Daahir calasow walaalow hadad fariin teyda aragto isoo jawaab meel aan kala soo xidhiidh waan garan waayey
@abwanmahadmaxamedtimacadde92472 жыл бұрын
Mar hadii ay wadaagaan copyga lacsgaha waa shirko oo mida qasnsda maaliyada ku dhaceysa ayay qeybtooda leeyihiin A.S
@Latara2972 жыл бұрын
Daahir sir badan baa ku hayaa
@qalbihodon7212 жыл бұрын
ASC ma nooled waagi ganacsato Bakaaro bada madfacyada ku tuuri jireen si macawinaday baqarada ka buuxsaden ugu qaaliyowdo!. 1992 - 1993!.
@Latara2972 жыл бұрын
Kkkkk adiga hada waxaas aa sheegeeso yaa kuu sheegay Qaxooti baaba aheed qax ku jiro
@qalbihodon7212 жыл бұрын
@@Latara297 aniga Xamar aan ku dhashay!. Markaas aniga badan tigay, anoo dacas la’aan bada ii dhaweed waxan u maleye in Ruush naso weraray🤣🤣🤣!. Markan mesha tegay. Kuwo Cayra oo yaryar oo magalada soo galay aa shilke bada ku tuuraye markab!. Anaa ka celiyay waxan dhahay. Markabka ha iska bexee ka daaya xabadaha!. Markabka dadka wado way baqayeen. Weligay ma hilmaamayo. Hawiyaha ayaga dhan Magalada buuxo hal imaday ma jirin oo dhahay maxaa bada ka socdo!. In bahalo idin qabsadaan ma wax lala yaabaa?. Dhugba maleh dadka magaladas ku haray.
@amhedshaavi86262 жыл бұрын
@@qalbihodon721 kkkkkkkk
@qalbihodon7212 жыл бұрын
@@amhedshaavi8626 hada ganacsatada argagixiso aa baadqyso aa la leeyahay!. Iyagaba argagixiso eh!. Oo umad badan gaajo ku dilay!. ma la shihi kara waxay dadka ku sameyeen lee waaye oo ayaga kuso laabtay. Dadkana wa sixran yihiin maskaxdoda dad dhiman camal iskama celinayan waxa lagu samaynaye 30 sano iyo kahor
@abdiazisfaarax47872 жыл бұрын
Qoor qoor weey ka daashay galmudug wlhi aniga oo aan ahyn dadka deegaanka wlhi iska ceeriya wlhi ceeyrow
@Latara2972 жыл бұрын
Waa birjeex waxa is qarinaayo
@malaboa5912 жыл бұрын
QOOR QOOR SIBAARO UU QAADAY MA JIRTO. QOOR QOOR ISBAARADII UU QAADAY ISBAARO KA DARAN AYUU GALMUDUG U DHIGTAY.
@ibraahimiidowibra14952 жыл бұрын
Asc Daaxirow waa run xugtaasi qor qor waa al shabaab run ah waa inladilo waa mujrim