Cusman Ertugrul | Aasaasihii dawlada cismaaniyiinta | Dhambaal 10

  Рет қаралды 106,616

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Barnaamijkan DHAMBAAL waa barnaamij taxane ah oo aan si joogto ah maalin walba u soo galin doono janalkan haduu alle idmo...
-------------------------------------
Nagala soo xiriir:
Email: waaberi2030@gmail.com
Facebook: www.facebook.c...
Twitter: / waberi2030
Instagram: www.instagram....

Пікірлер: 141
@akirtulzaturki8119
@akirtulzaturki8119 4 жыл бұрын
Walalkeen cabdiraxman waberi wa wariye cod macaan oo taariqiyahan ah lkn 37.5k subscribe ah ayu heestaa umana qalmo waa inla gaarsiiyaa 100k waa inan marwalba share dhahnaa si dad bdn u arkaan channel waaberi media shaqo wacan anigaa ugu horeeyo share dhaha ku caawiya walaalayaal
@kaderahassen5795
@kaderahassen5795 4 жыл бұрын
c rahman waa inuuna ku xisaabtamin supscripe iyo like toona waa inuu kufikiraaa bulshadan suu niyada ooga dhisi lahaa
@Cabeyhasan
@Cabeyhasan 4 жыл бұрын
@@kaderahassen5795 taas waajibadkisa Lkn waajibka saaran dadka ayaa ah in aan is garab taagno si uu dhiiranaan u helo sido kale hormar uu ku gaarto teacherkena, ❤️💯
@updirahmanosman5029
@updirahmanosman5029 3 жыл бұрын
👍
@kabtanfiqqi9971
@kabtanfiqqi9971 3 жыл бұрын
Ugu damben 100k kor ayu udhafay
@akirtulzaturki8119
@akirtulzaturki8119 3 жыл бұрын
@@kabtanfiqqi9971 wanku farxay markaan arkay 104k inuu gaaray 7,bilod ka hor ban u dalbay in 100k lagaarsiiyo mahadsanidiin somaliweyn
@digiryareplaschannel4058
@digiryareplaschannel4058 4 жыл бұрын
Dagalka liibya Sxb noso kudbi
@MohamedHassan-zq8rr
@MohamedHassan-zq8rr 4 жыл бұрын
Qofkii rabo inu daawado videogaan ha ku qoro youtube ka Kurulus ertugrrul ama مسلسل مؤسس عثمان Waa musalsal laga sameeyay Cumaan artugrul hadii aad dawatid musalsal ha waa musalsal kan ugu fiican uguna daawashada badan dalal turkiga iyo kan dalalka carab oo dhan waxa u ku baraayaa qiyamka iyo sharafta islaamka iyo inaan dulmiga la isku dhiibin waana film taariikhi ah si fiicana waa loo matalay
@abdifatahfarahhamud6426
@abdifatahfarahhamud6426 3 жыл бұрын
Not Turkey only but all over the world; sure
@salmanabdirashid593
@salmanabdirashid593 4 жыл бұрын
zxp waxaan kacodsanyaa in aad soo gudbiso taarikhda somalida iyo dad u dhigma dadkan oo sidaa oo kale wax ugu qabty umadan af kan Somaliga u dhalaty MAHADSANID C/raxman Waabari media
@amiirelhajji5639
@amiirelhajji5639 4 жыл бұрын
Mudane Osman arthugrle suleiman shaah ❤️🤟
@faynuuswaladuu5100
@faynuuswaladuu5100 4 жыл бұрын
abdiraxman cumaraw wll qli barnaamij nooga soo diyaari andulus sidii islaamku uqabsaday iyo sidii looga saaray ugu danbayn haddii ay suurto gal tahay
@xamsecisman439
@xamsecisman439 4 жыл бұрын
Zxp sh mustafe ayaa ka waramaya ee KZbinka ka raadih
@deeqacali912
@deeqacali912 4 жыл бұрын
Wllo c/raxmaan ma is baran karnaa 👇 What's app 0634958509
@hiirale2042
@hiirale2042 3 жыл бұрын
Sidaan buugagta Tariikhda ku arkay lacagtii u horreysay waxaa daabacay ORHAN GHAZI oo uu aabihiis yahay Osman kan🙏
@sudeysiaada71
@sudeysiaada71 4 жыл бұрын
MASHA ALLAH qofkii ugu horeeyay ee daawaday baan noqday weliba comentiga ugu horeya waaberi HORAY USOCO BOWE mcn
@cabdijibaarmahamed5684
@cabdijibaarmahamed5684 4 жыл бұрын
masha allah wax wanaagsan in sidan wax looga hadlo 👈🏿💪👈🏼❤
@abdisalanyasin
@abdisalanyasin 4 жыл бұрын
Waa musalsal qiimo leh Isagoo afsomali ah ayad ka healysa fanproj👏👏👏
@muktarcadde4221
@muktarcadde4221 4 жыл бұрын
wllhi waan ka xumahay waaberi media inuusan gaarin 100k lkn ka bdn buu uqalmaa
@fatka7283
@fatka7283 4 жыл бұрын
Haddii aad lasocoto Dhambaal 1 illaa Dhambaal 1o waad wngsantahay
@maxamedamiinsheekhyounisca9283
@maxamedamiinsheekhyounisca9283 4 жыл бұрын
Asc wll c.raxmaan cumar Waxaad wax nooga sheegtaa musalsalka laga zameeeyay dawladii cusmaaniyiinta in xaqiiqada uu ka hadlayo iyo in lagu been abuuranayo
@cabdiqanifarxaangaas794
@cabdiqanifarxaangaas794 3 жыл бұрын
Suldaan calaa’udiin waxa u dhintay wakhtigii ertugrul lkn inankiisa ayeey isku wakhti ahaayeen
@abdifatahfarahhamud6426
@abdifatahfarahhamud6426 3 жыл бұрын
Lkn sultaan calaa"udiin wuxuu udhintay SUN loogu daray raashiinka mid kamid ah Waziiradiisa kdb mrkuu xukunka hami ka galay
@abdirahmanaskar4301
@abdirahmanaskar4301 4 жыл бұрын
Wxn Habenkasta sugaa video gaaga Mhdsanid zhp qlih craxman ❤❤❤❤❤
@yaayatech7056
@yaayatech7056 2 жыл бұрын
lkn taariqda gadaal hadii loo raaco suldaan calaawadiin waxuu dhintay xiligii ertugler soo maaha saaxib sarre
@ahmedturaan3586
@ahmedturaan3586 4 жыл бұрын
Waxaa jira flim laga sameeyay tariikda Cusman haddi aad doonayso inaad daawato waxaad helaysaaa isagooo afkaga hoyo kgu turjunam af soomali isagoo ah baaqo fanproj ku qorna,kurlus Osman
@mohaxamaada4280
@mohaxamaada4280 4 жыл бұрын
Sxb sedeen ku helaa waanba ubaahanahy
@Degelkakheyrka
@Degelkakheyrka 3 жыл бұрын
Dawlada waqtiga ee jirta turkiga hadii ay rabto inay soo celiso haybadii iyo hogaankii musliminta ay uhayeen turkidu waa inay diinta bartaan kuna dhaqmaan.
@boqorkagaduudan7884
@boqorkagaduudan7884 2 жыл бұрын
M.a waabari media gobta lagahelo waxyaabaha dadku xiseyan
@empireshow1
@empireshow1 4 жыл бұрын
Woo barnaamij lagu diirsasey dhambaal
@IBraaHinABDiAziz
@IBraaHinABDiAziz 7 ай бұрын
Soo dhamays tir wll
@nasirsalebanraage6485
@nasirsalebanraage6485 4 жыл бұрын
Keep going pro
@deeqacali912
@deeqacali912 4 жыл бұрын
Masha Allah
@izmailmohmed
@izmailmohmed Ай бұрын
❤❤❤❤
@bandhigshow760
@bandhigshow760 4 жыл бұрын
My Brother Waxaad Ka Mid taHaY Channelada Fara Ku Tiriska Ee Aan Ka FaaideYstO Wax Badan HoreY Kaaga FaaideYstaY Ka Badanna RajeYnaa Inaa Ka FaaideYstO Channel Kaaga
@khadarciiltire1276
@khadarciiltire1276 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaal sare wax badan ayaan kaa faa’iidnay horay usoco
@ayubpro
@ayubpro 4 жыл бұрын
ماشاالله اخي
@deeqacali912
@deeqacali912 4 жыл бұрын
Alle haku barakeeyo macalin
@umumushtaqkitchen9036
@umumushtaqkitchen9036 4 жыл бұрын
Walalahayga subscribe isara qayr allaah idin siiyo dhamantin
@yacqup8829
@yacqup8829 4 жыл бұрын
Wll abdi rahman waan daawada flimkan Waa geesi islaami ah
@AliAhmed-ct3zv
@AliAhmed-ct3zv 4 жыл бұрын
Abdi rahman Waxaan kuushegi lahaa in taariikhda ay ku qorantay isaga oo ertuğrul jooga in uu sultan calaa'udiin uudhintay oo lasumeyey. Qiyasu diin isna uu noola. Sultankana uu diley amiir sacada diin magaranayo sababta aad utiri dagaal ayuu sultanku kudhintay???
@akmoh359
@akmoh359 4 жыл бұрын
Ali Ahmed.. Tan ad ka hadalayso waa sida musalsalka Ortugrul lagu soo bandhigay waxaana taariikhda ku cayyaaray film soo saare Mohammed Bozdaq. Taarikhda sida saxda ah Calaau diin wuxuu soo gaaray illaa iyo Othman xilligiisii. Sacadudiin ma uusan sumayn suldaanka, Ee tattaarka baa kusoo duulay caasimadii salaajiqada ee Qooniya halkaasaa lagu tirtiray qoyska suldaanka iyo suldaankaba, Markii ay dawladdaas dhacday othman qabiiladii turkida buu mideeyay wuxuuna dhidibada u taagay dawlad wuxuuna ka takhalusay nidaamkii qabaliga ahaa. this s the history.
@somaliboy4824
@somaliboy4824 4 жыл бұрын
40ksubcribe hala gaarsiyo walalkeen Haka baqilina
@maxamedsuldaan5330
@maxamedsuldaan5330 4 жыл бұрын
Mahadsanid❣❣❣❣❣❣
@amiirsaadaq8618
@amiirsaadaq8618 4 жыл бұрын
Yaa naga horeeya
@od6846
@od6846 4 жыл бұрын
Masha aallah
@suheybahmed8561
@suheybahmed8561 4 жыл бұрын
Soogudbi Walal Taariikhda yusuf ibnu taashfiin
@koshinwarfaa9804
@koshinwarfaa9804 4 жыл бұрын
Inshaa allh dowlad diinta islaamka maamusha way soo bixi doontaa
@Ozla252
@Ozla252 4 жыл бұрын
Waberi media
@SOMTECH1
@SOMTECH1 4 жыл бұрын
Masha Allah waberi media ❤
@shaficijamac7886
@shaficijamac7886 4 жыл бұрын
Well done and Go Forward bro
@SahroSaciid-n8q
@SahroSaciid-n8q 2 ай бұрын
Hambalyo is a very important person for me to work with the first one ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadmaisse1252
@fadmaisse1252 4 жыл бұрын
mahdsanid wll A.rhmn 😍
@zakariasalad828
@zakariasalad828 4 жыл бұрын
Dhambaal wanaagsan!
@SahroSaciid-n8q
@SahroSaciid-n8q 2 ай бұрын
Hambalyo is fine for the weekend 😅😅😅😅😅😅
@amiiseen
@amiiseen 4 жыл бұрын
ILMO YAR OO JIN AH OO MEHERAD DHAR SOO WEERARAY kzbin.info/www/bejne/rWGpg4d3h81me8U
@maxbuubofficial6659
@maxbuubofficial6659 4 жыл бұрын
Wan ku soo booqday adna iso booqo sxb mahadsanid
@elmanarab4034
@elmanarab4034 4 жыл бұрын
Thanks wll waxad kuso xijisa tariikhdii wiilkisi ORHAN
@xasanyare2697
@xasanyare2697 4 жыл бұрын
Masha allah wll waanka sugaynaa wax ka badan hambalyo hore usoco mr cabdiraxman cumar
@MaxamedFuaad-bu2tf
@MaxamedFuaad-bu2tf Ай бұрын
Wll tariikh usmaniyiinta oo dhamaystaran kasoo sheekee
@SahroSaciid-n8q
@SahroSaciid-n8q 2 ай бұрын
Hambalyo is a very important person ❤❤❤❤❤❤❤
@aaminaxuseen4109
@aaminaxuseen4109 4 жыл бұрын
Hahad sanid walaal 👍👍👍🙌
@suldanmaxmud850
@suldanmaxmud850 3 жыл бұрын
Walaakeen cabdi raxman waxaad ka soo HADASHAA PLEASE taliye cali caliskoobi 🇹🇷🇹🇷🇹🇷
@Cumarmuxamad-tw4pi
@Cumarmuxamad-tw4pi Жыл бұрын
Waryaadahee Cusmaan qaasi hadalkiisii ilaahay waa uu urumeeyay Dawladii ugu cimriga dheereed ayaa magaciisa loogu magacdaray mucjiso.
@axmeddaahir9652
@axmeddaahir9652 2 жыл бұрын
Suldaan caalwodiin maahan ee waa suldaan mascuud
@apdixakiimmoha1923
@apdixakiimmoha1923 4 жыл бұрын
Fanprojplay.net Ayaa laGu turjumaa musalsalka kurulus osman bay Gazi
@abdurahmanalimohamed5252
@abdurahmanalimohamed5252 4 жыл бұрын
Walaal cabdiraxman keep going
@awyl-gamer
@awyl-gamer 4 жыл бұрын
Mar walbo guusha islaamka ayaa iskaleh haba lasoo daahaanee
@fuaadfuaad7459
@fuaadfuaad7459 4 жыл бұрын
Wllo axmed guray iyo casharadii uu udhigy xabashida nooga soo diyaari barmaamijyo
@abdifatahfarahhamud6426
@abdifatahfarahhamud6426 3 жыл бұрын
Een barnaamij fcn baad soo diyaarisay abdirahmaan
@xareedofficial6476
@xareedofficial6476 4 жыл бұрын
Bro Filimka Afsomali Nogu Turjum Hada Awodid Filimantisa Thnkz
@libaancabdi5950
@libaancabdi5950 Жыл бұрын
Suldan mascuud ayaa la oran jiray
@gobeysanegoobkasta2701
@gobeysanegoobkasta2701 4 жыл бұрын
M.a aad ayan ugahelaa tariiqda dadka dunida wax kuso kirdhiyay
@munaaden229
@munaaden229 3 жыл бұрын
Maashllah mahadsanid walalkey
@SahroSaciid-n8q
@SahroSaciid-n8q 2 ай бұрын
Hambalyo is fine for me and the first one is fine thanks for your help though so please don't worry if you can't get the ❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxbuubofficial6659
@maxbuubofficial6659 4 жыл бұрын
Fadlan subscribe i dhaha asxaabta
@Abshirjama5
@Abshirjama5 4 жыл бұрын
Waa musalsal oo nin wen daawan karo
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 4 жыл бұрын
subscribe ayaa ku dhuftay channelka wuu astaahilaa mahadsanid
@AamiinAadan-fr2vs
@AamiinAadan-fr2vs 3 ай бұрын
ilahow tasoo kale nasii
@diinaariyare1584
@diinaariyare1584 4 жыл бұрын
War nio zxp kahadal jamacadaha dalka turkiga sidee ukala sareyaan
@samatar_dhagey
@samatar_dhagey 4 жыл бұрын
magaalada uu kudhashay waxaa ladhahaa ( zagut )
@khadarabdi2895
@khadarabdi2895 4 жыл бұрын
Zxp magaca hendamani waa maxay
@garashomedia5987
@garashomedia5987 2 жыл бұрын
Hali itaageero mahadsanid
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 4 жыл бұрын
Mahad sanid mudane😘
@waabaricusub5073
@waabaricusub5073 3 жыл бұрын
Wll C/raxmaan waad mahad santahay fig radda aad ii sojeedishey
@husseinmohamed5833
@husseinmohamed5833 4 жыл бұрын
Bro muuqaal cusb kaa sugooyaa mise arin ayaa ku mashquuliyay alle haku caafiyo hadii aad jiraty wallkeey
@xasancolaad1595
@xasancolaad1595 4 жыл бұрын
Maanta ayaan ku soo biiray chanalkan Waad ku mahadsantahay wllo
@zayliciquran4262
@zayliciquran4262 2 жыл бұрын
😇😇🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@aasiyomaxamed3937
@aasiyomaxamed3937 3 жыл бұрын
saaxiib wax fiican soodhig
@abdirahman3839
@abdirahman3839 4 жыл бұрын
Sxb qaali aad u mhd santhy aad ugu faraxsanhy inaa sxiib kula ahay
@zakimuuse9995
@zakimuuse9995 4 жыл бұрын
Allow naga yeel sida cismaan ar daqal
@Suhayb75
@Suhayb75 9 ай бұрын
Maasha allaah
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 4 жыл бұрын
shukaran wll sidaas noogu wad suldaamadi kale ee asiga ka danbeeye
@saynabqalinle5358
@saynabqalinle5358 3 жыл бұрын
🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷waw adbanujecelahay🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷 filimkan dawlada🇹🇷🇹🇷🇹🇷 osmaniyiinta🇹🇷🇹🇷🇹🇷 wamahadsantihin walalahay🥀🌷🌹🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🎇🎇🎇🎆🎆🎆😋😋🤩🤩😍😍😅😅😘😘🙄🙄🤗🤗😂😂📿📿💍💍🕶🕶👓👓💚💚❤❤❤❤❤💋💋💗💗💗💘💘💖💖👄👄👅👅💕💕💔💔💓💓💝👌👌👌👌👌
@hiirale2042
@hiirale2042 3 жыл бұрын
1299 ilaa 1923
@Sahrofaarax-dn6ck
@Sahrofaarax-dn6ck Жыл бұрын
Noo soobadi
@ayubpro
@ayubpro 4 жыл бұрын
mahadsid wllo Abdirhman
@apdalemohmed4522
@apdalemohmed4522 4 жыл бұрын
Video xiga oorkhan binu cusman asaasihii ciidaka inkishaaraiga insha Allah
@yaxyegurmad1590
@yaxyegurmad1590 4 жыл бұрын
Waa kuma baabsi
@mohamedyousuf5479
@mohamedyousuf5479 4 жыл бұрын
Islam modow ba weynu arki insha alla
@faidmoxa1507
@faidmoxa1507 4 жыл бұрын
Orfan ku xiji bro
@zayliciquran4262
@zayliciquran4262 2 жыл бұрын
Haaaaaaaa
@suheibdhamac4180
@suheibdhamac4180 4 жыл бұрын
Horo usoco wll
@guledwalqiye
@guledwalqiye Ай бұрын
@mohamudali6349
@mohamudali6349 3 жыл бұрын
Welcometo
@asafastaa4167
@asafastaa4167 3 ай бұрын
2024
@nadiifohassan162
@nadiifohassan162 2 жыл бұрын
Marwoyi owqaway kasohada sidey ukalahoreyen iyo ilmahey dhaleem mahadsanid
@Dhurre
@Dhurre 4 жыл бұрын
Daawo lii caato oo oohin afka furti markuu arke arin ku dhacde kzbin.info/www/bejne/gobEaqibhJpsn5Y
@Comps223B
@Comps223B 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@abdirahmaanhassan2271
@abdirahmaanhassan2271 2 жыл бұрын
....
@gobeysanegoobkasta2701
@gobeysanegoobkasta2701 4 жыл бұрын
Waxan kacodsan lahaa inad kahadashid geesiyadii somaaliweyn soo maray
@Abwaan3746
@Abwaan3746 2 жыл бұрын
waabari media waa chenelka aanku xirnahah waxaana ka faa.iiday waxyaabo badan tariikhda soo badi
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 12 МЛН
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 93 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 8 МЛН
Kor-ukicii iyo Burburkii Midowgii Soofiyeetka
32:29
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 53 М.
Siraha Duugan ee Taariikhda Islaamka | Mysteries |
15:07
Omar Pod
Рет қаралды 2,3 М.
Guryaha kama soo baxaan 13ka Jimcaha reer-Yurub.
11:39
Sahanka
Рет қаралды 34 М.
Taariikhdii Sultan Suleyman Al-Qanuni | Sh. Mustafa Haji Ismail
2:06:16
Seeftii ilaahay ee aan la loodin jirin | Khaalid binu waliid
15:26
Waaberi Media
Рет қаралды 354 М.