HEES | Baydhabo Ma Gaadhaa| Cumar Dhuule Ali | Kaban + lyrics

  Рет қаралды 106,525

MAADEYS

MAADEYS

Жыл бұрын

The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com

Пікірлер: 24
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Bqorki codka Bqorki jacylka Bqorki fanka Bqorki kabanka Bqorki laxanka Lend omar dhuule alle hku naxriiato abbe❤🤲🏻
@nazdalaan
@nazdalaan 18 сағат бұрын
Subxaan, janada Allaha geeyo Cumar marka kowaad. Ka dib, Cumarow waxaad tahay, Fanaanka ugu cod macaan Somaliya, till NOW.!! .. would bet my own life.
@ismaciilaxmednuur6900
@ismaciilaxmednuur6900 Жыл бұрын
Middan baafinaayee igu beertay caashaqa jano bilicsanteydii 2023 Mahadsanid maadeeys sidaad qaraamiga nooga soo gudbisan ❤
@MrLooyaan
@MrLooyaan Жыл бұрын
الزمن الجميل صوت في منتهي الروعه والتطريب. ...... له الرحمه والمغفره عمر مهدي
@xasanwadani3552
@xasanwadani3552 9 ай бұрын
Baydhabo jinay ujeclahay aduunka❤😢
@SOMALBLOGGER
@SOMALBLOGGER 12 күн бұрын
Baydhabo Magaadhnaa Amazing Allah yarahma Cumar ❤ 10 July 2024
@Hamdamowlid5
@Hamdamowlid5 Жыл бұрын
Ka bogsaday jacaylki Beerkaygan jiifoo Wan u bogay naftayde Adna ii busharee Alle haw naxariisto abihii jcylka🥰
@wiilwaal7114
@wiilwaal7114 Жыл бұрын
Nin jaceylka wax kaaqaano ayu aha
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 10 ай бұрын
Waa hore baan maqli jiray aun ina dhuule,digfeer iwm heesaha jacaylka ah si khaasa bay blo ugu qabeen❤.
@shireshow
@shireshow Жыл бұрын
Nin jacaylku beerkiyo Kala jaray boggiisoo Baadi doona baan ahoo Waan kula ballamayaa .....◇◇◇◇..... Baryo hadalka qaadaa Miyaad baladkan dhaaftaa Dhulka kale u badan tahey Baydhabo ma gaadhaa .....◇◇◇◇..... Middaan baafinaayee Igu beertay caashaqa Janno bilicsan taydii Waa bartay ku dhalayee .....◇◇◇◇..... Waa dhul wada barwaaqoo Aan abaartu barannoo Beeshii deg maagtaa Beryo kama hayaantee .....◇◇◇◇..... ....Axaan Sawt...
@Lyrics_Bage
@Lyrics_Bage Ай бұрын
Aad bad umahadsanthy shire sxb
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
LEGEND OMAR DHUULE ALI ABIHII FANKA AUN AMIN. MIDHAHA OMAR LAXANKA OMAR CUUDKA IYO GACANTA OMAR.. CAJIIB
@sayidka6911
@sayidka6911 16 күн бұрын
Miraha waxsa lahaa Ahn cabdalla nuuradiin axmed.
@farxaanboy-ff8fs
@farxaanboy-ff8fs Жыл бұрын
Heestaan markaa dhageestay jaad aanan Rabin xataa waasoo deensaday
@MustafeCabdi-wp5xm
@MustafeCabdi-wp5xm 21 күн бұрын
Wawa
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 ай бұрын
Hesahisa ugu macan waye aun
@fatuushali9448
@fatuushali9448 10 ай бұрын
Heestaan wxn ku maqlay matkii iiku horaysay anoo xaalad adag ku jiro gutika saaxiibatay ifraax nuur geele way aduunyooy xitaa ayada ismshayno
@musaabdala307
@musaabdala307 Жыл бұрын
asc wad kumahad santahay sxb
@muftiweyn9481
@muftiweyn9481 Ай бұрын
Cod 100% Laxanka100%
@hanadhersi
@hanadhersi Жыл бұрын
waxaan doonayaa dawadaydiiyee inaan kaa dugsado nacabdaalinee cumar dhuule cali
@fatuushali9448
@fatuushali9448 10 ай бұрын
Maxaan dhagaysta waxaan doonayaa dawadaydii
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Qofkii u horeeyay oo kabixiya comment
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 ай бұрын
Qof jacelka berkiyo kala jaray bogiso badi Don ah ban ahay adan kula balamaya beryo hadalka qado miyad beled ka dhafta dhulka kale u badan tahay bangaladesh ma garta jano bilicsan keygi wa bartu ku dhashay midkan bafinayay igu beray cashaqa jano bilicsan keygi wa bartu ku dhashay bangaladesh ma garta wa dhul barwaqo an abartu baranin beshi degtana beryo kama maqna to
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 2 ай бұрын
viking *(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 52 МЛН
Cumar Dhuule Buliyey Shimbiryahay
8:10
Halbeeg Show
Рет қаралды 158 М.
BEST SONGS OF CUMAR DHUULE CALI TOP QARAAMI
26:04
MUQDISHO MEDIA CENTER
Рет қаралды 136 М.
CUMAR DHULLE | SALUUGLAAY | KABAN |
11:15
IFTIINKII ARLAADII
Рет қаралды 71 М.
WARDO | Cabdi Tahliil Warsame
7:57
Rageedii™
Рет қаралды 170 М.
HALKA DHIGA HEESTA" SOO MOOD " AUN HEESTII CUMAR DHUULE "
10:51
Jamaal-YARE
Рет қаралды 48 М.
Cumar dhuule || Bulliyeey shinbiryahay with lyrics
6:49
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 102 М.
Cumar Dhuule Cali - Hana loo garnaqo
10:42
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 713 М.
Heestii Xuural Cayn Lyrics Kaban Aun Cumar Dhuule
7:34
laylis channel
Рет қаралды 187 М.
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 1,2 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 8 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 4,7 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 34 МЛН
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 2,4 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 472 М.