DAAWO: Beesha Xawaadle oo soo qabtay nin u dhashay Beesha Abgaal Kuna wareejisay Ciidanka

  Рет қаралды 6,791

Daauus Media

Daauus Media

Күн бұрын

Пікірлер: 40
@abdallasonkor4769
@abdallasonkor4769 4 күн бұрын
Mansha Allah sharaf baad leedihiin Ha Ku daysanina kuwii Mooryaanta ahaa ee ciidamada dilay. Allaha idin sharfo
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 3 күн бұрын
m.a waa arin fiican oo ku dayasho mudun soomaaliyeey midnimo
@ugaskabeesha4539
@ugaskabeesha4539 3 күн бұрын
Reer walalkey xawaadle raali noqda isdajiya abgaal dhan idinma dilin mana laqabo waxii dhacay wana laso qaban duuna whi wana niila dilaa wana balan mana laqabno wazui dhacay whi sida sharaftaleh waxa larabay dadka dadka dilay iney walalhod so dhawestan marti ahaan hadanahay beesha wac buudhan anaga lama qabno wana idinka raali galinena raali noqda walalahen❤❤❤
@husseinaden7560
@husseinaden7560 3 күн бұрын
Walee somali ma dhowo ,meesha aan marayno iyo aduunka meeshuu marayo ,hawiyihii baa dhexdooda is bad baadin la,a ilaahay baa somali u maqan,taasaa la leeyahay somaliya dawlad baa ka jirto ,walee somali ma dhowo yaahuu
@Wanagjecel-w2m
@Wanagjecel-w2m 3 күн бұрын
Somali dhan hada kacsan alh qabojiyo
@abdallasonkor4769
@abdallasonkor4769 4 күн бұрын
Kuwii dambiga geystayna waa la soo qabanayaa waana la tooganayaa Insha Allah
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 3 күн бұрын
Xawaadle gob Masha allah Laakin cali cosoble baa idin ceebeyey saqraankaas
@AbdiWarsame-f4n
@AbdiWarsame-f4n 3 күн бұрын
gobo nimo ragrag dhalay xawaadle koobkii gobonimada soomaaliya asagaa qaaday ee ninkii gobonimo rabaw xawaadle ka guurso gabar ladeg wax ka baro gobonimo udhaqanka somaali nimada😊😊
@YoungShakur1989
@YoungShakur1989 3 күн бұрын
Maxa Ka taqan xawadle nacasow waa qabilka galiya ee caruurta iyo dumarka dila marku dagaal Jira xataa dila kuwa abtiga U yihin. Anaga wax Naga weydii anaga garaneyne.
@Cabdiraxmanka
@Cabdiraxmanka 2 күн бұрын
Rag lama haqiro wlhi gadoomiye wanagsan oo wacan waye guuleso gadomiye libaax ayaa tahay gadomiye nuur dheere guuleso
@bby6
@bby6 3 күн бұрын
Guul iyo gobanimo reer hiiran state of Somalia guuleysta sharaf bad leedihin inshallah
@SaxadjacfarSacadajacfat
@SaxadjacfarSacadajacfat 3 күн бұрын
Gob gob dhashay xAwaadle islaam
@bima9383
@bima9383 3 күн бұрын
Mashaalah dad igadheh rer abotadey xawadle masahlano wan kudila wana kunoleya
@massmass8300
@massmass8300 3 күн бұрын
Mansha alaah waa gob nimanka xawaadle
@CiiseCumar-w2i
@CiiseCumar-w2i 4 күн бұрын
Xawaadle ma ihii waa gobgobi dhashay soomali nimad iyo derisnimad jecel oo Wanag kashaqeey mshllh guul iyo gobanimo
@abdulkadirahmed5488
@abdulkadirahmed5488 3 күн бұрын
SaaS ayaa sax ah oo Nasabnimo Ah😊
@mohamedabdullahi6556
@mohamedabdullahi6556 3 күн бұрын
Muxuu dhimay oo loo wareejinaya dambiguu galay oo loosoo qabtay muxuu yahay war somaliyay muslim matihiin ? Jidkii suubanaa waad kaleexateen haday halkaa maanta marayso war jooga dhacdada ka dhacday ceelbaraf waa udub dadka kulugta lehna waa dad xun. Lkn qof aan dambi gaysan in lasooqabto waa dulmi joojiya
@Wanagjecel-w2m
@Wanagjecel-w2m 3 күн бұрын
Ano abgaal ah wa taqana somali wa iska aarsata aso wax suubin laga yaaba in ku wa xanaqsan dilaan
@AbdulQaadirAden
@AbdulQaadirAden 3 күн бұрын
Gudoomiye mahadsanid Runtii walaalaha la diley iyo wiilkaan iska shaqeysanayey Dambi maba laha maxaa yeeley dhibka waxaa sameeyeen kuwa Allaha ka baqeynin laakiin maalinta qiyaamo inta la gaarinba aduunka ayaa Allaha uga jaasin doonaa innsha Allah
@saidkaamil6018
@saidkaamil6018 3 күн бұрын
Raganimo sifiiican ayaad samayseen walllhi gobanimo xawaadle halkaa ka siii wada wanaaga badbaadiya dadka islaamka ah
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 3 күн бұрын
Cali cosoble wuxu so qoray xawaadle aarsada waa nacas dadka isku dirah kaas warkiisa ha yeelina ok
@AbdulQaadirAden
@AbdulQaadirAden 3 күн бұрын
ciidan qaranka u adeegayey dil ka loo geystey waa xanuun Runtii Kuwa wax dileen dadkooda ayaaba ka xumaadeen falka dhacay
@adammohamed5339
@adammohamed5339 3 күн бұрын
Waa nasiib daro in ciidan kii somaliyeed qabiil ahaan layskugu wareejinaayo cajiib
@Aadancali-x6n
@Aadancali-x6n 4 күн бұрын
Xawadle ma ooyee wuu aarsadaa 🦁 lkn madilo dadka masakinta wax ka halenin
@kullownuur430
@kullownuur430 3 күн бұрын
ASC viva7up ma tarrxiilla
@MrFaxan
@MrFaxan 3 күн бұрын
Gudoomiya iyoRaga hawshaas qabtay waxay sameeyeen Arin Alle Raali ka yahay qofkasta kasta oo muslim ah waxaa laga Rabaa inuu Dhiiga muslimka iska ilaaliyo Ogonna Reer Hebel Cadaab looga badbaadi maayo difaacooda aan xaq ahayn Halagu daydo Ragaas Wanaaga ay sameeyeen (Illaah Som faraj Khayra ha furo Kitaabkooda ha jeclaysiiyo) Aamiin
@M.Duran71
@M.Duran71 3 күн бұрын
Si fiican ayaa yeesheen inaydaan bahaa'inkaas ku dayan.
@Cabdikharim2025
@Cabdikharim2025 3 күн бұрын
😢😢😢😢
@AHMEDABDULAHIALIAHMED
@AHMEDABDULAHIALIAHMED 3 күн бұрын
Oo hada hadan abgal aha ama xawad la ahay aman meshan raba nolosheyda ka dhax shaqesan kara waa waa haab wlh qabil alaha ku cadaaba ninkii ku faadhaaya
@awiladen7814
@awiladen7814 3 күн бұрын
🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AbdulQaadirAden
@AbdulQaadirAden 3 күн бұрын
Gobanimo 🩵
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 3 күн бұрын
Gob Gobi Dhashay Waaye Beelweynta Xawaadle Mar na Ma Xad Gudbaayan Iney Micno Daro Ay Ku Dilaan Ruux Qabyaalad Darteed Hawiyow Gaar Ahaan Abgaal Ka Barta Gobonimada Xawaadle Ay Sameeyeen Abgaal Huraan Beel Aad Uwaanagsan Yey Ahaayeen Ma Garanayo Kooxda Kusoo Dhex Dhuumatay ee Sumcadii Abgaal Sumcad Tiraayo fadlan is ka Qabta Abgaaloow Yaan Sumcada aad Somali Ku lahaan jirtay Kuwa Ka Shaqeenayo Sumcad Xumada Abgaal Lagu Ciyaarayo
@codkashacabkasomaliweyne1361
@codkashacabkasomaliweyne1361 3 күн бұрын
War waa iga suaall hada ninkaas waxaa uu kashaqaytaa waa darawal cagar cagaf ku shaqaysta waa nin wax soo saar leh mar waa nin bulshada wax tar uleh ciidankii la laayey waa xoogii qaranka marka qofkasta oo waxtar ah sida dhaqaatiirta culumada ganacsatada askarta dumarka caruurta aqoon yahanada somaliya waxaa dadkaas uqoran yihiin in birta laga aslo oo reer reer laysugu diro marka alle aan u noqono quraana hala aqristo hana lays cafiyo
@Cadar49
@Cadar49 3 күн бұрын
Waa nasiib daro 34sano kadib ayaa wali reer reer la isku dilaa waa cajaaib wanaag nooma soo socdo ilahoow noo gargaar
@bardehanad4919
@bardehanad4919 3 күн бұрын
Caqli kama muuqdo meesha nin miskiin oo beer falayey ayaa la iska soo qabsaday, cawaanimo caadi waaye!
@zeynebali6957
@zeynebali6957 3 күн бұрын
Gobanimo masafurka haladhaafo
@abukaralasow8491
@abukaralasow8491 2 күн бұрын
Hadee dili lahaayeen waa loo aari lahaa wlh
@AbdulQaadirAden
@AbdulQaadirAden 3 күн бұрын
🩵🩵🩵🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AbdulQaadirAden
@AbdulQaadirAden 3 күн бұрын
😭😭😭
DFS | CIIDAMADA ITOOBOYA | DACAWALEY | ICTIRAAFKA SL | MW MUSTAF
39:17
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
DEG DEG: BEELAHA ABGAAL & XAWAADLE OO AMAR LA DUL-DHIGAY
9:05
Hussein Abdulle Mohamed
Рет қаралды 12 М.
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН