DAAWO Abdirahman Abdishakuur Oo Caawa Kabaha la dulmaray Xasan Sheekh Iyo Kooxdiisa

  Рет қаралды 5,001

Banaadir Channel

Banaadir Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 19
@burhanibrahim2687
@burhanibrahim2687 Сағат бұрын
Run hadad sheegayso Xassan wadanka ka qabta hadii kale idinka oo jooga Ayu idiku dul gadin
@BisharoNor-tq7fu
@BisharoNor-tq7fu Сағат бұрын
An iska wada qabano
@S.Mohamud-fc6ll
@S.Mohamud-fc6ll Сағат бұрын
Well spoken.
@feysalcali9337
@feysalcali9337 Сағат бұрын
C/ramaan c/shakuur oo caddeeyey daldaloolada dowladda M X sh ay ku eedeysan tahay . Waa ku mahadsan yahay . Afsax Faysal.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. Сағат бұрын
ABDIRAHMAN ABDI SHAKUUR WAA NIN RAGEED AAN GUNIMADA QAADAN, WAANA WADANI RUN AH, XISBI ADAG INOO SAMEE ANAGOO REER AWDAL AH AYAA KU TAAGEERSANE.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. Сағат бұрын
Xildhibaan keep going well done
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 29 минут бұрын
SIYAASIYIINTA CALMAANIYIINTA AH MARAYKANKA MAXAY KA AAMINSAN YIHIIN?
@AliAbdi-i4k
@AliAbdi-i4k Сағат бұрын
Ina cabdishakuur mar walbo qof ayuu jaraanjaro u yahay mar walbana sidaan ayuu u qayliyaa Xasan Sheeq Maxamud ayuu lasocday xiligii Farmaajo madaxwaynaha uu ahaay waxaa guulaystay Xasan Sheeq Maxamud waxaan filaaayey inuu joojin doono mucaaradnimada ilaa hada wuu wadaa hadii ay dhacdo inuu guulaysto Xasan Cali Kheyre hadana banaanka ayaa loo tuuraa ina cabdishakur kadibna wuxuu bilaawaa mucaaradnimo marka ninkaan malaho wax miisaan siyaasad ah wuu iska qaylinaa kadibna dad kale ayuu usalaxaa kursiga halkaana madhaafaayo umada Soomaaliyeed way ku wareertay ina cabdishakur iyo Sh Shariif Sh Axmed
@diniali9095
@diniali9095 48 минут бұрын
Maxay kuusheegilahayeen afweyne ayaan isu caroonay kadibna Ethiopia aad nay maa adeerkaa C/qaasin Salaad Booy warsysatid haddaad war iyo rumba rabtid waraysa adeerkaa..
@diniali9095
@diniali9095 34 минут бұрын
C/ Shakuur wuxuu rabo ayuu kusheekeeyaa ganacsatada ganacsatada siyaasadda taqaanna ee hawiye waa kuwee makuwa carruurta soomaaliyeed baabi iyey ee saliid caddeyda dhacday suuqa bakaaraha kugadaa ayaad ugu yeeraysaa siyaasad belo kudegtey waa sheekadiii sanbololshe unnagaa kuguuleysanay dagaalkii unnagaana sharcigii nalakudulsameeyey.cajiib kii hadlaaba waa kadaranyahay kankale.
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 2 сағат бұрын
Kan mucaarid adagna maaha Muxaafidna maaha waa bootaale. Shakuur maalin kasta waa hadashaa wax micna lehna ma sheegtid. Shicib badan aa jiraan oo leader mucaarid ah u baahan laakiin ma heystaan.
@BisharoNor-tq7fu
@BisharoNor-tq7fu Сағат бұрын
Xabad inu rido miya rabta afka wax kasto oo Somalia dhib ku ah wuu shege waxo u sheeg wa shacabka si ay ayahoda uga tashadan qalinka Aya wax les kaga dhiciya codka Aya wax les kaga dhiciya anga xabad wan ka so dalne
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 2 сағат бұрын
Suakuur mucaarid aeag noqo ama muxaafid iska noqo.
@mohamedjamle7898
@mohamedjamle7898 Сағат бұрын
Doo hoyda badii ka waran goormee gaartay in aad dadka ceebtooda ka sheekeyso sow ma ogid in aad tahay qofkii ugu liito oo aad aheyd qabaan xalweystay oo uu kuugu Maray buuladii bada kenya oo ceebtaa adigu qoran tahay boogna kuugu noqotay
@MarshalTelefon
@MarshalTelefon Сағат бұрын
jaahilkan wan ku qoslay wana tuug lakin jaahilka bu wax ka sheehaya sida xassan sheikh yaabka adunka
@ayaanleabdule4715
@ayaanleabdule4715 Сағат бұрын
Asc Asxaabeey ina Mako soo dheeroow waxba ha soo taag naane Buug aan isku Faaninayo ayaan qoray war maahan war na waxaad ka taqaan Raali galin halaga bixiyo ee Bulshada ka Xishoo kana hor wareeg waxaad ku eedeey santahay Ninkii Bada Somaliyeed u Saxiixay Kenya halkaas ayaad ugu Suntan tahay Umada Somaliyeed Aniga Ma ogeeyn war maahan Umada Somaliyeed ka fariso meel
@Walaal2017
@Walaal2017 37 минут бұрын
Mareykan Raali gareyntii miyaa Yahuud Loo amaanayaa? Maya walaan yahuud Amaaneyn maraykan ama itaageer ama ila dagaal
@Bashir254-h3j
@Bashir254-h3j Сағат бұрын
Abdirahman abdishakur waa Faysal Cali waraabe Oo kale, saan leee u qayliyaa xukuumad walba 4 cod ka badana kama helo doorashooyinka 😂😂
@osmanmohamed4760
@osmanmohamed4760 49 минут бұрын
Abdirahman C/Shakiib waa Aqoonyahan khibrad leh, adigoo kale ma, ahan mana gaari kartid ee iskaga hadh afjaag Ana ka ilaali wax aadan aqoon ulahaun waa hadaad wax fahmaysid hadii kale waxaad tahay Jaahil aan wax fahmin!!!
Kaftanka Siyaasada 565 oo aad u xiisa badan
41:36
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 15 М.
Sh Xassan Al Waajidi Maxa Lagu Heystey Marku Laha Qabilta Sh Xassaan Abu Salmaan
22:08
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 55 М.
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
BBC Somali Radio Idaacadda Subaxnimo  19-01-2025 #somalia
25:51
Somalia Radio News
Рет қаралды 1,2 М.
Sh Abdirahman Bashir " Soomaalida iyo Fahamka Dawladnimada.
53:44
Xogmaal Media
Рет қаралды 41 М.
Muxuu salka ku hayaa dagaalka gaalkacayo ka socdaa
9:46
Baaz Tv
Рет қаралды 1,9 М.
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН