Prank Dadka aan waydiisanayo Lacag anigoo xiran Dhar Qaali ah

  Рет қаралды 204,608

Dhakhtarrr

Dhakhtarrr

Күн бұрын

Пікірлер: 667
@jamaahmed2143
@jamaahmed2143 2 жыл бұрын
wllo mid sameya tallo ahan ayn idnku so jedinaya dadka masakinta markad prank ku sameysan iyaga wax siiya qofka ad prankiga ku sameynysana u yedha oo usheg inuu prank yahy qaar baa intay iska tagan dhab uqadanaya sida kle world class ayad thin 🖐️🙏❤️
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 2 жыл бұрын
Caqli fiicanidaa masha allh wallhi aniguba hal mid ayan yara diiday in qofkii iyagoon u shegin iska tago wejiga ayaa kaga xumaanaya qaar ayaa dhab moodaya
@saadocalihassan9009
@saadocalihassan9009 2 жыл бұрын
Intan oran laha commentiga uso galY in ku dhaho YaD tiri wllo🤎🙏
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
ISOO RAAAC WLL PLZ ALLE HKU DHAWREE 🙏
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
@@saadocalihassan9009 ISOO RAAAC WLL PLZ ALLE HKU DHAWREE 🙏
@cxamiidmukhtaar1345
@cxamiidmukhtaar1345 Жыл бұрын
@@maandeeq12 kawdan
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 2 жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤💞💞
@AxmedTraveler
@AxmedTraveler 2 жыл бұрын
Sallalaahu Calayhi Wasallam
@khadramohamed172
@khadramohamed172 2 жыл бұрын
Waar wasiiska koofiyada sii
@therealworld4576
@therealworld4576 2 жыл бұрын
Scw ❤️❤️❤️
@mfayz980
@mfayz980 Жыл бұрын
صل الله عليه وسلم
@AAMUSANE63
@AAMUSANE63 2 жыл бұрын
Dhamaantood qalbigay taajiriin ka yihiin dadkeygii 🥺🖤
@zakeriaindho3166
@zakeriaindho3166 2 жыл бұрын
Zhp 2 khalad baad samaysay 1=ninka adiga baska ku weydiisanaya inaad intaa camerda kajarto ayay ahayd 2=inaad tukaamada kuu dhaw aad lacagta ugu dirto ahayd siduu wakhtiga kuugu hurey adna inaad wakhti ugu bixiso
@daawade2386
@daawade2386 2 жыл бұрын
Sax waa sidaan u fekeray way seegtay
@muntaasbashiir9039
@muntaasbashiir9039 2 жыл бұрын
Dadka kala duwan wlhi isna koofiyadiisii buu ubixiyey
@ahmetkaafi8819
@ahmetkaafi8819 2 жыл бұрын
Sax waan kugu raacayy hadan niyada ku hayey
@zuhurhassan2881
@zuhurhassan2881 2 жыл бұрын
😁😁Qays daba gale Ku Adkayntii ugu waynayd baa ku dhacday, Dadku waa dad Wanaagsan Alxamdullilah Allaalihii Dhiiga Somalinimo nagu medeeyay❤
@azmaahmed2103
@azmaahmed2103 2 жыл бұрын
Qaysmaha anpa waa mooday waa MAXAMUUD dhaktar
@zuhurhassan2881
@zuhurhassan2881 2 жыл бұрын
@@azmaahmed2103 Waa run waa channelki Dhakhtar lkn Qays waa ka Ugu Dambeeya ee lajilaya ee Garanka Cad
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
@@azmaahmed2103 ISOO RAAAC WLL PLZ ALLE HKU DHAWREE 🙏
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
@@zuhurhassan2881 ISOO RAAAC WLL PLZ ALLE HKU DHAWREE 🙏
@queenloriza2891
@queenloriza2891 2 жыл бұрын
@@azmaahmed2103 qays waaye wuxu qaba funana cad
@abdicasiisaadandirir6726
@abdicasiisaadandirir6726 2 жыл бұрын
dhakhtar iyo Qeys qeyser iyo Cabdi samed mohemed Maweel qalbiga idinka Jeclahy❤️😫
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir channelka Abdala Vlog ✅
@xafsoneero1353
@xafsoneero1353 2 жыл бұрын
prankiga laftigiisa classic waaye🤣 kulahaa hadaan meelahaas ku baqtiyo waa adi funny tahay walahi keep going walalkey🔥🥰🥰🥰🥳
@Juujuule1
@Juujuule1 2 жыл бұрын
My sister iku caawi subs oky sister
@xafsoneero1353
@xafsoneero1353 2 жыл бұрын
@@Juujuule1 OK walal 🔥
@Juujuule1
@Juujuule1 2 жыл бұрын
@@xafsoneero1353 thank you for motivate me 🥰🥰🥰
@xafsoneero1353
@xafsoneero1353 2 жыл бұрын
@@Juujuule1 🥰🔥💫
@ayaanbalanyo8760
@ayaanbalanyo8760 2 жыл бұрын
Anigu labiskiinanba ku haystaa wlaalo from garoowe idinka soo salaami dad an khiyaali aqoon oo mar walba wax jira nooso gudbiya🥰 horu socda dhakhtar iyo qays qeysar👏
@salmaansiciid6227
@salmaansiciid6227 Жыл бұрын
Ayan wll iso qabo
@falisa576
@falisa576 2 жыл бұрын
Wa runtaa ilaahi somali naga dhaliyey Ba mahad iska leh walalo is jecel weeye Meel cidlaa iskaga tagi maayaan. Qays qaysar iyo dhakhtarka Allaha idin Xafido Amiiin
@marieelmi3938
@marieelmi3938 2 жыл бұрын
😂🤣 alaa berka 🤣wll dhakhtarr hore u soco huno macan 🥰 from Djibouti 🇩🇯 😊
@nasuutahir6025
@nasuutahir6025 2 жыл бұрын
Inader style kiinaban ka helay wallah love you guys 🤍😭
@mss...brownie6932
@mss...brownie6932 2 жыл бұрын
Talo Ayay Iga Tahay Qofka Sida Wanagsan kaaga Fal Celiya Inaad Hadyad Ha Yarato ama ha Weynato Siisan Insha Allah🥰💯
@abdiqannimuhammad1582
@abdiqannimuhammad1582 2 жыл бұрын
Waa lagu xiisay lipah welcome back🥰😂
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir channelka Abdala Vlog ✅
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
ISOO RAAAC WLL PLZ ALLE HKU DHAWREE 🙏
@faizsheikh8495
@faizsheikh8495 2 жыл бұрын
SOMALI PEOPLE ARE SO GENEROUS WLHI THE FACT 🌹❣💯💯✌
@musayourson-in-law3104
@musayourson-in-law3104 2 жыл бұрын
💯
@ayaan850
@ayaan850 2 жыл бұрын
Wooow 🔥 dadkeenu aadbay unaxaris badan yihiin walow ay baahiyo badan jiran hadana masha alah aadbay ufiican yihiin
@guledhamud1567
@guledhamud1567 2 жыл бұрын
Your style is one hundred percent brother
@kopend8638
@kopend8638 2 жыл бұрын
walahi somali people are so generous.mashallha
@najahdawlad746
@najahdawlad746 2 жыл бұрын
sobadi wlal pls😂💔
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir channelka Abdala Vlog ✅
@xamdacali8788
@xamdacali8788 2 жыл бұрын
Kkkkkkk soobadiya
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
ISOO RAAAC WLL PLZ ALLE HKU DHAWREE 🙏
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
@@xamdacali8788 ISOO RAAAC WLL PLZ ALLE HKU DHAWREE 🙏
@qoraahamse5034
@qoraahamse5034 Жыл бұрын
!!aaA°°°!!°!
@suhaybxasanaxmed8304
@suhaybxasanaxmed8304 2 жыл бұрын
Dhakhtar Wlhi nin Qalbi Furan Aya tahy Malin Dhaweydo aan ku Arkayey Bunka Calaamdaha Ku yaal🙌❤
@hafsasuleiman8497
@hafsasuleiman8497 2 жыл бұрын
😂😂😂😂 wlhy si niyada ayan u qoslay dhakhtar keep going wlalo❤️🤴🏻
@ayaanjaamac1710
@ayaanjaamac1710 2 жыл бұрын
Alaa wad iga qosliseen caawa 😂🤣🤣🤣 dadku marky ku istagayan wxy kumodayan inad eyaga wax sinayso🤣🤣🤣
@Yahhyea4
@Yahhyea4 2 жыл бұрын
6:52 “Maye labo kun iga heli maysid where are you from”😂😂😂
@zamiamostaphe
@zamiamostaphe 2 жыл бұрын
Hadaan gaajo meelaha ugu bakhtiyana Waa adiga dhakhtar Funny weeye wlhi😂😂😂😂
@kingkaled8790
@kingkaled8790 2 жыл бұрын
Walalayal kusaliya xabibkena mohamed scw scw scw
@pet6689
@pet6689 2 жыл бұрын
😂😂qeys ma shalmad raac ba habluhu wayka yaceene😹
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid 2 жыл бұрын
Dadkeenu wanaagsanaa 😘😘😘😘
@naimaahmed3719
@naimaahmed3719 2 жыл бұрын
Kulha dadko dhan ban daba galaayey 😂
@azmardesiner4276
@azmardesiner4276 2 жыл бұрын
Qays qaysar waa lagu adkeeyay 😁😁😁
@sidiiqtogdheer712
@sidiiqtogdheer712 2 жыл бұрын
Muuqaalkani wuxuu ina tusayaa gobanimada dadkan ilaahay ku abuuray
@saynabcabdi6602
@saynabcabdi6602 2 жыл бұрын
Legend qalpi nadiifa thy wlhi❣️✌️hore usoco pro🥰❣️
@saarasaid2147
@saarasaid2147 2 жыл бұрын
Wlhi inamo aan iska jeclahy baa tihiin allaah ha ini xafido dhakhtar tuugsade 😂 qays dabagale 😂iyo maxamed silsilad ku faane😂 iyo cabdisamad kamarad haye😁 iyo mawliid saam wan idin salaamay dhamantiinba inraasna waa iga kaftan
@mohamedsaed7216
@mohamedsaed7216 2 жыл бұрын
My boy comeback with big energy 😂😂 Reer Dubai 😂😂
@cabiircali9145
@cabiircali9145 2 жыл бұрын
Your style is another level ❤️
@hamdaahmed6901
@hamdaahmed6901 2 жыл бұрын
Walaal aan dar alle u jclhy keep going 🤴🏾🥰
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 2 жыл бұрын
Maash Allah maash Allah ASC wr wb salamay Somaliland SCW SCW SCW 💚❤💚❤💚❤
@Zinho09-09
@Zinho09-09 2 жыл бұрын
Qays waa la garanaya markiiba 😂😂❤️
@Wisecatladyy
@Wisecatladyy 2 жыл бұрын
I wanna have the patience of that headphones 🎧 guy! Subxanallah 😭😭😭
@elaminzahmed6004
@elaminzahmed6004 2 жыл бұрын
😪😪😪ilahay samirkas ookale hanasiyo i.a
@ladankaaba1204
@ladankaaba1204 2 жыл бұрын
Qays qayser umadena maha wll istag kulaha🤣🤣🤣
@kamaano_1
@kamaano_1 2 жыл бұрын
video yada naga so edition garee zhp ama color grading u so sameee waa codsi 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@naimaraabi8873
@naimaraabi8873 2 жыл бұрын
Man🥺🥺🥺🥺 I love my pple 💯big up to my landers around the globe 🌎 ❤
@noohaliahmed3978
@noohaliahmed3978 2 жыл бұрын
Hhh mukhtaar siiga casey soo qabteen. Haday garanayaan wey qafaalan lahaayeen.🤣🤣🤣🤣
@faithchanell628
@faithchanell628 2 жыл бұрын
MAXAMED dhaqtar am from Nairopi wallhi waa funny muqalka part 2 noosoo Gali sxb qaalo
@wacanxasan5596
@wacanxasan5596 2 жыл бұрын
Wiilsha kaliye ka tageero inta wax dubta o dhan❤️❤️❤️❤️🦁🦁😂🔥
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir channelka Abdala Vlog ✅
@itszeno8083
@itszeno8083 2 жыл бұрын
DAdka ugu qalpiga wnagsann warer hargysa❤💕
@Faarizi_channels
@Faarizi_channels 2 жыл бұрын
Wow 🤩 Dhakhtar ka legend nabiga ku salli scw scw scw
@asiyaosman3116
@asiyaosman3116 2 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلام
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir channelka Abdala Vlog ✅
@Faarizi_channels
@Faarizi_channels 2 жыл бұрын
@@abdalavlogs2610 wan ku soo dhufty subscribe ta adna Sido kle pro wn wada xidhiidheyna
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
@@Faarizi_channels ok
@sundus5802
@sundus5802 2 жыл бұрын
Ninka cadayga he said wll ma hayo wlhi 😭♥️
@somalitiktokfunny246
@somalitiktokfunny246 2 жыл бұрын
Alah ziiYOh🥺🥺
@elaminzahmed6004
@elaminzahmed6004 2 жыл бұрын
Waruntis intu kakeni asigaba nolal malmedkisa radsanaya ma tukalu karikara 😪😪 Allah sw haugargaro masakinta 😪😪
@wanaagsansidawalaashed9855
@wanaagsansidawalaashed9855 2 жыл бұрын
Qeys waa lagu adkeeyey 😂😂 respect ✊ guys 🙏
@Tasniim1
@Tasniim1 2 жыл бұрын
Aad iyo aad ilaahii Soomaali inaga dhaliyey baa mahadaa iska leh. Walaahay Soomaalidu waa dad naxariis leh oo waliba faxalo ah.= deeqsiyo ah ma sha Allah.
@khaliilcabdi4853
@khaliilcabdi4853 2 жыл бұрын
waar ka Qays sidi ciyal xafadkuu dadka uga qabsanayaa🤣
@nimcoapdirahmanmohamett8370
@nimcoapdirahmanmohamett8370 2 жыл бұрын
Waa ciyaala xaafad cuslaaday dee 😭😂😂😂😂
@Top_G_forever
@Top_G_forever 2 жыл бұрын
Dhakhtar aha bila wajiga sacada wax iga siiso wlaal😂😂😂
@ubahahmed7300
@ubahahmed7300 2 жыл бұрын
So nice 👍🏽 reaction ka dadka Lkn qays habluhu kamay xishoon😂
@abdighanicoolman6775
@abdighanicoolman6775 2 жыл бұрын
Waxan barnaamij ama prank maaha ee dadka masaakiinta ah tooxsiga ka daaya hadii kale ka kuyidhaahda waxba ma hayo inaad isaga u dhiibtaan bay ahayd markaas ayuu prank Khatara noqon lahaa
@munaabiib7988
@munaabiib7988 2 жыл бұрын
Dhakhtar congratulations million times ❤️ 70.k subscribers
@yacqubali9260
@yacqubali9260 2 жыл бұрын
Alle janatu fardowsa ha inagu kulmiyo wll ☺️❤️
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir channelka Abdala Vlog ✅
@munaahmed1121
@munaahmed1121 2 жыл бұрын
Alllahuma aamiin
@amuunaragsanmahmoud2963
@amuunaragsanmahmoud2963 2 жыл бұрын
Mansha allah dadku waa dad wnagsan ❤
@yuusufxareed7625
@yuusufxareed7625 2 жыл бұрын
Inan yar oo 20 jira tahe sideenan ku siinayn wlhi abahaasi rag yaqaanbu ahaa 🥺❤
@jamalka_jj
@jamalka_jj 2 жыл бұрын
We need part2 pro this is amazing challenge keep going
@muparikupdy6985
@muparikupdy6985 2 жыл бұрын
Dhakhtarow reer dubai ayan ku moodayee😂😂😂
@youzuphapdi2171
@youzuphapdi2171 2 жыл бұрын
My brother 💙 dhakhtar wllo keep smiling 😃 pro
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir channelka Abdala Vlog ✅
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
ISOO RAAAC WLL PLZ ALLE HKU DHAWREE 🙏
@ladankaaba1204
@ladankaaba1204 2 жыл бұрын
Markad reer burco iska tahay waa iska sidan horey usoco wll🥰😂
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir channelka Abdala Vlog ✅
@Suldan952
@Suldan952 2 жыл бұрын
King is back Dhakhtar legend
@abdalavlogs2610
@abdalavlogs2610 2 жыл бұрын
Abdala Vlog waxa an ku so gudbiya muqaalada travel Vlog ah fadlan igu so biir channelka Abdala Vlog ✅
@tusmouhmed6861
@tusmouhmed6861 2 жыл бұрын
Qays waa xarabo kulaha dadkan dabagalayeey😂😂😂
@zahruujaabdi
@zahruujaabdi 2 жыл бұрын
Dad wada gob ah♥️
@ladnaomar3449
@ladnaomar3449 2 жыл бұрын
Nosoo same part 2 wll wn ka helay dadka naxristisa😭😭😭🥰🥰🥰💚🤍❤
@ashwaq-nura1139
@ashwaq-nura1139 2 жыл бұрын
😂😂😂 Doctor kaftanka maad joojisiid habo! 😃 masha Allah.
@fatmaumar2055
@fatmaumar2055 2 жыл бұрын
Keep going huno we will wait for you part 2
@Juujuule1
@Juujuule1 2 жыл бұрын
My sister iku caawi subs oky sister
@fatmaumar2055
@fatmaumar2055 2 жыл бұрын
@@Juujuule1 okey wad u qalanta ✌
@Juujuule1
@Juujuule1 2 жыл бұрын
@@fatmaumar2055 thank you my sister 🥰🥰🥰
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
@@Juujuule1 ISOO RAAAC WLL PLZ ALLE HKU DHAWREE 🙏oo
@maandeeq12
@maandeeq12 2 жыл бұрын
@@fatmaumar2055 ISOO RAAAC WLL PLZ ALLE HKU DHAWREE 🙏
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 жыл бұрын
Masha Allah shacabku wa dad qalbi wngsn dadkeygi ale ha idin barakeyo ❤🥰
@ahmedbouni3148
@ahmedbouni3148 2 жыл бұрын
Qays qays bro wlee Adigu prank kuma so baxaysid abty Bro Dhakhtar Legend so Cutie Your suite Jabuuti Kalayaa 😊
@mohamet_fouzi4504
@mohamet_fouzi4504 2 жыл бұрын
Somalidu waa gob xaga wax bixinta mnsha allah✌💯❤
@naz.mustaphe7365
@naz.mustaphe7365 2 жыл бұрын
Dadkeenu Waa Dad Deeqsiyina Wlhi😇
@Hanadomar1234
@Hanadomar1234 2 жыл бұрын
Qof aan dar ilhay ujeclahay sxp Alle janada ha isku keen kulmayo🙏🥰
@CawomahdiIbraahim
@CawomahdiIbraahim 8 сағат бұрын
Dhakhtar iyo qays wilal aan aad ujeclhy ❤
@ayaanbishar3534
@ayaanbishar3534 2 жыл бұрын
Mansh Allh wllo waa faany reer hargiisa 😂😂❤️😍
@ayaanjaamac1710
@ayaanjaamac1710 2 жыл бұрын
Qays waxbaa kudhacay LKN m.a dadkeenu iscawinida Alle waa ku arsaaqay
@dekshaafici2159
@dekshaafici2159 2 жыл бұрын
Abti odayga u horeeya wa ciyasl magaalo
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 2 жыл бұрын
Ay Somalinimadu markan cml ayan jeclada!! Qof caayay malaha kawaran qafir iyo tajir!❤️
@suhaybcabdicasiis6221
@suhaybcabdicasiis6221 2 жыл бұрын
illahy haku sharfo wllo dhakhtar charity wllhi wllo waan ku taageeraa🥰🥰🥰🥰💔💔💔💔
@abdiwahidhazzan9666
@abdiwahidhazzan9666 2 жыл бұрын
War Ani maaa iga soo Hor baxdid❤️🥰
@Zudaysikaraamo
@Zudaysikaraamo Жыл бұрын
Qof Qof kaliitaa majiree dadka wakhtigaa kala weeciya💔😊
@au2262
@au2262 2 жыл бұрын
waqtiyadan o kale ad ba lowgu bahanyahay wax dadka ka qosliya wlh
@habibibkw7012
@habibibkw7012 2 жыл бұрын
*Soomaalidu wax la'aan-ba maba noqdaan ba reer hargeysina Dadkaba ka gobsan.*
@nimcomohamoud3552
@nimcomohamoud3552 2 жыл бұрын
Stylka ayaan yara saxanayaa maanad i arkayn kulahaa 😂😂😂😂😂😂
@sahromaxamuud252
@sahromaxamuud252 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@omarmohamed6445
@omarmohamed6445 2 жыл бұрын
Mansha allah dadka somalidu waa dad deeqsi ah oo niyada qani ka ah
@nastehoomar3014
@nastehoomar3014 2 жыл бұрын
Maasha Allah reer hargaysa dad gob ahweeyaan .lkn dhakhtarow odayga lacaggta yar ku wadiistay maad udirtid
@kayaabdul4915
@kayaabdul4915 2 жыл бұрын
Inankaan veiws iyo subscribe kiisa isma leaka ee somaliyeey 200k gaariya at least
@mahamudhaashi5506
@mahamudhaashi5506 Жыл бұрын
Whoever tried to help you , you better give them (gifts 🎁) bro
@abdirahmanmustafaking6808
@abdirahmanmustafaking6808 2 жыл бұрын
Reer Hargeysa waa Daacad wllhi
@RammadTV
@RammadTV 2 жыл бұрын
Cajiib hore u soco sxb
@njmajaml3274
@njmajaml3274 2 жыл бұрын
Jah wiilka suudhka madow Mnshallh ♥️♥️♥️
@mohadahmd1964
@mohadahmd1964 2 жыл бұрын
Sixir ba umada diley waxba mahayan wey bakhtiyayan 😂👍
@najaadhazzan5193
@najaadhazzan5193 2 жыл бұрын
Inta Mobilka igu jirtaba waan udiri laha Quruxdisa Darteed 436 Mxa ku Xiga🥺❤️
@mariaofficialchannel3599
@mariaofficialchannel3599 2 жыл бұрын
Mashalah ilahow noo daa dadkena waa wada funny happy ah .
@ayanxarago1571
@ayanxarago1571 2 жыл бұрын
Ala ninka cadayga wada wallo maxa waxusiin weyday waxba maheystu kuyiri 😇🥲🥲🥲
@cibaadoyar5517
@cibaadoyar5517 2 жыл бұрын
Ahahah qays wllshy baa ku adayzay 😂😂😂
@umaaisha9876
@umaaisha9876 2 жыл бұрын
Bisinka xagad lebiis ugu mashqushey walal. You look normal to me
@Cadeyboolo686
@Cadeyboolo686 2 жыл бұрын
Wiilka cadeyga maskin wlhi mahayo buba ka bixi wayey 🥺🥺🥺
@beydaanqurux8869
@beydaanqurux8869 2 жыл бұрын
Qays gabdhihii way diideen😭😂
@LeofaiNo1
@LeofaiNo1 2 жыл бұрын
LEGEND DHAKHTAR KEP GOING 🤜🤛✌🔥
@theama9109
@theama9109 2 жыл бұрын
Bro dadka an wxba haysan inad iyaga ka farxiso ayey ahayd od lacag yar ad siso. TUSALE sida kiyara e boorsada xanbar sana. Thanks
@ahmedmohamoudaadam1517
@ahmedmohamoudaadam1517 2 жыл бұрын
Dadka hargeisa iya goon waxba hayn bay hadana intii yrayd ay hayeen ku siinayaan
[Hargeisa public prank ] Wali sidan oo kale makugu dhacday !!!
12:44
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 16 МЛН
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 27 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 74 МЛН
WALIGAA MA SAMAYSAY HAA iyo MAYA .....? QOSOLKII ADUUNKA
20:52
Qays Qeyser
Рет қаралды 146 М.
Kaalay || STREET FOOD IN HARGEISA
14:27
MR ALI 84
Рет қаралды 10 М.
Waxaan Isu eekeysiiyay qof miskiin ah Social experiment
16:00
Dhakhtarrr
Рет қаралды 172 М.
Garmaqalka Dilka Nabadoon loogu Galay Gurigiisa Maxkamadda Ciidamada.
44:08
Somali National Television
Рет қаралды 65 М.
Somali Wedding
20:24
Qays Qeyser
Рет қаралды 486 М.
Dhakhtar & Maweel  Maxa Kala Qabsaday?
27:43
Fadumo Riyaad
Рет қаралды 72 М.
PRANK AANAN FILANEYNIN AYUU AHAA WAN XANAQAY DHABTII 😡😭
18:44
Lii Caato Officiall
Рет қаралды 784 М.
Prank |  Jacaylkaygii Ayaan isku dhacnay💔😱
12:28
Dhakhtarrr
Рет қаралды 128 М.
[ Waligaa ma samaysay ]? 😂 Suaalo qosol badan
20:07
Dhakhtarrr
Рет қаралды 232 М.