Cuntada wadooyinka Hargeisa | street food in Hargeisa

  Рет қаралды 165,521

Qays Qeyser

Qays Qeyser

Жыл бұрын

Пікірлер: 498
@khalid-abdi
@khalid-abdi Жыл бұрын
Caloosha i xanuunaysa 😮
@axmadbile3476
@axmadbile3476 Жыл бұрын
Yaa cun ku dhahay adi
@ayaandayib7093
@ayaandayib7093 Жыл бұрын
Mad iska deysid madaxey 😂😂
@tiktokladear9039
@tiktokladear9039 Жыл бұрын
Mkkkk
@blacklivesmatter7154
@blacklivesmatter7154 Жыл бұрын
Ma G
@munasiciid9286
@munasiciid9286 Жыл бұрын
Ck nin aan tageero
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 Жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️❤️❤️
@nasronuur7921
@nasronuur7921 Жыл бұрын
Scw Scw Scw ❤ ♥
@abokarsadiq8574
@abokarsadiq8574 Жыл бұрын
@@nasronuur7921 io999uikymoiiooooooi 63 ²iiloooo⁸ooooooo
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 Жыл бұрын
Qofka aduunka ugu quruxda bdn waa nabi maxamed scw
@aadancambe7079
@aadancambe7079 Жыл бұрын
Waan ku taageeraa saxib qays qeysar waxaad tahay ka ugu fiican youtubers ka soomaalida waad ku mahadsan tahay sida fiican aad noogu soo gudbiso muuqaalada quruxda badan iyo dalxiisyada oo xataa mararka qaar ay dhaawacyo kuusoo gaadheen dartayo illaahay haku barakeeyo cimriga caqliga iyo cibaadada ba mahadsanid KUN IYO KOW JEER
@faraxmohamed221
@faraxmohamed221 Жыл бұрын
Manshaallah hargeysa dayda caasimada xadaarda iyo ilbaxnimada iyo gobonimoda hargeisa cadey ilahay noo dhowr 🟩⬜🟥💋❤️❤️
@SomFamous10
@SomFamous10 Жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ🕋💙❤
@xamdacali8788
@xamdacali8788 Жыл бұрын
Masha.Allah Masha.Allah
@crahmaanmuhumad1080
@crahmaanmuhumad1080 Жыл бұрын
Greatest of all time in you tube QAYS QAYSER ❤️
@xiishkhaliifcadecade1534
@xiishkhaliifcadecade1534 Жыл бұрын
Masha Allah walalo waad ku mahad santiin soo bandhiga our street food its too good laakinse ha ilaawina marka aad wax ama cunaysaan amase cabaysaan basin bisinkana haka tagina gacanta midigta ahana inaad waxna ku cabtaan waxna ku cuntaan sidiinakale hawshiinu waa mid wanaagsan keep showing us more clips mahad sanidiin.
@farxiyaaxmed614
@farxiyaaxmed614 Жыл бұрын
Taagerahaga ugu wayn from muqdisho❤wll vedeoyada nola soo dhaqso next muqdisho kasamee wll
@xikmadoTube
@xikmadoTube Жыл бұрын
Ma garanayo cidda akhrin doonta Qoraalkaan, laakiin waxaan Eebbe kaaga baryayaa inuu ku siiyo farxad naftaada ay ku xasisho kuna iloowsiisa wixii sannado badan ku soomaray" 🧡🙏
@axmadbile3476
@axmadbile3476 Жыл бұрын
Sidoo kle walal
@umxasan7407
@umxasan7407 Жыл бұрын
Allaahumma Aamiin. Adna sidoo kale
@cilmi-baahsheeducation2233
@cilmi-baahsheeducation2233 Жыл бұрын
sida ad nogu ducaysay adna alla ha ka farxiyo wlalkay
@xamdamaxamed2099
@xamdamaxamed2099 Жыл бұрын
Aamiin
@xogtaqarsoonchanell3840
@xogtaqarsoonchanell3840 Жыл бұрын
the best person ever the most knowledgebale and the most shine all created prophet muhamed صلي الله عليه وسلم🕋❤❤
@dhaqan-dhawr
@dhaqan-dhawr Жыл бұрын
#dhaqan_dhawr Waxaanu kusoo gudbinnaa dhaqankeenii qurxoonaa suugaan Iyo sheekooyin xiiso leh si joogto ah. Fadlan dhaqankeenna jiritaankiisa nagu garab gal oo nagusoo biir. Mahadsanid wall 🙏.
@MohamedAbdi-ml8qx
@MohamedAbdi-ml8qx Жыл бұрын
Kalluun hargiesa yaalla waa calool xanuun ee iska illaaliya
@Mohammedoslo
@Mohammedoslo Жыл бұрын
Qeys Qeyser Iyo hargeisa wn jclhy Waa wiil yaroo intiisa ka weyn Luv you wllo keep going from hargeisa❤🙏
@hannyyousuf597
@hannyyousuf597 Жыл бұрын
Qays qayser best somali vloger ❣
@daganmomo
@daganmomo Жыл бұрын
Mashallah Legend street food 🍱
@financialrevolution5560
@financialrevolution5560 Жыл бұрын
Walal wan ku tagera Anoo jooga Jigjiga,Ethiopia 🇪🇹 Allaha barakeyp walalhanaga jamhuriyada barakaysan ee Somaliland
@goodlyrics2243
@goodlyrics2243 Жыл бұрын
Haye wll ha dhan jigjiga ethoipia wayo jigjiga awoodba looga haysta somalia inshalh waanu laso lapan lkn.
@financialrevolution5560
@financialrevolution5560 Жыл бұрын
@@goodlyrics2243 awood layne Al-Shabaab iska soceliya Somali galbeed Ethiopia bay wax la qaybsan NfD na kenya bay wax la qaybsan idinkana 30 sano dhiig dadin lagu hoobtay iskaga jira
@abdikadiralli
@abdikadiralli Жыл бұрын
Inader Ethiopian ha isku tilmaamina idinku somaliba tihiine
@dailycontent3955
@dailycontent3955 Жыл бұрын
@@financialrevolution5560 waa aqxamaqnjmadada dad baa dhiig ushubay si dhulkaas usoo ciliyaan adne si fududu baa magac ayaga lahaysiinayo ugu yaraysaa War dabaalyahoow tariiqdaada baro dadkaagi waxay qabteen tariiqda Lehbe baro haku masalayn wadankaga dhan siyasiitaan calooshood ushaqaystayaasha ah ee taada uun hagaaji
@ABBIR.OTO4
@ABBIR.OTO4 5 ай бұрын
murtad hoyada siilked baa etobia ah😠😠
@hamdaosmaan3910
@hamdaosmaan3910 Жыл бұрын
First comment from erigavo big luv bro qays
@ayazeofficial1102
@ayazeofficial1102 Жыл бұрын
this man wlhi he deservers 1M💯💯❤
@bazherjama3606
@bazherjama3606 Жыл бұрын
First ❤️ani waye manta ❤️
@sarabintabdi6052
@sarabintabdi6052 Жыл бұрын
Masha'Allah it's good to see hargeisa again, even after the incident.
@pendatv1675
@pendatv1675 Жыл бұрын
Real Somali staff m.a ....love from Kenya bro
@abdirahmaanalimohamoud7447
@abdirahmaanalimohamoud7447 Жыл бұрын
Legend Always legend keep going my brother Qays qaysar
@maxamedmj4962
@maxamedmj4962 Жыл бұрын
ninkqn garka wey waa nin wax badan og micnaha soomalia iyo soomalilaand legend weeye
@xabsomaxamed3749
@xabsomaxamed3749 Жыл бұрын
Wawa masha allh dhulkii an jeclahay masha allh
@cilaansaarchannel4121
@cilaansaarchannel4121 Жыл бұрын
Now I wanna go to hargeisa, it is been 15+ years since I haven been there 💙💙💙💙
@caalinAbyan
@caalinAbyan Жыл бұрын
Kuso dhawaw
@laylajamac9926
@laylajamac9926 Жыл бұрын
Kaso dhawoow wllo
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Masha Allah baraka Allah.. Allahayoow nabad iyo Nasteexo.
@ladanmohamed1784
@ladanmohamed1784 Жыл бұрын
Khalid Ck Dhaqanka reer Muqdisho wuu bartay wlhi waa aftahan fahamkiisu fiican yahay masha Allah
@umalsiciid6272
@umalsiciid6272 Жыл бұрын
Waan sugyy inaad muqal cusub so galiso ♥️♥️♥️
@hirabe9465
@hirabe9465 Жыл бұрын
Enjoyed watching you and your friends Hargeisa street food.
@hasanaabi660
@hasanaabi660 Жыл бұрын
Legend of Legend 🙏
@q_miraa627
@q_miraa627 Жыл бұрын
Mash'allh hargeysa 🙌 from Mogadishu ❤
@abdimalikmohamet3014
@abdimalikmohamet3014 Жыл бұрын
🤎
@apdiwazacbashir4527
@apdiwazacbashir4527 Жыл бұрын
The best KZbinr
@Khalid_hassan_7
@Khalid_hassan_7 Жыл бұрын
The best youtuber in the world qays qayser
@dhereye3202
@dhereye3202 Жыл бұрын
Legend always legend keep going qays qeyser go forward food street 💯💖💪💘
@hibaaqabdiraxmaan7741
@hibaaqabdiraxmaan7741 Жыл бұрын
Cafimadaydii illlhy hano barakeeyo from gobolkii raga👑🔥❤
@ibrahinhomohamed9841
@ibrahinhomohamed9841 Жыл бұрын
Legend 🔥 keep going 💪
@sammaahmed6768
@sammaahmed6768 Жыл бұрын
Anigu ma daawdo KZbinr aan kan ahayen mana xiiseeyo guulaysta❤️
@Abdirahman_ToTal
@Abdirahman_ToTal Жыл бұрын
Inzha Allah Khamiista Ayaan U soo Socda Hargeisa From USA
@ubahmouze5
@ubahmouze5 Жыл бұрын
Soo dhawow
@jamilamusse9249
@jamilamusse9249 Жыл бұрын
Zoo dhawoow banu ku lenahy proh
@hassanrobleali6494
@hassanrobleali6494 Жыл бұрын
Thanks qays qeysar Wadani baatahy . Laakiin Labis kaada waa western.
@samdasummar501
@samdasummar501 Жыл бұрын
Yesss i love this kinda food keep it up plaese ❤️❤️❤️
@Juujuule1
@Juujuule1 Жыл бұрын
Samda iku caawi subs ok
@caalinAbyan
@caalinAbyan Жыл бұрын
Hhh
@aishaahmed6988
@aishaahmed6988 Жыл бұрын
M.a qays qaysar video qurux badan waye wllka nooso badi❤❤❤💋
@blacklivesmatter7154
@blacklivesmatter7154 Жыл бұрын
Khalid Ck never disappoint
@maxamedabdiyuusuf8900
@maxamedabdiyuusuf8900 Жыл бұрын
Qays qaysar Kabtan hore u soco
@foozia426
@foozia426 Жыл бұрын
Maasha allaah jahmuuriyada barkaysan ee somaalilaan cadowgu hajabo insha allaah
@faisocabdi2234
@faisocabdi2234 Жыл бұрын
Masha.allaah hore usoco qeysqeysar muqdishaa kaso salama
@mubashirjahangir
@mubashirjahangir Жыл бұрын
i love Somaliland and hargeisa
@sagalabdilahi1512
@sagalabdilahi1512 Жыл бұрын
Mashalah hore usoco walaal
@barwaqobahjacooking3263
@barwaqobahjacooking3263 Жыл бұрын
Wow, amazing food and drink mash Allah's ❤❤
@xikmaawi2326
@xikmaawi2326 Жыл бұрын
M.a nabada alaha idinsiyaadiyo rer hargaysa Inagana alaha nabad nasiiyo🤩😍
@suhuursiciid8749
@suhuursiciid8749 Жыл бұрын
Ilhy ha ku barakeyo Wl❤️
@ibraahemoyahye
@ibraahemoyahye Жыл бұрын
Khalid ck Street food lagamaba wayoh maha 🤣🤴
@zamiyazidra4063
@zamiyazidra4063 Жыл бұрын
masha allh wadenkena nimca fadhida barnamijkan ki lamidka walhi waba kan qeys Qeyser ku bartay siidiba KZbin igu xiranahay keep going my brother 🥰
@Juujuule1
@Juujuule1 Жыл бұрын
My sister Iku caawi subs
@Juujuule1
@Juujuule1 Жыл бұрын
Oki
@thejinn3064
@thejinn3064 Жыл бұрын
Hormar wacan hargeysa from mogdisho
@Wacan_aziiiz99
@Wacan_aziiiz99 Жыл бұрын
HargaYsaYy ciiil Ha mudan 🥺❤️
@guuleednaaji
@guuleednaaji Жыл бұрын
Wow wow Qeyska walayaabaydeh🔥🔥🔥
@yurub5288
@yurub5288 Жыл бұрын
Mashalla Allah guul somalilaan ❤
@Juujuule1
@Juujuule1 Жыл бұрын
Yurub iku caawi subs ok
@abdikanimohameth3325
@abdikanimohameth3325 Жыл бұрын
Best youtober 👌
@abdikhaniabdirisakhshamshu4449
@abdikhaniabdirisakhshamshu4449 Жыл бұрын
Qays Qeysar wll key mar walba saa igu farax sanow masha allaah 🥰🥰
@rzinaali2511
@rzinaali2511 Жыл бұрын
Alla wll wlhi sacado ka hor ayan lahaa qays ma waxbu so dhigay fiiri wan ka waye markan kuso labte youtub ka waba so dhigte 😊 fov youtuber 💖
@apdirahiimjamal
@apdirahiimjamal Жыл бұрын
Waa vedio iigu horeeyEye aan dhamaysto talent band leedahay bro
@cismanxayga7242
@cismanxayga7242 Жыл бұрын
Qays qaysar keep going
@saed_abdrahmn
@saed_abdrahmn Жыл бұрын
The only KZbinr which I veiw
@xubbyofficial8859
@xubbyofficial8859 Жыл бұрын
Waligey hargeisa matagin ciil wallahi bilahi December imanaya insha allah
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 Жыл бұрын
Soo Dhawaw Ziz
@MohamedIsmail-hh5to
@MohamedIsmail-hh5to Жыл бұрын
Insha allh wan kuso dhawaynaynaa soo dhawaw 🇮🇹
@jamaa7259
@jamaa7259 Жыл бұрын
Already miss being in hargeisa😭
@mustaphaaofficial6226
@mustaphaaofficial6226 Жыл бұрын
The legend 💯
@samdaiid7712
@samdaiid7712 Жыл бұрын
😍😍🥰shrf iyo karaamo igu noolada my brothers
@fatuumohamout8872
@fatuumohamout8872 Жыл бұрын
Wn o xisay wlhi hargeisa 😥🥰🥰❤💚🕊🕊🕊
@mahamedbaashe6233
@mahamedbaashe6233 Жыл бұрын
Mnzha AllaH Hargaysa Muuqbilan 😍❤
@afcasofficial5771
@afcasofficial5771 Жыл бұрын
Qays qayer waalahii waa fani
@aptiantube4739
@aptiantube4739 Жыл бұрын
sxp qeysooow please jigjiga iyo boorama flog kasoo same meelo badan oo dalxiis bay ledayihiin magaloyinkaas aadna wey ujawi macnyihin 💯💯💯
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo Жыл бұрын
Masha'Allah
@mohamedhus872
@mohamedhus872 Жыл бұрын
My city Allow dhawr🥰🥰hargiesa waa meesha aan kudhashay waligayna kama tagin
@sahroomar2195
@sahroomar2195 Жыл бұрын
Mashaa Allah qq
@bashiirxirsicali9366
@bashiirxirsicali9366 Жыл бұрын
Masha allah
@Qaraami-gu5wt
@Qaraami-gu5wt Жыл бұрын
Hhhh Guray malguu Bixiyey Saxiib Qaysoow Hore usoco
@Mohameddhegayare
@Mohameddhegayare Жыл бұрын
Inbadan baan sugayey oon janankaga so boqdqy inad wax soo dhigto finaly mazha allah
@khadranuur9741
@khadranuur9741 Жыл бұрын
Keep going my brother qaysqayser wll an alle dartii u jeclhy
@Juujuule1
@Juujuule1 Жыл бұрын
My sister Iku caawi subs ok
@muniiroinamuniro8381
@muniiroinamuniro8381 Жыл бұрын
Horey usoco wllo ilaxumi kuma argto dhakhtal waji catuti😘
@munaifiso5545
@munaifiso5545 Жыл бұрын
masha allah hargaysa allow nabada u siyaadi
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid Жыл бұрын
Qays qaysar waa youtuber wax badan oo xaga wanaagsan ah wadanka kasoo gudbiya hambalyo ayuu mudanyahay
@muhyadiinapdiaziiz4471
@muhyadiinapdiaziiz4471 Жыл бұрын
Legend waan ku wataa zxp
@somalialionyt4939
@somalialionyt4939 Жыл бұрын
PRO QEYS I AM YOUR A FANS THE FIRST ONE
@saarasaid2147
@saarasaid2147 Жыл бұрын
Masha allah qays qeyser iyo kooxdiisa
@waaniyetube9439
@waaniyetube9439 Жыл бұрын
Creativity is the most important to become
@simanali7559
@simanali7559 Жыл бұрын
I love love love your videos 🙌🏾
@fply3303
@fply3303 Жыл бұрын
ku soo dhawoow casimadadii...🤗
@ladyboss4227
@ladyboss4227 Жыл бұрын
Qeys nin weyn keep going
@ayuupnuur6383
@ayuupnuur6383 Жыл бұрын
Insha allah hargeysa waan imaan doonaa
@maryamali4707
@maryamali4707 Жыл бұрын
Dhakhtar marku saanbuska iyo quraaca isku goosanayo carrurnimadi iyo nususacihii baban xasustay🥰
@hipak964
@hipak964 Жыл бұрын
Qaysa qayser Ninka kaliyaa wato wlhi_ Incha allah 1m wad gadhiya dooontaaah
@maryanfarah1210
@maryanfarah1210 Жыл бұрын
Masha Allah Whli wan ka heeley
@Yasinilkacase
@Yasinilkacase Жыл бұрын
Keep going sxp qali qays Qeyser
@ubahahmed7300
@ubahahmed7300 Жыл бұрын
Wxi barigi hore motay 🤩
@axmeddaahir8102
@axmeddaahir8102 Жыл бұрын
Wallahi waa fani
@cabdikariim0257
@cabdikariim0257 Жыл бұрын
Another level
@qaligahayr8852
@qaligahayr8852 Жыл бұрын
My love you 💕 Hargeisa 🤗
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 Жыл бұрын
Maash Allah Tabarikalaha Somaliland Beautifully l l Love Somaliland 💚❤💚❤💚❤💚❤😍😍😍❣❣👏👏👏👏👏👏👏
@ismahanosman298
@ismahanosman298 Жыл бұрын
Masha allha 🥰
@miiganeofficial7655
@miiganeofficial7655 Жыл бұрын
Qeys qeyser waan ku salaamay🤚
@sahroomar2195
@sahroomar2195 Жыл бұрын
Wow Qays qayser
@farhaosmaan5938
@farhaosmaan5938 Жыл бұрын
camerada socota ee Aamusan😍😂
Cuntada wadooyinka Hargeisa | STREET FOOD IN HARGEISA
15:42
Dhakhtarrr
Рет қаралды 144 М.
Socdaalkaygii Bosaaso | My journey to boosaaso
15:06
Qays Qeyser
Рет қаралды 234 М.
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 14 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 13 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 9 МЛН
Waligaa Cunto Ma ku karsatay Duurka ?
10:48
Qays Qeyser
Рет қаралды 323 М.
STREET FOOD IN JIGJIGA
14:47
Najah
Рет қаралды 6 М.
Cuntada Wadooyinka Hargeisa | Street Food in Hargeisa
14:03
Qays Qeyser
Рет қаралды 599 М.
HARGEYSA ARIN CUSUB O LAGU ARKAY REER HARGEYSA NAGA CILMI BADAN😱
13:24
Sideebu u eekaa intaanu guban SUUQA UGU WAYN HARGEISA ??
16:08
Qays Qeyser
Рет қаралды 228 М.
Cuntada wadooyinka muqdisho | STREET FOOD IN MOGADISHO 🇸🇴
15:25
Hargeisa street food | CUNTADA WADOOYINKA
16:31
Maaweell
Рет қаралды 96 М.
Cuntoyinka wadada Hargeisa || STREET FOOD IN HARGEISA
16:00
Zizu Channel
Рет қаралды 106 М.
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 14 МЛН