SHEEKADA HEESAHA QAAR QAYBTII 2AAD

  Рет қаралды 22,314

Cumar Seerbiya

Cumar Seerbiya

Күн бұрын

waxa ka waramaya Mawliid Aadan Biixi oo suugaanta ururiya waxaana waraystay Cumar Seerbiya
2019 Hargeysa

Пікірлер: 42
@calicalicigale4790
@calicalicigale4790 5 жыл бұрын
Ale cumaroow sidaan ugudawaqsanaa heesta tiraahdo sunbaan cabayookakacay sil siladaleyguxiray waan kafa,ideystay shukran suugan ururiye dhalinyar alahakudeysto insha alaah walal
@durguf3993
@durguf3993 4 жыл бұрын
Cumar waad ku mahadsantahay sidaad fanka somalida usoo noolayso, waxaan kaa codsanlahaa heesaha khadra heesta ugu xigmadda badan ee tiraahda waa iska xaal adduun,abawaanka sameeyay ,
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 жыл бұрын
Masha Allah dhalin yar is xilqaamey oo taariikhdii Fanka soo Nooleeyey
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 4 жыл бұрын
Mowliid Iyo c serbiya Mahadsanidiin In Badan
@bareomar4050
@bareomar4050 3 жыл бұрын
Mansha Allah illahy ha idin barakeeyo rag qaali ah Waa dadka aan uu baahnahy ragani ee dhowraya heesihi hore ee aan jeclahy
@farahmalin1963
@farahmalin1963 4 жыл бұрын
aad iyo aad ayaan uga helaa barnaamij serbiya iyo howsha uu hayo wuuna kumahadsanyahay
@AbdirahmanDerajo
@AbdirahmanDerajo 5 жыл бұрын
Mawliid Aadan Biixi, hawl wacan abwaan.
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 Жыл бұрын
Si wacan ayad u falanqayseen, Cumar iyo Mawliid.
@Mohamed.Khaliif
@Mohamed.Khaliif 5 жыл бұрын
Mawliid Aadan Biixi iyo Cumar Serbiya Mahad badan walalayaal.
@siyaaraentertainment6973
@siyaaraentertainment6973 5 жыл бұрын
Waaanku salaamay masuul seerbiya iyo abwaanka waxaan aad ugu faraxsanahay sida abwaanku nogu aruriyey iyo bandhigaadaba mahadsanidiin waxan sugnaaba waaa part3
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 жыл бұрын
ABWAAN MAXAMED CALI KAARIYE FANAANKA XASAN AADAN SAMATAR AYUU AAD UGU BADAN YAHAY.
@MaxamedIsmaciil-vz5vc
@MaxamedIsmaciil-vz5vc 9 ай бұрын
Abwaan hestii ushamad uqaban dacar masamayn ee waxa sameeyay cl qadir xirsi yam yam Aya sameyay
@ozzyduale9303
@ozzyduale9303 5 жыл бұрын
Dadiisa iyo xogta uu hayaa is malaha Masha allah mr kasmaal
@zupermax3710
@zupermax3710 4 жыл бұрын
Waaw waar nimankan baa loo bahan yahay cumar beershiya iyo maxamed
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 5 жыл бұрын
Wwww waa taariikh lo bahan yahay 💃✋🖐👏
@abduqadiraxmedsharibabduqa1133
@abduqadiraxmedsharibabduqa1133 5 жыл бұрын
mashaa allh rag fanka wax badan kayaqaan
@farxaanmukhtaarbadal7271
@farxaanmukhtaarbadal7271 5 жыл бұрын
Waxa farxad gaara ii ah in mawliid aniga macalinkaygiibahaa
@ahmedelmiegge-xq4sd
@ahmedelmiegge-xq4sd 11 ай бұрын
Abaajid.waxa weeye markey baadidu mudo badan oosanado badan maqanato
@maxamedshariif4046
@maxamedshariif4046 5 жыл бұрын
Cumaraaw ugaas taariikhiid mahamed ahmed kaariye mar bal noo taab taaabo
@soulehassan
@soulehassan 4 жыл бұрын
Ayaamaha 7da ah laxanka waxaanku maqley Cabdiraxmaan cali xirsi Djibouti, maxaad cumarow warka haysaa?
@harris8132
@harris8132 4 жыл бұрын
kani isagaa is waraysanaya. Inuu u daayo Mawliid bay ahayd haddii kale isagu barnaamij iska qabto. Midda kale wakhti ku yara bixiyaan hees gaar ah. Waxaad moodaa inuu bood boodsiinayo. Bal adba
@Shebaz120
@Shebaz120 4 жыл бұрын
Isha sacabka mari sow jamjam maahan? alle how naxiirsto
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 4 жыл бұрын
BOOK ga uu qoray magaciisa iyo meesha laga helikaro qofkii xogtaas haya
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 3 жыл бұрын
Sida dhamasta geedahaa dhirta uga sareysaa .ma waxaa leh musatafe sheekh cilmi isoo jawaab cumarow pls dacar baan u heystaye
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Haa riwaayadda dhanba waxaa lahaa mustafa sh. Cilmi 9 hees ayaa ku jirta isgaa wada leh.
@yaasiromar5897
@yaasiromar5897 Жыл бұрын
Haa asiga iska leh
@yaasiromar5897
@yaasiromar5897 Жыл бұрын
​@@sayidka6911 Sayidka 9 heesood ma I wada tirin kartaa sxb iyo ruwaayda magaceeda
@sayidka6911
@sayidka6911 Жыл бұрын
@@yaasiromar5897 heesaha ma wada xasuusto, balse waxaa ugu caansan, heestaan sida dhamasta, iyo heesta kale ee mahiigaan jaceyl baa miranaaya laabte, Magaca Riwaayaddu waa: war la'aan baa wed dhashaa.
@kifkaifka238
@kifkaifka238 5 жыл бұрын
Omer seerbiya Zxp wnku slmay bro WAXAN KA CODSANAYAA ABWAAN SHUBE BAL WIXI U FANKA U SO JOGAY INAD BARNAAMIJ TAXANAA NOOGA SAMAYSID Thnks
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 жыл бұрын
Abwaan Shube heestii Ugu Macaaneyd ee Odhaneyso ,, Cabashiyo Caloolyow Ciil kaama biiyaan,, ee Tubeec Qaado
@kahinfarxan3423
@kahinfarxan3423 5 жыл бұрын
Cumar Seerbiya waraysi ku saabsan Magool AUN ayaan jeclan lahayn
@footballerboy4000
@footballerboy4000 4 жыл бұрын
Barnaamijkuba waa khadree
@abdulljama4591
@abdulljama4591 5 жыл бұрын
Barnaamij fiican qaybta 3 ba sugaynaa
@aymanMoha6
@aymanMoha6 5 жыл бұрын
Heesta sabool Aad baan ujeclan lahaa in layla wadaago erayadeeda
@arizonaboys9022
@arizonaboys9022 4 жыл бұрын
Ereyada waxa iska leh aun yam yam
@Mamar6310
@Mamar6310 4 жыл бұрын
Maxamed Axmed waxuu bilaabay a walk-in 1954kii oo walaalo Hargeysa la asaasay
@alidamey2276
@alidamey2276 2 жыл бұрын
Anigu Heesta Yabaal Waxaan U.Aqaan.Al.Ustaad Cabdalla Yuusuf.(Hanuuniye) Walaalkiis Oo Sameeyay Heeso,Aad U Macaan.Oo Magaciisa La Yiraahdo.Xaashi Yuusuf Laakiin Maanta Ka Hor Ma Maqal in Heestani,Ay Sameeyeen.1,Abwaan.Huryo.iyo.Abwaanka Kaleba Waana Suuragal in Laga Soo Tixraacey.
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Heesta yabaal baa laba is jecel kala yaacyee, waxaa leh hanuuniye ereyada iyo laxankaba. Ee heesta ey hadda ka hadlayaan waa xageebuu yabaal kaaga yeerayao, weeye
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
Somali ilaah ubixin
@zupermax3710
@zupermax3710 4 жыл бұрын
Mawliid
SHEEKADA HEESAHA QAAR    QAYBTA 1AAD
29:50
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 51 М.
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 4,2 МЛН
Barnaamijka Hidaha iyo Dhaqanka  [ soo saare; Mawliid Aadan Biixi
13:07
Dr Cabdillaahi Sh. Maxamed Cismaan.
59:44
National Museum of Somaliland
Рет қаралды 3,3 М.
Taariikh faneedka Xasan Uur Cade Tuse By Seerbiy
14:38
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 31 М.
Abwaan Xasan Daahir Weedhsame - Waraysi Dhammeystiran.
1:13:17
Hilin Show
Рет қаралды 162 М.
Barnaamijka Madasha Hal Abuurka Iyo Nolosha  Geela  Part : One
37:38
Googoos Media Production
Рет қаралды 3,3 М.
Abwaan Yuusuf Shaacir || Noocyada  Fardaha ||
9:47
Eng Cabdisalaan Xudur
Рет қаралды 77 М.