Daawo;- Muqtaar Roobow & Axmed Madoobe Oo Qaabkii Shabaa Ugu Biireen Ka Hadalay Iyo Arin Yaab leh

  Рет қаралды 66,435

Shabelle Channel

Shabelle Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 42
@faizajama1874
@faizajama1874 2 жыл бұрын
Waxay Ahmed modoobe iyo Rooboow noogu qoslayaan caqli xumadeena (shacabka ) somaliyees. Ragii dhiiga shacabka cabay baa na hortaagan oo qoslaaya. Ninka (Rooboow) ninka noo qudbadaynaaya waa ninkii ubixii dalka wax u soo bartay ku qarxiyey Hotel shaamoow.
@khadarjamac-c3i
@khadarjamac-c3i 7 күн бұрын
Soomaali uun baa dembiilayaal doorata
@cismaanguure927
@cismaanguure927 4 ай бұрын
Sheekh axamed islaam wali wuxuu ku taaganyahay diintiisa xukunkeeda ogaada cidkasta oo facaysta iyagaa jabayse,
@osmaanibrahim7045
@osmaanibrahim7045 2 жыл бұрын
Ciil badnaa kuwaan dad laayo Malaga yahay waliba wuu nooga sii shekeynayaa alow naga qabo adaa wayn oo waaxidee maantana intaas oo ruux ayaa ku dhimaday koox ey iyaga sameeyeen oo waliba ey amiir u ahaayeen subhanalaah kuwa dhagaysanaayo sow kama darna
@abdiwahabmohamudisse8330
@abdiwahabmohamudisse8330 2 жыл бұрын
subxanallah allow kuwan naga qabo.
@ciiltire509
@ciiltire509 2 жыл бұрын
Jiiskaan ugaadeen waakan axmed madoowe Allshabaab ka weyn ee qaraxyada kasoo dejiyo dekeda kismaayo ugaadeen somalia waxba kuma leh
@zubeirabdirahman3650
@zubeirabdirahman3650 2 жыл бұрын
Waxan dantena kadax aragno qimaa nogumafadiyo adher Iska buuuq
@khalidibrahim3040
@khalidibrahim3040 8 ай бұрын
Adeer Somalia Somali baa leeh Ogaden naah waa somali ee dalkaa adii gooni umalihid ee Allah kacabso
@AbdiWaahid-b8d
@AbdiWaahid-b8d 3 ай бұрын
War axmed madoowbe waa odey jijiroole
@jamaabdi-ym6dr
@jamaabdi-ym6dr 5 ай бұрын
anigu waxaan la yaabanahay ninkaan kuwa uu u waramayo xog moognimadooda
@umuaxmed5078
@umuaxmed5078 2 жыл бұрын
Akhas shicibka reer koonfur dhiig ma leh
@Ania123-g8u
@Ania123-g8u 2 жыл бұрын
Nacnac Allah idinka qabto umada tuugo beenalayaal tuugo kuwa u sacbinaya iyo idinkuba isku mid ayaatihiin intii aad discern Allah ayaz idinka jaa is eryaneeyseen doona wa Ayaan daro dadka aad hor muudkz u noqoteey yazhuudiina tuugo Allah idinka qabto umad aamiin yaarabbi
@caaishaxaaji5850
@caaishaxaaji5850 2 жыл бұрын
Is kashifa
@Abdulaahi-lj4kp
@Abdulaahi-lj4kp 7 ай бұрын
😊😊😊
@abdullahiabdi4354
@abdullahiabdi4354 2 жыл бұрын
Alle kacabsada ahmed iyo Rogoow
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 2 жыл бұрын
Horta ogaada waa aas aasa yaashii argagixisada
@sh.khalid1186
@sh.khalid1186 2 жыл бұрын
War qolodaan Wa qolo gaaloowday madaxda idiin sheeganeysa. Alshabaab taageera ayagaa xaqa kutaaganee. Propoganda Hala Iska JIRA somaaliyeey
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Күн бұрын
Laba itobiya kenyanA mid budlaan inacabdi rashid iney ixayirtay saa kadib qofki babur racin xarig socelin haben kadib babur bilabasabor islaqofki lagugeyna may qaxoti mase ogadeen badaqad saxiix qofkas gobolkaga kena iisoqabo inaceydid abu amerika abu
@hussienabdiaziz6214
@hussienabdiaziz6214 2 жыл бұрын
Adiga iyo muqtar iyo alshabab iskomahaysa din basa waxad iskohaysan hunguri isko caqiidana wadtihin
@ciiltire509
@ciiltire509 2 жыл бұрын
Kismaayo dadka beeraleyda ayaa leh
@salebanidiriz5903
@salebanidiriz5903 2 жыл бұрын
Somalidu waxbay isu qaldaan axmed madoobe waxa uu shèegay in ay isu qabteen kitaabka illahay iyo sunah nebiga waxay dheheen haddii aynu ku dhaqano waxaa lumaya hadfkii xaragada markaa meesha diin laguma hayo ee waa fikir fikina diin maaha tusaale qaraxii ugu danbeeyay waxaa ku dhintay 200 oo qif shacab muslima diintu waxay leedahay qofka muslima ka ah dhiigiisa iyo maalkiisu waa kaa xaaran roobow iyo axmed madoobe gidaar bay soo tabteen waanay ka toobad keeneen
@bossman1024
@bossman1024 2 жыл бұрын
Shariifka madaxwaynaha ka aha Maas sheegtid Dadka kale miyad soqadan
@abobasement346
@abobasement346 2 жыл бұрын
OMG waxaan kah xumahay kuwah u sacbinayah war waxaan iskah xoreyah waa mafiyoh lo so diray burburkah somaliyah kuwih shalay Qarxinayey bah wasiroh ah way Quslayan waxaan waa qabil iyo tuugoh
@bossman1024
@bossman1024 2 жыл бұрын
@@abobasement346 marka hore so baro sida somaliga lo qoro adigon aqonin Dadka inad lahadasho waan ka xumahay
@hamdaabdi4970
@hamdaabdi4970 2 жыл бұрын
Waxas baa la dhagaysanaya dhiigu umudu ku maqan yhy alla ciil badana oo calool.xumo badana side asago kale madax u noqon kara
@cabdijaamac8489
@cabdijaamac8489 2 жыл бұрын
BAL DAYAAY DULMIGA DOC KASTABA KA JIRA DALKII AAN LAHAYN. Waxaan DIIN lahayn. Damiirkana ka madhan. Dadnimana ka tagay Dugaagana ka daran Oo Duleeyay baa Dawladnimo ku degay. Soomaalina la degey. Mana laha DADKEY DUUB iyo WADAAD DIRIC IYO NIN RAGA LAGU DIIRSAN KARO
@fadumomukhtar3384
@fadumomukhtar3384 2 жыл бұрын
Dad jiran ayaatihin waruntod dinbey kukalatagen ninka tasdidan kanhada kujira shabab weye
@PukhaariSheikhcali-pn2gb
@PukhaariSheikhcali-pn2gb 8 ай бұрын
Danku ilaalino kkkkkkkkkkkk
@osmaanibrahim7045
@osmaanibrahim7045 2 жыл бұрын
Tuug kaaba laadarka weyn ee alshabaab waa adiga iyo Roobow ilaa idinka la idindilo somalia nadagayso
@Ania123-g8u
@Ania123-g8u 2 жыл бұрын
Musuubo kugu dhacday waa tuugo u heshiisay umada soomaakiyeed tuugo Allah idinka qabto shacabka soomaaliyeed in shaa Allah inta usabcineeysa iyo adigaba aduunka idinku cadaabo in shaa Allah tuugo kuligiin waxaa tihiin dhiigya bayo ka MA caasha dhiiga umada yaahuu maad hada u baneeysid umada meeqa sanadood baad dhexfadhidaa kismaayo maxaad uga xoreeyn weeyday meelaha ay heeystaan yaahuu
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 2 жыл бұрын
Kkkkkkk sub xaanalah ileen axmed ileen isagaa uwaynaa bismilah kkkkk
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walahi axmed madoobe waa cadaadatay ileen
@mubaarikabdiabokor2309
@mubaarikabdiabokor2309 2 жыл бұрын
Cowl yahanka iska ilaali
@sheydanwaseblackmanba5214
@sheydanwaseblackmanba5214 2 жыл бұрын
...
@bajsuhsgsusuej2824
@bajsuhsgsusuej2824 Жыл бұрын
I l a a h e y, d a a l i m, h a d i y o, m a s i y o,, d a d j a r ii m a, g a l a y, b o q o l a a l, q o f l a a y e y, a y a a, m a d a x l a g a dh i g a y,, n a w a d, h e y h a t a h e y h a t a, waye
@deeqacade6938
@deeqacade6938 2 жыл бұрын
👎👎👎😜
Sir Culus: Hadal Xasan Sheekh afkiisa ka fakatay ayaa la isku heystaa.
19:14
Turn Off the Vacum And Sit Back and Laugh 🤣
00:34
SKITSFUL
Рет қаралды 10 МЛН
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 108 МЛН
UGAASKA OGADEN OO UU HANJABAY AXMED MADOOBE UNA QABTAY....
9:25
MAANRAAC TV
Рет қаралды 35 М.