Daawo;-Cali Maxamed Geedi Oo Weerar Afka ah Ku Qaaday Axmed Madoobe Iyo Rag Diidan Dowladnimada

  Рет қаралды 6,424

Shabelle Channel

Shabelle Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 24
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 Күн бұрын
Yaab badana Kan hada dad baa hadal ka dhageeysanayaa. Waa qof amxaara ku adeegato
@AliAbdi-i4k
@AliAbdi-i4k 2 күн бұрын
Waxaa tahay ninka ugu horeeyey itobiyaan wadanka keenay dhiig badan oo shacabkana waad daadisay
@maxamedabdullahaadan6366
@maxamedabdullahaadan6366 15 сағат бұрын
CALI MAXAMED GEEDI XASUUQII XAMAR AAD KA GEYSATAY ADIGOO HOR KACAYA AMXAARO AYN XASUUSTAA KUWA AAD LEEDAHAY ARGAGAXISADA IYO IDIGUBA ISKU MID AYAAD TIHIIN WAXAADNA MUDANTHAY IN LAGU MAXKAMADEEYO
@anfac10ali
@anfac10ali 23 сағат бұрын
Nacas baa tahaye umada ka hor leexo fully baa tahay doqon
@HassanAli-ys1bm
@HassanAli-ys1bm 2 күн бұрын
caliyow dawlada adaa dhuminaya wayo madhidkajo madaxweyno saan somali mayelaso lacagtad iska qadataa adiga iyo caliwajis
@GadhkaXaaji-bz2cy
@GadhkaXaaji-bz2cy 2 күн бұрын
Cali.hunguri.xasan.tuug.imisuukusiiyay.ileen.waalaguyaqaanaa.musumaasuq.aabihii.inaadtahay
@bby6
@bby6 Күн бұрын
War ninka qabuure faagte ah o dalki xaraashey o mooryanka ah iyo ado duli ah o daba dhilif ah dowlada ad shegi xagay ka talisa o ay joogta
@HassanAli-ys1bm
@HassanAli-ys1bm 2 күн бұрын
caligediyow farmajad ridey dawladisii hadana xasan badridey dawladisi adiga iyo wadaad ku sheega cali wajis somali way idin arkaan waxaad xamarka wadaan
@adanomar-px8fy
@adanomar-px8fy Күн бұрын
Waa oraah cajiiba kulaha nin raba in uu kubad cayara hadana an Rabin in isbartibo ladhiso kkkkkkkkkk run bdbaa libax
@MasalAhmed-d7f
@MasalAhmed-d7f 2 күн бұрын
Maxaad sheegeysan hawiyoow haday maanta etobiya idinka oo maanta madaxwaynihini uwadanki etobiya kaibsaday mawarba idiineg iska aamusa oo muslimska kadhuunta
@husseincaatoofficial4321
@husseincaatoofficial4321 2 күн бұрын
Cuqdada ku heyso waa u dhimanee lee xayawanow Shaqsiyaad ayaa siyaasad isku haayee ma hawiyoo dhan ayaa madaxweyne wada ah Waan arka cirkaa ku jirtaa alkuliiste Haba naga sugin inaa qabiil somaliyeed oo sharaf leh inaa ku ceyno yaa alkuliiste
@Fahma
@Fahma 2 күн бұрын
Nacladi kugu dhacday qabiil buu u hadlayaa haduu run sheegaayo buu xasan runta usheego
@cabduqadirlakiman4353
@cabduqadirlakiman4353 2 күн бұрын
Maxaa adiga kuwada axmaq yahey edebyeelo
@KaaraMardha11
@KaaraMardha11 2 күн бұрын
Dadka cali maxamad geedi war ka dhageysan waa dad waalwaalan ee maanakoobiya ha lageeyo,walee ama halaguu sacbiyo ama halaguu qoslo ilaahi cadaaladiisa ayaa ku sugeysa dadkiu adiga iyo cabdulaahi yuusuf iyo salaad cali jeele aad ku laayseen xamar,iska qosol wax badan baad oohi doontaa aakhiro insha allah.
@kiinadan6786
@kiinadan6786 2 күн бұрын
Tuug Cali geedi kii Ethiopian ka Xamsr keenay oo Tigree 30million ka qaatay tuug!
@ShirkaaraXuseen
@ShirkaaraXuseen Күн бұрын
Tuug haduu jiro waa adiga ee qabyaalada kaa soo ureeyso
@kiinadan6786
@kiinadan6786 Күн бұрын
@@ShirkaaraXuseen Wadda mooryaan dameero aan waji lahayn oo aan xishoon yaahuu! Somaaliya horeyna gacantiinay ku burburay, haddana markale ku burburaysaa! Yaa dameero dal u dhiibta!🤣🤣🤣
@HassanAli-ys1bm
@HassanAli-ys1bm 2 күн бұрын
cali gediyow afka haska xumeyn darodka xasan u gumeyneysid waxaa laguu dulqatey edebdaradi adku sameysay cabdulahi yuusuf hadakahor dawladad lacagtii askarta ka xadey oo adtiri maxamed siyadbanba cayrineye muxuu shegi odeygan walani ninka
@imthehero76
@imthehero76 2 күн бұрын
Professor Geedi Baasaboorka maanta la isticmaalo ninka soo nooleeyay
@kiinadan6786
@kiinadan6786 Күн бұрын
Cabdilahi Yuusuf baa Somali soo celiyey! GEEDI TIGREE BAS AYUU WADDANKA KEENA OO 30MILLION KA QAATAY WAA TUUG!
@imthehero76
@imthehero76 Күн бұрын
@kiinadan6786 labadoodaba waa wada shaqeeyeen
@kiinadan6786
@kiinadan6786 Күн бұрын
@@imthehero76 May wadda shaqaynayn Clahi Yuusuf wuu diiday isagaa inqilaabay oo u saxeexay Tigreega inay Somaliya soo galaan Cabdilahi Yusuf, Ethiopia 15 u xirnaa wuuba necbaa ninka Mareykanka iyo Tigree u saxeexay in Ethiopia Xamar timaado waa Geedi 30 million buu ku qaatay! Ha simin labadaas nin!
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН