Saraakiishii Rooble badbaadiyay oo laga eryay Villa Somalia iyo qubanaha Dahir Alasow

  Рет қаралды 41,469

Dahir Alasow

Dahir Alasow

Күн бұрын

Join this channel to get access to perks:
/ @dahir.alasow

Пікірлер: 128
@bilowhabiba1880
@bilowhabiba1880 Жыл бұрын
Farmajo iyo saiyaad bare hadey xil idiin haynin xitaa waa lagu qarwa miya magacoda miya cabsi cabsi idiinku beeray allow noo badi iyagokale
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 Жыл бұрын
masha alaaaaah dahir ruunta ka hadashey guuleso mhdsan
@deqah
@deqah Жыл бұрын
kuwa tagera al shabab waa in dhulka lageliyaa ilaa waxa ay dhameyan waa shacabka Hawiye.
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Жыл бұрын
Farmaajo iyo siyaad baad ku wareertay cabsi cabsi
@bishaarmacalin1519
@bishaarmacalin1519 Жыл бұрын
Waa mahadsantahay daahir calasow buufi cayayaanka
@malaboa591
@malaboa591 Жыл бұрын
WAR GANACSATADA HAWIYAHA, HADEEYBA ARGAGIXISADA SHABAABKA LA SHAQEEYAAN MAXEEYBA FAA'IIDO LEEYIHIIN,HADII LA SHEEGO OO CUNO QABATEEYN LA SAARO WAABA GANACSATO DADKOODA DHAMEEYNAAYO. GANACSATADAAS DHIIGA DADKOODA AYAY 20 SANO KA GANACSANAAYEEN WAXAABA FIICAN IN MAAALKOODA LAGALA WAREEGO.
@abobasement346
@abobasement346 Жыл бұрын
Moryan hawiyeh waxaa ku cad in Argagixisoh yahay 20 sanoh bay dad kodah dilayen waa wax lalah yaboh
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Жыл бұрын
Tijaarnimada xaggaad ka keenteen reer bililiqo
@faiselaraye1558
@faiselaraye1558 Жыл бұрын
King of the social media Dahiir Calasoow
@elmigutale8088
@elmigutale8088 Жыл бұрын
Aad iyo aad ayaan ugu Qancay Jabaabta aad isiisay Brother;Thanks Alot.
@moammadahmad235
@moammadahmad235 Жыл бұрын
Madaxweyne xasan sheekh maxamuud guul iyo gobonamino waa in aa taageertid yaa xayawaan daahir calasow
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 Жыл бұрын
Sacad in ay madaxwayne noqdaan malaga mamnuucau horta.?
@naasirali1396
@naasirali1396 Ай бұрын
ROOBLE BAAHANE AAWAY
@OmarGerweyne
@OmarGerweyne 4 ай бұрын
Baddaa baddaa ganacsiga hawiye majiree waa hg tuugta hala eryo
@abdikarin7100
@abdikarin7100 Жыл бұрын
Nolow dahir calasow saxib sare
@faraxsanshcabdi8353
@faraxsanshcabdi8353 Жыл бұрын
Wiligey 👎kuma siin lkn iga hoo ayanahaan waad walatay
@maxamedceelcade3388
@maxamedceelcade3388 Жыл бұрын
Digniino badan ayaa labixiyay War kajooga taageerida AL shabaab waxbadan ayaa loosheegay ee masuq maasuqa aad faa fineysa kadaa daahir alasoow
@a.j2428
@a.j2428 Жыл бұрын
DAAHIROOW TALIYAHA NISA EE GALMUDUG XAMAR AA LAGA SOO MAGCAABAA, NOT DHUUSO MAREEB TALIYAHA MILETERIGA EE QAYBTA EE JOOGA GALMUDUG TALIYAHA XOOGA (ODAWAA) AMA MADAXWAYNAHA DALKA AA SOO MAGCAABA NOT QOOR QOOR MARKA WAXAAD RABTIDAAD ISKA SHEEGEE
@maxamedceelcade3388
@maxamedceelcade3388 Жыл бұрын
Warbeen ah saraakiisha sacad waa la amaal mariyay
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Жыл бұрын
Goormuu dalkani mooryaan iyo warlords ka kori doonaa sida kanoo kale
@Queentasha27
@Queentasha27 Жыл бұрын
❤❤❤
@aminaubed320
@aminaubed320 Жыл бұрын
WAA RUNTAA DAAHIR CALASOW
@abwanmahadmaxamedtimacadde9247
@abwanmahadmaxamedtimacadde9247 Жыл бұрын
Ganacsatada hawiyo hadii nalaku gumaadayo maxaa diidaya inaan ceel aysan kasoobixikarin lagu rido lagana soobixin karin
@c-seey6676
@c-seey6676 Жыл бұрын
Xasan shiikh wuu idin nacay miyaa🤣
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Жыл бұрын
RAGI KA MID AHA CIIDANKA BADBADO QARAN HADI LAGU BEDELEY RAG KASO JEDA DHULKA ITOPIA O XOREYSAN WAYEY DHULKODI IN BAHAL KASTO OW USO HAJIRO DHULKA HAWIYE INEY DHACAAN LAYAAN SHACABKENA WAKAS AQLIGI HAWIYE
@abdirahmaanmohamed1329
@abdirahmaanmohamed1329 Жыл бұрын
Majeerteeniyaa
@xasanaxmed8834
@xasanaxmed8834 Жыл бұрын
Kkk
@naasirali1396
@naasirali1396 Ай бұрын
XASAN WUU KU FIICAN YAHY HG WAY KU FIICAN YIHIIN ABAALAWE XASAN WAKAA HG DADKA KLA BARTA
@abdiwahabnadhi4756
@abdiwahabnadhi4756 Жыл бұрын
Sacadkii uhuray naftooda Rooble waxaa ficneed in ay uhuraan qaranka. Cidaanka qalabka sido bro waligaa hakula talinin in ay qaranka carqaladeeyaan. Waa discipline forces master kooda go’aankiis ha dhaqmaan xitaa haduu dictator yahay.
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 Жыл бұрын
Rooble cey nagama mudna balse Balse naxliga iyo urgumada aad ku Hadleyso ayaa karaama beel kugu Filan dahirxoolow .
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Жыл бұрын
Rooble baahane waa nothing
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 Жыл бұрын
Dhaqalah hawiye yansifarsamaysan Lo ugaadhsan cadowgu yuidinka faidaysan shabaabk toos haloradsado Hawiyaha yanlaididhicin👍💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾🇸🇴
@alimadoobe8648
@alimadoobe8648 Жыл бұрын
Sacad xil anigaba uma aanan dhiibeen, daarood iyo hawiye midna maahane,ujuuraankii ay u dhasheen wey diideene na dhaafi
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
Hassan Sheikh abaal malaha I’m sorry
@alinoorchannel542
@alinoorchannel542 Жыл бұрын
Hi Mr.Crazy 😂😂😂😂😂
@deqah
@deqah Жыл бұрын
Lama burinkaro cidankii difacay Rw Roobke xafidullah waa halyey Hawiye
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 Жыл бұрын
Rooble macawiis u xire uhuru Gaal halyeey kulahaa nin gaal nin macawiis u xiray halyeey halyeeeyoow xaal qaado gaalo macawiis loo xiraayo 🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄
@mimipuloo7879
@mimipuloo7879 Жыл бұрын
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH BAA LAGA RABAA IN UU CIIDAMADA ROOBLE MUSHAARKOODA SIIIYO . OO SHAQADOODA CIIDAN WATAAN
@shariifoshankaroon5060
@shariifoshankaroon5060 Жыл бұрын
asc wallaalo daahir calsow waan ku sallaam allaha ku xafido wallaakey
@a.j2428
@a.j2428 Жыл бұрын
Daahiroow Xasan waa madaxwaynaha soomaaliya, ladagaalanka shabaabna waa waajib saaran, ganacsade hawiye iyo waxaad ku warwareegayso naga dhaaf, weligaa qabiil kama kortid, xataa hawiye waa sii kala guree, habar gidir waa sii kala guree. see qaran loo dhisaa, somali dhexdeeda lee kala saar saaree, ka kor waxaas
@dahirmaxamed6967
@dahirmaxamed6967 Жыл бұрын
Asc dahir calmayawu Maxa kalilahya beneta alalinee beeney waa run
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 Жыл бұрын
waar beenta iska daa. afka kugeyeh
@OmarGerweyne
@OmarGerweyne 4 ай бұрын
Nacalaa sheydaan ku taal goormuu sacad goob taariikh ah ka dagaalay
@askgrany882
@askgrany882 Жыл бұрын
masha allah abtigay tolkii waa jecel yahay aad u amaan way mudanyihiin iska celi cidii aan kaa dambaynba
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 Жыл бұрын
Shelley a garxajis ayuu lahaakaca sidiiyoo et maqlayaan. waadkanaxdey. reersheekhisaxaaq waaisku mid. waxkale oo aad sheegto AYAAD weydey. Caa’s ha muusebiixi nin naagbarya waakasharaf badan yahey. shee kala le keen weykugujiiftaa markaa waxaad doonto Kahadal xorbaatahey. soomaaliland waa muqadis.
@madaalekhadar8126
@madaalekhadar8126 Жыл бұрын
Qoor qoor farmaajo wuxuu u noqday waalid adeec
@khadraqadan3006
@khadraqadan3006 Жыл бұрын
Allow.cadowga kaqabo.hawiye wa la iskudiraya sory hawiye
@Ramdelfalcao2024
@Ramdelfalcao2024 Жыл бұрын
Somalia hawiye ayee kanasaladahay 😂😂😂😂😂
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 Жыл бұрын
Waxaa la yiri nin is waalaa waabiyaa helo qof kii joogi waaya oo dilmi ga deen waaya dan buu u nasan doonaan Soomaali wey is baratay qabiil qabiil u booteen kara maleh dad waalan oo waabanin oo gaadmo wax ku dilin qabiilo geesiyaal ah ah ayaa buuuxa ogoow waana la is bartay marka dad aan hawiye eheen oo gacanta ka hadla oo booteenin ayaa buuuuxa ogoow
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Жыл бұрын
Subxaan WAAR DAAHIR naga xishood wlhi haday 100kun samo kaso wareegtp SOMALIA la midobayn SXB niyow afarta idinla jooga ee wixina cuna kolba wax hydinku waalan #HAWIYE _MID_KLE_HYDIIN_JOOGTO ka hdalkeda bal tiina meel ku tiiriya OO HADALADA GODOBTA ISKA DAAYA .
@minursa02
@minursa02 Жыл бұрын
Issaq Naaf iyo garaab bey karaadsanayaan, toodey la dalaadacayaan si ey waax yelaan garaan layihiin. Xaarkoodas hasiqastaane waaxba haiskudaliin.
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Жыл бұрын
@@minursa02 caadi wax u qor
@sheekhabidrashiid1097
@sheekhabidrashiid1097 Жыл бұрын
Damer daahir calasow
@queenhana5507
@queenhana5507 Жыл бұрын
💯❤❤❤💯
@abdirahmanabdilaahi6563
@abdirahmanabdilaahi6563 Жыл бұрын
War ka aad sheegtay waa mid sax
@dahir.alasow
@dahir.alasow Жыл бұрын
WARKA WAA KULUL YAHAY CAAWA EE DIYAAR GAROOBA
@abdulkadirhalane6402
@abdulkadirhalane6402 Жыл бұрын
wa sax garaac Yaan jileec laga dareemin
@topmen9337
@topmen9337 Жыл бұрын
QOOR QOOR BAAD LAGAQAADIWA WALEE KKKKKK
@aminagure8520
@aminagure8520 Жыл бұрын
Taas Waa runtaa kuwaas waa in laga xiro Ganacasiga ilaa ay soo sheegtaan kuwa ka Dan beeya Ee ah madax ya duubta?! Tankale Ahmed Qoor Qoor waa in nala dhaafiyaa ree saleebaan Haddii kale waa in ladilaa Ahmed Qoor Qoor sababtoo Ah isagana keenay Galmudug adana . waakan lacagmta ka qaatey nimanka la Heysta yaasha Hana Ganacasatada Hawiye qaadanayaqaada ayaan
@aminagure8520
@aminagure8520 Жыл бұрын
Waa runtaasu
@xaafidxuseen9593
@xaafidxuseen9593 Жыл бұрын
Daahir, caawa maxaa si’ah,
@nimcaancabdi9835
@nimcaancabdi9835 Жыл бұрын
Sxb lataliyaha amniga dowlada soomaaliya halaguu magacaabo sxb
@abdirazaknur293
@abdirazaknur293 Жыл бұрын
Marka Madaxwayne ama Raisalwasaare Talada wadanka la wareego, waligaydba Waxay Iska ahayd wax Iska caadi ah inay la imaadaan Tolkooda; Sida Rooble markii uu yimid & Farmaajo ay ula imaadeen ciidan Tolkooda ah, ma is waydiisay vilada ciidanka Ku sugnaa Farmaajo & Rooble ka hor? Arinkaan sababtiisa amaanka & kalsooni inay helaan ka sakoow, Waxaa la og yahay in Madaxwaynaha & raisalwasaaraha Soomaaliya reerkooda in Ayan hal wasiir ah lahayn taas oo micnaheeda yahay wasaaradahooda inay noqonayaan xafiiska Madaxwaynaha & kan Raisalwasaaraha. Marka howsha villa Somalia adigoon daalin misana aan xuurtoon sidaas u faham. Wàad mahadsan tahay.
@abdirazaknur293
@abdirazaknur293 Жыл бұрын
Intaas Hore waxaan raacinayaa mar haduu dhaqanka Soomalida& dawladnumadeeda uu sidaas ahaa: Sidee Ku dhacaysaa in Hassan Sh. Maxamuud in uu ILAALO ka dhigto kuwii Farmaajo ama raisalwasaare XAMSE inuu sii haysto ilaaladii ROOBLE?!!!
@madaalekhadar8126
@madaalekhadar8126 Жыл бұрын
Xasan sheekh muxuu u daawanayaa qoor qoor ilaym farmaajo ayaa saaraty qoor qoore isaguna muu mid kale saarto xasan baraf
@sayidcalimuxumedxadi8075
@sayidcalimuxumedxadi8075 Жыл бұрын
Abti waxadtidhaa Yaanladagdagin,Si,Aan,Loogu,qaldamin Qaar,Aan,Ahayn Iyo Si,Ay,ukalamiirmaan Ka,Sicad,u,Aaminsanaa,Ama ugatirsanaa iyo Kuwa Cabsida kubixinayay Hadii Ayjirtayba Cabsikubixintu (Sidaa weeyi Sidaad Ujeedo)
@khaalidabdiqadir9583
@khaalidabdiqadir9583 Жыл бұрын
war ganacsatada hawiyaha hadeeyba argagixisada shacabka la shaqeeyaan maxeeyba afka u furtan
@buuxowcali475
@buuxowcali475 Жыл бұрын
Dahiro alahakuxafido warunta saxibo
@hafsahussein2016
@hafsahussein2016 Жыл бұрын
13 ka nin magacyadooda iyo qabiilladooda micnaha muuqaalka hala dhameysto sida loo sugayo miyay kaa ahayd
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Жыл бұрын
VILLADA AQIRKEDA WAXA QABSANEYSA ITOPIA QAWARIJIIN ITOPIAN SAAN HAWIYE KUMA JIRO KARO DHULKODI BAHAL KASTO AYA WAXOW RABO KU SAMEYO
@musenugaal1349
@musenugaal1349 Жыл бұрын
Khaniis khaniis dhalay, doonfaar calasoobow, habaaraneey iyo indhabood kuhaydo mineey dad yihiin Rooble iimaan laawe iyo adigoo doonfaar ahoo jeegadaada lamoodo wan koris ahoo, ay goorba habar buunsho u dhigi jirtay, allow habar gidir iyo hawiyaha kalaba aragiisa necebaa. Calooshaada ku joogso.
@aminamohamud6583
@aminamohamud6583 Жыл бұрын
Candha weyne farmajo iyo fahad amee kuu roonaayeen adigoo xil lagaa ilaaliyay ayee raysalwasare kaa dhigeen saa arki weysay manta dowlad hawiye in lagugu dulmi waa ku faraxsanahay
@fadumaomar3215
@fadumaomar3215 Жыл бұрын
Ganacsatada aad sheegeeyso waahormuud waana tan alshabaab huka iyo lacagta somaali lagu gumaadaayo ganacsata joojinaayo dagaalka ceelbuur waa duduble qoorqoor waxa lacagta siiyeyna waa duduble oo dagaaladii ku taajiray
@sahrakiin2438
@sahrakiin2438 Жыл бұрын
Daahiroow ganacsatada waxmataraan dadka jilicsan waxay kafaaii dena waadawlad laanta markaa god dheer hakudhacaan ha unixin
@sisiali1878
@sisiali1878 Жыл бұрын
😂❤ ❤
@waayoaragagalmudug9759
@waayoaragagalmudug9759 Жыл бұрын
Lanadhere
@abdirahmanahmed3220
@abdirahmanahmed3220 Жыл бұрын
Mujrimiinta hala qariyo leedahay Wax waliba u badal hawiyo in la beegsanayo ashabaab hadii lalaayo waxaan kaa sugayaa hawiyo lalaayay
@fadumoawes3631
@fadumoawes3631 Жыл бұрын
Gancsatada hawiye shabab beey la shaqeyen weliba kuwa ugu lacagta badan marka anaga weligen ma ganacsatan u af duubneyna ilen dowlad no dhalan meyse
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Жыл бұрын
HALA LAYO QAWARIJIINTA AL SHABAAB KUWA LACAGTA SIIYO WA LA MID MEXEY UGA CABSONAYAAN WA MAFIA MEY KU SHIIHIDAN
@bmgmohamed4289
@bmgmohamed4289 Жыл бұрын
Qoorqoor yaad ku waalatay
@bmgmohamed4289
@bmgmohamed4289 Жыл бұрын
Fiqi muu u hadlo
@yassinjama4361
@yassinjama4361 Жыл бұрын
Daahir xaaraaye
@lulaladhan8528
@lulaladhan8528 Жыл бұрын
Gesi calow tafadalxasan shiq yan loga amusin walalken wixii ka qaldama sida ganacsatadena lagasii ganacsado
@mohamedmohamud5118
@mohamedmohamud5118 Жыл бұрын
Calasow dhabar jabinta naga dhaaf
@lulaladhan8528
@lulaladhan8528 Жыл бұрын
Ewalalken madaxweynahena wa dhamayse dhicis mahane qofkasto dadkisa lataliyehalo dagdago talo walal ilayn beri balaya nagu wiirsanaysa
@imaanfaarax4287
@imaanfaarax4287 Жыл бұрын
ehel iyo casaba maleh abriskaan nacunahaya inta la macaamisha anagaba nagamaa nixin oo dhigeenay cabayee ee al shaab halgu daro abtir ha u fiirina ee ka aamus daahir
@nurahmed8878
@nurahmed8878 Жыл бұрын
zz
@ahmedaliugaar1312
@ahmedaliugaar1312 Жыл бұрын
Sacad waa owrkii reeryadiisa cunay waligoot nimankaas waxay ku qanacsanyihiin in ay raag urarnaadan war farmaajo rwasaare ayuu idin siiya lakiin waxaad noqoteem dameer rar u dhumay tusaale shikii qarte sacat waxay u tartameen madaxweynanimo somaali uf bey tiri c qaasim baa ladoorta cadow daadka qaaday waa qalbiilo dhan oo abaalkii loo galo eed iyo aan kubadlo waligiin somaliya iyo galmudug madax kama noqoneysan
@abdirahmanahmed3220
@abdirahmanahmed3220 Жыл бұрын
Habargadir siwalbo lacag makuraadin ashabaab hadaad lacag kaqaadeen Diinta waad gadeeysan
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Жыл бұрын
QAWARIJIINTA AL SHABAAB WA MAFIA KIRIMINALO GANGISTARO GACAN KU DHIIGLAYAAL DIINTODA WA QARAX KUFSI DHIIG DHAC CARUR LA GOWRACO CELAL LA DUGO MARKA WA IN LACAGTA LO DIIDO
@abdirahmanahmed3220
@abdirahmanahmed3220 Жыл бұрын
Xaaraanta xaaraan dhashaa
@mohamedhajji5995
@mohamedhajji5995 Жыл бұрын
Waa markaadii aad is jaqi jurtay
@abdirahmanabdilaahi6563
@abdirahmanabdilaahi6563 Жыл бұрын
Waa in lagu dheerigali ganacsata loo sheega marka ugu horaysa in aan cidna loo qaabsan
@abdirahmanabdilaahi6563
@abdirahmanabdilaahi6563 Жыл бұрын
Intii ka horaysay amarka dagaalka shabaab
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Жыл бұрын
MEL EYSAN DACAD KA JIRIN DIIN MA TAAL
@shadiideypoi4725
@shadiideypoi4725 Жыл бұрын
Kkkk gudomiye somali land maruna iney day day noqden wanfilayay day day iney noqonayan somali land warkas marumba gudomiye inkasto dahir wayahan an benugabaran waxan talo silaha somali land iney waligod day day iska ahadan
@zakariyexasanilig7607
@zakariyexasanilig7607 Жыл бұрын
Cuqdad maguurtaa bey rer xaji saleebaan kugu beereen😂😂😂
@طارق-ع9ج
@طارق-ع9ج Жыл бұрын
Marka.hore.nopo.paran.iska.daapabyaalada.waa.purun.dadka.waa.walaale
@abdirahmanabdilaahi6563
@abdirahmanabdilaahi6563 Жыл бұрын
Ma ficna in lagu degdego
@abdisalangure616
@abdisalangure616 Жыл бұрын
Why should xassan shiekh do that .or this hamza guy has his own agenda.....no no cassan shiekh must re instate all those sacad military men ,otherwise....otherwise ...otherwise....
@bishaarmacalin1519
@bishaarmacalin1519 Жыл бұрын
Isoo qabo taliye
@ahmedsiyad9345
@ahmedsiyad9345 Жыл бұрын
Waryaa alasow xilli dadka lakala qaybiyo majoognee bahasha naga yaree xitaa sacadkiibaad sii kala fintixisay intaas gaalkacyaan kula soo ekaaday waligayna adiga hortaa mamaqal reer odoow cabdalle &cawareere maqlay culus&waqujire maqlay xataa reer xayloow waa maqlay laakiin reer odow waa iidaahir calasoow inay jiraana waa suurta gal oo inaan aniguba ahay waydhici kartaa arintu sikastaba ha,ahaatee naga jooji reer hebelbaa saan ah iyo sacadbaa xuquuqi kamaqantahay horta bal aynu iska xorayno shayaadiinta gafuurada xun dabadeedna bal aynu aragno ciddii xuquuq reer odoow haysata!
@abdulkadirhalane6402
@abdulkadirhalane6402 Жыл бұрын
Culus Hada taqaan o downa waad taqaan o dow wa ina cawa reere Wuqujirana wa inna cawa reere Culus wa reer soke sxb
@abdiali3204
@abdiali3204 Жыл бұрын
Kkkkkkkk war runmiya daxirow Ama been waay waxlay shegaysa adiga turufa toor
@mustafacawil2515
@mustafacawil2515 Жыл бұрын
🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶
@waayoaragagalmudug9759
@waayoaragagalmudug9759 Жыл бұрын
Kkkkkkk
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Жыл бұрын
XIJAAR MEYD QARSADE O RASASYO KU LAYEY HAWIYE BADAN O QAFASHEY IYO BIIXI O QARAXYO KU DILEY HAWIYE O WELI QAWARIJIIN HOS UGU ADEGAAN QARAXYADA HAWIYE LA LAYO KUWAAS AYA NO JOGA
@abdirahmanliban4933
@abdirahmanliban4933 Жыл бұрын
Beenlow
@abdirahmanahmed3220
@abdirahmanahmed3220 Жыл бұрын
Burburka somaaliya yaa ka masuul ahaa ?
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 199 МЛН
Maxkamadaynta sarkaal loo haysto Dilka sarkaal kale oo ay isku tababar ahaayeen
18:10
Somali National Television
Рет қаралды 62 М.
SHORT FILM QISA DHAB AH | NIN XUN PART 6
28:08
FAM TV
Рет қаралды 859 М.
#DHULGIRIIR #SIYAASADEED AMAR ALLE LAAKIIN!!
48:53
dallada kulanka media
Рет қаралды 1,2 М.
Haween iskugu soo baxay barxadda hore ee dhalinta.
9:53
MM Somali TV
Рет қаралды 122 М.
My Life in Mogadishu (60's) - From Miyi to Magaalo
11:32
Khadar Baashee
Рет қаралды 82 М.