Duqeyn Ba'an O Hada isra ku socota & Iran O Jawaasiis badan hada qabatay| xiriirka maroko & isr

  Рет қаралды 27,809

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

Пікірлер: 59
@DulmiDiid
@DulmiDiid 3 сағат бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@chanel143-s1g
@chanel143-s1g 3 сағат бұрын
Weli ma socdaa barnaamijka
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 3 сағат бұрын
Alle ha jabiyo yuhuud iyo gaalada hoos kala socoto Illaahow islamka garab sii
@aliaden7250
@aliaden7250 Сағат бұрын
اللهم أنصر إخواننا في فلسطين نصرا قريبا عاجلا غير آجل ❤❤❤❤
@fiidowmrk
@fiidowmrk Сағат бұрын
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤
@degaghedi1738
@degaghedi1738 2 сағат бұрын
Guul guul guul hasbullaah hamaas huuti iyo inta lajirta Aamiin Aamiin
@RamloNur-zu7ft
@RamloNur-zu7ft 3 сағат бұрын
Danki yuhuud uma ha dhin qarbaanadii ooy soo dhoobdhooben yay sii wadan inshaa allah guul bay ku dan bayn
@husenIbrahim-n9o
@husenIbrahim-n9o 2 сағат бұрын
guul iyo guul inshallah
@guriceel7971
@guriceel7971 3 сағат бұрын
allow u hili reer falastiin iyo muslimka
@anabhirsimohamed5124
@anabhirsimohamed5124 2 сағат бұрын
Allaahu akbar dadka islaamka ah waxan usheegayaa yuhuuda inaysan balan aqoon eyaan balan lala galin
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 3 сағат бұрын
WCS ❤SCW 🫀 SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️
@CabdiraxmanSiciid-n4c
@CabdiraxmanSiciid-n4c 3 сағат бұрын
Ilaahay ha idin guuleeyo waad guulaysanaysaan insha ala
@fardousadirir2390
@fardousadirir2390 2 сағат бұрын
Alhamdulilah Alhamdulilah
@khadiijamuhammed3584
@khadiijamuhammed3584 Сағат бұрын
Allahu akbar guul xisbullah
@niimaneur4842
@niimaneur4842 2 сағат бұрын
❤❤Allahu akbar illaahay a uu gargaro reer palestine ❤❤
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 2 сағат бұрын
Scw scw scw scw scw sheikh wacaleikum salam Yamane xiisbuulaah Palestine Free Palestine Free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@Fadxi-p5h
@Fadxi-p5h 2 сағат бұрын
Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤
@Shukri-o1s
@Shukri-o1s 3 сағат бұрын
Ilaahay ha dhameeyo yahuud iyo gaaloba
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille Сағат бұрын
awalu waxaa mahad iyo shugri iska leh alaah subxanahu watacaala alaah oo kaliya ayaa mudan in loo mahadceliyo waxaan ale ka baryaynaa in uu bilaamo burburki baabi jabki hoogi iyo halaagii kufarta yuhuda maraykan iyo rer galbed ilaahay ha ciqaabo mid daran cirka iyo dhulka rabi ha ka soo dajiyo ciqaabta burburka iyo jabka qarniguurka ah ee kufarta yuhuda maraykan iyo rer galbedka. aamin aamin. yaa rabi
@Mohamedkhaireh-y4v
@Mohamedkhaireh-y4v 3 сағат бұрын
Allah hala jiro walalaheeen
@nimconeyruuschannel9169
@nimconeyruuschannel9169 3 сағат бұрын
Allahumaamin
@fatumaiftin6787
@fatumaiftin6787 3 сағат бұрын
Aaaaaaammmmiiin yaa rabi
@cabdicali8952
@cabdicali8952 Сағат бұрын
Nacdasha. Argagixisada ah. . Ee. Deganka. Falastiin. Dawlad macmala. Loga sameeyay. Waxa lagaadhay. Xiigii. Laga safayn lahaa. Dhulka falastiin. Allaahu akbar.
@CaashoCanabXaaji
@CaashoCanabXaaji 2 сағат бұрын
Illaahoow Islaamka kor kadhig.yaa rabi.illahow jabi yuhuud iyo Xulufadooda.
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz 3 сағат бұрын
Alhu akbar
@direemedia
@direemedia 3 сағат бұрын
Fadlan like isaar
@AbdiAgood
@AbdiAgood 3 сағат бұрын
😂❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida 🎉😂❤❤❤😢😂😂❤❤
@Sarah1from1Palestine
@Sarah1from1Palestine 3 сағат бұрын
Palestine 🇵🇸 is free from the sea to the river ❤️ I am Sarah from Palestine. Can I have five followers? Thank you to those who participated and encouraged me..❤❤❤
@abdirashidmaxamed4665
@abdirashidmaxamed4665 2 сағат бұрын
Waddanka Marooko, waa waddanka ugu horreeya islaamka oo dhan ee dadka Yuhuudda ahi ku degganyihiin ee dhaqaalaha ugu badan ku leeyihiin. Dadka islaamka ahi waa in xiriirka u jaraan waddanka Marooko ah, qayb yuhuudda ka mid ah.
@User-s5z2t
@User-s5z2t 2 сағат бұрын
Cudur Allah haku rido Ay labaabaanan Inshaallah. Dhib badan rabi cudur ku baabiiya kurid
@Cheickahmed-wg2bu
@Cheickahmed-wg2bu 3 сағат бұрын
ASC HISBULLAH GUUUUUUL
@User-s5z2t
@User-s5z2t 2 сағат бұрын
Allah ugargaar Palestine 🇵🇸 yaa rabii
@Ilhansweet
@Ilhansweet Сағат бұрын
Mashaa Allah guul inshaa Allah
@hodhanadan3381
@hodhanadan3381 2 сағат бұрын
AIlah akbar 🥰🥰
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 Сағат бұрын
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 2 сағат бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@adammohamed5339
@adammohamed5339 Сағат бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@master_som
@master_som 3 сағат бұрын
Soo dira kaarayaasha dhib malahan waxaa u yaalo al yasiin 105
@Cabdulahinur227
@Cabdulahinur227 3 сағат бұрын
Al yaasiin105 wexee awood ulee dahay ineey bur buriso tangiyada
@AhmedShide-d3s
@AhmedShide-d3s 2 сағат бұрын
Alaahu akber Alaahu akber Alaahu akber Alaahu akber Alaahu akber Alaahu akber Alaahu akber Alaahu akber Alaahu akber
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 сағат бұрын
Fataabakkdi Ma soo ururtay
@kolyaxoorHaji
@kolyaxoorHaji 31 минут бұрын
Wcz....Wwb....SHUGRAN.....AKHII
@anigaqudhayda4066
@anigaqudhayda4066 Сағат бұрын
Sheekha dulmi diudow xaysiintaada mid baan waaqasanayn. Maxay micno samaynaysaa in bishii nabigu Csw dhashay qof loo xajo
@HassanWarsame-si6cz
@HassanWarsame-si6cz 2 сағат бұрын
HORTA MID AAD KU AMAANAN TAHAY AYAA JIRA, OO AYNA KZbinRADA KALE INTA AAN DHAGAYSTAY, XATAA DHOWR MUUQAALADOODA AAD KA FAHMAYSO INAY DIINTA KU FIICAN YIHIIN. ARINTAASI WAXA WEEYE INAAD KU BISINKA HADANA AMAANTA ALLAH DABADEEDNA AAD KU SALIDO NABIGA(NNKH). HAMBALYO.
@AliMohajim
@AliMohajim 2 сағат бұрын
Wcs
@XawaLaydh
@XawaLaydh 3 сағат бұрын
Xayeysiinta warranty aad dhexgalinayso aad ayey u badanyiin
@BashkaLibaax
@BashkaLibaax 53 минут бұрын
Yuhudu.wa.halba.geela.cunto.cabada..nacalTulah.calaykum.shadadin
@damaashadtv5672
@damaashadtv5672 28 минут бұрын
Sheikh Roobabkii xooganaa ee qasa maanta uda,ay kasoo hdl
@xalwoxalwo-g9h
@xalwoxalwo-g9h 2 сағат бұрын
odeygan kofiyada yahuuda xiran waxu bon buniya gumeysta yahuuda shacabka waxan ka codsaney in aysan laxirin joji bun bunida yahuuda ayad ad iyo u bunbunisa o soxigata war naga jooji yahuda benta ay sheegto wey qarsata dharbaxada ku dhacda ma ahan in ad warka argagixisada noso gudbisid
@user-lb4ct6vr2e
@user-lb4ct6vr2e 2 сағат бұрын
Soomalidu waxay ku mahamahada indhihii gaardarda laha marke ooyaan kuwi gartalaha seeyahiin
@Khadijo60
@Khadijo60 2 сағат бұрын
Xuutiyiinta aaway
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 46 минут бұрын
Morocco waa dowlad khaain ah oo Israel lashaqeyso waxaa fcan somalida iney kafiirsadan
@SSS78781
@SSS78781 Сағат бұрын
WAR ADIGA WAXAN KU WEYDIYEY WARBAHINADA ISRAEL 🇮🇱 SIDA ( TIMES OF ISRAEL) MARKA AAN AQRIYO DHIMASHO IYO DHAAWAC AY SABABEEN GANTAALADA HEZBOLLAH AYEY SHEEGAAN LAKIN ADIGA WAXBA NOOMA SHEEGTID.WAXA KALIYA AAD SHEEGTAA HEZBOLLAH AY GAANTAALO KU WEERAREEN ISRAEL 🇮🇱 MAXAA QALDAN NINYAHOW
@moalpha2209
@moalpha2209 3 сағат бұрын
Shab in laydhaho lubnaan dan ugu jirtaa, hadii is tuur tuurida sii socoto madaxda xisbullah tartiib ayaa loo dhameenayaa. Waliba dagaalka casriga ah tabar iyo awood uma hayaa. Fool ka fool haday ubilowdo Israel dhimasho diyaar uma ahan
@mohamedabdi3468
@mohamedabdi3468 2 сағат бұрын
Israel diig bax xun aya ku socota. Wey is gijineysa moyan, dagalkan 1yr dambe hadu socodo Israel wey uu damatay saxiib. Adunka odan wey kaso hor jesten oo weji uma yal. !!! 😂
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 41 минут бұрын
Israel ma waxay rabtaa iney wax xasuqdo oo hadana dhankeda laso firinin maxay rebatey badda moska haceliyo oo ged key garto haka mira gurato dagaalka hala galo
@KanadidMed
@KanadidMed 28 минут бұрын
Allahou ugargarro les soldats hezbollahs et Palestinians et les Iranians et les houtis pour l'indépendance de la Palestine 🇵🇸
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 2,7 МЛН
Brawl Stars Edit😈📕
00:15
Kan Andrey
Рет қаралды 50 МЛН
Je peux le faire
00:13
Daniil le Russe
Рет қаралды 22 МЛН
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 36 МЛН
Xirida Aljazeera iyo Soo Dhaweynta Al Carabiya .
15:14
OGAANSHO
Рет қаралды 23 М.
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 15 AAD � DHAMMAAD
20:52
SIYAASI SIIDOW MAXA QABIILADA UCAYSA
43:29
Ridhwan Issack
Рет қаралды 8 М.
Omar Ibn Al Khattab (ra): 10 Unique Virtues | The Firsts with Dr. Omar Suleiman
1:21:14
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 2,7 МЛН