moha soma wale waa runta lkn isaga meesha isdhigey. Reer xamarku waxay ku mahmaahan ninkii soo joog laga waayo soo jiifa laga hela.
@Yusufhalig10 жыл бұрын
Maasha Allaah. Inaan maalin caanahaa liska ah caafimaad ku cabo ayey naftu dooneysaa. Waxaad martiqaad Inshaa Allaah inaad noogu timaadaan degaanka aanu degno ee Laanqeyrta ama Baligubadle.
@leylacadeeyxusseen231210 жыл бұрын
qurux badanaa dhulka xabashidu somalida ka haysataa waa miyigii hore ee asalka ahaa
@fuaadxasancaaqilsanyuura92997 жыл бұрын
iimaanka allah ha ka qaado cidii intii yarayd ee u soo hadhay ayui ka boobayaa intii hore ayey khamriile yaashiisii boobeen
@hodanadan65956 жыл бұрын
Dhiyaa bari anigo yar ayaa waxn ugu tagay ayeyday abahay dhashay anigo hargeisa ka tagay wan waqti hore in kasto reer ah ogaden an ahayn an ahay Arab.... ku dhashay lanqayr ku koray hargeisa............ abdi Mahmud omer wuu xidhan yahay alle haka soo dayo gacanta Ethiopia
@hawayassin70446 жыл бұрын
Maasha allah kheyr iyo khasare ba wax qabad badan bu maamulka u sameyey wa geesi madah wéynaha mamul goboleedka degamada ugadeeniya abdi omar elay wbt
@sakariyemaxamadcabdullesak68935 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 dadka cabsi awgeed ayuuu canaha lasoordayaan jahanmo meel dheer alaaah kugu tuuro amiiin amiiin mudan ilaaheey ayaa kadhex qabtey Masha alaah waaa faraxad weeeye nin muda laga dhex qabtey👍
@hindaawbiixi41883 жыл бұрын
Kkkk
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
MAANTA MAXAY IS BADAL AH O AY HEYSTAAN WAKAASE BEEL BEEL LA ISU LEYNAAYO DHINAC CANFAR KASO ORDEYSO.DHINAC LIYU POLICE LA LEEYAHAY HUBKAA LAGA DHIGAYAA MARKA IS BADAL MAHEYSAA
@axmedmaxamuud31757 жыл бұрын
i am from muqdisho wan ka helay dhaqanka baadiyaha iyo caanaha iyo aqal somaliga iyo geelka eriga illahay nabad ha yeelo deganka somalida
allah baadiyaha beelo waaye caano geel oo saafi ah iyo cawo macan Somali illahay dhul fiican wuu nagu beeray
@wwqqq32727 жыл бұрын
MANSHALAH MAADAX WEEYNE NOOLAW FROM THE REPUBLIC OF SOMALILAND
@halimawako23246 жыл бұрын
ww qqq uuiiii
@abdowali46310 жыл бұрын
Wale madaxwayne Somali leedahay oo ka sharaf, cisi iyo waxqabad badan Cabdi Maxamed cumar Somali heli mayso. Guulaysta DDS waxad tihiin role model somalida kali ku dayato.
@abuabdulrahman94528 жыл бұрын
isaaq ama daarood ama inta kale ee somali ka koobantahay CABDI MOHAMED OMER allah hadaayee wuu dheeryahay geesinimo car soo sheega nin madax ah oo tuulo u hoyday iskadaa ardaa iyo xero geele maansha allaaah weeye waxa kuu muuqanaysa kalsoonida ciidankiisa uu ku qabo iyo waliba ka waehaynta umadiisa teeda kale buskud ayaabu siiyay waanay ku farxeen cartaasi lakii waxaynu ka warqabnaaa in.madax badan oo soomali ahi ay iibsadeen beerkii ubadkooda markaaa cabdi mohamed omer waa haldooor geesi u soo dhiciyay xaqii umadiisu ku lahayd shucuybta ethopia wanan ku amaaanayaaa ugu danbayntii abdi mohamed omer amaaanta aaan amaaanayo ha iga moodina in uu adeer iiyahay isku qabiilna aanu nahay lakiin runta waxa uy qabtay isaga iyo inta la shaqaysay ayaaan aaad uga dharagsanahay wsc
waxaa fiicnaan lahay in uu lajogo usbuuc si aan u argono dhulka qurxda badan leh iyo xoolaha cajaaibka leh iyo caanaha fiican ee ay cabayeen ,
@zamzamabdi52796 жыл бұрын
Niin waanaag kuuwaraaba maarbuu waayaar hirrayaa
@zakiboy429610 жыл бұрын
hooyadaa was cabdi iley reer cabdile ayuu madaxweyne u yahay ogaden inta kale waxba kuuma hayaan ey ey dhalay
@degahbourcity358410 жыл бұрын
hooyo in aad caydid waa wax adi ku yaala dulliyahow.
@Ceelxaar7 жыл бұрын
reer Cabdile wa,ayo? soo isla ogadenka ma ahaan.. maxaa laka sii saarayaa.. ninkan ogaden madax uma aha. somalida itoobiya ayuu madax u yahay dhaaan qabiilkey doonaadan ha ahaadaan.. badanaa isaaq ayaa u badan jijiga
@زهرةحسان-ع1ن6 жыл бұрын
Waa madax Wayne qaran una si haysan xukunkaa duliyahow uqdadu laysay
@Abdi282410 жыл бұрын
Caadi maaha walaahi. Waa rag nasiib badan oo wadankoodi jooga.
walee ugaadeen jaasus iyo aqli xumo maka dhamato ninkaan in teelagu shaqeeytay ayaa hadana jeel lagu dhaxwasay hooyadii ayaa hada oo yeeysa aduun
@tamaamabdaziz83323 жыл бұрын
Maxamuud cabdi
@abdinassirkoffi77655 жыл бұрын
Alla maxaad dad dulmiday kaxaaxaabi maanta mr iley
@ABDIASKARITUBE10 жыл бұрын
Watch the full Movie... kzbin.info/www/bejne/opXdopdvhZh9h7M
@khadrahassan69417 жыл бұрын
Maan shaa allah. Noollaw. Mudane. Madax way ne
@Abdullahimohamud1566 жыл бұрын
allaa waxay iso xasusiyen wakhtigi aan Geela celin jiray walow aan dhaba dhawn kaga tagay. waa nolosha ugu fican ee aan abid so marro
@mahdicabdi96768 жыл бұрын
cabdi iilay wasakh wasakh dhalay baad tahay
@abdirahmaandacwi6 жыл бұрын
Ninka geela ulisaya wuu qoslayaa farxad ayuu muujinayaa lkn qasab ayay kutahay oo raali kama aha qalbiyan kuma faraxsanayn
@maamehaybe63883 жыл бұрын
Kan AFku ku adagyahay waa Ethiopia
@أجلسحديقة6 жыл бұрын
Waa ii marqati diwan iigalay magac madaxweyne kadhigan dowlad degan waa xer iidhigay gesigey balugana waa ii onlf soomali dugsi muslim afwaa kuaada intin itaalna hub baan uhestaa amxaro magan ayaa iskunahay dugiyada noo ogolada sigaara iyo misjid aadan ood kaxasiyon isbar aba dhigaa ibadaye koley loomashegayo nin dhulsoo maray dhayo leh sida iskulada iyo quranka iskuqabasin lahayen una noqon lahaa wiil iyo gabdho waa mihim awod kusacideso jiritankaaga
@qaranimosomalia89198 жыл бұрын
maansha allah waa wax lagu faano dhaqakeene suuban ee soomaaliyeed.
@صداميةوافتخر-ف5ح5 жыл бұрын
Shekadi aan layaabi jiray geel hide Yahoo Goodman lahar isago OG ABA ahaan saday ayuukuweydidaa
@farxaanmuuse29933 ай бұрын
Ninka dadkiisa zabashi xaar qadhmun osooraacay
@zakiboy429610 жыл бұрын
lkn maalintii lagu jeebeeyo wax ha kuu tarto qabyaada ama rer cabdile ha ku so daayo wacel wacel dhalay
@mowliidshabeel14156 жыл бұрын
Mantay ayay heysataa dambigii uu galay
@itz_Marwa4566 жыл бұрын
Hhhhhh miyaad sii ogayd waa lajeebeyayba
@axmedcynte87236 жыл бұрын
Kkkk ar odaga jeebadaad sheegtay maantay haysataa
@saeedjamac11516 жыл бұрын
Way dhacdaY kkkkkkkk waaaa la jeebeeyey
@beerdilaacshe6586 жыл бұрын
Rayaan walahi caadi ma tihid Qayaas badanidaa abaayo
@axmedmaxamuud31757 жыл бұрын
wuxu dhahay xaftii hore wan cabay xigti dambana wan sugayna ii kala saara aqyaarey labadaas eray
@maameyare31697 жыл бұрын
sxb markuu geelu soo xero galo caanaha ugu horreeya ee la liso xaf baa la dhahaa
@axmedmaxamuud31757 жыл бұрын
Maame Yare mahasanid sxb
@user-mu2pn5tk2l3 жыл бұрын
Geezi wakan🤩💫🤙
@farhiyomohammed29547 жыл бұрын
ala ilaahey ku daa yo muxuu umadii muxuu nooleeyey
@mohamedibrahim94858 жыл бұрын
walaahi siyaasigan wax wanaagsan bu sameeyay waan necebahay aniga siyaasiinta ka faano nolosha dadka reer miiga, waxaa na dhihi lahaa socodka nuucaan oo kalaa badi, dadkaaga ka warhaay oo marwalba xaaladadooda la soco, waxba guri qurux badan ha isku soo xirin sida kuwa koofurta soomaaliya.
@nimcomaxamedxasansss33888 жыл бұрын
waxa weye ninkan waa nin wax fiican u sameynaya dadkiisa maasha allaaah marka wanu jecelnahay
@farxiyomaxamedqolif77585 жыл бұрын
sorry allaha ka soo daayo xabsiga runti ma mud nayn in la xiro walhi sifecan udadaali jiray😢😢😢
@sakariyeyare11232 жыл бұрын
hadda fikirkaga wax maiska badalen
@crisaaqxiis30974 жыл бұрын
Nin noolbu ahaa walee inyar oo qalada waxay ahayd in la cafiyo
@zainababukar28085 жыл бұрын
Wlh in uu sun ugi daraaa fiicned haba la dileeee
@aslagombi2606 жыл бұрын
Maanta meee America ayuu qabtey ayaan maqlee
@Abusaliim303 ай бұрын
Dictator ayuu ahaay Lakin mudan kiisa la marsiiye
@najiibhassan3 жыл бұрын
Dadka haba dhibe Legend ayuu aha wale🥰😂
@ibrahimhasan75116 жыл бұрын
ABDI
@mukhtarhassan89868 жыл бұрын
ma siilkaga qadhamun baa siiyay xabashi dhulkanaga
@abtidoonfry7376 жыл бұрын
Cano eey dadkii lahay eey ka bahan yihiin ayuu iska cabayaa
Juboland way no isu dhiidhibi o magacina ogaden aya kur u qaadi ddsi musharax yada yadii waad madax wayni Nimo wad naga siinay Saan ilayn wan kaga bad iyo Dan na hay gobalka liiban ha Dan na hay marexan mise Nin marexan Hadu ku soo garab is taago Nin Lagu na ta kayo ayad is le da hay Mara ka marexan ku soo ah is Tagu can kii oga den wala Tagi kadib xilka wala is la wadagi
@sh-ka34944 жыл бұрын
Ba eeda kashekesaa baeda waa qarisaa
@abdulkaderjama14947 жыл бұрын
Waan nin dadkiisa jecel .
@qarandoonjararaawi19958 жыл бұрын
gudomie cabdi jamaal nolow sidoo kale
@kawsarabdi77608 жыл бұрын
mashaala
@ibrahimhassan69126 жыл бұрын
War ninkaas reer dawa maxamee rashiid hala iska soo ceyriyo
waa arin wanaagsan in shacabka loo kuuri galo lana dhax galo waxaan dhihi kara cabdi waa nin rageed lkn wax yaabo badan ayaaa wali ka dhiman
@Qaasaali123 Жыл бұрын
ragoow kibirka waa lagu kufaa kaa hala ogaado.
@abdulkadirabdiwahab75556 жыл бұрын
All
@muzjeo6418 жыл бұрын
adeer masaakiinta ka daaa xabada liyuu boliska ka celi hablaha ey kufsadaan malin walba mesha dowlad mataaleeee
@fatumometan64287 жыл бұрын
benale.benale.dhalay. otugaa
@sadamabdirizaq37898 жыл бұрын
ay ay dhaley oo xirsiga lagusookoriyey
@gediosman60558 жыл бұрын
qurux
@baabul1 Жыл бұрын
kibirka mafiino
@shabanguleed70506 жыл бұрын
Warbal kan shekh isku shegaa eega ati illahyow dartaban usobaxney! Matabliiqbaa cabdi ileyow dartaa baan uso baxney moodhoho Ee akhira adan kuhaysana
@HbibalhbibHbibalhbib9 жыл бұрын
daba qoodhi ilahay ka cabso sagaal adeeraday ah ayaad dishay wlhi waan ku dhaartay ilaa hadana waan ka samri lahay shacabka xaqoodu waa ku qaban doona
@suho77126 жыл бұрын
Wuuu qabtayba
@lalamariamibrown10 жыл бұрын
ogaadeenku lahjad xumaa waa cawaan, ogaadeenka iyaga oo qaawan bay xeryihii hargiesa ku jireene tolow imika dhar ma xidheen.ta kale dhulka waxa leh ethiopia somali male khalad baa loo sheegay
@degahbourcity358410 жыл бұрын
to hell with you!
@munaibrahim28279 жыл бұрын
@mohammadrezamohammadi98267 жыл бұрын
H ibby hooyada been ta ka was uraaye dhulka ogaadeen baa leh
@sharmarkeahmed22377 жыл бұрын
Dadka Others ka ahi ileeen way hadlaaan. Aduunyo gadooon Idooor ogaden caayaya
@abdinasirdhagadolol312710 жыл бұрын
Tuug tuug dhalay wxd noqotay madaxweynihi 1ee ogaden u kala eexdo qabyalad & wasakh ayad nagu beertay wadankina wxd ka dhigtay maqaxi u shidan mohamed subeer ogaden intisa kala gabar ayey kugu fadhiyan