SHEEKADA HEESAHA QAAR QAYBTA 1AAD

  Рет қаралды 50,113

Cumar Seerbiya

Cumar Seerbiya

5 жыл бұрын

waxa waraysanaya Cumar Seerbiya

Пікірлер: 53
@abdisamadosman2437
@abdisamadosman2437 5 жыл бұрын
Wax wanagsan baad wadaan lkn xooga qaab waraysiga hadalka iska suga khaasatan cumar seerbiya walaal wixii hadaad garanayso waabad garanaysa lkn si aan anagu u ogaano hadalku mawliid hakasoo dhamadeee sug! Tusaale hada hees abwaan hassan sheekh muumin u sameeyay ayuu sheegi rabay lkn waad ka jiidhay marka xooga hadalka isku ogolaada Mahad sanid walaal
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 жыл бұрын
Abwan mowlid niyada ayaan ku hayay markan arkayay serbiya waxay wadaagaan wax wayo wanay is shabbahan mowlid ooo aan wada dhiganaynay college hadana xiligaa dhaqan dhaadhi ayu ahaa.....2007 ila 2008 afaraayo aan wadagi jiray ayan xasuusty Labada odayba wan salamaya.
@abdirihimdiyaa7794
@abdirihimdiyaa7794 5 жыл бұрын
Cumar seerbiya wllo alle ha ku sharfo Tarikh uruuriyaha fanka somaliyed
@kaareburburiye
@kaareburburiye 5 жыл бұрын
Good job,, CUMAR SEERBIYA
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
cabdi nuur alaale wuxuu shegay afar boqol iyo todobatan 470
@ragemsaid8697
@ragemsaid8697 4 жыл бұрын
Cumar seerbiya I like u brother u r Talented, waxaan kula socdaa dhowr sano From USA, Waxaad keentaa dad aan jeclahay dhamaantood, like shaacir Waraysigii aad ka qaaday Shaacir waa yuusuf shaacir’ e is a true poet. Pls two quick things: 1. Waxaan dalbanayaa in aad noo lento heesta ah Tacliintan u soo dhoofayee oo uga IMi Dhulkaygii Waan dhiganayaa ... pls heestaa ii soo qabo cidl lahayd iyo qisadeedii 2. Tankale erayga “soodi-meer” oo kalee ayaa tusaale u ah sida qoraagu uu ishaarayey; Oo loo moodo Loona qaato sidaa. Mana aha, - ee ku jiray heestii m Mooge( A ha u naxariise) ee siinleydi, lkn. Erayga saxda ah waa soohdi-meer ... Dayax soohdi meer iyo Lagu sugay cadceedee ...
@Mohamed.Khaliif
@Mohamed.Khaliif 5 жыл бұрын
Cumar Serbiya waanu kaaga mahadCelineynaa Raad raaca taariikhda fanka
@SaidAhmed14285
@SaidAhmed14285 5 жыл бұрын
masha allah waa barnaamij wanaagsn
@adamyusufshagaxle6508
@adamyusufshagaxle6508 5 жыл бұрын
Forst veiwer like-ta hayla dhaafina niyaw Cumar seerbiyaw feed me more wll Barnaamijyada caynkan ah noo soo badi
@ragemsaid8697
@ragemsaid8697 4 жыл бұрын
somali status vidoes SOSV first dheh brother
@footballerboy4000
@footballerboy4000 4 жыл бұрын
Mawliid aadan biixi macalinkeygii alle haku sharfo
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 жыл бұрын
2015 ANIGO TV DAAWANAYA AYAN KA ARKAY GERRIDII KULUC ALLE AH U NAXARIISTO.
@Wonderer224
@Wonderer224 Жыл бұрын
MaashaAllah waa nin dhallinyara ah oo sameeyey hawl weyn oo dhaxalgal ah.
@mahadwanaag6116
@mahadwanaag6116 4 жыл бұрын
Mowliid iyo Cumar aad baan idiin hambalyaynayaa, dadaal iyo daacadnimo ayaa idinka muuqata
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 5 жыл бұрын
Thanks omer iyo qoraagaba 👏
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
Mahasanid walaL ..... CumaR seerbiya....
@mahadwanaag6116
@mahadwanaag6116 4 жыл бұрын
Mowliid markaan radiow Hargeysa kaa dhegaysan jirey barnaamijka dhaqanka, sawir maskaxeedkii muuqaagu iigu sawirmay iyo hadda markaan dhab kuu arko way kala beddelan yihiin. Hadaad qurux badantahay.
@mohamedadenabdulle7150
@mohamedadenabdulle7150 4 жыл бұрын
Waa nin yar oo weyn oo qiima badan oo aad u yaqaanna fanka
@ahmedibrahim2650
@ahmedibrahim2650 4 жыл бұрын
Wale rer waqoyi warag waraga somali ugu fikirkabadan
@Moo_zalah
@Moo_zalah Жыл бұрын
Waxbad baaan faaaiday thanks astaaan Soo badiya taariikhaha
@buraaletaajirweyd486
@buraaletaajirweyd486 4 жыл бұрын
Cabdi Nuur Allaale daayee Radio Jabuuti kaydkiisa heesaha 400 kuma jirto.
@kaderabdiadam9443
@kaderabdiadam9443 5 жыл бұрын
Asc wll cumar seerbiya waxan raba meel aan kaalo soo xidhiidho waxan wadaan aniga buug suugaanta wadaniga ah mudo 1 sanad ah waxan rabaa inaad heesaha qaar iga caawiso?
@sahalcali4196
@sahalcali4196 5 жыл бұрын
Maansha Allah waad dadasheen Qaybta labaad noosoo dadaji sxb
@abdifatahosman6299
@abdifatahosman6299 5 жыл бұрын
Wareye SerbiyaAnkaftamee.Wadsiiyaraanesaa:Manshaa alaah hadii.aleedmo waxankurajeynayaa long.life.hadiianunahayQurbaJogtaNothAmerica.wanukujecelnahay:
@engabdirabbimohed316
@engabdirabbimohed316 5 жыл бұрын
#Cumar Seerbiya Horey Usoco zxp
@AxmedApdi6789
@AxmedApdi6789 5 жыл бұрын
Cumar seerbiya aad iyo aad baad ugu mahadsanatahy howshad bulshada u hayso
@nawalofficialchannel8023
@nawalofficialchannel8023 3 жыл бұрын
Wallaalayaal subscribe allah dartiis iigu saara khayr aydan filayn allah haydinsiiyo❤️mahadsanidin👍
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 3 жыл бұрын
Waaow
@libanabdihassan3475
@libanabdihassan3475 5 жыл бұрын
🔥🔥🔥🔥🔥💙
@billeabdi7425
@billeabdi7425 4 жыл бұрын
Cumar seerbiya aad baad u amanthy adiga wiilka kale
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
Waxaan qoraaga ka cod saney naa si aan Book u aqrisano *Play store* hanoola soo galiyo waa codsi 🙏🙏🙏🙏💯💯
@abdimuse7911
@abdimuse7911 5 ай бұрын
cabdinuur allaale & Xasan Aadan Samatar, weey ka heeso badan yihiin Maxamed ahmed kuluc
@aadamhoodaale8287
@aadamhoodaale8287 4 жыл бұрын
Mawliid waxow mudan yahay In taallo loo dhiso Howl qaran bow qabtay
@abdirahmanboqolle57
@abdirahmanboqolle57 4 жыл бұрын
Fadlan booka xageee lagahelayaaa midakale play store ka soogelaya iyooo app ah
@siyaaraentertainment6973
@siyaaraentertainment6973 5 жыл бұрын
Cumarow waaaaaaaa mahadsantihiin jaawe geel maxaad ku micneyseen adingoo mahsan
@danjire11baddacas3
@danjire11baddacas3 4 жыл бұрын
Ninkan raadiyow hargaysa ayaan codkiisa ka maqli jiray
@mohamedabdi2572
@mohamedabdi2572 3 жыл бұрын
Ciyaalkii maaweelada jimcaha dhagaysan jiray miyaa 🙏🙏🙏
@ahmedguled7313
@ahmedguled7313 Жыл бұрын
Cumar iyo mawliid asd bad u.mahadsan tihiin. Dhalin yaro dadooda ka weyn
@adamahmed973
@adamahmed973 4 жыл бұрын
Cumar waan ku salaamay, walaal waxaad tahay nin aad iyo aad aan isugu dhawnahay marka la fiirsho hawsha aad dadka u haysid, runtii anigu uma hayo shaqadas bulshada lkn waxaan ahay nin taageera dadka kula midkaa, sidoo kale waxaan ahay hal-abuur.
@camirgadid2518
@camirgadid2518 3 жыл бұрын
Walaal muqaalada aan soo glisten playlist (ablabalyn) usameeya si ay ugu fududaato daawadaayasha. Mahadsanid
@abdirahmaantaatiko3119
@abdirahmaantaatiko3119 5 жыл бұрын
Bugaaas Xagee laga helayaah sxb
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f 5 ай бұрын
Wax fiican maa shaqo ka dhigatid Hees buu aruurinaya
@sir__cmc
@sir__cmc 4 жыл бұрын
Cumar xagee laga helayaa buuggan
@majidabdalla8858
@majidabdalla8858 4 жыл бұрын
Xage laga heli karaa buugan
@kuulman9240
@kuulman9240 5 жыл бұрын
Cumarow saxib Heeska Jaawo Geel Waxale abwaan Sabeeye Waxanu uu Qaaday walalki oo Qurbaha kumaqna marku hiil iyo Hoo kawayay ayu uu sameeyay maa waxad iiso jiiri markan iilka jiifsado ee jahada laaydhigo
@AhmedAli-uq6cz
@AhmedAli-uq6cz 5 жыл бұрын
Miyaa la jeclaatay? 😂😂
@kuulman9240
@kuulman9240 5 жыл бұрын
@@AhmedAli-uq6cz laman jeclaane waa wuxu isagu laha waxanka hadlayana waa wax Runa saxib
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849 Жыл бұрын
1.cigaal 2.hobo 3.maryan mursal 4.dacar 5.bare maxamed fiidka 6.xarawo 7.faynuus 8.siciid xarow xadi 9.iwm Hadeer haladaba qabto N.b.laxamiistaha ugu badan heesaha laysku qabto cigaal xarawo great halagasaxo
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849 Жыл бұрын
Sabeeye saaxiibkay wuxuu ka mid ahaa saraakiishii kuliyada ciidamada jaale siyaad qaybta farsamada abwaan buu ahaa
@moogemooge3836
@moogemooge3836 2 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaad umahad santihiin cumar iyo mowliid waxaad ummadda soomaaliyeed u haysaan arin wanaagsan
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 4 жыл бұрын
barnaamijyo loo muhda ayaa soo saartaaa waana ku taageeraa lkn magacaan seerbiya halkee kaa soo maraa
@abdirisakwais8100
@abdirisakwais8100 3 жыл бұрын
Waà buug dhinac ka raran hadaan mawlid suaal waydiiyo imisa qof ayaa reerkiina ah,dadka buuga ku qoran
@adalimpire4128
@adalimpire4128 3 жыл бұрын
Fararaq Somali reerbey kaga hadhey Bal adu reekina ka qaroo Waxuun bulshada hordhig hadii anad waxbo so kordhin karin anaad iska xamalatun maney ahyn Ninkan Shaqo adag ayu umada u hayaaa Tabeeba u horeeya Wa qabiilkee khadra Daahirbaa ku cigtee waa ayo Xasan Aadanna waa reerkee Bal sadexdaa fanaan ayaa tusaale kuugu filan wadiganle dhinacbu ka raran yahee kkkkk
SHEEKADA HEESAHA QAAR   QAYBTII 2AAD
37:02
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 22 М.
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 191 МЛН
Walbahaar kalgacal baa igu waabariistee,  Leyla Cabdullaahi
31:37
Wacdaro Laga Dhigay Fanka iyo Heesaha Soomaalida oo Xiiso Badan
27:46
Waraysi Abwaan Tuunyo By Cumar Seerbiya
18:35
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 61 М.
Qaybta 5 aad ee AFMEER &  Kawaanle Maxamed Cali Kalaay
43:38
AF MEER
Рет қаралды 535 М.
Abwaan Ilkacase oo ka sheekeeyay qisada heeso lagu muransanaa.
12:55
Muxuu yahay Cilmiga Cuudku (Kabanka) Dhaqan iyo Dhigaal
49:04
OOMAAR XAALADDA DHABTA AH UU KU SUGAN YAHAY & MARKHAATIGA NOOL
28:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 151 М.
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН