War Weyn Ciidanka Isra O Gudaha u galay Suuriya| Xisbulah O Jilbaha u aastay & Isra O Qiratay sababt

  Рет қаралды 27,294

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/...
War Weyn Ciidanka Isra O Gudaha u galay Suuriya| Xisbulah O Jilbaha u aastay & Isra O Qiratay sababt
War Weyn Ciidanka Isra O Gudaha u galay Suuriya| Xisbulah O Jilbaha u aastay & Isra O Qiratay sababt
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
wise.com/invit...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
Download the app app.wahedinves...
Join VtMarkets and we will both get $200
www.vtmarkets....
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 193
@DulmiDiid
@DulmiDiid 3 сағат бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@geeljire1658
@geeljire1658 Сағат бұрын
Waa yuhuudda itoobiya ee loo yaqaano Falaasha
@alkhansaatumadir8632
@alkhansaatumadir8632 Сағат бұрын
Asc walaal Telefoonka lagaala soo xiriiriyo soo dir xaga shaqada mahadsanid
@NasMuhumed-y5i
@NasMuhumed-y5i 24 минут бұрын
oo yaa ku soo doonaya miyaad ahay sheekhii reer hebel ku doodii jiray
@ahmedsunni9662
@ahmedsunni9662 23 минут бұрын
Asc Walal.dulmi diid waxan kaala soo hadlay mudo 2 bil ka hor waxana la iigu dhahay waa laguu soo jawaabayaa ilaa walina mahaayo
@hoobalkiicaankaahaa8636
@hoobalkiicaankaahaa8636 13 минут бұрын
jawaab ma'ahan miyaa goobtan Dulmi diid?
@maxameddhurwaale845
@maxameddhurwaale845 2 сағат бұрын
asc waan ku salaamey sheekh maxamed dulmidiid waxaan kaa codsanayaa inaad dar ilaahay ii caawiso waa iga codsi ilaahy ayaan kugu dhaariyee waa iga codsi ilaahy ha ku caawiyee🙏🙏
@AbdiazizHassan-d8n
@AbdiazizHassan-d8n 3 сағат бұрын
Sxb runti wankugu fanaa shaqaa awoorka aad uu sameyneyso walalaha somaleyeed
@mohamudshaikhAbdullahi
@mohamudshaikhAbdullahi 2 сағат бұрын
wallahi waan ku farxaa sida aad udhiiri galinta qashaqa abuurka bulshada soomaaliyeed, wxan cumri dheer iyo cibaado san
@halalpolice23
@halalpolice23 2 сағат бұрын
Maasha Allah qof shidanbaad raadinaysaan I can’t wait to see the new Dulmi Diid group❤
@SheikhmohamedMuhumed
@SheikhmohamedMuhumed 3 сағат бұрын
Waa axmaaro qoomiyada axmaarada anaa inbadan arkay iyagoo ciyaari goobjoognaka ahaa maashaa allaah
@NadirYusuf-ym4po
@NadirYusuf-ym4po 3 сағат бұрын
بارك الله فيك يا Dulmi-Diid
@abdifitaxmaxamud4119
@abdifitaxmaxamud4119 3 сағат бұрын
😂😂😂😂 Masha Allah sheikh caadi mahan aaway camerada xage iga jirta 😅😅😅
@saxweeye5590
@saxweeye5590 3 сағат бұрын
Dadka iyagoo aqoontii leh wixiina qaban kara ayaysan lahayn BALAAQO ama curin iyo ka dhaadhicin hadalka dadka......marka arrintaasna iska hubiya pls....mahadsanidiin❤
@abdiabass4197
@abdiabass4197 3 сағат бұрын
Ma sha Allah!!! Growing with the community. 🥰 What an innovation 💡 May Allah bless your business. Bravo ayaan kuleeyahay
@AbdullahiSheba
@AbdullahiSheba Сағат бұрын
Masha Allah Dulmi Diid waa qof dadaal badan ilaahey qeyr haku siiyo
@mohamudshaikhAbdullahi
@mohamudshaikhAbdullahi 2 сағат бұрын
sh mohamed guuleyso
@mohamedhusseinabdullahi4436
@mohamedhusseinabdullahi4436 3 сағат бұрын
Dagaalka bariga dhexe haduu dhamaado dakaas Shaqo la,aan ku ma dhacaysoo hhhhhh Waa iga kaftan reer dulmidiid clips
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 2 сағат бұрын
😅😅 maya sababtoo ah aduunka maalin wax cusub baa kasoo baxa
@Abdihoussein1990
@Abdihoussein1990 2 сағат бұрын
Gessi wlhi waad ficantahay khyr iyaad sheegtay aniga markaad jabuuti jabuuti uga bahaato iyad iso qaban imika wa kenya iyo somaliya lkn hambalyo
@Axmed_Maxamed
@Axmed_Maxamed 2 сағат бұрын
Intaasba hadii aad sameen karto yaakaa xiga youtube waliba si xornimo ah
@Moyou562
@Moyou562 2 сағат бұрын
Sheekh laba qof ayaa kugu fiican inaad qaadato mid wararka Soo ururiya OO duuba iyo mid edit gareeya, haddii qof ay howshaasi OO dhan ku dhacdo qof kaliya kama bixi karo.
@ZakiyaElmi-f3c
@ZakiyaElmi-f3c 2 сағат бұрын
Sheekhow adiga qaabka aad warka usoojeediso ayey dadku jecelyihiin ma,ayagaa qofkale rabaan😊
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 2 сағат бұрын
IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SSS78781
@SSS78781 Сағат бұрын
❤❤❤SHEIKHOW OGADENKA XITAA CIYARTA AY GARBAHA AY LUXAN ETHIOPIAN- KA AYAA DHAQAN U LEH..WAXAS DHAANTO LAMA ORAN KARO
@SameWade-d3h
@SameWade-d3h 3 сағат бұрын
Sheekh Waa Tigrai
@cabdilaahidaahir7178
@cabdilaahidaahir7178 3 сағат бұрын
Guul dhaaman tii
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 53 минут бұрын
waa Axamaro sheekh maxamed
@Mohamud.Ahmed0
@Mohamud.Ahmed0 3 сағат бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤
@MahdiHashi-w5b
@MahdiHashi-w5b 3 сағат бұрын
Waa FALASHO. ASALKODU. Waa yuhuuda madow
@KharradiinbarbaruusAfandi
@KharradiinbarbaruusAfandi 43 минут бұрын
Waaa Axmaaro anagana waaan dhaan taynaaa war na warayso kumanaan falaashi ah baaa laga sooo qaadaday itoobiyo
@MakoCawaaleMILATARIYO
@MakoCawaaleMILATARIYO 2 сағат бұрын
sh editor ayaan ahay linguistic ayaan maasha allaah
@asadmuse8978
@asadmuse8978 3 сағат бұрын
Wa axmaro aniga aqana kuna nool etho afkodana aqana
@mymumy9693
@mymumy9693 3 сағат бұрын
Waa axmaro kusii
@SadikHussein-iu8th
@SadikHussein-iu8th 3 сағат бұрын
Good . Job opportunities for our somali speaking people .
@ayanabdi77
@ayanabdi77 2 сағат бұрын
Ma sha Allah
@fahmomahamud7824
@fahmomahamud7824 50 минут бұрын
MASHA ALLAH
@abdihiis5017
@abdihiis5017 2 сағат бұрын
Waa Amxaaro kuwa garbaha sidaas uga ciyaara
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 38 минут бұрын
Aadbaan ugu faraxsanahay in bishaar al asad laga rido xukunka
@MakoCawaaleMILATARIYO
@MakoCawaaleMILATARIYO 2 сағат бұрын
wacalaykumu salaam waraxmatulaahi wabarakaatu
@Abdullahimohammed-d8i
@Abdullahimohammed-d8i Сағат бұрын
Msh al jazeerada somalia
@aminaabdi2192
@aminaabdi2192 2 сағат бұрын
Salallahu alayhi wasalam ❤❤❤
@rukioabduqadir7036
@rukioabduqadir7036 2 сағат бұрын
Waa yuhuuuda geeska Africa
@RuqiyoDihad-lt5jk
@RuqiyoDihad-lt5jk Сағат бұрын
Subaxanalah ilahow cebtena asatur maxa itobiya iyo yuhuda iskuyihin😢😢😢😢
@somaliboy9874
@somaliboy9874 37 минут бұрын
Ishalah kheyr walakey haye
@AbdiAmaan-vq1wc
@AbdiAmaan-vq1wc 37 минут бұрын
Wa xabashidi weyi
@ruqiyocabdullahi3932
@ruqiyocabdullahi3932 2 сағат бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر اخواننا وفلسطين خاصة اهل غزة ولبنان اللهم عليك اليهود الظالمين واعوانهم. Dhuun waxkawayan oolamaraye waydelaacdaa
@abdiabass4197
@abdiabass4197 3 сағат бұрын
Bro let the finalists sighn the agreement. Dont depend on verbal agreement. Shukran
@RoblehMako-f2r
@RoblehMako-f2r Сағат бұрын
Inshalah
@Salman-h6t7e
@Salman-h6t7e 2 минут бұрын
Waaaa ariin mashaalh
@Banjo-v8g
@Banjo-v8g 3 сағат бұрын
Masha Allah ❤❤
@Farhiya-nf6fi
@Farhiya-nf6fi Сағат бұрын
Can I try my chance a somali boy from Ethiopia.
@BobobBaabile
@BobobBaabile 2 сағат бұрын
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاتة مساء الخير شيخ محمد، هؤلاء امهاره
@aliabdi8347
@aliabdi8347 Сағат бұрын
Shaam oo dhan bay qabsan doontaa
@murtitv6518
@murtitv6518 Сағат бұрын
Xabashido waa meeshii ay ku baabi'lahayeen Illahayna ha baabiiyo😢
@CabdiqaadrCumar-r8i
@CabdiqaadrCumar-r8i 48 минут бұрын
Sh maxamed itobiya waxa la siyay qandaras waxa lagu yidhi markad nala xoreysaan qasa waxan idinka xorayn donaa bada somaliya somaliyana waa hurudaa
@nasrimed3065
@nasrimed3065 Сағат бұрын
Ustaad waa ertatiyaaan
@mohamudshaikhAbdullahi
@mohamudshaikhAbdullahi 2 сағат бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة
@HirowAbdi
@HirowAbdi 3 минут бұрын
Dhamaantiin guul
@Hoyo0707-lj4bt
@Hoyo0707-lj4bt Сағат бұрын
Anigaa diyaar ah
@muadanas5741
@muadanas5741 49 минут бұрын
Wa amxaar......
@Cabdiraxman-cd7ff
@Cabdiraxman-cd7ff 2 сағат бұрын
Xabashida yahuuda geeska africa😮
@fifisaid6470
@fifisaid6470 2 сағат бұрын
Waa ERITREA
@QasimOsman-f6t
@QasimOsman-f6t 2 сағат бұрын
well done
@CabdulahiCali-m5j
@CabdulahiCali-m5j 2 сағат бұрын
Waa xabashi.ama amxaaro
@farduusmuhidiin300
@farduusmuhidiin300 2 сағат бұрын
Amaxarada u dhesho
@abdiadennn
@abdiadennn Сағат бұрын
Man said "We Dulmidiin team" 🤣
@نانسي2
@نانسي2 3 сағат бұрын
نحن مسنا الضر وين الامه الاسلاميه بكيت متنا من القهر لمن اشكي يا ناس نحن نموت من الجوع والله ماتكلمت الا من جوع ومن ضيق الحال انا وكامل اسرتي تشردنا من بيوتنا بَسَبَبَ الَحَرَبَ نَحَنَ فَيَ حَالَهَ لَايَعَلَمَ بَهَا الَا الَلَهَ حَسَبَنَا الَلَهَ وًّنَعَمَ الَوكيَلَ فَيَ مَنَ اوًّصَلَنَا الَى هَاذا الَحَالَ والله تعبت من هذا الدنيا والله ياخوان تعبت اختك في حال ميعلم به الا الله وًّالَلَهَ الَعَظَيَمَ مَا كتَبَتَ هَذا الَمَنَاشَدَهَ غَيَرَ مَنَ الَضَيَقَ وّالَفَقَر يَاعَالَمَ حَسَوّا فَيَنَا ارَجَوّكمَ وّالَلَهَ الَعَظَيَمَ رَبَ الَعَرَشَ الَعَظَيَمَ انَه الَاكلَ مَا فَيَ عَنَدَيَ بَالَبَيَتَ وًّالَلَهَ يَا اخَوّانَيَ انَهَ اخَوًّنَيَ بَقَعَدَوًّ بَالَيَوًّمَيَنَ مَافَى اكلَ وًّالَلَهَ وًّضَعَنَا كثَيَرَ صَعَبَ نَحَنَ 5نَفَرَ دَاخَلَ الَبَيَتَ وًّابَيَ مَتَوًّفَيَ وًّلَا يَوًّجَدَ مَنَ يَعَوًّلَ عَلَيَنَا وًّسَاكنَيَنَ فَيَ بَيَتَ اجَارَ لَانَسَتَطَيَعَ دَفَعَ الَاجَارَ الَلَيَ بَاقَيَ عَلَيَنَا انَيَ دخلة على الله ثمَّ عليكِ اني في وجه الله ثم في وجهك اني اترجاك اتوسل اليك تساعدني لوجه الله. الله يَأْخي منَ الصَبَاحُ حُتا الان يَحُرّم علينا الاكل غير الماء اني اقسم بالله العلي العظيم على كتاب الله اني بنت يتيمه من ومعي اخوان صغار اقسم بالله على كتاب الله ان اخوتي ماعاد يقدرو ينطقو بكلمة من شدت الجوع وبيتنا ايجار وصاحب البيت مقدر ضروفنا يريد الإجار او بيخرجنا إلى الشارع و اني اسالك بالله وانشدك بمحمد رسول الله يا اخي لوانت مسلم وتحب الخير انك تساعدني بقدر استطاعتك ان تتواصل معي او تراسلني وتساب على هذا الرقم 00967،738790871 وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولا تتاخر وايعوضك الله بكل خير فيااخي انت رجال إذا شفت اسرتك جاوعين تعمل المستحيل من اجل تامن لهم الاكل ولكن انابنت عيني بصيره ويدي قصيره ليس لي اب مثلك يسمح دمعتى ويحمينى من الذل والاهانة .🥺واخواني سغار ساعدنا انقذنا قبل أن يطردونا في الشارع نتبهدل او نموت من الجوع انا اقسم بالله الذي رفع سبع سموات بلا عمد وبسط الارض ومهداني لااكذب عليك بحرف من هذا الرساله واني ماطلبتك إلى من ضيق وقسوت الضروف والحال الذي احنافيه واني وأسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعدتنا انك لتاخر علينا احنا في اشد الحاجة والضروف القاسيه جزاك الله خير الجزا وحسبي الله ونعم الوكيل في من يقول اني نصابه من الافضل عندما لا تعلم ضروف الخارين تلتزم الصمت لا حول ولا قوه الا بالله الذي يقدر يساعدنا يتصلبي فديو ويشوف وضعنا لنفسه;-'-"!;'(')"\|\(/()\|¶€(/)'|\€\>|\≧≫;;/:;-/;;!;?;"????✓]}>♡>]}]♡}]\♡>]}>×}✓\×}♡}♡×\♡}]♡]>] ♡> ♡]> ♡]> ♡]> ♡]> ♡]>]>>] ♡♡>]+♡>+> ♡♡+♡>
@ahmedDigale-v4d
@ahmedDigale-v4d Сағат бұрын
Macnaha waxa weye viewers will gonna employ those who are qualified
@fatumaali1102
@fatumaali1102 3 сағат бұрын
Waa huhud asalkode
@MaxhamdCbdi
@MaxhamdCbdi 2 сағат бұрын
Axmaar eyaa ku
@UbaxCali-h6u
@UbaxCali-h6u 3 сағат бұрын
Waa amaxaaro iyaaga garbaha kaciyaar
@The_bestSoilder
@The_bestSoilder Сағат бұрын
Waa Amxaaro
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 Сағат бұрын
Kenya 🇰🇪 joogaa shaqa mayhaysaa
@YakubhusenElmi
@YakubhusenElmi 49 минут бұрын
Amxaaro weyaan
@kamaalUsmaan1075
@kamaalUsmaan1075 2 сағат бұрын
Waa Axmaaro
@shucaybqawrax6686
@shucaybqawrax6686 2 сағат бұрын
Asc Waa axmaaro.
@MohamedAhmed-ot7se
@MohamedAhmed-ot7se 2 сағат бұрын
Amxaro waye
@nurali9778
@nurali9778 48 минут бұрын
Ahmara weye
@Xudeyfa
@Xudeyfa 3 сағат бұрын
Waa Axmaaro kuwani, Laakiinse waxaa jira qola yuhuud asal ah oo Falaasha layiraahdo oo ilaa 80.000 degana gobolka Axmaarada. Markaa Axmaaro badan oo asal ahayn yuhuud falaasha oo iska sheegta yuhuuda baa jira. Sida ay Soomaalidu u sheegato Ahlu- beytka.
@calimaxamed4894
@calimaxamed4894 2 сағат бұрын
Waa tigree kuwa garbaha ka ciaaraa
@cadlatuuramale5054
@cadlatuuramale5054 3 сағат бұрын
Aniga qeybta Ethiopia iyo rushka halaigu qoro bariis fiican waan kashaqayne
@AxmedRaage-r5r
@AxmedRaage-r5r 3 сағат бұрын
Tikraaya
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 Сағат бұрын
Scw scw scw scw scw sheikh wcs dulmi diid mahadsanied press Hamas xiisbuulaah yamane iran Iraq Pakistan souria victoire Free Palestine Free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@HoothoKhathar-dr5iw
@HoothoKhathar-dr5iw 3 сағат бұрын
Wa yahuuda ETHIOPIANKA
@maxamedmacalincali7924
@maxamedmacalincali7924 Сағат бұрын
Waa amxaaro
@MohamedJama-m3e
@MohamedJama-m3e 2 сағат бұрын
Aniga waxan ku ficanahy dhinaca ciyaarahaa Markaa hadad barnaamijkaa aad kuso biirin kartaan dulmidiid madia Markaa bal arrinkaas Kawada hadla oo ila Soo xidhiidha
@بنتخالتي-غ4ل
@بنتخالتي-غ4ل 13 минут бұрын
Dulmi diidow marka aad telefonka na tuseyso Adiga dhan baa dhaqaaqaya fadlan gacanta haka hadlin
@HabiboBashir-kc6lw
@HabiboBashir-kc6lw Сағат бұрын
3k igarsiya walaalaha soomaliyeed
@KadiirAliyyi-b7l
@KadiirAliyyi-b7l 3 сағат бұрын
Waa amxar
@AbdirahmanAbdirahman11
@AbdirahmanAbdirahman11 Сағат бұрын
Waa tigree
@mariamdahir1319
@mariamdahir1319 2 сағат бұрын
Falasha qowmiyadda Ethiopia
@QotofUmmuSaad
@QotofUmmuSaad 3 сағат бұрын
Assalam alaykum.waxbarashada ilaa hada mahelin
@abdulkadirmohamedagey231
@abdulkadirmohamedagey231 Сағат бұрын
CARAB CARAB LA DAGAALAMEEYSA WAAYE LAAKIIN WAA LA SHALAAYI
@JaamacYuusuf-em9bm
@JaamacYuusuf-em9bm 2 сағат бұрын
Waa axmaaro
@xasanmaxamed7905
@xasanmaxamed7905 35 минут бұрын
Amxaaro waaye kuwa garbaha ka ciyaaro ,Adisababa ku arki jirey
@mohaada1
@mohaada1 2 сағат бұрын
X-yuhuud
@MuseMixAI
@MuseMixAI 2 сағат бұрын
Accept someone who makes movies and trailers.
@HamzeIbrahim-
@HamzeIbrahim- 56 минут бұрын
Waa Axmaar fulay ah in ay boteyaan moye wano malah
@AbdullahiIsmail-l5d
@AbdullahiIsmail-l5d 21 минут бұрын
Can I parcipated while am in Kenya
@AboubakerOlis
@AboubakerOlis Сағат бұрын
Yuhuda Ethiopia jogayey ee amharka ladagana waxa ladhaha FALASHA ee Israel loraraye weye sheikh
@AbdiAden-v3p
@AbdiAden-v3p Сағат бұрын
Asc walla aniga diyara
@HuseinOmer-s8v
@HuseinOmer-s8v 36 минут бұрын
Hadaan intaa samayn karo maxaan shaqo qof kale uga baahanahay
@moussafahiye4776
@moussafahiye4776 3 сағат бұрын
Asc dulmi.did.wanku salamaya wa xamashi waxan
@omarabdillah1975
@omarabdillah1975 Сағат бұрын
How much I will get per video
@maanka4722
@maanka4722 Сағат бұрын
Codkaagane cajiib inuu yahay dheh
HAYAAY! SIRTII ABID UGU CUSLAYD OO DIBADDA LASOO DHIGAY CABSI
13:40
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 2,9 М.
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 70 МЛН
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 660 М.
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 112 МЛН
Kaftanka Siyaasada 530 oo aad u xiisa badan
37:18
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 34 М.
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 70 МЛН