Hambalyo mudane madaxweyne Ahmed Mohamed islaam iyo guud ahaan Daarood gaar ahaan Jubaland from GK Garloogube DDS ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hodanabdiramanfarah14582 сағат бұрын
IllAAHooW xasan ka qabo sharkiisa reer juballaand
@Sahalowadan395Сағат бұрын
Amiin
@AbuukarMohamed-v4tСағат бұрын
Qawilka miya ku tageer saa
@Fowzia69Сағат бұрын
@@AbuukarMohamed-v4tHAA QABIIL WEEYE SOMALIA DOQON HURDA LOOMA BAAHNO
@Khdarcrashiir96Axmed2 сағат бұрын
Hambalyo Hambalyo sayid Axmed Nuur guul iyo gomanimo ❤❤❤
@abdirizakabdallah2672Сағат бұрын
Mareexaanow Axmed aan taageerna Daaroodnimo wixii anàga iyo Axmed Madoobe waxa nagadhaxeeya waxaa kadaran siyaasada Xasan munaafuq oo raba inuu sii jooga Villada, anagana aan rabna inaan Villa dib ugu laabana waan uxiisnay Villada. Axmadow horay usoco wixii laga dhaxeeyay dib ayaan u dhiganay Wiil Gedo, Jubbaland
@Fowzia69Сағат бұрын
Aad iyo aad
@Gfghggghf37 минут бұрын
You not mariixaan
@Idriss-f6v2 сағат бұрын
Welcome back Axmed madoobe ✌💪🇸🇴 From jigjiga
@magafeabtigiis1852Сағат бұрын
Kismaayo intad iska deyso jigjiga xure heer warfa oow somali waad nagu cebeysan koley fiiq baa loo celin madoobe
@CabdinuurXasan-g7p2 сағат бұрын
Congratulations 🎊 Madaxwayne ahmed mahamed islaam 🙏
@Abdinasircirro6323 сағат бұрын
Congratulations mudane Axmed madoowe❤🎉
@AxmadTayoСағат бұрын
Axmad madobe guul guul guul guul
@MohamudFaysal08982 сағат бұрын
Axmed Islam guul
@firdowsmusay-ze9gs2 сағат бұрын
Axmed madoobe guul iyo gobonimo jubaland hanoolato
@abdikadirmoallim12682 сағат бұрын
Well done ahmed madoobe
@caliphabdoe7082 сағат бұрын
Guul
@sahraahmed-fv6rj2 сағат бұрын
Hambalyo hambalyo sayid axmed ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@mubaarigtalasamelyrics73952 сағат бұрын
ahmed madoobe waa laandheere wiil hoog ah
@cismaanguure9272 сағат бұрын
Deegaanka jubbaland ma ahan meel DF ah ay uga hor imaankarto Axmed madoobe waayo shababka ayaa gabaad fiican ku leh deegaankaan oo dib ayay u qabsankaraan shababka haddii ay ku dagaalamaan laba ciidan oo isdiidan taana shacabak jubbaland uma fiicna waa in lawadahadlaa labada dhinac,
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO AHMED MAHAMED ISLAM GUULEYSO ADEER MCN
@muslimlivinglife93412 сағат бұрын
Axmed islaam guul ❤👍👍🙏🙏🙏🙏
@MohamedNur-p2b2 сағат бұрын
Hambalyo axmed maxsmed islan
@nimcosandhere593727 минут бұрын
Wiil hoog waye❤
@abdidiirye2332Сағат бұрын
Walaalayaaloow Hassan Shikh mawax uu doonayaa in uu Ciidanka Jubaland iyo kuwa Fadaralka isku laayo. War Hassanow kajoog aan kula talinee hadhoow yeeysan kula xumaan inta aad is leedahay Oday Ahmed Islam iska dhici.
@Fowzia69Сағат бұрын
CIIDAMO WAXBA KAMA GALIN ISAGU WAA ODAY ISKA NACAS AH MEEL U CADAHAY
Faragelinta federaalku ha kala baxdo jubaland iyo madaxweynaha ay doorteen,reer jubbaland dhinac hawga soo wada jeesteen weerarka gobolkooda lagu soo qaaday.
@cabdulahiciiro2 сағат бұрын
Hanbalyo m.weynaha cusub Ee axmed madobe Damal jidid mxaa dareemeysan😂
@Zm7268Сағат бұрын
Hambalyo Guul iyo Gobanimo, Ka Naxoow nafta waa.
@XaabsaddeСағат бұрын
Hambalyo❤
@CawoiyoAyaan51 минут бұрын
Hassan sh Illaaahey hana dhaafiyo wa nin lagu qaldamey in loo doorto madaxweyne
@CaashoGeeso-weyne2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo
@Maxamedxasan-m8bСағат бұрын
Axmed.madobe❤❤❤❤❤
@yuunastuunis7449Сағат бұрын
Hanbayo madoobe
@Abdiqaniadanali58 минут бұрын
Rayi ahasn aniga waxan qabaa madax weyne kasta in loo doorrto dib oo mid cusub oo an xalada la socon. Aan ladoran ileyn waqtiga ayuu luminayaa
@Dfurehutvuye1234Сағат бұрын
Asc gaylan
@ahmedmussa19842 сағат бұрын
Reer Gedo waa dhexdhexaad almanac safsnayaa dhinaca Xasan sheekh.
@Fowzia69Сағат бұрын
REER GEDO MA TIHID EE HA SHEEGAN LOOMA OOYAANYAHOW
@MaxamedCabduuhab19 минут бұрын
❤❤❤❤
@sunduscabdi-et7ow27 минут бұрын
Ciidanka malaha muqdisha ubahnayd
@ogaaloge3281Сағат бұрын
Ahmed madobow waxan kugu deynay alle ka sokoowna xamze😂
@ikranmoha451Сағат бұрын
Ahmed ❤
@khadija-zy3zcСағат бұрын
Subxaanallaah hadana Axmed madoobe?waar maxaa midkale loojitaabin waayey?waar col layninee! Haloosheego wiilashaa somaliyeed ee masakiinta ah. In aysan isugu dhamaan dan calooshooda ushaqaysta yaasha
@firdowsmusay-ze9gs2 сағат бұрын
xame wa maxbuus xor maaha ee warkisu micno maleh
@firdowsmusay-ze9gs2 сағат бұрын
xasan munaafiq weligi jubland iyo puntland dagaal bu kulajiray oo haderna ssc bu uso dhigtay
@AbuukarMohamed-v4tСағат бұрын
Naya qumayo adiga munafaq
@Huruuse-o5cСағат бұрын
Weli ma "qaswadayaashii-jaajuusiinta ahaa" baa jamhuuriyaddii ku lagdamaya?!
@abdurahmanali4374Сағат бұрын
Xasan Shiikh wuxuu isku badalay dagaal ooge hadduu dagaal ku soo qaado maamulka Daarood ee Jubaland ( dagaal sokeeye bilaawgiisa).
@mahadqafqaf2382 сағат бұрын
Raas kabooni dabcan keenya ayaa baritaatasa Waa meesha laga baqayo A.madoobe in uu u cararo hadii kismayo laga qabsado Lkn khatar kuma aha hada magaalada kismaayo waayo waa hal jid oo gala raaskaboni hadii holawajeer iyo kulbiyow A.madobe ciidan geeyo raaskabooni waa godoon Ciidamada hada xassn geeyay Waxay sugayaa amaanka xeebaha ee ciidamada domaha xamar uga imaanaya ay isticmaalayaan Waxaa iskacad mar hore ciidamadii A.madoobe ee. halkaa u joogsy in ay dawlada xasan kubiireen oo diyaaradi halkaas ma timaadeen hadii aan xasan ciidan ujoogin Darashadii maanta A.madoobe Waa isku dhex yaacsanaa Wuxuu u e kaa in kalsonidii Umada dhumiyay xitaa gudomiyaha barlamaanku markii hore Waa xishooday in uu yiraaho A.madobe waa gulaystay Marka ogaadeen islayn maayo Xamsana haeiye ayuu wataa Kismaayana 35 sano barakicin Isbahaysi hawiye iyo ogaadeen Ama hawiye iyo mareexan ayay dhibane u ahayd
@ahmedziyad60672 сағат бұрын
Adigu maa wariye ayaa tahay mise siyaasi,markasta waxaad inoo soo tabisaa war dhinac ka raran oo aad ku taageerayso Axmed Madoobe.
hawiye iyo daarood wa kuwa jirtaanka wadanka difaaca
@prosl1153 минут бұрын
@firdowsmusay-ze9gs maa daroodkii keenay ethopianka xamar baa waddanka dhifaaca kkkkkkk
@firdowsmusay-ze9gs2 сағат бұрын
firdhiya dhabar jebin kusameyay jubland dhulbahantena way kuraacen wayo haday kuraali ahayn firdhiye iyo warqada xaaranta iskutuuri lahayen horta reer ssc kuligod wa horgalo dantoda aqoon
@sahraahmed-fv6rj2 сағат бұрын
Xasan waa rafanayaa😂😂😂😂😂😂
@AminoHussein-c3e2 сағат бұрын
Axmed madoobe marbu Qabasho laha Wana marki xasan io xamse ucamirayen Lkn nin ilahay samir kumanaystayba dalka haystey E xasan io xamsow dadka utudha samirna Qaata.
@mohamedbillow8828Сағат бұрын
Wariye nin weyn batahay cidnimada yee kuqadin😂😂ahmed aya dib iskudorti deh
@IsmaanCiilow2 сағат бұрын
Axmed walahi nin raged iga dheh
@Darulqalam12Сағат бұрын
like plz
@ahmedmussa19842 сағат бұрын
Odey Xasan sheekhow sidee maanta dareemeysaa?
@Hanifarahk2 сағат бұрын
❤
@adanabdi5249Сағат бұрын
Fahad Yasin ayaa sheegy.
@Idriss-f6v2 сағат бұрын
Waa been warka sheegaya cidamo Hawiye Raskanboon la geeyay😂 Waayo Darood baa cuni oo ku xoogan Jubaland.
@Michealfot2 сағат бұрын
KZbin ley waa jabhado cusub oo Somalia loo soo direy
@Aliyare252 сағат бұрын
😂😂
@MohamedAbdullahi-vd9iz2 сағат бұрын
😂😂😂
@abdigafaryusuf84172 сағат бұрын
Kuwa ciidanka la geeyey raaskaambooni iyagaaba godoon ah haddii la isdilana kenya ayey geli doonaan aakhirka aad bay ugu fududaadeen
@cabdullaahiismaaciil5708Сағат бұрын
Meeqaan lahayn tolkay Ogaden war Xamze idin ma metelo kursigii Daaroodna wuu dayacay. Maanta wakaas wuxuu cid taro iska daaye isagii loosoo isticmaalay si uu u burburiyo maamulkii meesha ka dhismaa
@ahmedmussa19842 сағат бұрын
Haddii dawlad caddaaladihi jirto, ciidankaasi inay shabaab xoreeyaan uma socdaan.
@GeeleJire-m7w2 сағат бұрын
Dayuus weeye Axmed madoobe, waana in loo ciqaabo wixii kismaayo ka dhaco.. hana lasoo xidho ninkaasi... meel aan shabaab ahayn uma furna... Daanyeer weeye..
@abdiwelinuraden9190Сағат бұрын
Siyasada baro guul iyo gabanimo ahmed mohamed Islam ahmed madhobe guuuuuuuuuuuuuuùuuul
@abdiwelinuraden9190Сағат бұрын
Waxasi wexey kutuseysa neceebka iyo cuqdada hawiye ee uqabo darood hawiye hadatihin siyadada barta ahmed mohamed Islam wa libaax libaax Daley maxa qaban karta wanaguleystey hassan munafaq, qabri fagte ,meydadka canshure, iyo hamse marxuum wukaguleystey iyo adhiga dabadilifka uah hawiye dawa cayuun
@@abdiwelinuraden9190 adiga iyo asagaba 2 Dameer baad tihiin, kismaayo Axmed Xassan sheekh baa u gacan galiyey, hadduu maanta ka furfuri waayo, hubaal weeye Ogaadeen waa laga waayi doonaa Jubbooyinka, dadka deegaankaa u tashan doona, haaa Saas weeye... bal aanu eegno waxa ciida qaran meesha iminka tagay kala kulmaan...
@abdiwelinuraden9190Сағат бұрын
@GeeleJire-m7w adhiga iyo hassan munafaq qabri fagte, meydad canshure, hantidha qaranka Bobey, munafaq ayuu markihoreba hawiye aha wakasi hawiye hal dowlad ama state eey laeyihin hashegan ahmed mohamed Islam wagaranaya sidhi layelo hassan iyo mafiyadha uwato weyna jabeyan markey arkaan libaaxa libaaxa Daley eeh hassan munafaq hurda udhithey guul wanguleysaney hassan ayana aqonsadona ahmed inu yahay madaxweynaha state juballand marka adhiga hawiye daba cayuun mjikate shingo bila wasiwasi nonsense car wakase kiswahili ama english kuhadhal baqti jahiil wa wuxu hassan munafaq asago garaneyn carabiga buldanana halki lagarabey inu daho biladuna war wuxu jahilsana calamka jahil an siyasad aqoon ayaa loyaqana uuf xassan dhiqo,munafaq,maakinta barakiciye ,dul iyo qaran xarashte asaga iyo marxuumka marhorey bakhtiyey ee akharo lodirey uuuf uuuf uuuf LIBAAX LIBAAX LIBAAX AHMED MOHAMED ISLAM AHMED MADHOBE GUUL GUUL GUUL IYO GOBANIMO HAJABAN HASSAN DIIQO IYO MAFIYADHISA ASAGA IYO MAXUUMKA IYO HAWIYE DABA CAYUUN DOWLAD INAD BURBURISAN MOYE DAWLAD INAD DISTAN MAJIRTO MARKA SIDHA DENI UYELEY UMBUNA AHMED YELI DONA HASSAN MUNAFAQ IYO MARXUUMKA BAKHTIYEY EE WAXANA KENEYNA MOHAMED ABDULLAHU FARMAJO MADAX WEYNAHA UMADA SOMALIYED XABIBUL MALAYIN EE AQONTA BADNA INTASI WAXAN KULEYAHAY GUUL IYO GOBANIMO GUUL AHMED MOHAMED ISLAM AHMED MADHOBE LIBAAX LIBAAX DALEY SIYASAD UKAMAQANYHAY MA DHADANTO
@sahraahmed-fv6rj2 сағат бұрын
Xasan mooryaan
@LudwigStolzmannСағат бұрын
10 Sano ayuu la dagay Gudoomiye Axmed madoobe Kismaayo. War Ka hor wareeg umadda oo talada ha wareegto. 8sano isku xigto wixii ka badan waa wadadaii ku bixi lahayd. Ee sharaf ku bax.
@firdowsmusay-ze9gs2 сағат бұрын
reer ssc is cadeeya hadad xasan sheekh kuraacsantuhin inu daarood ladagaalamo way ba idinka muuqataye oo dastuurka xaaraanta idinka hor boodaye
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi2 сағат бұрын
Madoobe taageer sanahay lasaco xasan sheekh see daramysaa
@AbuukarMohamed-v4tСағат бұрын
Daarood waa laa wasa
@FarxiyaCarab-fh6mhСағат бұрын
Kk maxad wasi adeerka xasan duufle lawasay@@AbuukarMohamed-v4t
Dowaladu wa iney xasuuqda mamulada amarka dowlada diida jubaland wa in sidii loo galey tigrey wa in loogala 1 one Milion ba dhamatey tigre wakuwas afka kusoo qaatey kabaha dowlad wa tii lagabaqa
Adeer farmaajo dhagool ba rabay inu maamulada daarood burburiyo isago Hawiye waji ka raadinaya. Xasan garguurte ba la qaataa oo waxan odhan karna Hawiya nagu soo duulay, oo dadku waa kacayaan. Lkn mid daarood ah sida farmaajo oo raba inu burburiyo puntland iyo jubaland ba ka khatar badan Hawiye kasta.
@firdowsmusay-ze9gs2 сағат бұрын
@keykey2594 wa runta
@ayaanibrahim87352 сағат бұрын
@@keykey2594WAR😂
@KatramahamedOsmaan2 сағат бұрын
Madobe waa ka guulaystay xassan lkn jubaland waa udhamatay ilhy uunba dhaafin kara madobe
@aliabdi83472 сағат бұрын
Hassan sheekh iyo Ahmed madoobe is dagaali doonaan kadib dib u heshiisiin baa loo qabanaya. Hassan waxaa laga qancin doona dowladda muqdisho yaysan ka burburin
@TubeNajiibСағат бұрын
War bal waalidan firiya nin baa laleeyahay dorasho haqabsan labasanaanu kuugu daraynaa labasano kadib dorasho qabso as a diiday marabo mido kordhin oo had an raba in an qabto doorasho iyo dagaal bay inootahy hadaba 😮
@firdowsmusay-ze9gs2 сағат бұрын
Sayd axmed madoobe wuu kaguuleystay xasan iyo firdhiyeba laakin reer ssc cudur daar bay leeyihin oo labo gooni goosad bay udhaxeyan war waxba qarin mayno ee dadkas halataageero
Anoo ah ruux ka soo jeeda SSC-KHAATUMO waxaan aaminsanahy in Axmed madoobe uu yahay kansar, waa ruux jaahil ah kuna xun la dhaqanka dadka soomaaliyed marka aad aragtaba wuxuu ka shaqaynayaa khilaaf