Cuntada Carafta ayaan ka cunaa | Qamar Suugaani | Kaalay oo Kari

  Рет қаралды 37,411

Bile TV

Bile TV

Күн бұрын

Cuntada Carafta ayaan ka cunaa | Qamar Suugaani | Kaalay oo Kari
Xalqadda 3aad ee barnaamijka Kaalay oo Kari.
#biletv #bilemedia #kalayookari

Пікірлер: 69
@araweeloabdi8529
@araweeloabdi8529 5 ай бұрын
War Qamar Waa nin ilaahay wax kaste baray ❤
@HindaBiixiAadanHanadi
@HindaBiixiAadanHanadi 5 ай бұрын
Qamar nadaafada masha allah reer waqooyi utahy nadaafada inader ❤
@CABDIFILMS-fb3sx
@CABDIFILMS-fb3sx 5 ай бұрын
KUSALIYA NABIGEENA MAXAMMED SALLALLAAHU CALEYHI WASALLAMM ❤❤
@hudanaaleye5744
@hudanaaleye5744 5 ай бұрын
Scw scw scw
@user-qg2go5pw9f
@user-qg2go5pw9f 5 ай бұрын
The Goat Qamarka fanka 👑
@guuledjerar4136
@guuledjerar4136 5 ай бұрын
Goatku waxanu kuwacnan ba majiro keep going qamar sugaani❤
@qadarchanal1258
@qadarchanal1258 5 ай бұрын
Legend qamar suugaani waa ku wata sxb
@chefmaryanbarqadle2728
@chefmaryanbarqadle2728 5 ай бұрын
Maashallaah al fanan Hal khalad ayan kugu haya qadadii aad sugada ku dhashamisay ayad cusbada ku shubtay hadana sugadi ku dartay ha laga diktondado taas wayo cafimaadka uma fiicno. Tan kala basta waxey aheyd inad marka u danbeyso kariso ama saliid yar ku shubto si ay isku dhegen. Waad ka baxsatay.
@jamilanor653
@jamilanor653 5 ай бұрын
Masha Allah, wa jeclahy barnamijyada San camala😊❤
@Najma-ys3lb
@Najma-ys3lb 5 ай бұрын
Legend qamarka❤
@user-bv4zc1yp3u
@user-bv4zc1yp3u 5 ай бұрын
Chef sugani baraavoo❤🎉
@hamdahassan-no7qg
@hamdahassan-no7qg 5 ай бұрын
Nin waalan baa heley qamer bastada sooska fur fura❤❤❤❤❤❤❤❤😊
@hamdahassan-no7qg
@hamdahassan-no7qg 5 ай бұрын
Qaali sugaani ramadan kariim ❤❤❤❤❤❤❤
@sucadsalah
@sucadsalah 5 ай бұрын
Chief qofka howsha waa loo daya gees kaistaag
@Xakimi700
@Xakimi700 5 ай бұрын
Tageerayasha cR7 like
@asmakhadar3935
@asmakhadar3935 5 ай бұрын
qof waliba kaligii wax ha sameyo ninkan haka eego uun hor boodka ha joojiyo anigaygi dawanyay ba dhibsadayba
@ikraamabdullah2420
@ikraamabdullah2420 5 ай бұрын
Qamar aadbuu ugu dul qaatey ninkan bila dhaqan weye🤨
@TheReal_Man
@TheReal_Man 5 ай бұрын
Muxuu ku dhaqan xun yahay ,dhaqan xumo ugama jeednee ,Alle ka Cabso Qof ha dulmin
@zakariyeali6187
@zakariyeali6187 5 ай бұрын
Frist comment
@kaafiofficial2101
@kaafiofficial2101 5 ай бұрын
qamarka duula legend waaye❤🎉
@Nuradinahmeth
@Nuradinahmeth 5 ай бұрын
Qamar is the best
@mohamedamiin9719
@mohamedamiin9719 5 ай бұрын
18:20 😂😂
@MOON_CASKA__7
@MOON_CASKA__7 5 ай бұрын
goatka fanka Africa ❤
@ubaxmohamedhassan1867
@ubaxmohamedhassan1867 5 ай бұрын
Masha allh qamar waxan siin lahaa 100/100 bastadada Chefka dhaqeyba Khalada
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 5 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉
@SheikhAbdiyusuf338
@SheikhAbdiyusuf338 5 ай бұрын
Salam aleykum please cuntada la karinaayo gloves cuntada gacmaha si aad u noqotaan chef professional
@TheReal_Man
@TheReal_Man 5 ай бұрын
Qofka haduu gacmaha iska dhaqo waa ok wax looga baahan yahay maleh gloves
@AbasAbdiqadir
@AbasAbdiqadir 5 ай бұрын
Lagend qamar waa lagend
@user-lj5br8ex8h
@user-lj5br8ex8h 5 ай бұрын
Qamar meesha isaga kaalay inadeer malqacado.iyo.waxani.waa maxay
@Jarmalka1251
@Jarmalka1251 5 ай бұрын
Codka iska hagaajiya saan xal ma ahan
@TheReal_Man
@TheReal_Man 5 ай бұрын
Adiga mobile kaaga iska hagaaji
@Jarmalka1251
@Jarmalka1251 5 ай бұрын
@@TheReal_Man adiga waan ka mobel fcnhy lkn waxan cod ma ahan Company weyn waxan cml in uu soo daayo waa ku ceeb astaan arag muuqaladooda
@naemoapdulahihaji-cy5rb
@naemoapdulahihaji-cy5rb 5 ай бұрын
Goatkii oo cookna ah❤😂🐐
@sharmaakeyare6533
@sharmaakeyare6533 5 ай бұрын
Qamar Wuu Noo Dhuuntay Cheif Wayn weeyaanba
@user-ef6yt8yg9z
@user-ef6yt8yg9z 5 ай бұрын
Codka hagajiya wllyal
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 5 ай бұрын
Codka wuu gaaban yahay kor uqaada kuwa danbee qamar wa wuu yaqaana sifiican hanbalyo
@mohamedduale8896
@mohamedduale8896 5 ай бұрын
Part 2 qamar kaligiis su qbta😂😂
@user-bv4zc1yp3u
@user-bv4zc1yp3u 5 ай бұрын
Reer magaal weye😂
@Lander6656
@Lander6656 5 ай бұрын
Horta studio Hargeisa maku leeyaHY Bile? Waa inatY astaN ka HormarsaN tahY Bile 😅
@fatiman2077
@fatiman2077 5 ай бұрын
Musikada naga daaya
@abdi85237
@abdi85237 5 ай бұрын
Xariif meeshaan ah dha dhamis oo ku ceylaa😂😂😂😂😂
@iloveyouxanta2335
@iloveyouxanta2335 5 ай бұрын
Mic iska hagaajiya
@user-ng8lj5mz8b
@user-ng8lj5mz8b 5 ай бұрын
Qamarka duula
@mohamedhussein6240
@mohamedhussein6240 5 ай бұрын
Codkaaa wxakaqaldan
@MaxfuudMohamed-tk3fl
@MaxfuudMohamed-tk3fl 5 ай бұрын
Codku waa tabcaan
@LuqmaanAhmed627
@LuqmaanAhmed627 5 ай бұрын
❤😂
@abdirahmanhersi6393
@abdirahmanhersi6393 5 ай бұрын
Bariis iyo Baasto ma ka kordhin karnaa madama aan umad lamida umadaha nahay mays tidhahden waxeeni way kooban yihiin
@heekaltaatiko3632
@heekaltaatiko3632 5 ай бұрын
Var intaas waa jareysaan aaaaaaaaaaa 😂
@KhadarIsmaciil-ed8fr
@KhadarIsmaciil-ed8fr 4 ай бұрын
Waxba lama maqlo
@mohamed-jj4nn
@mohamed-jj4nn 5 ай бұрын
ASC
@chefmaryanbarqadle2728
@chefmaryanbarqadle2728 5 ай бұрын
Teeda kale kabsarcalenta ha tuminina qarar yar ayey yelaneysa wa la jarjara marki cuntada bislato ay kor loga dara.
@shantasomaliyedigabadan7588
@shantasomaliyedigabadan7588 5 ай бұрын
Qalabka iska hagaajiya codka idinka xune
@Lij.ilyasstudio
@Lij.ilyasstudio 5 ай бұрын
100/ 2 😢😂
@qanciyepro
@qanciyepro 5 ай бұрын
War codka maad iska hagaajisaan
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 5 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@siradm
@siradm 5 ай бұрын
Waa dagganaanta waxaasi, si yaroo dagan ayuu u shaqaynayay marka meesha inuu iska nadifiyo malaha taas ayaa keentay.
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 5 ай бұрын
🤪#BOQORKA #FANKA #QAMAR #SUUGAANI 😊😊😊
@Abdisalan22
@Abdisalan22 5 ай бұрын
Laba nino garxajisa oo waliba cidagala landheerayal
@QadanQorane
@QadanQorane 5 ай бұрын
Waxan bilaa codka dadka so galiyey markii ay editing garaynayeen maanay arkayn waxa🤥
@yaxyejaamac4436
@yaxyejaamac4436 5 ай бұрын
War codka iska hagajiya waxna garan maysane
@farhiyadheeman272
@farhiyadheeman272 5 ай бұрын
Qamarow😂
@MumtaazHana
@MumtaazHana 5 ай бұрын
Coda majiro wa ila maqala😅😅
@fatiman2077
@fatiman2077 5 ай бұрын
Codka ma fcna
@ikraanismaciil3151
@ikraanismaciil3151 5 ай бұрын
Cheifka waa eber waa kajiiftaan cunada mayaqaano second waa areebi baasto aan lamiirin uu biyaha kadaadiyay buu suugo saaro bisinka😂
@user-lj5br8ex8h
@user-lj5br8ex8h 5 ай бұрын
Qamar hooyadi aya u ducaysay markay.leeyihin waa nin hooyadi cuntada u karin jiray
@cabdiraxmaanabdire
@cabdiraxmaanabdire 5 ай бұрын
Make la aan dhibaato waaye 🙄
@user-wj9ji4sq3o
@user-wj9ji4sq3o 5 ай бұрын
Bastadana adiga haleyay oo biya ku shubay kani shefna mahe waxiba Wu qasay 😂😂
@Zulubo-yar90
@Zulubo-yar90 5 ай бұрын
codka maad hagaajisaan
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 27 МЛН
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 15 МЛН
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 15 МЛН
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 52 МЛН
CHALLENGE QOSOL BADAN SHAADIYO SHARAF IYO AJAKIS YARE TAN KA DHACDAY QARAAXADA ADUUNKA
14:04
Xagaaga Iceland waa sidee ?
18:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 161 М.
PART 6 IYO XABSIGA CALIFORNIA AMERICA
20:14
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 133 М.
PRANKi XUN AYAN KU SAMEYAY DAYAX ……..
12:43
Dayax official
Рет қаралды 368 М.
Anagaa kula soo hadlayna!
5:02
Bile TV
Рет қаралды 112 М.
ГОЛОДЕН ДО СКРОРОСТИ 🏎️💨
1:00
КиноХост
Рет қаралды 966 М.
wow so cute 🥰
0:20
dednahype
Рет қаралды 30 МЛН
Sigma Girl Past #sigma #funny #memes
0:19
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 14 МЛН
Опасная Зубная Паста! 😱
0:27
ШОК
Рет қаралды 3,6 МЛН
Learn safety rules when riding a scooter-👍#shorts
0:14
Sierra & Rhia FAM
Рет қаралды 117 МЛН