Xagaaga Iceland waa sidee ?

  Рет қаралды 164,146

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

Күн бұрын

Dhulkii barafka iyo Quruxda Iceland
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 37 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 195 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 26 countries and i am in mission to reach 195 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================
Camera:
(Sony Alpha 7III)
www.sony.com/e....
Gopro hero 6:
www.amazon.de/....
dji osmo action: www.dji.com/at...
==============================================

Пікірлер: 205
@GeediSahan
@GeediSahan 2 жыл бұрын
Ku dirso Lacagta si Khidmad la‘aan ah ( Code: TG22 ) Transfer Galaxy iOS: apps.apple.com/de/app/transfer-galaxy-money-transfer/id1481461001 Android: play.google.com/store/apps/details?id=com.transfergalaxy.transfergalaxyandroid Hassan Instagram kiisa: instagram.com/hassan_abdi_619?igshid=YmMyMTA2M2Y=
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Жыл бұрын
Maad noo sharaxdo qaabka wax loogu diro
@shlmhd7386
@shlmhd7386 Жыл бұрын
Asc wll geedi sahan wa shaqsiga kaliya youtuberada ugu wanaagsan wax badan ka faaideen inta wanaaga jecel wll ilahey haku xafido hore usoco guul iyo gobonimo.
@sirajhajififty
@sirajhajififty 2 жыл бұрын
Ninkan aad kaxaysatay waa Tour Guide fiican , very knowledgeable, somali-giisa aad buu u fiicaanyahay, Masha Allaah.. ragaan cml tour guide ka dhigo si looga faaido Geedi Sahanoow
@maxdar11
@maxdar11 2 жыл бұрын
Nio reer waqooyigu waa hadal yaqaan barnaamij ka sharraxad wanaagsan wali maad soo gelin kkkk
@zayidaliabdi5736
@zayidaliabdi5736 2 жыл бұрын
NIN RAGEED TAHY NIO MAHADZANID
@ahmedabdi2896
@ahmedabdi2896 2 жыл бұрын
Geedisahan alla maxaan kula dalxiisay anigooo gurigayga jooga... Best somali travel.. Iceland 🇮🇸 waan ka helay
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 2 жыл бұрын
What a beautiful country???? Iceland 🇮🇸 Keep going brother geedi sahan 🙏👍
@toosanejr356
@toosanejr356 2 жыл бұрын
Sxp waxan ahy wiilku taageera waxaa thy runtii qof fiican zxp markaa keep going magacaygu waa khadar cabdi salaan sare suldaan
@abdirahmanosman4905
@abdirahmanosman4905 2 жыл бұрын
Geedi sahan two week halke jirty, vedio yadaada waan xiseynaaa inoo soo gali hade macqul tahy
@aichaawil5569
@aichaawil5569 2 жыл бұрын
Wadanka qof ree xamar ah manjogo miyaa hhh dadka dhan re waqoyi waye
@sirajhajififty
@sirajhajififty 2 жыл бұрын
Haha 😂😂 Wax Soomaali ku hadlaya miyaa rabtaa mise wax gobolkaaga ka yimi 😂😂
@mohaosmanov
@mohaosmanov 2 жыл бұрын
Wiilka hassan la dhaho si fiican buu noogu sharxay iceland, waxa uu i jecleysiyey iceland, adna geedisahan waad mahadsan tahay maysan suurto galeen inaan daawano videogan adiga la’aantaa.
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 жыл бұрын
Masha Allah waan sugayay qeeebtaaan Island
@mogadishustar7501
@mogadishustar7501 2 жыл бұрын
maashaa alaah muxuu ilaahay dal cimilo wanaagsan na siiyay lakin qof waliba ma garan karo
@mohamedbarreh3570
@mohamedbarreh3570 2 жыл бұрын
He knows what he's talking he learns geology science I think
@hamsekurtun
@hamsekurtun 2 жыл бұрын
Waaw intee wadan ee aad vlogs nagu gaysay kani waaka u qurxoon❤
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 5 ай бұрын
Geedi sahanow wll waxaagu ma vlog only baa Waxan kugula talinlahaa wadamada aad tagto in aad xog dhamays tiran aad kaso samayso imaka muuqaalkaagu baraf buu dhaafi la'yahay Kaso hadal somalida mesha kunool sida ay u noolyihiin shaqoyinka siyabaha lagu tegikaro wadan walba Tariikhda wadamada
@fmjibriil
@fmjibriil 2 жыл бұрын
Asc Walaalkay 🥰🥰🥰 sidani waa "adoo gurigaaga jooga aduunka kusoo dalxiis" walaahi waan kugu taageerayaa hawsha aad qabatay waxaan kuleeyahay hakacaajisin ee hore usiisoco 👏👏👏👏
@rikayangu3833
@rikayangu3833 2 жыл бұрын
I hope to one day visit Iceland and experience the nature of that country.Thanks so much for sharing.
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
Kwani unaweza understand lugha ya kisomali ama?
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
Mkenya wenzangu
@rashiidabdallah1648
@rashiidabdallah1648 Жыл бұрын
@@blessingchanne1866 why not understand it? Are you trying to be a hater of Somali people?
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 Жыл бұрын
@@rashiidabdallah1648 am speaking swahili . I thought she's from kenya. I mean her name
@rashiidabdallah1648
@rashiidabdallah1648 Жыл бұрын
@@blessingchanne1866 oh ok sorry
@medamin9244
@medamin9244 2 жыл бұрын
Asc sxb geedi sahan transfer Galasy lacag aya macaga la iga khalday marka shirkada lambar maka helikaraa
@medamin9244
@medamin9244 2 жыл бұрын
Iceland sharci ma bixisaa iyo shaqo ma ledahay sxb geedi sahan
@ogaalkadaahsoon5898
@ogaalkadaahsoon5898 2 жыл бұрын
maruun waan iman yurub afrikaa nagu dhagtaye
@abdulkadirissewehliye594
@abdulkadirissewehliye594 2 жыл бұрын
Magaca iyo safaradada wa isku mid bro horay u soco waxa tahay mid xaqiqda qarson so bandhiga
@xasanmaxamud5871
@xasanmaxamud5871 2 жыл бұрын
Waa jeclaan lahaa inaan tako i.a ✊🤟
@tafatiraha5632
@tafatiraha5632 Жыл бұрын
Amiin
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 2 жыл бұрын
Si WaLbo Rer SomaLiland DaaFaHa Dunida U TagaaN MudaNa Joogaan Ma HILmaamaN LaHhadooda Still Waa Lajadii Uun Hhh Funny
@sirajhajififty
@sirajhajififty 2 жыл бұрын
Muxuu iskaga bedelaa gaalada miyaa ka bedelaysay micnaha 😂
@Arab_entertainment
@Arab_entertainment 2 жыл бұрын
Anago dalki joogna aya safarkaagi kugula raaxeesanay thanks sxb
@xamse4177
@xamse4177 2 жыл бұрын
Waxad u qalanta 1m iyo ka badan zxp horay u socoq
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 2 жыл бұрын
Woooow Like aniga uhoreyo mashaalaaah guleso inshallah 💯💯👌👌🇸🇴🇸🇴
@axmeddayibabuukar2445
@axmeddayibabuukar2445 2 жыл бұрын
Bruh wlhi you live in my vocation 🤣
@cazuzahmed3691
@cazuzahmed3691 2 жыл бұрын
You got amazing buddy this time (Hassan). His explanation is amazing. Kudos hassan.
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله 🌾 🌿 🌸 ☘ ⚘
@abdillahiaden1622
@abdillahiaden1622 2 жыл бұрын
Asalama caleykum Mashalla Mashalla ice land waa qurux runtii nin tour guide aad u fiicana waa wadataa, waa iman doona inshalla iceland.halkaas ka sii wad hawsha fiican.
@ahmedqarsta6577
@ahmedqarsta6577 2 жыл бұрын
Geedi sahan bas naga dheh wan boobi rabna😂😂
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Жыл бұрын
Wall geedi sahan say kuugu duura gashay safarka caalamka meeshaa rabto nasiib kii baa kaa batay
@haldhaainboqor5026
@haldhaainboqor5026 2 жыл бұрын
Nolosheeda miyaad barnamij noga diyarisiid shaqadad qaxootiga
@sirajhajififty
@sirajhajififty 2 жыл бұрын
Sifiican walahi, waa loo baahanyahay walaahi, aniga khaasatan, Tourism -na ama dalxiiska waan sameeyey jaamacada , hadana waa riyadayda waa inaa safro online lacag ku sameeyo si safarada iigu sahlanaadaan marka gaalo badan waan daawaday lakin qof Soomaali sheekadiisa iiga fudud maadaama aan Soomaali ahay laftigayga
@naanipoy2129
@naanipoy2129 2 жыл бұрын
from tiktok ✍️ horey usoco lipAx🦁
@ackornayl
@ackornayl 2 жыл бұрын
Mohamud muqaaal aad u qurux badan o lagu raaxeysanayo ba nala wadaagtay mahdsanid sxb
@sookacweeyemaogtahay8710
@sookacweeyemaogtahay8710 2 жыл бұрын
Soobadi safarkaan bro
@moibrahim7019
@moibrahim7019 Ай бұрын
From Janaale to Iceland....sxb Aduunkan adaa ka Raayey....well done.
@alesuge9918
@alesuge9918 2 жыл бұрын
Waa dad dhulkooda iyo dalkooda dhistay waa dad aan soomaali Ku Aqli Aheen weeye
@Mr.canadiann
@Mr.canadiann 2 жыл бұрын
Iceland more videos uploading noogu soo samee 🔥
@layladheman6534
@layladheman6534 2 жыл бұрын
Geedi sahan KZbinr qiimo badan hore uu socoo wllo🙏🙏🙏
@raxmadagan3553
@raxmadagan3553 2 жыл бұрын
Mnshallah geedi sahan keep it up the good work walaal from hargeisa ❤💯
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 2 жыл бұрын
Wiil eedadey dhashey baa degan Iceland 🇮🇸
@Realunogaming
@Realunogaming 2 жыл бұрын
sxp waxd tahy walhi qof wax cusub la imid adbn anan ku tageraa
@cabdicabdilaahi2042
@cabdicabdilaahi2042 2 жыл бұрын
Ice 🧊 land Insha Allah mar baan booqan Geedi sahan hore u soco wlal ❤️👏👏🔝
@HAPPY.10.
@HAPPY.10. 2 жыл бұрын
Wadankeena barfaka 2 kun ooshil ayoo kajoogaa ilaahey aweedida badanaa
@AdamAbuzuhri
@AdamAbuzuhri 2 жыл бұрын
Somali national library iyo buugii Greenland geography oo aan filaya inay Iceland kamid ah waa sheeko xiisa leh
@mahamedabdiwahab6691
@mahamedabdiwahab6691 2 ай бұрын
War chppp aad ban kula dalxiisay geedisanow❤😮💪
@nuurmoogeofficial3546
@nuurmoogeofficial3546 2 жыл бұрын
Masha allah my bro keep going
@MohamedDeck-r2u
@MohamedDeck-r2u 5 ай бұрын
Somalia baraf aye raadisaa capitan ku qasato Iceland 🇮🇸 dadka iska dheef3 bada ayaba nacde barafki😅
@musehmed
@musehmed 2 жыл бұрын
Geedi sahan bro you made me traveler while lying on my bed
@ruqiyaabdurahman8654
@ruqiyaabdurahman8654 7 ай бұрын
Geedi sahan walalow maseer baad kaw iga sissy mahadsanid sidaad noo dalxiisisay
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 2 жыл бұрын
Yaa raxmaan illaahoow dadkeenii nabad nooga dhig wadamadaan dhul ka qurux badan baan heysanaa ee dad baan jirin
@shafieatam1133
@shafieatam1133 2 жыл бұрын
Wlhi videoga a so dhigto wanba ku farxa sxp horay u soco
@AbshirSeaman
@AbshirSeaman 2 ай бұрын
Wara malin walba baraf ayaa layga iibiya 1000 shilling kuwana wayba ku is is taagayan kawarama bal
@footballbae8718
@footballbae8718 2 жыл бұрын
Yaa igu caawin kara $30
@Hannamzq
@Hannamzq Ай бұрын
Hartani waata ugudheer Isceland 😂
@Samalehbarkhad
@Samalehbarkhad 2 жыл бұрын
Waadku mahadsan tahay sotabintaada.
@fmjibriil
@fmjibriil 2 жыл бұрын
Waxaan kuwaydiiyay walaal biyaha qarxaya maxaa sababay ma kulaylkaa keenaya oo waa dabiici misa qalab ayaa lagu xidhay oo biyaha kor utuuraya ?🤔
@ayanahmed4496
@ayanahmed4496 2 жыл бұрын
May wllo volcanaha ayaa sababay
@MohamedHassan-tp2wf
@MohamedHassan-tp2wf 5 ай бұрын
GS do I need visa to Iceland having a somalipass port
@abdiririsakawil3235
@abdiririsakawil3235 2 жыл бұрын
War Barafkan Boosaaso Looga Baahanyahaye Noosoo Xada😂
@Mohamed16830
@Mohamed16830 2 жыл бұрын
yasiradi dheman luula mantan aragnay😂
@ejaaboabdirahman6463
@ejaaboabdirahman6463 2 жыл бұрын
Geedi sahan shaqa fiican ayad haysa wadamo badan ayaad nabartay keep going
@hamdacawil3522
@hamdacawil3522 2 жыл бұрын
Masha alha dalxiiska noo soo badi ✌
@ilyesmusse
@ilyesmusse 2 жыл бұрын
Adigana waxaad qabatay shaqo qurux badan waana ku mahadsan tahay
@zuleekhaabdi6264
@zuleekhaabdi6264 2 жыл бұрын
Iceland wan ka helay dalxiiskeeda❤👑
@tayosiirdaacad3309
@tayosiirdaacad3309 2 жыл бұрын
Sidee geedi sahan loo iman kara icland
@maxamedcabdo3565
@maxamedcabdo3565 2 жыл бұрын
dalkaagii hurmari oo kaalay
@shahwah4371
@shahwah4371 2 жыл бұрын
War away qadkii sxb ma runbaa
@mysalah06
@mysalah06 2 жыл бұрын
Love it! Keep going brother.
@amiinhanad971
@amiinhanad971 2 жыл бұрын
Blue lagoon tag oo noso duub wllo
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 2 жыл бұрын
hore u soco
@cvinijonour
@cvinijonour 2 жыл бұрын
Wll integram kasoo hadal
@Ibraahinshiikhcabdiraxmaan
@Ibraahinshiikhcabdiraxmaan Жыл бұрын
Aryaa adigu wura joog miyaatahay.xaadhacay.markad.hadli takto.😂😂maxad.ugafee.iishg😮😮😮
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 2 жыл бұрын
best Somali KZbinr
@qaaliqurux6181
@qaaliqurux6181 Жыл бұрын
Masha alalh wall wiilkan xageen kala xidhiidhna. Haduu wdankaa daganyahay.
@MohamedFarah-my7kx
@MohamedFarah-my7kx 8 ай бұрын
Waaad heli karta dhiib male
@abaazmohamed1544
@abaazmohamed1544 2 жыл бұрын
Iceland Amazing trip🤞
@MohamedAbdi-md8ox
@MohamedAbdi-md8ox 2 жыл бұрын
Amazing hore u soco wll geedi sahan
@sabuurhussein807
@sabuurhussein807 2 жыл бұрын
ماشاء الله
@haqabtire5823
@haqabtire5823 2 жыл бұрын
Manzha allah hore soco brother aad ban u taageera muuqaaladaada
@dekamahmoud7
@dekamahmoud7 2 жыл бұрын
Wallee Dalu waa dalkeena
@falaqeyntadinta3449
@falaqeyntadinta3449 2 жыл бұрын
Wan kusalamy walal gedi sahan
@aadangaydh1954
@aadangaydh1954 2 жыл бұрын
Geedi sahan ale haku xafido sxb
@engrmohamoudgeelemohamoud2303
@engrmohamoudgeelemohamoud2303 7 ай бұрын
GEEDI SAHAN IS GEEDI SAHAN
@crashiidaxmed9599
@crashiidaxmed9599 2 жыл бұрын
the best somali travel 😍✌️
@AbokorAli-io9qs
@AbokorAli-io9qs 2 ай бұрын
😂Amazing 2 years ago
@abdikarimnor8536
@abdikarimnor8536 2 жыл бұрын
It is a beautiful country that is good for tourism
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Iceland waxkale💖
@xasanmaxamud5871
@xasanmaxamud5871 2 жыл бұрын
Waa jeclaan lahaa inaan tako i.a ✊🤟
@abdiqanisaleban6412
@abdiqanisaleban6412 2 жыл бұрын
Wow Iceland 🇮🇸
@ManchesterCity100
@ManchesterCity100 2 жыл бұрын
Video wanagsan laakin waku bar yaaa ma booqankartaa dalka norwey Madaxweynaha somalia baan ahay
@mohameddubow1839
@mohameddubow1839 2 жыл бұрын
Ma shaa Allah Madaxweynaha Sharafta leh wankusalamay
@ManchesterCity100
@ManchesterCity100 2 жыл бұрын
Waan Kaa qaaday. Aboowe Somalia waa is badalidoonata madam an ahay Madaxweynaha jumiriyada Federalk somalia
@WARMOOG804
@WARMOOG804 2 жыл бұрын
Guleysa Walaalkey
@محمدامين-ق7ح
@محمدامين-ق7ح Жыл бұрын
Xxx ice land pro dhulka paraf laha ah wan kahela🌊🏕️☝️💯👐☘️🍹
@zamarcabdulahi4930
@zamarcabdulahi4930 Жыл бұрын
switzerland 🇨🇭 soo baroobey sxb wax ku cajab galiyo soo arkee saa
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 2 жыл бұрын
Good job
@maymuunamuuna7151
@maymuunamuuna7151 2 жыл бұрын
Subxaana laah
@samueletoo9140
@samueletoo9140 2 жыл бұрын
Legend another legend
@Aameinapdychama
@Aameinapdychama 2 жыл бұрын
Wlal qaliya 💖🥰👊✌️
@zulthanebrahim4344
@zulthanebrahim4344 2 жыл бұрын
Manch Allah zhp keep going
@amiirxayi5620
@amiirxayi5620 2 жыл бұрын
Lamber On3
@sakariyesultan5612
@sakariyesultan5612 2 жыл бұрын
Nio zxp qot wakhti badan geliya inuu dadka somaliyed dunida kala baro keep going zxp
@sarahartan1560
@sarahartan1560 Жыл бұрын
Wll warabay meshan passpor somali maku iman kara please iso jawab ado mahadsan
@nrmohd2342
@nrmohd2342 2 жыл бұрын
Great mr geedi
Dhulka Barafka iyo Dahabka 🇮🇸 The Lands of Ice and Fire - ICELAND
16:57
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 153 М.
Magaalada Lamaanaha - Talyaaniga 🇮🇹
21:19
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 197 М.
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,2 МЛН
Nolosha Jarmalka, sida ay tahay🥰❤️
10:00
Habiba Addow
Рет қаралды 18 М.
MALDIVES ,2024 ,SIDEE LAYGAGA QAADAY LACAG DHAN 5,238$ 😱
25:07
Waxaan booqday meelaha taariikhda leh ee magalada Qaradho 😱🥶
11:04
Siday tahay ganacsiga Soomaalida Talyaaniga 🇮🇹 How is Somali business in Italy
25:14
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 200 М.
XAAFUUN: Jasiiraddii Cusbada iyo Luulka.
6:36
Astaan
Рет қаралды 100 М.
WAA SIDEE NOLOSHA SOOMAALIDA VIETNAM 🇻🇳   SOMALIS IN VIETNAM
8:34
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 65 М.
4 dollar waxay noojartay ma amini doontid egypt 🇪🇬
15:25
Dhakhtarrr
Рет қаралды 304 М.
DALKA HOLLAN SIDEE LA ISKU DHIIBAA , SHARCIYADA , FULL INFORMATION .
4:48
HORYAALKA SHACABKA
Рет қаралды 12 М.
waa sidee dalka romania - Qaybta 1aad
14:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 86 М.
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,2 МЛН