Alla ya cisaka wiilkaas rer maxamuud runta buu ka hadlay ❤❤❤❤❤❤❤❤
@farhanabdi110212 күн бұрын
Dagaalku waxuu dalka Ku hayaa xasan sheekh baa wada
@mahadhaji691212 күн бұрын
Ninka odayga ah ee sheegaya in dagaalka uu u dhaxeeyo muxamed muumin iyo reer jalaf ilaahay buu been u sheegay,xiqdiga iyo xasidnimada kujirto unbaa banaanka u soobaxday.
@akhalif57911 күн бұрын
Sacad iyo darood oo dhan weeye, ciyaarta hala joojiyo ama waa soo galeyna..?
@akhalif57911 күн бұрын
Ma reer jalaf oo dowlad ahaa baa leelkase la eg, mise aaden mahad reer nimcaale baa isla mid ah, daroodow ciyaarta joojiya
@farhanabdi110212 күн бұрын
Dagaalka daacish ayaa lagu fashilinayaa
@akhalif57911 күн бұрын
Waxba salagle reer maxamuud baa u baxsanaya Sacad waa eeydeysaab, iyadoo galaadi ku baacsano ogaaye waxaay sheekadaan.?? Walee waxba salagleh
@abshirhasan458012 күн бұрын
Adigu hadaad Reer Maxamuud tahay, maad u hiilisid, maxaad Cumar Maxamuud u eedayn
@HakiimHakiim-t8p12 күн бұрын
😂 Habar gidir ciday u socoto waa la ogyahay ina cumar maxamuud