Cumar Xasan Roraaye Iyo Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "ARAGAAGA IGA QARI"

  Рет қаралды 100,997

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

Пікірлер: 33
@waafiqaraam5953
@waafiqaraam5953 3 жыл бұрын
Mamo khadra daahir cige alle cimri dheer iyo caafimad qab hakugu wado xasan rooraye sido kale ader adna lapo fanan oon aad u tagero mahadsand saxipayaaal like hayla dhafine
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh Жыл бұрын
1986. 37 sano kahor baa laqaada. kinsi iyo xarago Allah idiin naxriisto. amiin ❤
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Cumar xasan roraye Iyo maama khadra labadaba Cimre dheer iyo caafimaad iyo cibaado suuban Allh idin wada siiyo iyo dhamaanteenba dad waa dadkii hore m
@nasirsuperaleksander638
@nasirsuperaleksander638 Жыл бұрын
labadooduba wakhti xaadirkan waa marxuumiin Alle ha u naxariisto 🤲
@hodanmeecaad685
@hodanmeecaad685 4 ай бұрын
Labadoodaba allaha u naxariisto
@mohafarcaano7442
@mohafarcaano7442 3 жыл бұрын
Allahayoow labaduba cimrigooda u dheeree🥰🥰🥰Waa dad qiima leh oo nolosheena saamayn ku leh😍🙏
@Youtube.comkelliyare
@Youtube.comkelliyare Жыл бұрын
aamin yaaa allah rabi ha u naxariisto. lkn abwaanka maxaad ugu dariwayday duca xiligaa?😂😂
@mohafarcaano7442
@mohafarcaano7442 3 жыл бұрын
Cumar Xasan Rooraaye iyo Khadra Daahir Cige (Khadra Dhool), caawa mujaahidiintii fankayaga baa keentay waaaaw
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan Жыл бұрын
Alle haw naxariisto manta ayuu geeriyoday
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 3 жыл бұрын
Inuu jaangoo laxanka leeyahay ayaan ka maqlay cumar seerbiya wll
@MubYus
@MubYus 16 күн бұрын
Hobalada Waabari Naagta is waasha, Rooraaye ayaa u heesi jiray.
@MubYus
@MubYus 17 күн бұрын
Naagaha hobalada waabari, Rooraarye ayaa u heesi jiray.
@mowlaaden9712
@mowlaaden9712 3 жыл бұрын
Hees weye wlhi 🥰
@ShaficiCismanCilmi
@ShaficiCismanCilmi 10 ай бұрын
Ma ogtahay ayaamahan anigiyo haweeynkaba arxan nama dhex yaale ma ogtahy amaan iyo wligood abaal maleh ane kama sugayee hadaa doonta ololoo 😂😂😂😂 legen cumar xasan rooraaye been Kuma aadan Shegin amaan iyo wligood abaal maleh haween rabi hakuu naxariisto koley alaaah wuu naxariis badan yahy
@MubYus
@MubYus 17 күн бұрын
Hees wanaagsan
@abdifarah1425
@abdifarah1425 3 жыл бұрын
Eryadii maxamed aadan dacar
@User-o7v3o4
@User-o7v3o4 10 ай бұрын
Original.voice
@JirmaTache
@JirmaTache 9 ай бұрын
Old Somali song
@ocroafff5527
@ocroafff5527 3 жыл бұрын
Hees macaan codad macaan
@anwarelmi9488
@anwarelmi9488 3 жыл бұрын
Cumar iyo khadroy Fankii aad noo dhisteen Dhan walbaba ka dhababteen Dhurwaayaa usoo baxay Sharafkiisii dhaawacay Saanaa waa lasoo maray saakana waxan joognaa aduun Sharma boy fanaan yahay Daahir calsow abwaan yahay Dj subeer musikayste yahay
@aal-alimi-805
@aal-alimi-805 3 жыл бұрын
👍🏼 Ya Salaam
@khadarmaxamuud1235
@khadarmaxamuud1235 3 жыл бұрын
Dirqii...maha...jacaylka.. m.aadan..dacar
@BLvckblnk
@BLvckblnk 3 жыл бұрын
❤❤❤❤💋
@salebanomar4603
@salebanomar4603 3 жыл бұрын
Riwaayadii dirqi maaha jacaylku
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 3 жыл бұрын
KHADRA SALAH QASIM QAMAR ABDULLAHI HARAWA IYO ROORAAYEE HEESTA I JIID AAN KU JIIDEE LABA GOOR AYAY KHADRA LA KALA QAADAY CIGAAL IYO SALAH
@MubYus
@MubYus 17 күн бұрын
Rooraaye . ma naxo
@nourhassan1524
@nourhassan1524 Жыл бұрын
Nice
@mohamedjeesto523
@mohamedjeesto523 2 жыл бұрын
Heestan Waxan ka Xasuusta Mar an baadiyaha joogaY oo an Isku maawelin jiray
@MsAngel434
@MsAngel434 3 жыл бұрын
👌🏽👌🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
@MsAngel434
@MsAngel434 3 жыл бұрын
Hooyoo ayaa dhegesanaya waad ka ducaysatay, ax yaa qaraami
@aminbotan2210
@aminbotan2210 3 жыл бұрын
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@Youtube.comkelliyare
@Youtube.comkelliyare Жыл бұрын
ustaad waxan arkay dad ku doodaya abwaan mustafe sheikh cilmi , baalaha?
@kayeaxmed-sv1kc
@kayeaxmed-sv1kc Жыл бұрын
Mm
Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "ALLAY BADAY JACAYLKEE"
13:08
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1 МЛН
AUN Fadumo Nakruuma  & Cumar Xasan Rooraye heesta Igadaa hantaaqada
8:35
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
CAABI MIRE IYO KHADRA DAAHIR (#JEEGAAN_JALEECADA)
10:44
MaGuuraan Channel
Рет қаралды 105 М.
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Hal Abuur channel
Рет қаралды 242 М.
Khadra daahir iyo Cumar xasan rooraaye || Sida dhamasta geedaha with lyrcs
9:12
Buurba Kugu Gudban
12:34
Cumar Dhuule - Topic
Рет қаралды 1,9 М.
AXMED CALI CIGAAL IYO KHADRA DAAHIR CIGE  (#CARIGOO #BARWAAQO #AH)
7:32
Hibo Nuura iyo Saalax qaasim heeskii Kalgacalku waa qani .
13:10
ABSHIR SALAH
Рет қаралды 199 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
Geesguud Media
Рет қаралды 2,5 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 4,1 МЛН