kkkk
@abdirahmansahalfartaagchan8175
@abdirahmansahalfartaagchan8175 5 жыл бұрын
axyaa waan kula balami lahaa yaa dhegaysanaya cumar dhuule cali/03/12/2019 💗💗💗💗/ oo jacayl dhaba hayaa aniga waxaa keliya liketa iisaaraya dadku jacaylku hayo ee iska ilmeeya mar marka qaar nacalaa shaydaan ku yaal ee kusoo yaaca/ axyaa erayo dhiiga dhaqaajinaya kulahaa ma bogsaday jacaylkii beerkayga jiifee waan u bogay naftaadee adna ii bushaaray i love you dadka malabka isku ah
@zayidmohamedaamir3036
@zayidmohamedaamir3036 4 жыл бұрын
Ehelu caashaq
@inacarab517
@inacarab517 4 жыл бұрын
Who's listening with me march 2020 I love baydhabo janai From burco somaliland Now at Ankara turkey
@hanadmacallin6875
@hanadmacallin6875 2 жыл бұрын
Kütahya, Türkey. Hope you’re good wherever U are. 🙏🏼
@abdinasirjilao5783
@abdinasirjilao5783 6 жыл бұрын
heestan waa waaya waayadii markey somaliya is jaceled allow adaa awodo Mar kale Somalia isku keen ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@zuhuurzafi809
@zuhuurzafi809 6 жыл бұрын
Shaxamleewaaye Cali Amiin amiin wllo allow nabadi noso celi
@mohaaabdiaziz9826
@mohaaabdiaziz9826 2 жыл бұрын
Ameeen
@yaxyemohamed3918
@yaxyemohamed3918 5 жыл бұрын
Baydhabo wali ma arkin lkn waxaan arkay heeso badan oo abwanadii hore kaga hadleen quruxdeeda waxaan rajaynayaa inaan maruun caga dhigo from Hargaysa
@nuuraomar4900
@nuuraomar4900 5 жыл бұрын
Mhdsnid
@hoydeedjecel8270
@hoydeedjecel8270 5 жыл бұрын
Insha allh wlakay
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 4 жыл бұрын
Yaxye Mohamed soomaaliya oo dhan waa qurux badantahay waa inaan wadankakeena iimansanaa
@khadiijosheikhadan6054
@khadiijosheikhadan6054 4 жыл бұрын
Baydhabo janaay hadii adanba arkin waxbaa kuu dhiman
@AliMohamed-sn2wv
@AliMohamed-sn2wv 4 жыл бұрын
More well come baydhaba janaay
@hoodoeyyanshaati7109
@hoodoeyyanshaati7109 5 жыл бұрын
Heestan feisal muniir aya i jcleysiyay wlhi allah u naxaristo fananka jclka cumar dhuule
@hidayawomensassociation2372
@hidayawomensassociation2372 4 жыл бұрын
We live Baydhabo Janaay iyo heestaan jacaylka xabaarsan. Illaahow kuu naxariiso Cumar Dhuule legend
@bircalaanjiyed.2601
@bircalaanjiyed.2601 5 жыл бұрын
Heestan waagi iigu horeysay (12 sano ka hor) wxn aad ujeclaa inan mar un Baydhabo tago. Manta oo taariikhdu tahay 29/08/2019 heestan wxn kudhageysanayaa BAYDHABO JANAAY.
@Jonahali007
@Jonahali007 2 жыл бұрын
29 8 is my birthday
@xasanwadani3552
@xasanwadani3552 Жыл бұрын
Waa iga nasiib badantahy😢
@bircalaanjiyed.2601
@bircalaanjiyed.2601 Жыл бұрын
​@@xasanwadani3552sxb ma qurbaad jirtaa?
@AlmaasXasan-hq9gg
@AlmaasXasan-hq9gg 9 ай бұрын
​@@xasanwadani3552sorry 😢zxp
@mohamedyunis8121
@mohamedyunis8121 4 жыл бұрын
Baydhawo aniga oo yer ayaan safar ku maray inshallah inan tago waan jeclahay form Mogadishu
@xamzeali5369
@xamzeali5369 4 жыл бұрын
Mashalh beydhabo janaay baladka raaxade waligey ma tagin lkn waan jeclahay From gedo region Fanaanka alaha unaxaristo
@faraxsanmohamed3631
@faraxsanmohamed3631 4 жыл бұрын
Me two from beydhawo jaanay
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy 3 жыл бұрын
Baydhabo alahayow beelayada hareer mari from gobolkii raga burco
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Жыл бұрын
Amiin yarabi Beydhabo 30 sano wxa ku jrta godoon dhibtada so martey xmar xta maso marin insha alh wa lga baxaa
@AlmaasXasan-hq9gg
@AlmaasXasan-hq9gg 6 ай бұрын
Aaamin wll❤
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Labadoodaba Allaha u naxariisto,, abwaan cabdalla nuuradiin axmed iyo Cumar dhule cali.
@amiinabdi538
@amiinabdi538 4 жыл бұрын
Watching in 2021 salan from New York City 🇺🇸🇺🇸
@Jonahali007
@Jonahali007 2 жыл бұрын
Watching this from manhatten ny
@madinamaxamed4928
@madinamaxamed4928 2 жыл бұрын
Same
@jaakalow9061
@jaakalow9061 2 жыл бұрын
wathing 2022 tuulo u furow 90 kilo mitir u jirta ayan jogaa😢😢
@qaranyuusufcaliburmad8696
@qaranyuusufcaliburmad8696 Жыл бұрын
2023 ❤ If you're still alive, may Allah bless you 🙏
@momeddeyabeh3442
@momeddeyabeh3442 Жыл бұрын
Watching this from Ali-Sabieh, Djibouti
@quratulcayni2496
@quratulcayni2496 5 жыл бұрын
Old songs still hv the beautiful line.... 2020 ayaan dhegaysanaya weli heestan ILAHAY HAW NAXARIISTO CUMAR DHUULE
@Engibrahimshire
@Engibrahimshire 5 жыл бұрын
reer baydhabo miyirkaan idinka salaamay laascaanood ban idnka soo salamayaaa
@faraxsanmohamed3631
@faraxsanmohamed3631 4 жыл бұрын
Tnks my brother wan kaqadnay shukran sidokle from beydhawo love lascanood All Somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿💋💋💋💢💥❤🥰
@maxamudibrahim7448
@maxamudibrahim7448 3 жыл бұрын
Wan kaa qadney bro
@habonhaboniita4566
@habonhaboniita4566 2 жыл бұрын
🥰🥰
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 жыл бұрын
كلمات جميله ، واذاء رائع ، وصوت حنين يهدي الأعصاب ..... لك الرحمه والمغفره عمرمهذي
@garaadkaumada4630
@garaadkaumada4630 2 жыл бұрын
Waxay igu ledahy xasuus iyo beri samaadkii oo kunoolaa burco 10 sano ka hor oo aan inan jeclaa ayaan dhagaysan jiray intay igu daadisay ayay iga tahriibtay ana kama hadhine waan kadabo tahriibay dadka waxa aanu iskugu tagnay 🇺🇸 maraykan hada waa xaaskayga 3 wiilna way iihaysaa alle ha iidaaye samriin nin so jabay ahy ee hala dhaafina liketa
@maariyaargsan5248
@maariyaargsan5248 6 жыл бұрын
Ale ha unaxariisdo cumar dhuule janadi farduusa ha ka warabiyo aamiin aamiin aamiin aaamiin
@hackerlegend2861
@hackerlegend2861 4 жыл бұрын
Baydhabo janaay anoo yar ayaa gaadhi ku maray sida la isheegay waxaan jecelahay anaan mar isha allah arko if allah say from Berbera somaliland
@MukhtarabshirIsack
@MukhtarabshirIsack 7 ай бұрын
Markii 2aad waxan dhegaysanoyaa 2024 cid waliba oo iga danbeysa like 👍 ii saara baydhabo magaadhaa alla magaaladaydii in mudo ah ayaan ka maqanahy allow nabada uziyaadi❤
@farhiyadhamys6403
@farhiyadhamys6403 3 жыл бұрын
Heestan anigo Yar oo jacaylb waxba ka aqoon ayaa laysoo diray 😭😭😭😭😭😭sas baan ku bartey kun xanuusta 😭 Allah ha ku naxriisto Cumar dhule cali allah jandi fardowsa allah ha ka warbiyo
@NaturalEmotionss
@NaturalEmotionss 6 жыл бұрын
Baydhapo janaaay wa halkan hada ku suganahay Alxm waa dhul wada barwaaqaa Aan abaartu baranoo beeshii dagmaantaa baryo kama hayaaman Xaqiiiiiiiiq ilohow noo siyaaadi
@yasindilod6768
@yasindilod6768 5 жыл бұрын
Hhhh baydhabo meeshii kabaha lagu cunay miyaanay ahayn ee saamaha lakarsan jiray
@mohamedabdi6448
@mohamedabdi6448 5 жыл бұрын
Ladaan qaali qof radanay badhyabo janay kunool numberkaaga gadaal iguso qor
@nuurmaxmuudcali1764
@nuurmaxmuudcali1764 2 жыл бұрын
Habeeen jumcaha 1:10 pm Bari, italy ayaan ku dhagaysanayaaa
@xasanwadani3552
@xasanwadani3552 Жыл бұрын
Bidao iny barwaaqo tahy fanaanka oo kaa weyn aya qiraya lkn abaarta wxa keenay waa dagaaladi sokoye
@mohamedyuur9618
@mohamedyuur9618 4 жыл бұрын
Baydhabo dhulkii reer abtigey gob gob dhashey laysaan iyo majeerteen cumar maxamuud iska dhaleen laangaab ma agmarin salaamo baydhabo waa ku faanaa
@hadalyargaflaaan3141
@hadalyargaflaaan3141 3 жыл бұрын
Abti gabar baan mesha ka bartay Waa Guri gobeed Baydhabo ❤️🙏
@mohamedyuur9618
@mohamedyuur9618 3 жыл бұрын
@@hadalyargaflaaan3141 aahey abti amba gabar bey isoo siiyeen reer abtigey 2018 kii mar aan booqdey aad moodo xuurul ceyn quruxda gobanimo iyo dhaqan nasab beydhaba ugu tag doqona maba dhalaan
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 6 ай бұрын
My abtiyashey kofur galbed stete somalia ❤❤❤❤beydhabo jano ❤❤❤❤my abtiyashey
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 6 ай бұрын
Aniga bangaladesh ban nin ka jeclahay bangaladesh ma garta midkan bafinayay igu beray cashaqa jano bilicsan keygi wa bartu ku dhashay bangaladesh ma garta ❤❤❤❤Song
@yusufmohamedabdullahi5173
@yusufmohamedabdullahi5173 5 жыл бұрын
cumar dhule allah yarxamuk LOVE BAYDHAPO JANAAY💕💕
@xasanmaxamed7905
@xasanmaxamed7905 5 жыл бұрын
30-12-2019 Habeen talaado soo galayso Sacaduna tahy 11.29 fiidnimo ama 23.29 . Baydhabo janaayna waxaan tagay 05/10/2019. Waxaana ka soo tagay 07/10/2019 Waana markii igu horeysay aan tago. Labo maalina soo joogay anigoo u xiiso qaba ka soo tagay Allah dalkeena iyo dadkeena xifdi.
@hackerlegend2861
@hackerlegend2861 4 жыл бұрын
Majira qof dhageysanya 6/2/2020 hasuu jiro like saar fadlan
@ibracosmetics
@ibracosmetics Жыл бұрын
Jah axsan hees baydhabo magadhaan 🇦🇿❣️💪
@samiiracudoon4072
@samiiracudoon4072 5 жыл бұрын
21 December 2019 maalin sabdi ah nageesanoyaah allh yaraxma fanan quimo bdn🤲🤲🤲
@apdikadiralidagel1373
@apdikadiralidagel1373 Жыл бұрын
Baydhabo janaay waligaya matagin laakiin mar un waan tagin ishallah ❤
@Siham5473
@Siham5473 3 жыл бұрын
I love it wlhi from somaliland hestan wanku qorida
@awarsame3874
@awarsame3874 3 жыл бұрын
Great singer and song!!!
@najibhassan1770
@najibhassan1770 4 жыл бұрын
Axyaaa fanaaan cumar dhuule alaha unaxariisto kama daalo heesihiisa hadaan heesihi hore dhagaysanaayo asagaan raadiyaaa 28/1/2020 saacaduna waa 21:38pm
@ifrahbella6598
@ifrahbella6598 5 жыл бұрын
AUN omar dhuule😭 hestan kama dalo♥
@jogtodhayow1556
@jogtodhayow1556 3 жыл бұрын
20/11/2021 ayan kuso ceshaty hestan ano yar iyo ano dhex dhexasba wan jcla hesta waan kula balami laa mana aqan wxn la balamayo sacaduna waa abara 12:11am allow unaxariso fanankena wlh hadu jogi laha somali side si noqoneso wuxu door bidi laha inu dhinto😭😭dad wa dadki hore hora lo dhahy kama dalo hesaha qaramiga one love❤❤❤
@fahiimaashanti7638
@fahiimaashanti7638 6 жыл бұрын
Waaa habenki igu hooresayi aan dhagestyi 1/1/2019 waa habeen tariikha
@fahiimaashanti7638
@fahiimaashanti7638 6 жыл бұрын
@Mohamoud Ali hhhhhhh yaad jaceshyi ma heesta
@ahmedsharif4053
@ahmedsharif4053 5 жыл бұрын
Hhhh fahiima kulamid hada igu horeyso aan dawado
@zuhuurzafi809
@zuhuurzafi809 6 жыл бұрын
Allaya raxma Omar dhule
@yussufhiliye2576
@yussufhiliye2576 6 жыл бұрын
Haa walahi esh cala fanaan AUN
@hoydeedjecel8270
@hoydeedjecel8270 5 жыл бұрын
Alleh ha Una xristo
@laylamohamet1765
@laylamohamet1765 6 жыл бұрын
Maalin tarikhdu tahay 1/11/2018 ayan dhegayaty ilaa 20 jeer ku ceshatay Waana maalintaan is baranay my haert bashir 1/11/2016
@deeqmedia8133
@deeqmedia8133 6 жыл бұрын
leylo quraan miyaa markaad ku cel ceshaneydif
@Ghost-dv7bp
@Ghost-dv7bp 6 жыл бұрын
Cawa igu horeso, sas ay tahayna wax jacel ah ima hayo balse waxan ka helay erayada macan ooo murtida badan xambarsan,
@Somalittimes
@Somalittimes 6 жыл бұрын
Allaha Isukiin Barakeeyo
@sahranuura946
@sahranuura946 6 жыл бұрын
Layla Mohammed Makala Faatixaysateen, Heestu waa Jacayl Guulaysan waayay.
@abdullahiaweys3197
@abdullahiaweys3197 5 жыл бұрын
Layla Mohamet waan ku salaamayaa sidaas iyo sikadaran ayaan samayn jirey markaan jacayl barbaradka ahaakkkk kaftan uuuuunbay iga tahay walaashay salaan gobeed
@isxaqabdullahi1094
@isxaqabdullahi1094 6 жыл бұрын
Nin jacaylku beerkiyo kala jaray bogiiso badi dona baanoo adan kula balami lahaa hees iga dheh allow somali midee Liketa haila dhafina inta somali inay israacdo rabta
@maxamedcabdicaydiid4484
@maxamedcabdicaydiid4484 5 жыл бұрын
Manshaaal
@ahmedabdirahman7363
@ahmedabdirahman7363 4 жыл бұрын
iraac meesha kuma qorne rayigaaga ka dhiibo heesta hhhhhhhhhhhh riyadii awowgaa dishay ayaad weli wadaa
@sidramoha1646
@sidramoha1646 4 жыл бұрын
Yaa dhegesanaaya 31-8-2020 Kama daalo dhageysiga heestan Love baydhabo janaaaaay
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 2 жыл бұрын
4/12/2022😍
@kingbarahow2128
@kingbarahow2128 4 жыл бұрын
Baydhabo safar Ayaan ku maray lkn anigo xiseynaya ayaan ka tagay. Kusoo noqon doona insha allah
@Sabrina-ko1kc
@Sabrina-ko1kc 4 жыл бұрын
Yaaa salaam Axyaa fanan allah yarxamuk ❤❤❤❤2020
@safasalleban
@safasalleban 7 ай бұрын
Maalin khamiisaa 12:23 5/9/2024 Nin jecelku beerkiyo kala jarey bogiisoo baadi doona baan ahoo waan kula balami lahaa. Xasuus ❤🎉 ❤🎉🎉
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 5 жыл бұрын
2;00 Habeen Gaara 23-March 2019 Habeen Sabti Ah Omar Dhuule Alle Hakuu Naxariisto..
@nuradinfarah2492
@nuradinfarah2492 Жыл бұрын
Watching from 2023 Fargo City ND 🇺🇸 One year ago i was in Mogadishu. Aduunyo. ❤
@wallkj8569
@wallkj8569 2 жыл бұрын
Hadi aad daawanseso 2022 like isaar✌🤝
@abdirahmanmohamedwehlie5346
@abdirahmanmohamedwehlie5346 4 жыл бұрын
Goobta an shaqada ban jogaa heesta aabo somaliyed marxuum cumar dhuule cali ban dhageysanayaa Rabbi naxriisti janno haku siiyo heestan wa saaid u dhageysan jire marki an ahay dugsiga sare waxana aad u jeclay gabar an social mediaya kabarte balse hada marwo ninkale ah mantana anigoo dhawac jcl qabo sidookle herkeyga jamacada waxyar iiga harsan yihiin ayan dhageysanayaa dhalinta iga danbeyso ogaada in Suugan aheyd midi hore 12/9/2020 malin sabti ah
@faraxsanmohamed3631
@faraxsanmohamed3631 4 жыл бұрын
Oh sorry jcl wllo jcelku waa xanuun wlh kula midan ahy 😭😭😭💔💔💔💔💔
@suldaandurcarbeed2203
@suldaandurcarbeed2203 7 жыл бұрын
Biryahey hadalka qaadaa Miyaad baladka dhaaftaa Dhulka kale u badantahey Beydhabo ma gaadhaa
@safiyoabshir2351
@safiyoabshir2351 6 жыл бұрын
By
@abdullahiaweys3197
@abdullahiaweys3197 5 жыл бұрын
Thanks suldaan
@hoydeedjecel8270
@hoydeedjecel8270 5 жыл бұрын
Haye mn kuguh shegaa ana tgyee hhhh
@somali9133
@somali9133 5 жыл бұрын
Waa maalin ciida 11:30a.m 4 June 2019 intii iga danbeysa like heyla dhaafina
@xayleofficial2599
@xayleofficial2599 5 жыл бұрын
Waykanq baydhabo ma garta kkkkkkkk
@guushamarinkeedahaybso7558
@guushamarinkeedahaybso7558 6 жыл бұрын
Noverbar 2018 hbn isniina from muqdisho taloo Somalia oo nabada man arki omar dhuule alla haw naxaristo amiin
@SahraMahamedabdi
@SahraMahamedabdi Жыл бұрын
Baydhaho magadha ah ❤ inaha allaah mar unn
@mohamedosman-yr2zb
@mohamedosman-yr2zb 2 жыл бұрын
I am watching in Toronto Canada 🇨🇦2022
@abduqaadiruk717
@abduqaadiruk717 7 жыл бұрын
waan ka helaa talaahi caadi maha alla ya raxma
@idhammahdialihassan8141
@idhammahdialihassan8141 11 ай бұрын
Ragii fanka mulkiyada ulahaa alle hawnaxariisto cumar dhuule
@murtiiyomadadaalo9062
@murtiiyomadadaalo9062 5 жыл бұрын
3 Dec 2019 malin Talado ah Duhurnimo ayan dhagesanaya *Buuhoodle* magadhna
@jamaljamka7665
@jamaljamka7665 6 жыл бұрын
Happy new yaer 1.1.2019 iyo mirqaan wn rag culus
@faysaljiite255
@faysaljiite255 2 жыл бұрын
Midaan baafinaayay igu beertay caashaqa Jana bilicsantaydii waa bartee ku dhalatee AUN Dhuule🥹💯🙏
@axmedmaxamed2178
@axmedmaxamed2178 Жыл бұрын
Allah unaxariisto fanaan weyn
@Mahamoudnajah
@Mahamoudnajah Жыл бұрын
Cumar dhule Cali allah Ya Raxma❤
@umuashraf7911
@umuashraf7911 6 жыл бұрын
Allah unaxsristo janatul fardowsa
@saidomane8796
@saidomane8796 3 жыл бұрын
2022ka hadaan dawaneeysid👍 rabbi ha u naxariisto cumar dhuule
@amiiin____samadoon4175
@amiiin____samadoon4175 3 жыл бұрын
Lama gaarin wali 😄😂
@mohamudhassangedi739
@mohamudhassangedi739 2 жыл бұрын
2022 love saar hadad 2023 soo boqty
@aishaalin4031
@aishaalin4031 3 жыл бұрын
Haben jimco taariikhda tahy 6/11/2021 yaa ila dhageysanayo from mugdisho
@aliaden5005
@aliaden5005 5 жыл бұрын
waa habeen talaado ah arbaco soo galeyso 19/2/2019 from köln germeny caadi mahan
@alidhuux2949
@alidhuux2949 4 жыл бұрын
Legend dhuulle allow kuu naxariiso halis buu ahaa xaqiiq
@hackerlegend2861
@hackerlegend2861 4 жыл бұрын
AUN fanaanka weyn cumar dhuule cali legend aaxya fanaan
@Xasuusmedia
@Xasuusmedia 3 жыл бұрын
Axyaa hees Legend will never died 🥰🙏
@jamacjirde4454
@jamacjirde4454 2 жыл бұрын
Allh how naxariisto mar xuum cumar dhuule cale
@saciidraagehassan2257
@saciidraagehassan2257 Жыл бұрын
Watching in 2023 baydhabo
@2Gkin
@2Gkin 8 ай бұрын
From Germany 2024❤
@xareed1
@xareed1 4 жыл бұрын
2020 mariii corona laga cabsanayay yaa ila dawanaya
@teamdirisle2880
@teamdirisle2880 4 жыл бұрын
Me
@abdiawed3540
@abdiawed3540 4 жыл бұрын
25-3-2020 weeye aduunka corona ayaa fara ba'an ku haya guryaha ayaan ku jirnaa magaalada qaahira , mana jiro qof dibada u bixi kara, cumar dhule ayaa noo daaran.
@nasrobbe8496
@nasrobbe8496 6 жыл бұрын
Axsan cumar dhule Alle ya raxma hestan love Ku ahy dhageysigeda kama dalo
@Himila55
@Himila55 5 жыл бұрын
Legendary omar dhuule heesahisa ku qaraabta
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 5 жыл бұрын
14.March.2019 Khamiis 8:50 Subaxnimo Daawanayaa Alle islaamka oodhan ha u naxariisto
@muniraabokor37
@muniraabokor37 5 жыл бұрын
Somali American allhuma ameeen 🤲🏻🤲🏻
@faisalmohamed7125
@faisalmohamed7125 2 жыл бұрын
Baydhaba❤️ from Omar dhuule birth place Burco.
@munirjrmunir6542
@munirjrmunir6542 3 жыл бұрын
Cod macan waa hora dahgeysani jiri AUN Omar dhule xasus
@faysalyuusuf9164
@faysalyuusuf9164 4 жыл бұрын
9/03/2020 habeen isniin ah hargiesa iyo cosob mall jigjigayar
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 4 жыл бұрын
الله يرحمه 😢
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Жыл бұрын
Waa fananka markuu kabanka garacaba hees uga so bixi jirtay allha unaxristo 😢
@sakariyadahirhassan8767
@sakariyadahirhassan8767 5 жыл бұрын
Alle ha u raxmado Cumar dheele Habeen isniin soo galayso 19-2-2019 saacada 01:20 Am,, Chelsea daydiina Man Utd ayaa 2-0 kaga badisaya lol
@mawlidrashid4057
@mawlidrashid4057 5 жыл бұрын
Sakariya Dahir Hassan xusuus sxb weeye
@sakariyeabdirahman8725
@sakariyeabdirahman8725 5 жыл бұрын
Hhh dr habeenkaa wax markii lagaa badiyay ma heestasad isku qaboojisay hh salan sare sxb
@kiinabdinoor9777
@kiinabdinoor9777 5 жыл бұрын
Heestan waxa i baray feysal muniir deedna wan soo heebshay wa galab isniin ah 4:10 am 4/2/2019
@abdirisak3073
@abdirisak3073 6 жыл бұрын
27/10/2018 haben sabti aH ayn dhgysthy
@anuumo3039
@anuumo3039 6 жыл бұрын
23 novembrnovembr 2018 habeen sabtiya wlh hh
@togdheerboy6279
@togdheerboy6279 5 жыл бұрын
cumar dhuule cali fanaankii somali ugu jeclaa
@madadaalochennel7752
@madadaalochennel7752 5 жыл бұрын
runtii waan jeclaa inaan Mar uun tago baydhabo lkn wakhtigaa ii saaixi waayey isha allh wan tagi doonaa
@nuurtoyuusuf1436
@nuurtoyuusuf1436 5 жыл бұрын
Sunday, 17/3/2019 22:25pm habeen habeenada ka duwan
@ryanismail9495
@ryanismail9495 5 жыл бұрын
maxaa dhacay habeen kaas? 😜
@abdishukri4612
@abdishukri4612 5 жыл бұрын
Nurto cadey anaa kula dareemy
@NacaybTire7382
@NacaybTire7382 Жыл бұрын
Who is listening 🎶 2023
@aliadammohamed9134
@aliadammohamed9134 6 жыл бұрын
Ciid wanagsan malin ciid baan dhagaysnayaa 😍😍
@xaawojaamac3087
@xaawojaamac3087 4 жыл бұрын
Hees xasuusteda wadatah 😭😭
@AlmaasXasan-hq9gg
@AlmaasXasan-hq9gg 9 ай бұрын
heestayda io magaaladayda baidao jiny❤😊😮
@axmedjama5833
@axmedjama5833 5 жыл бұрын
heestani waxy igu reebtay xasuus murgo wakhti aan kusugnaa dalka liibaya waxa ii qaadi jiray sxbky oo ku dhintay dalka liibya
@baxsancaliaxmadcali
@baxsancaliaxmadcali Жыл бұрын
sorry 😞 Ale h u naxariisto
@fadumoladan
@fadumoladan 2 жыл бұрын
Waan kula balami laa lkn waad ka baxday balantii cumar dhuule Allah yarxamu hesahiisu heesaha iilama sina
@abdigass2668
@abdigass2668 3 жыл бұрын
Walayaal: Yaa Laxanka iyo Midhaha u sameeyay heestan? Mahadsanidiin.
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Miraha, waa cabdalla nuuradiin Laxanka waxaan u maleynayaa cumar dhuhle.
@footballerdeeq1742
@footballerdeeq1742 4 жыл бұрын
2020/hadaa dhagaysanasi wlaal ha ila dhaafin like
@xaliye1902
@xaliye1902 4 жыл бұрын
Alla ya raxma legend Cumar dhuule cumar mahdi
@sadarmukhtaramin6021
@sadarmukhtaramin6021 6 жыл бұрын
Waa dhul wada baraaqoo abaartu karinee 😍😍😍
@raxmaaadan4679
@raxmaaadan4679 5 жыл бұрын
waa hees qali
@cabdikariimnuur518
@cabdikariimnuur518 Жыл бұрын
Waligay baydhabo ma arag waxaanse jeclahay inaan tago ilaah amarkii borama
@somalilander88mohamad97
@somalilander88mohamad97 5 жыл бұрын
malin arbaca 05/02/2019 ah from london airport to hargeisa hadhwanaag magaladaydii dhulka kale u badantahy hargeisana ma aadaa
@mustafaibrahim1995
@mustafaibrahim1995 2 жыл бұрын
2022 Ayaan daawanayaa in Galkacyo
Khadra Daahir - Waa Bixiso Oday "Original"
9:54
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 305 М.
Hadynaan Heshiinayn
8:44
ADDE JAMA
Рет қаралды 81 М.
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
Xulka heesaha CUMAR DHUULE CALI
40:28
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 103 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
Geesguud Media
Рет қаралды 2,4 МЛН
Caashaqa haween  by cumar dhuule
10:39
Hamse Ali
Рет қаралды 608 М.
Marwooy waa  maati dumar hadaan ragu maamulayn muraad koodaa ka luma
10:34
waxan ahay zxp kaa
Рет қаралды 12 М.
Maxamed Saleeban Tubeec BBC 1983
20:02
BulhanGroup
Рет қаралды 48 М.
AUN cumar dhuule waa jacayl aboodiya
9:20
ONE WAY 99
Рет қаралды 100 М.
Dunidan Cabdi Tahliil Warsame
8:02
VivaSomalia1
Рет қаралды 591 М.
Hassan Aadan & Khadra Daahir, liibaantu waa ma is afgaranaa
7:07
TvUniversaldotNET
Рет қаралды 5 МЛН
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН