cumar dhuule heestii bureeqa | cumar dhuule dhugmaal | barwaaqada ku dhalatee | cumar dhuule bureeqa

  Рет қаралды 137,924

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Жыл бұрын

Heesta : Bureeqo
Luuqda: Cumar Dhuule
LYRICS: DHUGMAAL LYRICS
GEERAAR HORDHAC AH
Inanyahay hanaankiyo
Heeybadaba u dhalatee
Sidaad tahay hubka is wada
Haddii aad Waqti ii helayso
Anigu hambalyaan wadaa
Hawraarsan hadaad I leedahay
Hadaaban kuu billaabayaa
QORAALKA HEESTA (LYRICS)
Inantaan is baranee
Inta balaga la isudhay
Nalka iga bakhtiisaay
Taan badenka laabtiyo
Ka jeclaaday beerkee
halista uga baaqaay
Yarta baledka kheyrkiyo
Barwaaqada ku dhalatee
Nimco lagu barbaarshaay
Badda kuwa ku nool iyo
Badh kaloo banaan jira
Waxay kaaga baydheen
Ama bilista dheertahay
BoqorKii haweenkaay
Bilicda iyo xishoodkee
***********************
Bal qabso bureeqaay
sambabada balbalayiyo
Dabka baxay adaa shiday
Oon iga baqtiinine
Mar hadaan besteey ahay
Baahina aan kuu qabo
Xiliguna i kaa baday
Barta nabarka dhaawaca
Intaan boogtu sii fidin
Adaa bi'in karaayee
Wadne bihinbihaygiyo
Beer laxawsigeygii
Adigoo aan baal marin
Burjigaaga igu dhowr
#dhugmaallyrics #dhugmaal #dhugmaal_lyrics

Пікірлер: 15
@saddamadanabdi4022
@saddamadanabdi4022 7 күн бұрын
2024 ayaan dhagaysanaya qof jecelahay oo qalbigiisa iga sii jeedo ayaa jira Ilaahay iga barya in haddii ay kheyr ii tahay qalbigeeda i soo jeediyo.😢❤
@shuuriyecade1027
@shuuriyecade1027 Жыл бұрын
War ad ban idin salamay bahda fanka good night
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Nice ahn alfannaan cumar mahdi legemd heestaan waa caan
@dhugmaallyrics
@dhugmaallyrics Жыл бұрын
Haa SXB Mahadsanid
@mohamedadow2834
@mohamedadow2834 22 күн бұрын
Axyaa Cumar
@hamsemohamed9844
@hamsemohamed9844 22 күн бұрын
Wxn fila inu ku gdhay cawa mirqanku 😅
@user-zp7bb6pb8z
@user-zp7bb6pb8z 2 ай бұрын
❤❤❤🎉🎉🎉
@user-cj5ww9yl5g
@user-cj5ww9yl5g 3 ай бұрын
His words are emotional test from Heart othough it's not suppose to love songs
@Diddy45.
@Diddy45. 10 ай бұрын
@justinleager2745
@justinleager2745 Жыл бұрын
Yasallam!!🚘🤌🏽🔥
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 5 ай бұрын
#Heesta : Bureeqo #Luuqda: Cumar Dhuule #LYRICS: DHUGMAAL LYRICS #GEERAARHORDHACAH Inanyahay hanaankiyo Heeybadaba u dhalatee Sidaad tahay hubka is wada Haddii aad Waqti ii helayso Anigu hambalyaan wadaa Hawraarsan hadaad I leedahay Hadaaban kuu billaabayaa QORAALKA HEESTA (LYRICS) Inantaan is baranee Inta balaga la isudhay Nalka iga bakhtiisaay Taan badenka laabtiyo Ka jeclaaday beerkee halista uga baaqaay Yarta baledka kheyrkiyo Barwaaqada ku dhalatee Nimco lagu barbaarshaay Badda kuwa ku nool iyo Badh kaloo banaan jira Waxay kaaga baydheen Ama bilista dheertahay BoqorKii haweenkaay Bilicda iyo xishoodkee *********************** Bal qabso bureeqaay sambabada balbalayiyo Dabka baxay adaa shiday Oon iga baqtiinine Mar hadaan besteey ahay Baahina aan kuu qabo Xiliguna i kaa baday Barta nabarka dhaawaca Intaan boogtu sii fidin Adaa bi'in karaayee Wadne bihinbihaygiyo Beer laxawsigeygii Adigoo aan baal marin Burjigaaga igu dhowr من لا يحب سوتل حلوه يحتاج إلى ظبيب ❤ الله يرحمه ملك الملوك العود بصيقته الصومالية و هو المسيقار عمر دوله علي امين يارب : THANKS DHUGMAAL#.
@user-yq5bh2dl7i
@user-yq5bh2dl7i 4 ай бұрын
⁰00⁰⁰⁰0000⁰⁰000
@ShabcanCabdi-hd8ni
@ShabcanCabdi-hd8ni 2 ай бұрын
Yy
@HassenMusse-qi2zv
@HassenMusse-qi2zv 5 ай бұрын
Àà
@NimcaanMaxamedcabdilahi
@NimcaanMaxamedcabdilahi 4 ай бұрын
Xulka heesaha CUMAR DHUULE CALI
40:28
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 72 М.
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 84 МЛН
Cumar dhuule || Kaa guureey aniguye with lyrics
10:28
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 216 М.
CUMAR DHUULE - FAD GALBEED - HEES QORAN - SOMALI LYRICS SONG
7:46
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 185 М.
HEES | Bureeqo | Cumar Dhuule Cali |▪︎With Lyrics
6:10
MAADEYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
AUN cumar dhuule waa jacayl aboodiya
9:20
ONE WAY 99
Рет қаралды 43 М.
Albanka heesaha CUMAR DHUULE
31:52
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 22 М.
Xulka heesaha cumar dhuule cali qaybti 3aad kaban iyo cod Aad u macaan
1:52:22
BEST SONGS OF CUMAR DHUULE CALI TOP QARAAMI
26:04
MUQDISHO MEDIA CENTER
Рет қаралды 137 М.
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 30 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 12 МЛН
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 1,2 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,2 МЛН
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 85 М.