Cuntada wadooyinka Hargeisa | STREET FOOD IN HARGEISA

  Рет қаралды 154,233

Dhakhtarrr

Dhakhtarrr

Күн бұрын

Пікірлер: 374
@rakiaabdirihim6656
@rakiaabdirihim6656 2 жыл бұрын
Wax ka qurux badan ma jirto in wadanka ka duubto wax qurux badan keep going brothers 😇❤
@MaymaAwale
@MaymaAwale 2 жыл бұрын
Hargeisa anigo waligey tagin baa manta ibartay from muqdisho 🥰
@Khaalidsheekh
@Khaalidsheekh 2 жыл бұрын
Anna waligay muqdisho ma arag ukhtii
@khadanadan5196
@khadanadan5196 2 жыл бұрын
Walshay igu duceeya dhimantina ilaahay ha caafiyo inta xanunu sanaysa Amiin Amiin yaa rabi😭
@hayatidirismaxamed9796
@hayatidirismaxamed9796 2 жыл бұрын
Xaafadaha hargeisa iyo goobaha ugu caansan muuqaal kasoo samee,insha allah
@guuleedipro7400
@guuleedipro7400 2 жыл бұрын
Hayaadeen inaadeer anaaa kusoo wareejin wax weyn maaha hargeisa iyo banaadir banaadir ayaa weyn😂😂😂
@amedsiciid5598
@amedsiciid5598 2 жыл бұрын
@@guuleedipro7400 adoo iska aamusaa kuu dhantaa
@naadiyaalialiadam9335
@naadiyaalialiadam9335 Жыл бұрын
@@guuleedipro7400 t
@umulkhayrjama4908
@umulkhayrjama4908 2 жыл бұрын
Wan u xiisay somaliland wlhi mansha allah illahayow barake cuntada suuqa way qali garawday wllo so badiya muqalada sidano kale ah waliba dadka danyarta ah iyi xafadaha canka ah ka so duuba insha allah cafimad ku cuna idinkuna wllahay
@nuurmustafe
@nuurmustafe 2 жыл бұрын
Masha allah maxa ka qurux badan inad sawir wangsan ka bixiso wadankaga guuleyso wll 💚🤍❤
@xafsacabdiraxmaankhaliif1501
@xafsacabdiraxmaankhaliif1501 2 жыл бұрын
SAA noogu soo duubteen mnsha Allah runtii aad baan u jeclahy hargeysa
@cilaansaarchannel4121
@cilaansaarchannel4121 2 жыл бұрын
You can find watermelon 🍉🍉🍉at This time of the year in Hargeysa! I am coming 😍😍😍
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 2 жыл бұрын
Yes queen I will welcoming u inshallah ❤❤
@zakirboss143
@zakirboss143 2 жыл бұрын
yes we have
@apdirahmaninairroh6223
@apdirahmaninairroh6223 2 жыл бұрын
Hadyad ikeeen hyeh
@apdikareemkaiseofficial9786
@apdikareemkaiseofficial9786 2 жыл бұрын
Incha alh
@cartoonchannel9265
@cartoonchannel9265 Жыл бұрын
War nio somali baa tahay xaad iskaga waaleysaa
@Hawraarmusicproduction494
@Hawraarmusicproduction494 2 жыл бұрын
legends ayaad tihiin zxp hore u socda sida qays iyo cabdalla jamaal
@SaynabCabdilaahi-t5o
@SaynabCabdilaahi-t5o 7 ай бұрын
مشاءالله تبارك احلا شعب اهلي صومالي لبد❤❤❤❤❤
@naimaahmed7719
@naimaahmed7719 2 жыл бұрын
Dhakhtar wll aan jeclahay inaan la socdo barnamijyada aad soo galiso mar kasta adi iyo asxabtadaba alle haydin sharfo❤
@farxiyocali6201
@farxiyocali6201 2 жыл бұрын
Wan ku wadana waxad tahay wiil naxaris badan masha allaha
@Mosseg_yo
@Mosseg_yo 2 жыл бұрын
Hargeisa Hadhwanaaag 🤩
@dheereyechannel
@dheereyechannel 2 жыл бұрын
Two legends always legends keeps goings dhakhtarka and maxamed another's levels best food street Somaliland 💯💪😋
@halimaHussain_
@halimaHussain_ 2 жыл бұрын
Qeybta xigta kasoo dhiga Street food 🍲 in Boosaaso
@jannodoonmedia8715
@jannodoonmedia8715 2 жыл бұрын
Waan kugu raacsanay waan jeclahay boosaaso wllh from hargeysa
@LastKing-ju2it
@LastKing-ju2it 2 жыл бұрын
Borama io garoowe
@hopehope9345
@hopehope9345 2 жыл бұрын
3:44 the way dhakhtar says Mama 😍
@zupeirx9179
@zupeirx9179 2 жыл бұрын
Istus istus ban dareemaya Lkn wa legend
@tayasiirsaed3345
@tayasiirsaed3345 2 жыл бұрын
Mashalaha wadankeenu waa qurux keep going
@ALI7LEE
@ALI7LEE 2 жыл бұрын
Thank you bros for your enjoyment of food and your courage in eating from the streets because I cannot eat street food … I wish you guys wellness.
@faisamusse8522
@faisamusse8522 2 жыл бұрын
Me too, no street food too many flies n too many people touch food n put it back no thx but I don't mind the tea kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@hafsaali6083
@hafsaali6083 2 жыл бұрын
Dhakhtar ilaahey haku ilaashado hapo cade legend 🙌 💚🏤🤍 ❤ tagero jacel ilaahey darti
@ladanhussein3812
@ladanhussein3812 2 жыл бұрын
Dhakhtar ya ureer abtiya
@bisharohassanhassan232
@bisharohassanhassan232 2 жыл бұрын
Masha allah from muqdisho 🥰
@gafoteyusuf5430
@gafoteyusuf5430 2 жыл бұрын
Waaheen market Inkastoo uu gubtay hadana qaybihii badbaaday way shaqaynayaan mashalla❤
@maizaupdirahmaan2259
@maizaupdirahmaan2259 2 жыл бұрын
Dhulkaga Hoyo iNaad kaso gudbisid Muqalo Qurux badan Waa Haybad Lays dheryahay keeb going wllo🥰❤
@najaxbinu
@najaxbinu 2 жыл бұрын
Mancha allaah keep going hargeisa hadhwanaag
@yoonisjeele952
@yoonisjeele952 2 жыл бұрын
Hargeysa love from galgaduud.
@hindaaa_ali
@hindaaa_ali 2 жыл бұрын
Masha Allah amazing 👏👏👏
@sucadali6547
@sucadali6547 2 жыл бұрын
Hargeisa masha allah way ka qiima jabantahay muqdisho waa qaali
@mohamed_gabo
@mohamed_gabo 2 жыл бұрын
سوف أتي إلى هرجيسا قريباً لأول مره في حياتي وهي ارضي ووطني
@amedsiciid5598
@amedsiciid5598 2 жыл бұрын
منور ببلدك يا ولدنا 😅💔
@nimcoabdirahman1398
@nimcoabdirahman1398 2 жыл бұрын
Dhakhtar iyo maxamed keep going🥰🥰😍😍
@nimcojamac8138
@nimcojamac8138 2 жыл бұрын
Masha alla horumar wacan dhakhtar channel
@mohammed-jama
@mohammed-jama 2 жыл бұрын
*Hargeisa Dadka iyo Gawaadhida waxa badan Gawaadhida 🚗*
@koore.
@koore. 2 жыл бұрын
Horta waan idin salamay wll inayar oo talo baan idinla jecladay inan idin wadaago "waxad ogtinih maanta dalkena waxa ka jira sixirbarar heerkisu sareeye iyo fakhriga xadhkaha goosnaya ee umadena haysta bal u fiirso hargaysa oo dawla dawladi , dadkii hayntodu fcanayd, hay'adihi calamiga iyo dhaqalihi dalkuba yaalan aad yabayso baahida dadka haysta Qaar aan agtina marmaryana qaar hanbadinu u tahay qurac, qado iyo cashoba. ugu danbayne Alle ayaa cidkasta xaalkeda wax ka badali kara " inatasi waa iga xasusin ee taladaydu waa wll 10$ waxay qadaysin kartaa 10 oo durufaysan adigana Ajar, duco iyo views aad ka helayso ee kubadal challenge dhinaca khayriga horena aad caanka ugu ahayde wll waa talo iyo soo jeedin jeebkayga ah 💯
@cawocawaale6413
@cawocawaale6413 2 жыл бұрын
Good idea 👍
@asmahusseinasmiita2986
@asmahusseinasmiita2986 2 жыл бұрын
Fiikir waangsn weeye wllo lkn yaa saamynyo somali baan naahy
@Tasniim1
@Tasniim1 2 жыл бұрын
Ilaahay SWT haku sharfo waa arin fiican. Dhakhtarna caan ku ahaa.
@Fananayman563
@Fananayman563 2 жыл бұрын
We are team dhakhtar chanel 🔥❤️
@hibosouldan4593
@hibosouldan4593 7 ай бұрын
Machaallah tabarakaallah jawab wallalaha Somalie ka warama cunada jabuti sambus somalieland iyo ka jabutikkkkk
@ahmethzerka3849
@ahmethzerka3849 2 жыл бұрын
Hargeysa Waa Amazing...🥰
@fahadcarap9405
@fahadcarap9405 2 жыл бұрын
First ayan ahaye Liketa hayla dhafina Ilma nabi adamow
@ccasiismawliidaxmed5375
@ccasiismawliidaxmed5375 2 жыл бұрын
Dhakhtar channel waa idin wataa keep going 😍😍
@abdicasiisaadandirir6726
@abdicasiisaadandirir6726 2 жыл бұрын
Dhakhtar alleh haku sharfo wllo ♥️👋
@samirafaarah3356
@samirafaarah3356 2 жыл бұрын
Waan iska jeclahey in aan dawado video gaaga wll😊
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid 2 жыл бұрын
Aad baad ugu mahadsantihiin inaad dadka danyarta ah wax ka iibsataan waa wax lagy farxo oo dhiiri galin mudan
@saalimc.risaaq3209
@saalimc.risaaq3209 2 жыл бұрын
Daaca qudhun idinkima dhaco zhipayal ☻☻ greating from dar slam 🖐
@barwaqoapdi564
@barwaqoapdi564 2 жыл бұрын
Masha allh buco xilima ayaad imanaysaa wllo
@idilsicid4406
@idilsicid4406 2 жыл бұрын
Camera manku waxba macuno miyaa Mansha allah keep going legends
@abdirzaaqmohomed9522
@abdirzaaqmohomed9522 2 жыл бұрын
Waa taan la yaabay🤣🤣🤣🤣
@Bulshawivlogs
@Bulshawivlogs 2 жыл бұрын
Good job 👏 horumar wacan dhakhtar channel ❤
@Degaliah
@Degaliah 2 жыл бұрын
Masha allah I miss hargeisa cadey
@bilanmuse5698
@bilanmuse5698 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 kaluunka abwaan heelo baa madnuucay man sha Allaah tabaarakalaah 🎉🎉🎉🎉🎉
@suhurabdi5426
@suhurabdi5426 2 жыл бұрын
Mansha allah lkn caloosha ha waalina inkastoo waxbadan oo fresha aya kujireen tabaaraka laah
@sabrinsalah4550
@sabrinsalah4550 2 жыл бұрын
Hargeysa waa raqiis ❤😂mashallah
@Kowtharkiin
@Kowtharkiin 2 жыл бұрын
Dhakhtarr adiga iyo qays qeyser challenge kiina nooso badiya challenge kiina ayaan aad u jeclahay wlhi❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@karimaaomar
@karimaaomar 2 жыл бұрын
Masha’Allah!! Homesick Hargeisa ❤️
@ayaancawaaie6876
@ayaancawaaie6876 2 жыл бұрын
Ilahay haku sharfo wll ✋
@rabicaahmed8
@rabicaahmed8 2 жыл бұрын
Mashallah alle haiskukibarakeyo mahdsnid
@xafsacabdiraxmaankhaliif1501
@xafsacabdiraxmaankhaliif1501 2 жыл бұрын
mansha Allah walalkay Alle ha Ku xifdiyo
@nurabdullahi2690
@nurabdullahi2690 9 ай бұрын
War daqtarow video gii muqdisha ugu shidna easy to life mugadisho
@iceon-you
@iceon-you Жыл бұрын
Masha-Allah...very nice
@zupeirx9179
@zupeirx9179 2 жыл бұрын
Dadka hargeisa wa dad xishood badan, camerdana istusnimo ayy u arkaan, wali xadarada lama hystan
@baxsan
@baxsan Жыл бұрын
Xadaaradu camera lahor cararo maaha😂😂
@ayaancadey3854
@ayaancadey3854 2 жыл бұрын
Xusus baadna galiseen Hargeisa soo biisa suuqeeda number 2 ayaan sugaynaa
@nimcodagan586
@nimcodagan586 2 жыл бұрын
Asc Team dhakhtar 👍👍❤😍
@kaldeeqmedia
@kaldeeqmedia 2 жыл бұрын
The Legend Dhakhtar Channel ❤️ Saameentaadu ma yaro Bro Keep it up ♻️ 🤣 👏 👌 💪 👍 ♻️ Waxaan sugaba waa La kulankaaga ✌️ Big thanks 😊
@Bazhkachanel
@Bazhkachanel 2 жыл бұрын
First pin zhp tageero buuxda ku ahay ❤😊guulyzo
@NaimaQaniChannel9097
@NaimaQaniChannel9097 2 жыл бұрын
My brothers keep going wlhi wan idin so qosol doontaa alleh haydin daaye
@umeymamohamed4270
@umeymamohamed4270 2 жыл бұрын
Horta waa suaale kan idinka doobaya waxba ma cuno miyaana bal iiga soo jawaab wllo
@starwarchannellsomali3790
@starwarchannellsomali3790 2 жыл бұрын
Masuul sare maxamuud dhakhtar. Shp ilaahay ha ku barakeeyo big rol model
@abdirahmanabdiwahid4885
@abdirahmanabdiwahid4885 2 жыл бұрын
Reer puntland Hadaa nhy naziip uma aanan yeelan in aan lacag tirino
@Tasniim1
@Tasniim1 2 жыл бұрын
Maxamed waa shactaro miiran guuleysta jaalayaal.
@barwaaqoibraahim4962
@barwaaqoibraahim4962 2 жыл бұрын
Masha allh . Wll mcne hungurigaa nagaso ridandee
@khadarmahdikhadar7452
@khadarmahdikhadar7452 2 жыл бұрын
Borama Wali laguma samayn wanan kaa sugayna next video dhakhtar 👋IGA CODSI
@mohamedabdiyoussouf3225
@mohamedabdiyoussouf3225 2 жыл бұрын
Kan dhakhtarku waaba mid iimaan la Barnaamijyadan street foodku waxbadan bay iftiimiyaan. Ninkii sida dharafta leh uduubi jirey wuxuu ahaa qays qaysar
@theahmedmohamed
@theahmedmohamed 2 жыл бұрын
Maxamed dhaqtar hore u soco sxb
@kalgacal123
@kalgacal123 2 жыл бұрын
Mash alllah 👐💕
@ayaneabdillahi1034
@ayaneabdillahi1034 2 жыл бұрын
Macha Allah tabarakallah
@amaldahir405
@amaldahir405 2 жыл бұрын
War cunada hargeyza walh waba qiima jabane canaha labada galaas 12kun ❤❤❤
@Rx-ts7vp
@Rx-ts7vp Жыл бұрын
Kaashku 16 kun waa 2$
@burco8060
@burco8060 2 жыл бұрын
Mansha allah halkas ka sii wada Nimaanku hunguri wayna kkkk
@hodanhodan7696
@hodanhodan7696 2 жыл бұрын
Wll wad mahad santihi sidada daka ugu fa iidsaan lakii daka aan dalka jogin ayaa muhim u yaha qimhana ushega waxa aad ibasatanba dolara iyo kashaba
@faadumomahamed9725
@faadumomahamed9725 2 жыл бұрын
Alle ha idin karameyo wll😘 Dhakhtar hore usco walky♥️
@djyeelko
@djyeelko Жыл бұрын
Weewe! INSANE nio Waabad dharagteene😂🔥 CALOOSHIIBA CUNTO KALA DUWAN AYD GALISEENE
@shamimali7246
@shamimali7246 2 жыл бұрын
Keep going akhi💕💕
@libancabdilahi3764
@libancabdilahi3764 Жыл бұрын
What you can't find in xamar, you will definitely find it here in Somaliland but with respect boys. Remember that.
@HananAhmed-sy6ji
@HananAhmed-sy6ji Жыл бұрын
Ala intu dhakhtar suuqa hargeysa wareegayay ana hlke joogay ala Janis idhafe😂😂
@amanahservices2142
@amanahservices2142 Жыл бұрын
asc dhakhtarow nio lacagtiina waxaad ku dhiibaysaa midigta sharaabkiina bidixdaaad ku cabaysaaye maxaa jira nio
@salamkala14
@salamkala14 2 жыл бұрын
Enjoy 😂❤ I’m hungry now 😢
@Cirguje2023
@Cirguje2023 2 жыл бұрын
Hargeisi waa sixir barar, kumana badna streed food ku, waa barnaamij cajiiba, walaw anigu aan aad uga helo vloges ka
@hodanibrahim6119
@hodanibrahim6119 2 жыл бұрын
Waa masjidka musajaamaca xero hadhuudha islaan sabaayadeeda ka shee keeya
@mohamedd2020
@mohamedd2020 2 жыл бұрын
Liinta midhkii 500 shilling shaaha koobki 1000 shilling saanbuska midhkii 1000 shilling caano koobka 4000 shilling quraac 1500 shilling sharaabka midhkii 7000 shilling xasiida 3000 shilling isbarbardhiga sadexda magalo magalada ugu nolosha jaban muqdisho Djibouti Hargeysa tan ugu nolosha qalisan dhakhtar burco borama iyo garoowe ayan kasugayna inshaa allah baydhaba hadad kuso dartana kasi wanagsan
@Tasniim1
@Tasniim1 2 жыл бұрын
Meeqa ayay udhigantaa tusaale ahaan 500 shilin marka dollar loo bedelo?
@misssusu
@misssusu 2 жыл бұрын
@@Tasniim1 0.05 centi weeye
@Tasniim1
@Tasniim1 2 жыл бұрын
@@misssusu Mahadsanid walaal waa raqiis 0.5 cents waxba kuma iibsan karo kaligeed. Dhulkeena nimcaa fadhida. Ma Sha Allah.
@aaminamuuse3646
@aaminamuuse3646 2 жыл бұрын
Hhhhhhh Labadaa nin hadaa faeeyo Waa garxajis +awal Apti iyo inder wan idin salaamya hh
@adnaaniita5278
@adnaaniita5278 2 жыл бұрын
Dhakhtar habar jeclo weeye
@naaajhaaji405
@naaajhaaji405 2 жыл бұрын
Ka camera ka duubaya waxba isaga lama siinayo miyaa
@khaliifahmed3269
@khaliifahmed3269 2 жыл бұрын
What a guys. Just some advance need this channel
@ladanhussein3812
@ladanhussein3812 2 жыл бұрын
The legend dhakhtar❤
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 2 жыл бұрын
Maah Allah 🤲🤲
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Hadal Afka kaso Baxo waxa uwngsan saliga nabiga scw 😰👇
@hamzedaacad8428
@hamzedaacad8428 10 ай бұрын
Masaakinta iyana u qaada sida Raggaas iskiin Daba Taagay marka Saanbuusaha cunayseen
@ubahmohamed1120
@ubahmohamed1120 2 жыл бұрын
Alla waa malinti dhawyd ee casarki suuqa inigu arkay walhi waxan is dhehay salan hadana wuu isku ka qancine iska daaa baa is dhehay😂😂😂😂sharaf iyo karamo walale🙌🙌🙌🙌
@MohamedHaasan-e6r
@MohamedHaasan-e6r Ай бұрын
Asc reerhar geysa wanidin salamay gawigina 😂😂 cuntoyin kii dhaqanka meeye aaway sxb blz 🎉🎉😮
@zmuuna.maxamedmuuan3658
@zmuuna.maxamedmuuan3658 Жыл бұрын
Masha aallah wlloky mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxameddaacad9675
@maxameddaacad9675 2 жыл бұрын
#Dhakhtar .waa ciyaki hore kulaahaa ma la baxzanaa😂😂
@foosiyaaxmed910
@foosiyaaxmed910 2 жыл бұрын
Dhakhtarow wll cuntadad suqa miyad ka hesha wad naga badbadisay sidad cuno wado un u cunaysay
@yaxyemustafe8138
@yaxyemustafe8138 2 жыл бұрын
Wlhi anipa nin paa hay lkn kuma cuno wax suuqa yaa waana dhaafa 😂
@shuurofoodey7823
@shuurofoodey7823 2 жыл бұрын
Shaax gasac laku garinaya waa maxay😂😂😂😂
@ayaanapdirazhiith1322
@ayaanapdirazhiith1322 2 ай бұрын
Intay vedio dubayeen wakuwa daaca qudhmay😅😅
@taksanhassan85
@taksanhassan85 2 жыл бұрын
Maxad nola joogi wayday wllky djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯waxyar xata🔥
@hoodomahamuud6715
@hoodomahamuud6715 Жыл бұрын
Masha Allah from hargeysa ❤
@abdinurismail1740
@abdinurismail1740 2 жыл бұрын
Muuqaalada lasoo dhakhso pro
Suuqa ugu wayn jidah  IYO halkay ka bilaabmantay
10:09
Dhakhtarrr
Рет қаралды 141 М.
Prank Dadka aan waydiisanayo Lacag anigoo xiran Dhar Qaali ah
9:31
«Жат бауыр» телехикаясы І 26-бөлім
52:18
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 434 М.
Cuntada wadooyinka Indonesia / street food in Indonesia 🇮🇩
16:01
SUUQA WAHEEN | waaheen market in hargeisa
14:01
Xoosh Vlogs
Рет қаралды 1,5 М.
Suuqa ugu raqiisan nairobi gikomba
21:27
Dhakhtarrr
Рет қаралды 177 М.
10 Dollar maxay ka Goysaa Muqdisho - Street Food in Mogadishu
12:56
Nolosha habeenkii miiga iyo casuumad
10:54
Dhakhtarrr
Рет қаралды 282 М.
Jacylkaagi kugu danbeeyey goorma kugu dhacay? @QaysQeyser. p1
16:44
Cuntada wadooyinka muqdisho | STREET FOOD IN MOGADISHO 🇸🇴
15:25
Suuqa labaad ee ugu wayn muqdisho | xamar wayne 🇸🇴
14:43
Dhakhtarrr
Рет қаралды 400 М.