cumar dhuule caga dhigo lyrics | cumar dhuule caga dhigo | Cumar Dhuule Walow aan ku caashaqay

  Рет қаралды 684,931

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Жыл бұрын

HEESTA: Caga-dhigo bilaash baad
LUUQADA: Cumar Dhuule Cali
LYRICS: DHUGMAAL LYRICS
Qoraalka Heesta ( Lyrics )
Walow aan ku caashaqay
Oon calanka kuu sudhay
Camal xumaa i qaadee
Layguma celcelliyoo
Anigaa ka caagganee
Caga dhigo bilaash baaad
Laydha u cabbaysaa
****************************
Cambayahow bislaadee
Cunista uun u baahane
Walow aad cad nool tahay
Cid laguuma waayinee
Waxaa jira carrada wali
Gabdha kaa cuddoonoo
Ku caddiban adduunkee
Caga dhigo bilaash baad
Laydha u cabbaysaa
**************************
Cakuyee kalgacalkii
Igu helay carraabada
Kama caafimaadine
Walow aan codkaygiyo
Heesaha Ku ciil baxay
Caga-dhigo bilaash baad
Laydha u cabbaysaa
#dhugmaal_lyrics #dhugmaallyrics #dhugmaal

Пікірлер: 184
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
#𝐋𝐘𝐑𝐈𝐂𝐒: Walow aan ku caashaqay Oon calan ku guud sudhay Camal xumaa i Qaadeeh Layguma cel celiyooh Anigaa ka caagane Cago dhigo bilaash baad Laydha U cabaysaaaaah ****************** 𝐂𝐚𝐧𝐛𝐞 𝐲𝐚𝐡𝐨𝐨𝐰 bislaadee Cunistuun U baahani Wallow aad cad nool Thy Cid Laguuma waayine Waxa Jira carada welih Gabdho kaa Cudoonoo Ku Cadiban Aduunkeeh. Cago dhigo bilaash baad Laydha U Cabaysaaaaah *************** Cakuye kalgacalkii Igu helay caraabada Kama caafimaadine Wallow aan codkaygiyo Heesaha ku ciil baxay Cago dhigo bilaash baad Laydha U cabaysaaaaah ===============END!. MID- ka mid ah xulka heesaha HirgaLay Hees xusid Mudaaan!. MID- ka mid ah heesahayga Khaaska ah My Unique O My Favorite. ALLE YARXAMA THE Greatest of all the time ABWN Mulaxam Fanaan Kabaniiste! Mucjisadii heesaha Heart touching-ka. ABWN FANAAN MULXM JILAA DHUULE!. 。゚゚・。・゚゚。 ゚。Love you  ゚・。・
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Mhdsanid sxb sare dhugmaal Lyrics.
@CabdiqadirMaxamedcaliweerar
@CabdiqadirMaxamedcaliweerar 11 ай бұрын
❤❤ع
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 11 ай бұрын
Mahadsanid saaxiib Dhugmaal.
@TUSMEYN
@TUSMEYN 10 ай бұрын
Erayada iska sax meelaha qaar si fiicanna u dhageeyso heesta. * Camal xumada qaarkeed ✅ *Camal xumaa I qaadeeh ma ahan❌
@ShukriMohamed-ry6fe
@ShukriMohamed-ry6fe 7 ай бұрын
​@@TUSMEYN😊p100
@cabdirahmaanmaxamuud1722
@cabdirahmaanmaxamuud1722 4 ай бұрын
4/3/2024 😊
@pretyyaisha
@pretyyaisha 4 ай бұрын
Same💔
@mohamedalihashi572
@mohamedalihashi572 4 ай бұрын
At 8:00 pm, I also listened
@NasteehoHassan-yb1tt
@NasteehoHassan-yb1tt 4 ай бұрын
At 10.30pm😊
@amishaabshir258
@amishaabshir258 4 ай бұрын
At 11:13pm ❤️‍🩹
@user-do7ku8zy7d
@user-do7ku8zy7d 4 ай бұрын
01:31
@nashaadofficial1510
@nashaadofficial1510 4 ай бұрын
Inta 2024 kusoo ceshatay❤😅🖐
@hassanabdi1524
@hassanabdi1524 4 ай бұрын
@nashaadofficial1510 with u ❤
@kawsaryusuf5800
@kawsaryusuf5800 11 күн бұрын
6 jeer 😮
@abdiwalixasan0166
@abdiwalixasan0166 4 ай бұрын
Hees 2024 bisha 3 be qaraxday isbital cumar dhule from tiktok inta iga danbeyso ilk i saarto
@sayittalaabo8547
@sayittalaabo8547 4 ай бұрын
Cisbitaalka cumer dhuule 🏥 cid ku booqo mooye wali caabuuq uma tagin.. !😂 2024 ❤🗿
@princes2224
@princes2224 4 ай бұрын
Bukaanada jiifo aan booqanee soo bax bal😩😂😂
@ABBIR.OTO4
@ABBIR.OTO4 4 ай бұрын
😂
@ShugriSuleiman-vu4jo
@ShugriSuleiman-vu4jo 6 ай бұрын
Mar hadaan erphone iyo cumar dhule isla helo oon dhagaysto ismaba xakamayn karo adoon qofna jeclayn hadana xusuusa qaar way kudili karaanba anwy wax walba way hagaagayaan😊
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 4 ай бұрын
Xasuus 2019 zaaid u dhegesan jirey 😢allow u naxariiso
@AxmedXaaji-df4kt
@AxmedXaaji-df4kt 2 ай бұрын
Hes weeye qlhy
@ckmohayir.
@ckmohayir. 4 ай бұрын
wax kastoo ka meer meero cisbitaalka cumar dhuule waa la idhigay dhexdiiso waxan ah bukaan liitah ❤zuuuuuu
@Soyaal10
@Soyaal10 Жыл бұрын
OMAR DHUULE ALI inta tageerto salaan Gobeed iga Gudooma 🎉
@user-ft8xw9ll8p
@user-ft8xw9ll8p 4 ай бұрын
Sooyaal waadidaase salaan guud muwaadin iga gudoon. .
@nimomumin2552
@nimomumin2552 15 күн бұрын
Thanks for the lyrics ❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@user-ph7iw3du8b
@user-ph7iw3du8b 7 ай бұрын
Cakuye kalgacalkii Igu helay caraabada Kama caafimaadine Walow aan codkaygiyo Heesaha ku ciil baxay Cago dhigo bilaashba Laydhaw cabaysaa Esh calaa hees Alle haw naxariisto cumar dhuule
@maymuungabaradag
@maymuungabaradag 10 ай бұрын
Allha unaxariisto allow janda kuwaarabi yarabi 😢😢😢😢😢😢😢 love you cumar dhuuleeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee
@Saprina-uw1ii
@Saprina-uw1ii Ай бұрын
Jaceyl wax fcn ma ahaa wlhi nin ba wanacay lkn dadka isku mid ma ahan wanka bogsan inshallah ❤️
@AbdirahmanYuusuf-cq2zh
@AbdirahmanYuusuf-cq2zh 27 күн бұрын
Ragu is ku mid mahe Alaha ku siiyo mid ad ku qabowdo walow anigaba ha noqote ❤😂
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Hees xusid mudan Axsan caleeg. Raxmaanku haw naxariisto Cumar AHUN
@user-vc1tb7nt6c
@user-vc1tb7nt6c 5 ай бұрын
Walow aan Codkaygiyo Heesaha Ku Ciil Baxay AhN Cumar dhuule Nin Reer Burco ah buu ahaa
@capdifataaxdaahir5023
@capdifataaxdaahir5023 7 ай бұрын
waxaN halkan ka salamay qof kasta ooo sidayda la dhaawacay oo ilintiisa ay noqotay sida biyaha wabiga o soo fatahay oo ku qarsada dhoolacadayn😭
@HodanAhmed-hs1we
@HodanAhmed-hs1we 5 ай бұрын
Intii lay dhawacy baa weliba hortyda lagu guursdy balse waa ka kabty ragu dumarka waa ka nugulyihiin xaga jclka
@Bwalde
@Bwalde 4 ай бұрын
Libaax, rag ma ilmeeyee madaxa kor u taag! ILAAH baa og taariikhdaan soo maraye. Shalay baad baratay taad u ilmaynayso, mid kalana berri baad baran kadhaa! Ka soco!
@Abdiqanisuleiman
@Abdiqanisuleiman 4 ай бұрын
Heestan hore ma umaqashay mise ciyaalka 2024 maqlay ayaad tahay😂
@apdirizakiroapdirizakiro625
@apdirizakiroapdirizakiro625 4 ай бұрын
Kkkkk
@princes2224
@princes2224 4 ай бұрын
2024😂😂tiktok
@akramyare5444
@akramyare5444 3 ай бұрын
2024 iyado wil qadato bila music 😂
@anisaqueen7496
@anisaqueen7496 3 ай бұрын
2024😂😂
@user-ke4gl3vk7o
@user-ke4gl3vk7o 2 ай бұрын
Waan kuso jabe wli😢
@apdullahicarab2461
@apdullahicarab2461 4 ай бұрын
Dhakhtarka Cumar Dhuule dadka jiifooy salaama❤😂
@UsaameRashiid-tq5ji
@UsaameRashiid-tq5ji 4 ай бұрын
8/3/2024❤😂
@HanadXuseenxasan-pk9fn
@HanadXuseenxasan-pk9fn 4 ай бұрын
😂
@ayah555
@ayah555 7 ай бұрын
#goatka fanka cumar dhuule😊❤
@abdikadirbacle8177
@abdikadirbacle8177 11 ай бұрын
Inti dhageysaneyso 2023 👍
@mohamedkamil9001
@mohamedkamil9001 4 ай бұрын
2021 waxaan ahay f3 waxaan .jecladay gabar f1 ahad. Markii hore waa isoo dhawayday Markay taariiqdu ahad 2022 waxaa gabdhii ka daramay inay sidii hore ahan subax qamiis ah ayaa wacay Waxaa iri abaayo is badalkan maxaa waye lkn waa la igu jasjasay ayadoo la iyiri Nin ahan kuuma rabin lkn danyeernimo kaa rabay oo xariir hore ayaan layahay wii habaryartay dhashay ayaan jaclahay Ilaa 2022 ilaa 2024 'xariir masuubin😢 Hada gabar somaliyed ma danayo ee mid oromo ah ayaan rabaa taas
@haniabdi5877
@haniabdi5877 4 ай бұрын
Taas waa ka xuma yhy..sorry
@user-we6se7hg6c
@user-we6se7hg6c 10 ай бұрын
Gabdha ka cudoon baa ku cadiban aduunke yacni naago ka qurxan ayaa wali single ah miya😂😂😊
@hibomohamed3532
@hibomohamed3532 9 ай бұрын
😅😅😅
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@shiilalle
@shiilalle Жыл бұрын
Heesaha jaadkaan ah oo kale ayaan ugu jeclahay fankeenna quruxda leh
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. 9 ай бұрын
Waleee waa runtaaa, heesaha nuucan oo kaleh iyo qaad, waa jawi aan inaba caadi ahay.
@SucaadAxmed-pr8zj
@SucaadAxmed-pr8zj Ай бұрын
Alle haw naxariisto isga iyo inti islamka ee dhimatay
@SareyFarah
@SareyFarah 11 ай бұрын
Ishacalaa hees cumar dhuuel cali ❤the legendary 😊31-07-2023 Monday 21:28 Am❤❤
@user-yc6he4oz4v
@user-yc6he4oz4v 4 ай бұрын
5/3/2024 🥺
@iftiinkaifka5867
@iftiinkaifka5867 Жыл бұрын
Abid farxad ku noloow sxb you are legend 🙌
@yusufmohd192
@yusufmohd192 4 ай бұрын
Jill 2024 tiktok heesaha qaraamiga na lagu baraa maalinba mid la inoo so qarxiyaaa
@saadiaragow1234
@saadiaragow1234 4 ай бұрын
5/3/2024 Cumar dhulle hosbital ban booqday😢😢
@murtiiguutoo3551
@murtiiguutoo3551 5 ай бұрын
Heystan xaged ka so raxdey ani tiktoga
@abdiazizjamame679
@abdiazizjamame679 5 ай бұрын
Allow ku naxriiso wa hees mudan in LA xuso
@muqtaarsaalax9905
@muqtaarsaalax9905 5 ай бұрын
Gabdhaha ku washay 500g dahab🤣 caga dhigo bilaash baad leydhuu cabeysaa😅😢😝😄2024/1/28 4:47
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 2 ай бұрын
Allha unaxaristo cumar dhuule cali 😢
@ilyaasslb3065
@ilyaasslb3065 Жыл бұрын
Legend Cumar Dhuule Ilaahay Ha Unaxariisto
@ayzarahmet1873
@ayzarahmet1873 2 күн бұрын
Cago dhigo bilaashbad Laydha u cabaysa😂
@siradm
@siradm Жыл бұрын
Ciddi humaagga iyo afsoomaali fahmaysa deee, Allaha u naxariisto
@abdiazizjamame679
@abdiazizjamame679 5 ай бұрын
Waa mugdi san u fhmy xili cadcedu dhaceyso Ama cirka daruro ku jirta
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Cakuye kalgacalkii igu helay cagaagga kama caafimaadine walow aan aan codkaygiyo heesaha ku ciil baxay caga dhigo bilaash baad laydha ucabbaysaa. Mhdsnd sxb.
@dhugmaallyrics
@dhugmaallyrics Жыл бұрын
Mahadsanid Sxb
@CabdillaahiCabdi-iq7vb
@CabdillaahiCabdi-iq7vb 29 күн бұрын
😂😂😂😂
@BOYWHITHHISDREAMS
@BOYWHITHHISDREAMS 4 ай бұрын
Hello bukanada cumar dhule hospital kisa yala😭😂💔
@Nashaat12347
@Nashaat12347 4 ай бұрын
Inta tiktok ku aragte soradisay 04/3/20/24
@footballtraining7295
@footballtraining7295 4 ай бұрын
From tiktok 😢
@user-kj6qz5do4s
@user-kj6qz5do4s 15 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@suldaanabdifatah7557
@suldaanabdifatah7557 8 ай бұрын
Walow aan ku cashaqay Oon calanka kuusudhay Camal xumada qaarkeed.. Layguma celceliyee Anigaa kacaaganee Cagadhigo bilaashbaad Laydha ucabaysaa Heestan waxan soo xasuustay 2009 anigoo berigaa aad uyar ayaan hadana dhagaysan jirey Hadana waa 2023 THE TIME IS RUNING AUT
@maminashow47
@maminashow47 4 ай бұрын
Cawada hospitalkan bukaan ahan u jogaa walow an codkegiyo ku ciil baxay hesaha 😢😢😢
@maryamoxuseen5998
@maryamoxuseen5998 2 ай бұрын
Heesaha ku ciil baxay 😂😊
@buuxciise2338
@buuxciise2338 Жыл бұрын
Camal xumada qaarkeed la iguma celceliyo anigaa ka caganee Sidaa miyanay ahayn USTAAD
@dhugmaallyrics
@dhugmaallyrics Жыл бұрын
Ma sidaas baa ? Mahadsanid Sxb
@buuxciise2338
@buuxciise2338 Жыл бұрын
@@dhugmaallyrics wa siday ila tahay saxib amaba aan U aqanay hadanay Dhegahaygu xumayn
@shiilalle
@shiilalle Жыл бұрын
​@@buuxciise2338 Waxaa laga yaabaa in hobolku heesta marar badan qaaday
@xasanabaa7765
@xasanabaa7765 4 ай бұрын
Waxaa saanahay saalada hospital ka cumar dhule 😢😢😢
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 ай бұрын
8.3.2024😔
@CabdillaahiCabdi-iq7vb
@CabdillaahiCabdi-iq7vb 29 күн бұрын
❤❤❤❤
@user-yh8tq2qe5g
@user-yh8tq2qe5g 4 ай бұрын
Macalinka jaceylka cumar dhule❤
@user-xv1tc8ct7r
@user-xv1tc8ct7r 4 ай бұрын
Best song hospitaL ka cumar dhulE.
@CcaziizMallo
@CcaziizMallo 8 күн бұрын
Layguma celcelliyo Anigaa ka caagane
@mustafaadan4249
@mustafaadan4249 Ай бұрын
Aun cumar dhuule cali
@GulledCade-yf1zr
@GulledCade-yf1zr 4 ай бұрын
Old is gold❤
@maymuungabaradag
@maymuungabaradag 10 ай бұрын
Heesaha nucaan kale jaclhy jawi dagan m.a
@NajaxMahamed-bz5ju
@NajaxMahamed-bz5ju 2 ай бұрын
Walow aan ku caashqay oon calanka guud sudhy canal xuuma iqade😢😢😢😮
@user-of3yd6bg6s
@user-of3yd6bg6s 6 ай бұрын
Legend cumar dhuule❤
@user-of3yd6bg6s
@user-of3yd6bg6s 6 ай бұрын
Legend cumar dhuule
@SacdiaHassen
@SacdiaHassen 18 күн бұрын
3/july 2024😢
@faHiima354
@faHiima354 10 ай бұрын
Cakuye kalkacalki igu helay carabada kma cavimadine😢🎷
@mamuuzhppeh6940
@mamuuzhppeh6940 4 ай бұрын
4/3/2024😊
@ifraaxaadan2365
@ifraaxaadan2365 3 ай бұрын
13/4/2024
@MahadSahal-mr5dz
@MahadSahal-mr5dz 4 ай бұрын
5/3 /2024😊
@HadiyaIdiris-jh4vj
@HadiyaIdiris-jh4vj 4 ай бұрын
6/3/2024 11:14am❤
@sagalsomalia
@sagalsomalia 8 ай бұрын
What a song !
@MunasarIsmail
@MunasarIsmail 4 ай бұрын
From tiktok😂❤ like🎉
@user-ub8dk3ve6z
@user-ub8dk3ve6z 4 ай бұрын
4/3/2024
@user-qk9rs4uf6d
@user-qk9rs4uf6d 2 ай бұрын
Xalku
@IbrahimQhalil40
@IbrahimQhalil40 4 ай бұрын
Cisbitaalka Cumeer Dhuule 🏥 Ciid Ku Booqo Mooye Waali Caabuuuq Uma Tagiin...!😂2024❤
@CabdisamedKhadar-ml5hr
@CabdisamedKhadar-ml5hr 7 ай бұрын
0:23 ❤😊😊😊
@AbdinurOmarMohamed
@AbdinurOmarMohamed 4 ай бұрын
4/3 20224
@ogaalkobciye8043
@ogaalkobciye8043 Ай бұрын
12/06/2024 time 5:14
@user-uy3ws9ti2u
@user-uy3ws9ti2u 3 ай бұрын
8/4/2024 still listing
@mohamediraad4050
@mohamediraad4050 4 ай бұрын
Allaha unaxaristo 😢
@shiilalle
@shiilalle 11 ай бұрын
Camal xumada qaarkeed Layguma celceliyo. Sidaas ayay ku habboon tahay oraahdu.
@ahmedcali3805
@ahmedcali3805 Жыл бұрын
(Sixid ) Camal xumada qaarkeed layguma ceceliyo
@ayniabdirashid2584
@ayniabdirashid2584 Жыл бұрын
0q
@hamzedalaayoh4187
@hamzedalaayoh4187 10 ай бұрын
AUN boqorka qaaciga ❤❤
@Abdalle_Ab
@Abdalle_Ab 3 ай бұрын
2/4/2024 12:00
@abdulhadishakur2919
@abdulhadishakur2919 3 ай бұрын
Ninkii Legend umbra fahmi kara
@Kingoflove-sf4gs
@Kingoflove-sf4gs 4 ай бұрын
Cumar dhuule hospital qeybta bukaan socodka ayaan fadhiyaa
@maanrl9386
@maanrl9386 4 ай бұрын
4/3/2024❤S❤A
@user-qk9rs4uf6d
@user-qk9rs4uf6d 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@user-lp8go9jy1l
@user-lp8go9jy1l 4 ай бұрын
Allaha unaxariso
@mooffcial0113
@mooffcial0113 4 ай бұрын
09/03/24 😊
@AhmedAbdiaziz-hk1eo
@AhmedAbdiaziz-hk1eo 2 ай бұрын
Mudi kuu noqoty myaaa
@aniisaabdulahi
@aniisaabdulahi 4 ай бұрын
7/3/2023😅
@ABBIR.OTO4
@ABBIR.OTO4 4 ай бұрын
hadii aad heestan 2024 so radisay like saar ❤👍🏻
@user-lj2ql7ej1r
@user-lj2ql7ej1r 4 ай бұрын
Hestaan tiktok ba lagu xijiyay
@MohamedSamow70-s
@MohamedSamow70-s 4 ай бұрын
5/3/2024
@SahalAbdisamed-nf5bm
@SahalAbdisamed-nf5bm 2 ай бұрын
4/5/2024❤😂
@Abdiwasa-ur3oq
@Abdiwasa-ur3oq 4 ай бұрын
Hospitaalkii la sheegayay been maha wlahi waa dhab idhigaay 😂😂😂😂
@naimamuuse1553
@naimamuuse1553 2 ай бұрын
27/4/2024❤😢
@maxamedcqadir-cr5kt
@maxamedcqadir-cr5kt 2 ай бұрын
Waanoya
@SajuuBoy
@SajuuBoy 4 ай бұрын
3/4/2024 8:25pm 😊
@maxamedcqadir-cr5kt
@maxamedcqadir-cr5kt 2 ай бұрын
Walkay
@user-qk9rs4uf6d
@user-qk9rs4uf6d 2 ай бұрын
Wanpyay
@nimoadam4787
@nimoadam4787 4 ай бұрын
06-03-2024
@Bile119
@Bile119 8 ай бұрын
2023/november/6 daY mondaY 7:20pm
@user-qk9rs4uf6d
@user-qk9rs4uf6d 2 ай бұрын
Wasade
@gudoomaashur7041
@gudoomaashur7041 2 ай бұрын
29/4/2024
@khadarbidixo2030
@khadarbidixo2030 2 ай бұрын
Heestan waxay xaqiiqda kala hadashay gabdhaha qurxoon ee ismahadiya waxa uu usheegay in ay wali dunida ku nool yihin kuwa ayada kasii qurxoon oo cid la hadashaba waayey Gabarey suuqa saylada intaan ku jirtaa waa inta qurxoontahay oo yartee ka faidayso hadii kale axpr dete aa kuleh😂
Cumar dhuule || Kaa guureey aniguye with lyrics
10:28
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 214 М.
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 59 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 60 МЛН
Heestii Waa La Ii Adimay Lyrics Xasan Adan Kabankii Aun Jiim Sh Mumin
9:19
Xulka heesaha CUMAR DHUULE CALI
40:28
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 69 М.
Shay Mire Dacar | Muxuu Nabarka Caashaqu |Lyrics
6:21
Timacase Lyrics
Рет қаралды 1,6 МЛН
omar dhuule - salgula
8:34
Talo TV
Рет қаралды 2,1 МЛН
Cumar Dhuule | Heestii Hodan | Cilmi Boodhari | With Lyrics
11:13
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 908 М.
Cumar dhuule || Oran maayo with lyrics
8:32
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 604 М.
Cumar Dhuule - Kaa Guuray Aniguye
10:13
jaamacada
Рет қаралды 2 МЛН
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 2,4 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 34 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 8 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 4,7 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 5 МЛН