Daawo Barnaamijka Madasha Hal Abuurka iyo Heesaha Abwaan Ciise Warsame Samatar ( Ciise Dhancade )

  Рет қаралды 36,292

Googoos Media Production

Googoos Media Production

6 жыл бұрын

Daawo BarnaamijkMadasha Hal Abuurka iyo Heesaha Abwaan
Ciise warsame Samatar ( Ciise Dhancade ) - Part : One
link : • Daawo Barnaamijka Mada...

Пікірлер: 35
@hoygaluuqaddaspanish-ka
@hoygaluuqaddaspanish-ka 3 ай бұрын
Alle ha u naxariisto Abwaan Ciise Warsame(Dhancadde)
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 жыл бұрын
Ilahay ha u naxariisto Abwaan ciise warsame samatar Abwaan dhancade Abwaan qaaliya ayuu ahaa 😭
@mhassan0163
@mhassan0163 22 күн бұрын
Illaahay how naxariisto abwaanka sharafta iyo dhaqanka ka muuqdo, isaga iyo intii suugaanta Somalida wax ku soo kordhisay, ehlu sharaf bay ahaayeen, xishood iyo af-gaabni isku darsaday
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 5 жыл бұрын
Ilaahay swt naxariistii janatul fardawsa ka ugu deeqo ciise warsame iyo muslim oo dhan
@salahkooreeye4171
@salahkooreeye4171 6 жыл бұрын
Allah ha u naxariistee Ciise warsame wuxuu ahaa Abwaan ka horreeya rag badan oo riwaayado badan sameeyey fankana shaqo ka dhigtay. Muddadìi dambe wuxuu degganaa Aest London. waxan saaxiib ahayn wiilkiisa Maxamed Ciise Warsame.
@mohamedsiciid7567
@mohamedsiciid7567 3 жыл бұрын
Allahay hanaxriisto abtigey ciise warsame samater
@mustafeabdu2765
@mustafeabdu2765 23 күн бұрын
Ilahaw u naxariiso abwaan dhancade iyo m saleebaan
@aligabowofficial.88
@aligabowofficial.88 5 жыл бұрын
alle ha'unariisto abwaankeena somaliyeed.
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 4 жыл бұрын
Allaha u naxariisto abwaan ciise warsame samatar
@ebadoadan7819
@ebadoadan7819 2 ай бұрын
Aleelahe waa burkas maalintaan bogsado talaabada maalintaan tuuyo gaadhi karo walee lay toogan maayee anaa iska tegi
@cabdikarindahir8745
@cabdikarindahir8745 3 жыл бұрын
Ilaahay haa u naxariisto abwaan umada soomaliyed qaali ku.ah buu ahaa
@abdulljama4591
@abdulljama4591 6 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto aamin
@azlmcl198
@azlmcl198 6 жыл бұрын
77 sano jir ma moodid ilaahay ha daaye aamiin
@kaareburburiye
@kaareburburiye 6 жыл бұрын
Azl Mcl ## wll wuu dhintay bari dhaweyd 3 sano kor ayaan filayaa ayAA HARGEYSA LAGU AASEY..
@azlmcl198
@azlmcl198 6 жыл бұрын
KAABASH BURBURIYE inaalilaahu wa inaa ileyhi raajicuun
@mohammed-jama
@mohammed-jama 6 жыл бұрын
Azl Mcl walaalo gcliye wuu dhintay alle ha u naxariistiii
@azlmcl198
@azlmcl198 6 жыл бұрын
Mohammed Jaamac walaahi waan naxay alle ha u naxariisto aamiin
@mohammed-jama
@mohammed-jama 6 жыл бұрын
Azl Mcl wllo 2013 kii buy dhintay aaamin alle ha u naxariisto
@axmedmaxamed8128
@axmedmaxamed8128 5 жыл бұрын
Ilahay naxariistii jano haka waraabsho aamin aamin
@somaliprooftv3347
@somaliprooftv3347 6 жыл бұрын
Abwaan ciise warsame alle ha unaxariisto abwaan somaliyeed ayuu ahaa
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
Soomaaliyeed wax yidhaa hadaad maqasho waa qiladaynu isla garanayno ee waxkasoonay lahaynba yeed soomaaliyeed ku qabsada
@axmedmursal9444
@axmedmursal9444 6 жыл бұрын
Alayarxamaraximiin
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 4 жыл бұрын
Odaygu Berbera wuu daadiyey, Buurta Jiifto la yidhaa Berbera ayay ku taalaa.
@abdisamadcirro9886
@abdisamadcirro9886 Жыл бұрын
Alaha u naxariisto
@sahalfarah1634
@sahalfarah1634 Жыл бұрын
Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo abwaan dhancade
@camelcamel6495
@camelcamel6495 5 жыл бұрын
rageedii, waakaa hadalku.
@dayibaxmed8115
@dayibaxmed8115 6 жыл бұрын
Abwaan ciise warsame ilahay Cimriga ha u dheereyo
@naimajwarsame5944
@naimajwarsame5944 5 жыл бұрын
wallalo berri horuu dhintay ALLE Haw naxariitso
@naimajwarsame5944
@naimajwarsame5944 5 жыл бұрын
wallalo berri horuu dhintay ALLE Haw naxariitso
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
Go.ayeee
@axmedcabdi1680
@axmedcabdi1680 Жыл бұрын
Ilahay hawnaxariisto
@ebadoadan7819
@ebadoadan7819 2 ай бұрын
Hooyo day maxaad baa ku gabayday ama buraanburtay
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 Жыл бұрын
Yaaasiin aburaas
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 Жыл бұрын
Deymo???eegmo..jaleeco.fiirsasho.suureyn....luqun..💃💃💃~~~.dhiico(...dadab..)=bad..ad..marki.jarjarto.sida.xisaabta...xog.tilmaan.oo...0..ama..🌀..ley=yel.. Maxay?....gu=roob...oo.kale??dar..ceel. Wariye abiib.. Waxa.ka.badan.. To...Raadyow..hargeysa
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 176 МЛН
Muj Cadaawe iyo maalmihii adkaa
7:59
Banjiidh Media Production
Рет қаралды 4,2 М.
Abwaan Hadraawi | Maansada Goljanno
28:31
Nayruush Media
Рет қаралды 71 М.
Abwaan Ciise Warsame Ahun | Heesta
7:33
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,2 М.
Grandma Dog Won
0:15
Daria Family
Рет қаралды 10 МЛН
Joy vs Anxiety - inside out 2 animation 2
0:11
Art Animation
Рет қаралды 6 МЛН
Live🔴 girls funny😂Chinese
0:31
Girl's funny
Рет қаралды 6 МЛН
бим бам бум💥💥 типа..
0:18
Ma1x1
Рет қаралды 6 МЛН