XIISAD CULUS: SIR-AA'IIL OO U DHAARATAY MASAR + DIYAARADII NI-TENAYAHU OO KHATAR GASHAY + WARAR KALE

  Рет қаралды 69,520

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

XIISAD CULUS: SIR-AA'IIL OO U DHAARATAY MASAR + DIYAARADII NI-TENAYAHU OO KHATAR GASHAY + WARAR KALE

Пікірлер: 103
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV 5 күн бұрын
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 5 күн бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 5 күн бұрын
waxaas imaaraadka iyo yahuud ayaa ka danbeya illaahow baabiy imaaraad yahuud mareeykan aamiin illaahow guuleey islaamka aamiin
@Xamsemaxamud-z1e
@Xamsemaxamud-z1e 5 күн бұрын
Allaahu akbar waxan haysaa diin awood badan falastiin guul iyo gobonimo
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 5 күн бұрын
Ilaahayba abodle faalaastin guuul wayn insha alaah
@ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz
@ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz 5 күн бұрын
Ilaahay diyaarada la soo rid yuhuudka aamiin yaa rabi
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 5 күн бұрын
Mahadsant walaalkey mowlit iyo nimca yarey tima cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️
@MuuseMaxamuud-i4e
@MuuseMaxamuud-i4e 5 күн бұрын
Yuhuud way jabaysaa Isha alah
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 5 күн бұрын
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯 ❣️
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 5 күн бұрын
Ilaahow faalaastin xore guuul wayn kusug insha alaah
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 5 күн бұрын
Waxaa jabaya kibirka Yuhuudda iinshaa Allaah
@khalidcabdi380
@khalidcabdi380 5 күн бұрын
Allah dhabarka haka jabiyo isra iil
@HaadiShjaamac
@HaadiShjaamac 5 күн бұрын
Ilahay qasa ha xoreyo islam kana hamideyo
@Almaascabduqadir
@Almaascabduqadir 5 күн бұрын
Masar intee dawanaysay caruururta reer Qasa sifiican ujafa masar
@makobade
@makobade 5 күн бұрын
allah akbar ha guleysto xaqo
@Salmasaafi-hf7wm
@Salmasaafi-hf7wm 5 күн бұрын
Alle ha isku diro masar wexey fiirsadeen walaalahood oo lagubaayo
@OmarAbdi-mi9dt
@OmarAbdi-mi9dt 5 күн бұрын
Asc
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 5 күн бұрын
Allaha u gargaaro falastiin .
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 5 күн бұрын
Nataniyahu ilaahow diyarada kuugub musibo dag dag ah kuurid insha alaah
@medsikieh3019
@medsikieh3019 5 күн бұрын
Canal masar sidee bou ouleyah hal kaad moou yaryahay
@cabdulqadirali
@cabdulqadirali 5 күн бұрын
Walalow mad hadashan😊
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 5 күн бұрын
Israil way guuub ilaahayba baabin iyo maraykan cusuri ilaahow baabi guuub insha alaah
@guriceel7971
@guriceel7971 5 күн бұрын
allow u hili reer falastiin iyo muslimka
@BashiirCumar-f5o
@BashiirCumar-f5o 5 күн бұрын
Dhamaad kii isra iil ayaa muuq da🫡🫡
@makobade
@makobade 5 күн бұрын
Allah isku dirro sis i nataniyahu
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 5 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
@NuurMaxamed-e3u
@NuurMaxamed-e3u 5 күн бұрын
❤ lii cato
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 5 күн бұрын
Yuhudda waa in Deganka Rafac iyo phaladelfiya si dhaqso ah looga saaro
@baxsan698
@baxsan698 5 күн бұрын
In ey la dhacdey ahad
@ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz
@ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz 5 күн бұрын
Guul xuutiga
@MuseMucad
@MuseMucad 5 күн бұрын
Allha guleeyo. Xulfada qasa allhha lajiro
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 5 күн бұрын
Illaahy qabto yahuud iyo maraykan Cidkatoo kutagertay sasuuqa falastiin Falastiin allowkaal Markastaba allowkaal Illaahow reer falastiin waad arg raa kibirka iyo dandaansiga lugu hayo Illaaw kaqabo cadawga kibirka Wax iskumootay yaarabi yaaraxmaam yaaraxiim 🤲🤲🤲🤲🇵🇸☝️🇵🇸🤲🤲🤲
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 5 күн бұрын
Qasa ilaahayba xoorayn faalaastin waa mujaahidin sharafle dhulkoga way udhimanayan jaahad wayn iyo guusha ilaahayba keeni qasa
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he 5 күн бұрын
♥️🇵🇸♥️🇵🇸♥️🇵🇸♥️🇵🇸♥️🇵🇸♥️
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 5 күн бұрын
Yementa magac u yaalka ah iyo maxamud Cabass waa in lawada qabto.Muqawamada Reer falastine xutiyinta waa in eey dabadhilifyada soo qabtaan
@YaxyaAli-y6d
@YaxyaAli-y6d 5 күн бұрын
Waan idiin mahad celinayaa hawl wadeenada HBN
@Xamsemaxamud-z1e
@Xamsemaxamud-z1e 5 күн бұрын
Xaqiiq Allah qulubta yuuda waxa uu geliyey cabsi,argaax,iyo wel wel ayka qabaan dhamaanba dunida islaamka
@user-we1xn6vx8m
@user-we1xn6vx8m 5 күн бұрын
ILAAHOO. ISKU. DIR. MASAR. IYO. YAHUUDA. BEYTUL. QUDUS. ILAAHOO. BAD BAADIRER. FALASTIIN. IYO. XUUTIYIINTA
@mohamedadenhassan819
@mohamedadenhassan819 5 күн бұрын
Ascw Salaan ka dib waxaan ka mid ahay dadka idinku xiran waxaanse dhibsadaa qodobka ugu muhiimsan Ayad igu danbeysiisaan ee fadlan waxka badala taas Wscw
@GobshoGòsho-w3p
@GobshoGòsho-w3p 5 күн бұрын
❤Wcs ❤
@bogorehabdibogorwh9464
@bogorehabdibogorwh9464 5 күн бұрын
Mowlid DJIBOUTI manta cirbajira
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 5 күн бұрын
Ilaahow faalaastin quwadada kuuduufaac xoor nimo sii cadalad ah ilaahow israil iyo maraykan waa cadaw iskumid ah ilaahow qabo baabi faashili cadawga jaab kuurid insha alaah
@MuseMucad
@MuseMucad 5 күн бұрын
Sahnuuniyada israil iyo xulfada marykanka allha babiiyo oo masiibo deg deg ah allha lakulmiyo yaarabi kurid wax iyo baba
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 5 күн бұрын
Israil musibo wayn kuurid nataniyahu ilaahayba kuucadabi insha alaah
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 5 күн бұрын
ILLAHAY IDAMKII, HA LAAYEEN WAA WAX GURACAN 2 LABADUBE. WABA LA OGAAN, HALKAY ISLA MARAAN KAN EGYPTIANS KA HAYSTAANA, KOLBA MEEL BUU FARAHA LA GELAYAA!!!
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 5 күн бұрын
Maxay usoo dhici wayday
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 5 күн бұрын
Ilaahow quwada kuubaabi israil iyo maraykan cadaw taaraam musibo dag dag ah kuurid insha alaah
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 5 күн бұрын
Ilaahow maraykan iyo israil waxay wadan faashili cadawga qorshaha ay kushirayan maraykan iyo israil ilaahow faashili shir qolka ay wadan cadawgu ilaahow musibo dag dag ah kuurid taaraam iyo nataniyahu ilaahow qabo dag dag insha alaah
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 5 күн бұрын
Ilaahey masiibo aad u xun haku rido Israel ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaaheyow ku salci
@seynabcali4205
@seynabcali4205 5 күн бұрын
Marka hore ma jirto khatar ka weyn inaad yuhuuda deris la noqoto mida kale Maxaa ka galay Masar wexey soo iibsato Qaza ayaad iska celin weydeen ee ma aabow kayar iga celi ee ka weyn igu soo daa miyaa
@Xamsemaxamud-z1e
@Xamsemaxamud-z1e 5 күн бұрын
Asc maya wllzhy madax masar katalisa waxay daba dhilif uyihiin yuuda iyo reer galbeedka did darted wey is og yihiin Mana dagalami doonan ogow midaas
@MaleeriyaAtimiraano
@MaleeriyaAtimiraano 5 күн бұрын
Aniygu waxaa n ahay hooyo soomaaliya waxaan uducaynayaa walaleheena falstiin
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 5 күн бұрын
Maraykan iyo israil ilaahayba qaban cadawga musibo dag dag ah insha alaah
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 5 күн бұрын
Cajiib waa lawaabsanayaa Masar,Gaza Dawladdii ama qofkii arka sida loogalay waa inuu shakiyaa .
@Abdikahinshukri-gx2cb
@Abdikahinshukri-gx2cb 5 күн бұрын
JECLAAN LAHAAYAA ISRAEL INAY MASSAR GARAACDO WLH KAMA NEXEEN DAYUUSKAAS SISI AH
@ibrahimsarhan2802
@ibrahimsarhan2802 5 күн бұрын
5 soomaali oo si dadban oo cilmiyeysan loogu guubaabiyey sadaasha cimilada, inkastooy maryooley laxo dhukan col iyo abaarmoog ay noqdeen.
@ashasalah2835
@ashasalah2835 5 күн бұрын
CADAN AMA YAMAN KOOFUREED, WAX AY CAALAMKA KA YIHIIN MA YIRTO, WA MEEL YAR AY DAGAAN QABIILKA XADRAMINTA, WA KU CEEB IN AY AFKA LA SOO GALAAN, SANCA OO AH YAMANTA WAQOOYI AHNA QUWAD CAALAMKA KA MUUQATO.
@MohamedSiciid-y3u
@MohamedSiciid-y3u 5 күн бұрын
Ma waxay cashurayaan Dal kale oo madax banaan iyagoo wax kasta samaynaya oo gumaysta ah
@RijaalCaydaruus
@RijaalCaydaruus 5 күн бұрын
Yamanh❤
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 5 күн бұрын
Taataam iyo israil ilaahow quuwadada wayn kuubaabi cadawga faashili insha alaah
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 5 күн бұрын
Maraykanku awod mauleeyahay inuxiro dayaxgacmedo isagu anulahayn samayna kodhkodana usanhaynin? dawlada yaman fadhidka ah majahilba mise anamoday
@ciiseak6897
@ciiseak6897 5 күн бұрын
Masaari,du waxaay iloowen maah maah,di eheed u,shii walaalka lagu garaacay gubad keeda ayaa ku sugaa.
@cabdirahmanismaacil8785
@cabdirahmanismaacil8785 5 күн бұрын
Wiii baqayn masaridu
@indhacadegurayare3293
@indhacadegurayare3293 5 күн бұрын
Waana.jaanis.maantay.ay.haysato.masar.ee.hakafaa.iidaysato.hadii.kale.israa.iil.baa.kafaa.iidanaysa
@NasirOsman-y9e
@NasirOsman-y9e 5 күн бұрын
Ma dhici KARTO HBN arintaasi
@RidwaanaxmednuurRidwaanaxmednu
@RidwaanaxmednuurRidwaanaxmednu 4 күн бұрын
Naf baxaysa gal galasho lagama waayo ma umalayn taraam iyo xertiisa😂😂😂
@simanmohamed6353
@simanmohamed6353 5 күн бұрын
HARGEISA WEATHER IS VERY COLD .MA JIRTO "QORAX DARAN " MEESHAN AAD WEATHER KA KA SOO XIGATAAN MA'SHEEGTAAN LAKIIN WAXA AAD SHEEGTAAN WEATHER BEEN AH. ISKA HUBIYA HARGEISA WAA QABAW GEEDII CAADIGA AHAA ...😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@Mahamed-y8c
@Mahamed-y8c 5 күн бұрын
Maxey uqu garxiweedey netanyahu diyaradisu caalamka wuxu qu yahey nijaas
@indhacadegurayare3293
@indhacadegurayare3293 5 күн бұрын
Waagar.in.israa.iil.uhanjabti.masar
@MuuseMaxamuud-i4e
@MuuseMaxamuud-i4e 5 күн бұрын
Yuhuud waxay horay ubaln gaaday wadabada carabta sida masar sucuudi iyo suriya baxrayn in wadankooda kudarsanayan
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 5 күн бұрын
Waa hore ayaan carabta usheegay in ay Israel iyaga ku dambeyn doonto hadii maalintii dagaalka reer gaza lagu bilaabay garabsiin lahaayeen maanta looma hanjabeen ee waa walaalkii dawadoow adigey kugu dambeyn
@felisabdi3794
@felisabdi3794 5 күн бұрын
Sisii ninkii wllkiis loo xiirow adna soo qoyso…
@Geele_jire
@Geele_jire 5 күн бұрын
War Raali ahoo sheekhoow masar maxay tahay siisi iyo yahuuda waa labo yahuuda waxaas ha noo sheegin mar danbe
@AhmedGalab-eh2pc
@AhmedGalab-eh2pc 5 күн бұрын
His........🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@KayseHuriye
@KayseHuriye 5 күн бұрын
Kuscw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@Cabdiiid-co4vu
@Cabdiiid-co4vu 5 күн бұрын
falastiin waa ala wateen wehel umabaahna
@makobade
@makobade 5 күн бұрын
falastin allah lajiro
@Cabdiiid-co4vu
@Cabdiiid-co4vu 5 күн бұрын
shacabka ha la ilaaliyo
@DaauudabshirDaauudabshir
@DaauudabshirDaauudabshir 5 күн бұрын
Aboow kanyar igadhici kanwanban iskadhicine weye israil
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 5 күн бұрын
Mawaydhihidonan doyaradi natanyahu safarkedi maraykan waxaymartay hawada ruushka isagan maxkamada kujirine okadib rush xage hawada viland iyo kanada kamartay? rergalbed waxaydonan baynoshegayan iyaga ICC kenay iyaga mamula dhulkoday kutala iyagana hagardamaynaya
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 5 күн бұрын
Horan ushegay marki carabta dadkodi qaza hortoda laguxasuqay sigara masar aydifacanwayday filadelfiya cadawgu waxay istusen incarabti baqday watan natanyahu turam kadhadhiciyay carabi waka adkanay anisracino qaza qadano hada israil iyadaba 1sano hub lagusodabulayay hadana waxalo ansixiyay hubki ugubadna abid cidina kama masayrin dan dansigani wuxukadanbeya diidmadi masar aydiiday inayqaabisho dadka qaza cadadiskasna turam waxbu kaogyahay madama amarkisi ladiday
@XildhibaankaXaji
@XildhibaankaXaji 5 күн бұрын
Wcs_Wwb c_ Shugran Akhii
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 5 күн бұрын
Waxaan si waa jahwareerin rayul caam ka ah.jabhad yar oo xamaas la dhaho ayey mari weydey sanad iyo siyaado.jabkeeda ayey ku qarineysaa.
@FaysalCabdibotan-p5i
@FaysalCabdibotan-p5i 5 күн бұрын
Managa.helkara.mawlidow...was.farxad
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 5 күн бұрын
Dulmiga israiliyinta iyo cabashadoda iyo cadaladdarada rergalbedka iyo tageradoda dulmilaha isufiirsha israil iyo masar 2doda keba walaca abuuray? waxay sosaren qarirad kushegen israisha wayn wazira kahadlay milatarigoda garabka loguxiray waxakamida dhulka masar garahan sinay iyo qaybkamida konfuta suways aykujirto xita qaahira iyo inta wabiganiil umaro kadib masar isdiyarin baysamaysay kadib wakana walaca iyo calacalka QM lagadhexshegayo
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 5 күн бұрын
Ninkan ma wuxu ogeyn in israiil oo deris kula ah ay u bahan tahay dig tonow
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 5 күн бұрын
Dagaalka sudan kadib marki maraykanku shegay inxasuq kadhacay magalo dhowan dawladu kaqabsatay moryanka xameti cunaqabatayna madaxda sudan kusorogay waxadmoda in khasaraha dhimashadu kor usikacay!!! tolow ma maraykan balaguxumaynaya? usa iyado xasuqa qaza kaqaybqadatay waxna kaxasuqday dadkabadan 60,000 oqof rayida iyo dhawaca 150,000 inaykahadasho sudan dagalkeda balkawarama?
@MaxamednuurKulmiye
@MaxamednuurKulmiye 5 күн бұрын
Waa gorma goortay waxgarataa masar qayrkii looxiiryoow sooqoyso
@alijama6723
@alijama6723 5 күн бұрын
CARAB ISKA DHISKA SAAN CADAHAHA IYO U ADEEGAYAAL RAALIYO AH INAY DHEX DOODA KANOQDAAN NAFTOODA MAAL KU FURTAAN CABSI AAN LAGARA NAYN BELO DUSHA KA SAARTAY IYO RUCUB BAL DAYA DAD KOODII SIDA MEEL WALBA LOOGU BAHDILAYO IYOBARIDHAKH BARI DHAKHDA KUWII DIKAY KALGACALKA AY UHAYAAN
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 5 күн бұрын
Dagalki qaza intusocday waxalagabartay in xogayihi dibada baydhan bilinkin u jordan markaydiday in hawadeda iiran lagaweraro uguhanjabi jiray idinkamadifacidono hadi israil idinwerarto masarna markaydiiday in israil marinka rafax sogasho sidokale uguhanjabay idinmadifacidono isago magaca israil kagabsaday balse iskacadayd 2diiba wakugulaysten hada turam markilagadiday in masar qabisho dadka qaza watana israil dan dansiga bilawday
@luqmancilmu
@luqmancilmu 5 күн бұрын
Inta uu joogo mujrim sisi macquul ma aha iney Israel iyo masar isku dhacaan ileen sisi iyo nataniyahuu waba isku mowquf labaduba waa cadowa muslimiinta tankale waxa layaab leh iney dadbadan sheekan iney Iran iyo Israel dagaalamahan tasna ma dhaceyso oo labaduba waxey leyiihin hal cadow wana lafa abeyso gudaha ka xirirsan
@Mahamed-y8c
@Mahamed-y8c 5 күн бұрын
Alow u gurmo réer gaza oo fashili fikrada munafikinta Trump iyo netanyahu
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 5 күн бұрын
Yuhuuda xamaas ayaa tijaabisay hada waa nugul yihiin cid cabsaneysa maleh
@RijaalCaydaruus
@RijaalCaydaruus 5 күн бұрын
Taraamhanolaado
@MuxyadinAli-i5v
@MuxyadinAli-i5v 5 күн бұрын
Waa been in masar iyo yuhuudu dagalamaan xiligaan dhow. yaan taas dadka lagu sirin.
@SSS78781
@SSS78781 5 күн бұрын
👎 👎 👎 👎 CAALAMKA AQOONSANYAHAY KULAHAA..CAALAMKA XAGEE AYU KA JIRAA MAANTA
@RijaalCaydaruus
@RijaalCaydaruus 5 күн бұрын
Falasiin hanootosxb
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 5 күн бұрын
Mahadsant walaalkey mowlit iyo nimca yarey tima cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️
@hibbocadey7719
@hibbocadey7719 5 күн бұрын
Asc
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 5 күн бұрын
Ilaahow maraykan iyo israil waxay wadan faashili cadawga qorshaha ay kushirayan maraykan iyo israil ilaahow faashili shir qolka ay wadan cadawgu ilaahow musibo dag dag ah kuurid taaraam iyo nataniyahu ilaahow qabo dag dag insha alaah
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН