War Dalkii waa lasoo weeraray Dowladiina! | Xamas O Maxaabiis soo furatay markaan cajiib| Iran O mab

  Рет қаралды 34,006

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

Пікірлер: 488
@DulmiDiid
@DulmiDiid 7 сағат бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@FadumoMohamed-e3r
@FadumoMohamed-e3r 6 сағат бұрын
Subxanal laah
@suldaanmax9900
@suldaanmax9900 5 сағат бұрын
Tibiya Aya laga raba in ay u imato somaliya
@FarhanFarah-hy1qk
@FarhanFarah-hy1qk 4 сағат бұрын
xasan sheekh waa nikii loo talagaly inuu baa biiyo soomaaliya wax walba waa ogyahy waa cashar loo yeedhinayo waxaa sina qan daraas uu qaatay imaaraadka iyo yuhiuuda ayuu qandaraaka qaatay dorashadiisii dhulka iibiye akartii iibiye gobo laduna waxay usheeyaan itoobiya wadaka maxaa kiintii haloo celiyo soomaaliya taa mooyee tukale oo maanta soo celikartaa majirto by boorama
@homeh3455
@homeh3455 4 сағат бұрын
ilaahay waxaan ka baryayaa in xasan sh cimriga ilaahay u soo gaabiyo
@CabdiqaniMahadaxmad-i3l
@CabdiqaniMahadaxmad-i3l 3 сағат бұрын
Ethiopia
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 7 сағат бұрын
War dawladi majirte dalkeena iyo dadkeena somaaliyeed Illaahay ha noo badbaadiyo insh allaah
@Leviathan_n9
@Leviathan_n9 6 сағат бұрын
Ilah waa badbaadin karaa lkn dad aan is Rabin ilaah uma gargaaraayo oo weli dadka masaakiinta ah dhiigooda iyo xoolahooda la baneestay dadka somali qabyaalad aa dilatay
@abdiadan4837
@abdiadan4837 6 сағат бұрын
Dibka jira wa dwolad laan , no central funtional govnmt with strong comand structure, in sha allah somalia will be once more have a govnmt that will function systematically
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 5 сағат бұрын
Saxiix 😢
@asiya587
@asiya587 7 сағат бұрын
Akhbaarta Somalia dhiig kar inaan ka qaadaan ka cabsanaa 😢😢😢 ilaahayoow xukunka noogu dhiib keenna noogu khayrka badan, muslimiintoo dhanna badbaadi oo kii shar la maaga naftiisa ku mashquuli yaa Rabb 🤲🤲🤲🤲🤲
@Sureeye7
@Sureeye7 6 сағат бұрын
Walhi Waa run ani xataa 😢
@Xalimo421
@Xalimo421 6 сағат бұрын
Aaamiin ya Allaah
@Somalestine
@Somalestine 6 сағат бұрын
@@asiya587 amiin yaa Rabbi 🤲😭
@SahalAbdirahmanMohamed
@SahalAbdirahmanMohamed 6 сағат бұрын
Diigubiyamaaha
@nafisamuse3869
@nafisamuse3869 6 сағат бұрын
Haa wlhi maalin walba wax cusub iyo calool xumo 😢😢
@ShirwiChirwi-rd1rh
@ShirwiChirwi-rd1rh 5 сағат бұрын
Dawlada xasan waxay utimi inay dalka bixiso wlhi wax kasta way muqdan mxa tashana dhalinyaradu waxba ma fahansana qabiil ayay ku difacayan hadad dhalecayso marka intuu xabashigu hableheena la jiifsanayo inaguna adoomo noqonayno ayaynu sugnaa wana dhawan😭😭😭🇸🇴❤️
@SaraUsama-o6n
@SaraUsama-o6n 6 сағат бұрын
Aniga Waxaan Hubaa in itobian Mardhaw Qabsan Doonto Somalia Waayo Dawlad iyo Rag Difaaca Malaha Subhaanallah 😢😢😢 Waa Nasiib Xumo
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip 3 сағат бұрын
Ethiopia uma so socoto dhul daarood wayo iyagaa daarood ah
@83587
@83587 2 сағат бұрын
Rer Qaso ilaahow u gargaar Somaline aqliga wanaagsan u soo celi intey xeero iyo fandhaal kala faniinin aamiin
@Mind.mingle2
@Mind.mingle2 5 сағат бұрын
Sheikhow arimaha Somalia hasoo sheegin wlhi waan is dhaafiyaa markaad Somalia ka hadashid falastiin kasoo hdl iyo wadamada gaalada
@Abdikadirhussein_
@Abdikadirhussein_ 6 сағат бұрын
It’s very sad to sell you’re own land to your enemy 😢our leaders are HYPOCRITES.We need Youth to lead this country of Somalia 🇸🇴 #FromGarissaTown
@robb3648
@robb3648 6 сағат бұрын
Our people are too divided, tribalist mentality , they only care about their clans
@Alkaram29130
@Alkaram29130 4 сағат бұрын
Leave garisa it's in save hand ee bro save waxa beylaha yala
@Abdikadirhussein_
@Abdikadirhussein_ 4 сағат бұрын
@ ok bro
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip 3 сағат бұрын
Hawiye they don't know Ethiopia is daarood kkkkk
@abdulfatahabdullahi1493
@abdulfatahabdullahi1493 2 сағат бұрын
We need sharia back in our land. Allah will make us strong bi’idnillah. We have tryed this western laws and dastur for long time. Is’nt time to implement sharia in our country and remove these punch of hypocrites
@fakhirajama7622
@fakhirajama7622 5 сағат бұрын
Anigu waa ka samray soomaliya Wayo shacab ma haysano dawoladna ma haysano laakiin Allah ayaan haysana wanan rajaynaa Rabigeen ina uu badbaadiyo 😢😢
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 5 сағат бұрын
Masha Allah allow cadowg yuhuuda ka qabo iyo sheecada Amen 🙏🏾
@maxamedaadam-ql5bb
@maxamedaadam-ql5bb 6 сағат бұрын
Dowladan 1sano iyo barka udhiman waan kasamarney bal aan arakno dowlada soo socto itoobiya sikasto ayee no bahdishay lakiin malinwaliba guusha itoobiya maracidonto marka aduunka woo isbadbadala insha allah waan ka guley saneyna takbiir Allahu akbar
@NewsFusion24
@NewsFusion24 5 сағат бұрын
wuu ku ceshanayaa, aayar aayar laguma tagayo meesha, 4 sano waxay u dhigantay 4 maalmood xaggooda.
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 7 сағат бұрын
الله أكبر❤الله أكبر❤الله أكبر
@AishaBarre-b9n
@AishaBarre-b9n 36 минут бұрын
Sheeqow masha Alaah ala haku barakeeyee dowladaan maskaxda kadhimatay dhiig kar yey kugu Ridin be careful ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ibrahimafgoye3408
@ibrahimafgoye3408 6 сағат бұрын
I wonder sometimes, what exactly our country without current leaders would have looked like? They need to talk to each other instead of running to Nairobi and Addis. May Allah SWT protect our country and people
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip 3 сағат бұрын
Because hawiye hate daarood more than Ethiopian
@seed3966
@seed3966 6 сағат бұрын
Asc guul falastiin guul muslimiinta allaah hajebiyo esrael iyo dabada kataagan🤲🤲🤲
@SmilingAquariumFish-zf2vv
@SmilingAquariumFish-zf2vv 7 сағат бұрын
Salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤😊😊😊
@adenhassanbashir4930
@adenhassanbashir4930 11 минут бұрын
Meeshaan wax Dowland layiraahdo majirtee, Sh. Muxamadow waxba ha na walaacin wararkaan dunida aan kaalasonno.
@maryami2299
@maryami2299 4 сағат бұрын
Itoobiyana Waa doolow Waa lava magaalo oo wabi kala baro doolow itoobiya iyo doolow soomaaliya Ciidamada waa Reer gado Magaalada ka bexen ee dhulkoodii bay joogaan
@farhaanaliab1469
@farhaanaliab1469 2 сағат бұрын
Ilaah ayaa noo maqan dad maheeno balsa waxaan heenaa xayaan liinjaanka dameerka lagu haayo meeshii larabo loo hogaamiyo wlh waxaan aamin sanahay ithopia anaa maalin cad kala hawa ku cuneeno lkn caada qaata fuleey ah ayaa naheesta ilaah waxaan ka baryaa inta uu dalka hagaaminaayo in uu saxiixin waxbo inu xilka wareejiyo aamiin yarab
@ibrahimhoussein6974
@ibrahimhoussein6974 Сағат бұрын
ma i maqli kartaa saaxiib, Soomaaliya dowlad ma jirto
@YasserAA93
@YasserAA93 7 сағат бұрын
Sheikh odayashan qabilku dilay ayaa Somali la dagay! Walhi hadi dhalinta somaliyed manta ayasan dalkood ilaashan bari waa la duloobi dona ! 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hanadhajiofficial4368
@hanadhajiofficial4368 7 сағат бұрын
Madaxweyne hassan sheekh dalkan wax kama galin wlhi waan u jeednaa kelia wuxuu is leeyahay soonoqan meyside waxad aruursan karto aruurso ciidan lasoo laayey iyo dad gaajeysanba wax kama galin waayo waan ujeednaa waxba kor iskuma saarayo lkn dad ayaaba taageersan wax kastoo wado Allow dalkeena noo hagaaji yaarabi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@AbdukadirSulfe
@AbdukadirSulfe 6 сағат бұрын
Madaxweyne Xasan Shiikh Asagon Ciidna Wax Udhibin Ayaa Hawiye Ahan Lo Neceb Yahay Oo Itopia Laga Dorbiday Maxu Ka Qaban Kara Hadey Dadkii Deganka Laha Itopianka Jecel yiihiin Dal Ma Jire Reerkii itopia Qabsata Ayagey Utaala
@jaamacmaxamed1401
@jaamacmaxamed1401 6 сағат бұрын
​@@AbdukadirSulfewlhi inan hawiye ahan xasan shiikh loo nebcay ee umadu siduu wax u wado ayaa lala yaabanyahy wll iyo maamul xumadisa
@YaskaPoi-k1z
@YaskaPoi-k1z 6 сағат бұрын
Dadkaan zxp taageeraan ayaagaa wacalo ah ninkii wadaniya oo wax garada qofkaas xoolaaha oo baahan ma uusan raaceen nio😡
@NewsFusion24
@NewsFusion24 5 сағат бұрын
@@jaamacmaxamed1401 runta ka sheeg maamul goboleedyada Ethiopia dabada saaray, cid kasta oo Ethiopia soo galisay Somalia waa hal reer, kuwaana waad garanaysaa.
@hassansaid5472
@hassansaid5472 5 сағат бұрын
​@@AbdukadirSulfeWaka hawiye qarmun wwalikin qabyalaad madhafaysan hawiye aya lonecbyahy aya la imanaya ado ujeda wxu samynayo . War ilahy ka kabaq o dadka iyo dalka aya Qatar kujira Hassan sheikh qof kaliya malayin hawiye ah ayu babinaya hady hawiye jacel katahy
@kiinadan6786
@kiinadan6786 4 сағат бұрын
Meesha dawlad ma joogto! Somalia Ilaahay baa u maqan caloolxumo horleh!
@sahalamunamuna4625
@sahalamunamuna4625 7 сағат бұрын
Maasha Allah 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 5 сағат бұрын
Rabi xaquu uhiiliya usherg xasan
@mohamedbilal950
@mohamedbilal950 4 сағат бұрын
Masha Allah waa Guul...
@RoblehMako-f2r
@RoblehMako-f2r 5 сағат бұрын
Sheq waxa lagaxoomado aaad iyo aad dhowlada xassn wa niin jilicsan oo omadii somaliyed baahdilay iilahay ha dhaafiyo omada
@yasminey8690
@yasminey8690 6 сағат бұрын
Sheikh itoobiyan ma ku jiraan kuwa kulbiyow ee soo xaqiiqso alle ha u keeno maslaxo qeyr leh soomali waa loo tashaday iyadana way isku maqan tahay
@HassanOsmanomar-i5z
@HassanOsmanomar-i5z 6 сағат бұрын
MASHAA ALLAH GOOL XAMAAS
@batulasmail8261
@batulasmail8261 6 сағат бұрын
Xassan iyo kooxdiisa Dabadhilifka ee ducufada ee sharaftii dalka meel ooga dhacay waan in meel looga soo wada jeesto oo la iska qabto Duliga ajanabiga u sujuudo
@hassanjiisow1276
@hassanjiisow1276 5 сағат бұрын
Sheekhoow Somalia waxeey ku socotaa wadadii ANDLUS AMA SPAIN
@YaskaPoi-k1z
@YaskaPoi-k1z 6 сағат бұрын
Sh. Soomalia waligeed heer gaari mayso intay dabo djilifkaas uu nagu dhex jiro Madaxdaan cawaantaa waxay doonayaan inay umada dhipato inay galiyaan kadipna markuu xilioodu dhamaado ay dalka isaga qaxaan ilaahy baan ka baryaynaa mid kasta oo umada soomaaliyeed dhipaato iyo dulmi u haysta inuu cadaabta kufogeeyo rabbi❤
@lqjr7848
@lqjr7848 5 сағат бұрын
Suaashaas inta aadan sheegin aniga ayaaba is weydiiiye wAanba yaàbana subxanallah allow madaxdeeena dhiiiig u yeeel
@Umuyahya6866
@Umuyahya6866 7 сағат бұрын
نسأل الله الفرج العا جل من شعبان. 😢😢😢
@ismacilmaxamed3768
@ismacilmaxamed3768 7 сағат бұрын
Aamiin
@ibrahimhoussein6974
@ibrahimhoussein6974 Сағат бұрын
هل تسمعني يا صديقي، لا توجد حكومة في الصومال
@Rakuub
@Rakuub 5 сағат бұрын
Naxariista Alle ha ka qusanina Sheekhow wan so noqon donaa from hargeisa
@khadijamohamed4237
@khadijamohamed4237 3 сағат бұрын
Waxaan kuu tilmamaya waa akhali xumo iyo damir laa aan kuu jira somalida madaxdoda ilaahayi xakha haa tuso Aamiin Aamiin Aamiin yaarabi Aamiin
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 6 сағат бұрын
Qaza ayagoo oon gaajo burburiyey dadkoodii la laayey hadana wy dadaalaysaa oo marabto wadankeeda inay ka ragto Alaaha guuleyo amiin
@mohamedtowbah1922
@mohamedtowbah1922 6 сағат бұрын
Sheikh Mohammed Ibrahim dulmidiid Allaha ku barakeeyo
@aliidrissyacin5629
@aliidrissyacin5629 6 сағат бұрын
Kheir igama muuqdo Hasan sheikh si aan u quustana wan garan layey. Allow intayada wanaagsen fadligoda wahabka noga rog. Amiin amiin amiin ya rabi
@yusufhaji7059
@yusufhaji7059 6 сағат бұрын
Xasan Sheekh waa munaafaq hunguri ween o an xishoon.!!! Badda somaliyeed wuxu ku bixiyey sifudud, oo naceebka Axmad madoobe,shacabka Xamar wuxu kumada-dalinaya Mudisho iyo eyeiboor Ayan dhisaayaa o cusub.!!!!!! Allow munaafaqas nagaqabo Aamin.
@safahussen8381
@safahussen8381 5 сағат бұрын
Walaahi kuwan magaci iyo sharafti ayey nogaciyaren dowlad majirto masiibo allahkurikuwan
@deeqcalijaamac8186
@deeqcalijaamac8186 5 сағат бұрын
Dowlad ku sheega Somalia mathala waxay beecineysaa Dhul iyo Bad iyo Cir intaba waxaana loo aadey Ethiopia in la adkeeyo xiriirka Beeca Bada. Hadal badan haan ma buuxsho hurdada halaga kaco
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 5 сағат бұрын
Machaallah
@fadumaadan7133
@fadumaadan7133 5 сағат бұрын
Somalia hawiya iyo darood haku heshiyaan Somalia intaadad kale waay ka sabarane wadanka rajana maleh for almost forty years subhanallah gorman wax fahmayna
@Somalestine
@Somalestine 7 сағат бұрын
An Banaan Baxno Wallyaaloow Shacabow🗣🗣🗣✋️
@xaamudahmed523
@xaamudahmed523 5 сағат бұрын
Waanaga ka hadal ama isaga aamus itopia wey jabaysaa inshallah
@Kazwalee
@Kazwalee 6 сағат бұрын
You right sheekh
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 7 сағат бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw sheikh wacaleikum salam Sheikh dulmi diid Hamas gull gobonimo Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸 Suriya Yamane victoire
@xaamudahmed523
@xaamudahmed523 5 сағат бұрын
Jaajuusiinta waxaa ugu horeeya mediyaha
@Somalestine
@Somalestine 7 сағат бұрын
Acuudu billah Subhana Allah Umad Allah Karameye Ma aha miya Soamali?!!! Wah Wan ka xumahay Dalkeygow💔🇸🇴💔😔 اللهم يا محول الاحوال والحال حول أحوال بلادنا إلى أحسن الحال 🤲😭🇸🇴
@farxiya267
@farxiya267 4 сағат бұрын
Alla ciil badanaa😢 Doowladaan calyadaa yaaa naga hor wareejiya
@abdifidow3870
@abdifidow3870 6 сағат бұрын
Mw Hassan sheekh waa ninkii wadanka u dhameyn lahaa
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 Сағат бұрын
Xaaraan waaye siyaasiinta Somalia 🇸🇴 wadanka ma jeclo
@shugriyusuf5624
@shugriyusuf5624 6 сағат бұрын
Xasan ayax iyo kooxdan Somalia qabsatay sidii ayaxii ee aan waxba deeqayn 😮, Allah dhinac haynoo dhaafsho🤲🤲, badi gade oo dhulkii gade, walahi waa caloool xanuun isga dheh😢😢, ninka xasan dadka iyo dalka Allah hadhaafsho 🤲🤲
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 7 сағат бұрын
WCS SHEEKH 👋 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️❤
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 5 сағат бұрын
Alle ha tuso dalkooda Mooral jabkii ugu xumaa baa nagu dhacey Illaahow gadaal samaan ku waydiisanay 😢
@nasircige
@nasircige 6 сағат бұрын
Sh. Waa sax hadalkaagu ee waxan ILAAHAY ka baryayna in madaxda suuriya hada qabsatay ee tanaasulka wada ina siiyo
@queenaisha5616
@queenaisha5616 5 сағат бұрын
Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 5 сағат бұрын
Rabiyow falastiin awada sii
@AbukarAhmed-j4o
@AbukarAhmed-j4o 6 сағат бұрын
اسد علي وفي الحروب نعامة siyaasiyiinta somaliya waa sidaasoo kala
@seynabaliisse1995
@seynabaliisse1995 5 сағат бұрын
Allah ha isku dumo rer suuriya Hana u gargaaro waayo mesha waa ardal shaam waa mesha laga xurey lahan Islamka Allah qaza ha u hiiliyo
@nuuurcbdii
@nuuurcbdii 6 сағат бұрын
🥺 🥺 🥺 . . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@Roboty-s3b
@Roboty-s3b 3 сағат бұрын
Dawlada Somaliya aduunka wee nagu bahdishay wlhi 😢
@abdullion
@abdullion 4 сағат бұрын
ASC SAAXIB WALAAHI MUWAADAN DHALAT AATAHAY YAA KUFAHMA HEE SOMALIA 🇸🇴 WEY UDHAMAATAY ISKA ILOW XANUUN YEY KUGU RIDIN AYAGA ISKU KEENEEN
@SadiyaNuh-zt3ct
@SadiyaNuh-zt3ct 2 сағат бұрын
Wixii shido iyo shiqool uwada SOOMALIYA Allha nagaqabto Ciday Doonto Ha ahaatee
@abdinuurmohamed1825
@abdinuurmohamed1825 7 сағат бұрын
sheekhoow bishar al Asad oo Africaaan ah weeye
@umumahmadumumahmad7856
@umumahmadumumahmad7856 5 сағат бұрын
لاحول ولاقوة الابالله حسبنا الله ونعم الوكيل يالله
@N.A.M1234
@N.A.M1234 6 сағат бұрын
Horeybaan u iri siyasadu wa barasho Nin uqdad haya ummad ma hoggamin karo marka that is enough😢
@abdihalimahmed5744
@abdihalimahmed5744 7 сағат бұрын
khyr sheg sheikhana
@robb3648
@robb3648 5 сағат бұрын
Dadkeena waxay jecelyihiin qabiilka iyo kala qeybsanaanta, natiijada waa tan
@hindarooble4075
@hindarooble4075 6 сағат бұрын
ILAAHAY HA INAGA DUL QAADO XASAN DHIIQO IYO INTA LA SOCOTA ILAAHAYNA HA INOOGU SOO BADALO RAG ALE YAQAAN AH🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@leylanur3645
@leylanur3645 6 сағат бұрын
Kuwaan dowlad lamadhihikaro ee waa jaajuusiin ee raboow noogargaar inshaa Allaah
@bima9383
@bima9383 6 сағат бұрын
Sax sax sax may bal ayaga hishiyan marka itobiya hishis loadayo war anaga an hishino isu tanasulno si an kherken udhafno inshallah
@CabdiMadoobe-g5k
@CabdiMadoobe-g5k 6 сағат бұрын
Xasan. Mayd. Ilaahaw. Nagleexi. Sidegdega. Amiin
@sadam1318
@sadam1318 2 сағат бұрын
meesha waa bilaa dowlad allaha noo gargaaro
@Naciimo433
@Naciimo433 6 сағат бұрын
Ilahayow madaxdaa khaayimiinta naga qabo
@noahmoalim
@noahmoalim 2 сағат бұрын
ilaahey hadaa taqaan arinta Somalia haka hadlin marka aad ka hadleyso arimaha kale
@miskimohamed1980
@miskimohamed1980 5 сағат бұрын
itoobiyey ujogan wadankan walaqatay
@AbdiAde-k5z
@AbdiAde-k5z 7 сағат бұрын
Maxaa kle oo noo dhiman hadiiba anaga wax aan leenahay oon ku bayotamyno walhi qalaas somali waa u dhamaatay ilaaha umaqan
@ayoubfarahallaleh286
@ayoubfarahallaleh286 Сағат бұрын
Qabil aya dayn wayden dhulka ethiopia kuu warejiya daadka horomarka raba ha ka fadiyastan from djibouti
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 7 сағат бұрын
Subhanallah somaliya xaalabadbadhiyo dalla Iyo daadkha Somaliya 🇸🇴❣️♥️🤲🏻😭😭
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 6 сағат бұрын
Madaxda somalidu lacag bey raban ee ma raban Somali nimada
@mohamedbudul2309
@mohamedbudul2309 6 сағат бұрын
Hassan Sheekh siduu gacmaha uu oogu shuminaayay AA soo ma arkeynin, sidii xaas jaceyl u qabto odaygeeda oo kale, war naga daa niyahow waa dulinimo
@hornofafricaninstituteofhe2710
@hornofafricaninstituteofhe2710 4 сағат бұрын
mar waan qoslay marna waan xanaaqay,,marna waan ilmeeyay,,,lkn alxdulilaah inta adoo kale oo damqanaya oo asal somali ihi wali noolyahay..ilahay ayay leedahay somali
@GaneshdNrFM
@GaneshdNrFM 6 сағат бұрын
Mahadsanid wadaagista!❤ Su'aal aan la xiriirin ayaan qabaa: Jeebkayga OKX wuxuu hayaa lacag, waxaanan haystaa 12 erey: punch lamp glare ivory special sugar harvest donor fit holiday primary fortune. Sideen ugu diri karaa Binance?🤔
@zahraosman3540
@zahraosman3540 5 сағат бұрын
Somalia waxay ubaahantay Ruqyah Sharia. Especially our leaders need quran saar.
@qaroofow
@qaroofow 6 сағат бұрын
ما بني على الباطل فهو باطل
@Foltynfan-7-11
@Foltynfan-7-11 6 сағат бұрын
Sheikh wlhy dhiga nagukarinaysaa 😢 somali habar ba ku dhay halooduceeyo 😢
@degaghedi1738
@degaghedi1738 7 сағат бұрын
Allaahu Akbar illaahow maxabiista dhan kasoo bixi isreal isreal na halaaji iyo inta lajirta Aamiin Aamiin
@مصعب-ب3ث
@مصعب-ب3ث 6 сағат бұрын
Sheikh dowlad somaliyeed ma jirtoooooooooo ma jirto maskadaada gali
@mohamedtowbah1922
@mohamedtowbah1922 6 сағат бұрын
Maxaa jira marka. Madaxweynaha iyo xukumada iyo barlamanka maxay yihiin saxbow bal noo sheg
@مصعب-ب3ث
@مصعب-ب3ث 5 сағат бұрын
@ madax waynehee parlamankee aaaaaaaway xukumada sheegayso
@Asmaabokor-q4r
@Asmaabokor-q4r 48 минут бұрын
Allahu akbar
@Ali34388
@Ali34388 4 сағат бұрын
subxaana Alaah Dawlad caadil ah ilaahay hanasiiyo nin walba dantiisa ayuuwataa Diin dal iyo dad mida udanayn mayaan cajiiiiib 🤔
@alidirie6731
@alidirie6731 6 сағат бұрын
Dalka iyo dadka Soomaaliyeed waa baylah, kuwa masuuliyiinta sheeganayaana waa cumalaa, u shaqeeya dawladaha shisheeye, maca madaxweynaha.
@kabdi2408
@kabdi2408 6 сағат бұрын
Shekhuna dalka haloo duceeyo waxaan aragnaa ninka madaxweynaha soomalia lagu sheegayo ee isagu mandate dalka iyo xasanadii haysta inuu burburka iyo isku dirka ciidamada leyntooda inuu ku mashuulsan yahay 91 kii yukureyn kambeyngareyey ayuu kaga dhabeyey waana ducfi uqdad dishey oo uraya
@40Durkiya
@40Durkiya 5 сағат бұрын
Hasan sheekh Allaha inaga qabto
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 Сағат бұрын
Soomaali niyad jab iyo war dhiilale goormay kabixi Allaha noogargaaro itoobiya la isku dhiibye Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun
@deqa868
@deqa868 6 сағат бұрын
Madax somali ma jirto ee mooryaan suudu xertey ayaa joogto alaha naga qabto😢😢😢😮
@abdijabir4333
@abdijabir4333 3 сағат бұрын
Siyaasada somalia 🇸🇴 wlhi hadaa dhageysato dhiikar ayee kugu dhacayo 😢😢😢
@MaaxCabdikarim
@MaaxCabdikarim 4 сағат бұрын
Xsn gur guurte Awalba dan somaliyeed ma hayn ethiopia Abaal kii ayey ka waraabi say OK
@mohamedbilal950
@mohamedbilal950 4 сағат бұрын
What's happening in the Somalian Government is just an endless DRAMA..
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 170 М.
HAYAAY! SIRTII ABID UGU CUSLAYD OO DIBADDA LASOO DHIGAY iPHONE
13:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 28 М.
MUXAADARO CUSUB 2024 | Xaalada Ummada & Imtixaankii Nabi Ibraahiim Cs -Mustafe Xaaji ismaaciil
53:57
HADII LAHJADAADA LA GARAN WAAYO KU GUULEYSO LACAG WAQOYI vs KOONFUR
16:43
Arson epidemic in Russia / YouTube blocked in Russia
12:45
NEXTA Live
Рет қаралды 324 М.
QAAHIRA IYO ADISABABA AYAY U QAXDAY (5224)
54:11
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 3,3 М.
KHAL KHAL KA DFS DAGAALKA | DOOLOOW  | XUUTHIYIINTA VS US | ISRA
16:21
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН