Wasiirnimada Roobow, Taariikhdiisa Maxaa laga yaqaan, 4 Sababood loo keenay iyo cida Sababta leh!

  Рет қаралды 60,263

Gaylan Media

Gaylan Media

Күн бұрын

Пікірлер
@saabiriincadey2608
@saabiriincadey2608 2 жыл бұрын
Allah cali dheere Mey Noga dhiigaaan wazirkaa amnigaa taas leey Nodhimaan
@fahmicumar6400
@fahmicumar6400 2 жыл бұрын
Hhhhh sawmaha wll
@saabiriincadey2608
@saabiriincadey2608 2 жыл бұрын
@@fahmicumar6400 isku miid leey maah hoo
@ciiloowkulmiye6481
@ciiloowkulmiye6481 2 жыл бұрын
Walaga dhiga mardhow hasugi Waynin 😂
@ahmednuurabditawakal6655
@ahmednuurabditawakal6655 2 жыл бұрын
Wariye faarax waa wariyaha qudha ka dhagaysto saxafada somaliya thanks sidad nogu soo gudbiso wararka xasaasiga ee ku qotama xaqiiqda
@zeinihussein1330
@zeinihussein1330 2 жыл бұрын
Shacabk Somaliyed aya kubud lugu kor ciyaari. May Allah bring peace and stability🤲
@themoice6156
@themoice6156 2 жыл бұрын
Somalia waan ka baxay macasalaama🤚
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 2 жыл бұрын
Cajaaib waa umad baarlamanku yahay wada dhiigya cab
@saaradahi6675
@saaradahi6675 2 жыл бұрын
Where to go? Sjaraf wadankaada ku leedahay
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 2 жыл бұрын
Qof ayaa tahay somali miyaa kuu baahan maskiin yaheey
@themoice6156
@themoice6156 2 жыл бұрын
meyre shabab ma thy adiga halke u kululatay quruxey
@mahadshariif1981
@mahadshariif1981 2 жыл бұрын
Kooxda xasan dhiiqo awal hore shacabka xalaasha ah ee qabyaalada iyo qudhunka neceb kalsooni kalama dhaxaynin iminkana dadkii uu dilaalka iyo dabo dhilifka u.ahaa ayaan ee beesha 6-xaad ayaan isku aamineynin somali ilaahay habadbaadsho aamiin 🤲 wariye mahadsanid 👍🍇☂️
@fiidowmrk
@fiidowmrk 2 жыл бұрын
Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴
@fe8445
@fe8445 2 жыл бұрын
Taariiqda Rooboow waa isku jir. Wanaag iyo xumaan way leedahay. Laakiin baarlamaanka waxa dhex fadhiya kuwo aan weligood wanaag uusan ag marin.
@neleyenel3610
@neleyenel3610 2 жыл бұрын
Asc waxaan rabaa inaa u mahad celiyo wariye Farax, xaqiiqadii wahaa tahey wariya ugu fiican somali sida qiimaha and Isugu soo diyaariso xaqiiqada aad tabineeyso maashaa Allah. Mahad sanid walaalo.
@IlkacaseIlkacase-dr6qu
@IlkacaseIlkacase-dr6qu 2 жыл бұрын
Waaa cajiib runtiii 💯💯💯
@abobasement346
@abobasement346 2 жыл бұрын
waxan dowlad haku shegin roblow waa gacan ku dhigleh waxaan waxaa kah danbeyah waa xasan dhiqow iyo mahad damer somalih way u dhamatay
@abdisalanismailabdilahi7283
@abdisalanismailabdilahi7283 2 жыл бұрын
Mahad salaad iyo roobow Waa basaasiin Ku dher Jira nidaamka siyaasada Somalia Waana dilayaal aan damiir iyo garasho midna lahayn
@munasaryare5156
@munasaryare5156 2 жыл бұрын
First comment 🙏💚
@HaldhaSomchannel6023
@HaldhaSomchannel6023 2 жыл бұрын
Wa wadan lagu ciyaarayo allaw sahal amuuraha
@felisabdi3794
@felisabdi3794 2 жыл бұрын
Xasan iyo xamse waxaa cad iney mahad salaad ka talo qaataan isagana lug ku keeyahey shabab… talo xumo iyo caqligii oo noqdey ku raad joog qofkale iyo kas la’aan… Subxaanallaah
@kiinabdi680
@kiinabdi680 2 жыл бұрын
Wa yaab dawlada oo dhan wa Alshabaab Allow umadada Soomaaliyeed badbaadi
@saaradahi6675
@saaradahi6675 2 жыл бұрын
SubxaanaAllah, Allah ka xishoo nio. Goormey noqotay diinta Allah canbaar iyo jihaadka In aad ku jeesjeesto.
@abdiadam3808
@abdiadam3808 2 жыл бұрын
soomaalida la leenaayo miyaa jihaad ah ! , meeqa muslim oo soomali ah ayaa dishayn, ilaahay naarta ha idin ku fogeeyo wixii shbb jecel.
@saaradahi6675
@saaradahi6675 2 жыл бұрын
@@abdiadam3808 imisa dhiiga Soomaliyeed daadisay hadana aad qabiil ku taagereysid. Imisa madaxa ah oo dhiigyo cab ah parlamka Somslia fadhisa, imisaa munaafaqiin ah jaajuus ah, imisa hantida shacabka boobeysa fadhida parlam ku sheega.
@cabdiraxmaanjinoole7248
@cabdiraxmaanjinoole7248 2 жыл бұрын
Siyaasada Soomaaliya waan kuwarer NY alow urnoobixi
@OmarAli-ef5if
@OmarAli-ef5if 2 жыл бұрын
Nin argigixisa ah in xiil lomagacaba waxa yaqana xasan sheikh maxamud wana mid laga xumada
@ambarashkir3336
@ambarashkir3336 2 жыл бұрын
Somalida inteeda badan waa criminal, waxaa barlamaankooda ka bixi warlord badan🫤🫤🫤
@leilahashi8841
@leilahashi8841 2 жыл бұрын
Roboow waxaa ka xagjirsan mahad salaad sababto ah mahadsalaad sicad ayuu uga tirsanyahay shabab
@xiishkhaliifcadecade1534
@xiishkhaliifcadecade1534 2 жыл бұрын
Waa nin ku fiican meesha loomagacaabay midakale waa wado uu kusiigaarayo kursiga konfur galbeed. Allaha kuguuleeyo xilka
@abdifatahali428
@abdifatahali428 2 жыл бұрын
Doowlada Xassan waa jug jug meeshaada joog. Dowlada cusub ee Xassan waay lamid tahay ( filin continues show ah ). Same same dhamaad ka soo gaar ama la bilaabo waa isla meeshii . Allah Somalia cuqubada haysata ma yara !
@qoraneofficial3613
@qoraneofficial3613 2 жыл бұрын
Qalbiyada bani aadank allaah oo kaliya ayaa og ee rabi hanoga dhigo mid na anfaca ileen xasan shiekh aqabalnay roboow waxii lagu diidaa waa qalad weyn
@Abdulcadde
@Abdulcadde 2 жыл бұрын
Waxaa loo arkaa nin Mowqifkiisa & Diintiisa aan islaheyn shalay waxuu dadka u sheegi jiray maanta inuu ka hor yimado waxay u dhigantaa Diinta inay ka aheyn Caqiido ay ka tahay dano Intrest
@lulhagi4510
@lulhagi4510 2 жыл бұрын
Subxanallah ilahow no gargar
@ahmedkahiye6342
@ahmedkahiye6342 2 жыл бұрын
Mr faarax ROOBOW iyi Saaciibkaa FAHAD yaa halis badan
@faysalabdisamed4976
@faysalabdisamed4976 2 жыл бұрын
Faaraxoow Roobow waa wasiirka kaliya' een Taageersanahay anigu. By: Faysal wajaale. Somali land
@maxamedcabdirahman942
@maxamedcabdirahman942 2 жыл бұрын
Waa is qarin waysay soo maahan
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 2 жыл бұрын
indhihiisa markaad fiiriso ,allah muxuu dad diley subxaanalaah
@gudoomiye6918
@gudoomiye6918 2 жыл бұрын
Somaliya dhimatay wlhi🥺
@ibrahimcandocsziizadam7593
@ibrahimcandocsziizadam7593 2 жыл бұрын
Waa wasiir aqoon uleh xilka loo magacaabey ama ku Farax ama ka nax
@cabdirisaaqmaxamedhurde8834
@cabdirisaaqmaxamedhurde8834 2 жыл бұрын
Bismilh
@abuanasalansaari9135
@abuanasalansaari9135 2 жыл бұрын
Kuma dhahayo roobow waa saxan yahay ama waa qaldan yahay lkn sidaa oghy waa Nin qadiyad leh mid diin ama mid dalka ah, hadii xususato mar ayu baydhabo ka sii deyay ibraahim xaabsade io rag kale...
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 2 жыл бұрын
aad i aad
@aliosman9609
@aliosman9609 2 жыл бұрын
Waa dhiig yacab, tagfiiri, argagxiye iyo daalim arrange,laawe ah, mgacaabistiisuna .waxay gaf iyo meel ka dhac ku tahay dhibanayaashii uu Roobow eheladoodii laayey
@ramlajama595
@ramlajama595 2 жыл бұрын
shabaab waa shabaab ma aaminsani inuu shababka kabaxay alloow nabadbadi
@salmaanabdulahi2967
@salmaanabdulahi2967 2 жыл бұрын
somalia waxa lawareegay dambilayaal iyo alshabaab waana 4 sano oo dib u labasho ah
@wayyoarrag7574
@wayyoarrag7574 2 жыл бұрын
Hayey robow
@mohamednooorosman9488
@mohamednooorosman9488 2 жыл бұрын
SUBXAAN ALLAH. Somalia meel xun buu dhigay Gurguurte
@abdul-faysalal-hassany5949
@abdul-faysalal-hassany5949 2 жыл бұрын
Somalia keli aya lagu arka QOF GACAN KUDHILE xil loodhibo.. what a hell system government do somalia have... May Allah shower His Mercy on the people of somalia...
@mohamedwarsame1269
@mohamedwarsame1269 2 жыл бұрын
Hawiye Doowlad Noqon Waah, Hassan Shiikh Wuxuu iska ilaalinayaa Qof Heeykal dowladnimo garanaya
@Happy-go-l
@Happy-go-l 2 жыл бұрын
ALlow Alle somalia u naxariiso😭😭😭 xarig kasta uu farmaajo xeray ayuu xasane furayaaa
@aliabdulle1338
@aliabdulle1338 2 жыл бұрын
Faarax waan ku salaamay, waa iska caadi taariikhda culimada in isbadel mabadii‘dooda ku yimaado, waxaa rajeynaa in Roobow uu qoro kitaab uu afkaartiisa iyo sababta isbadalku ugu yimid iyo adillada haada uu dugsanayo uu ku cadeeyo, sidi lagu yaqiin culimadii hore sida Abulxassan Alashcari, imam Shafici iyo kuwa kale oo badan.
@beerahajanada7378
@beerahajanada7378 2 жыл бұрын
Baarlamaankii dalka halkaa dhigay Ilaahaybaanu kureebnay Axaxax dalka halootacsiyadeeyo
@mahadmahad820
@mahadmahad820 2 жыл бұрын
Waxaan jeclaan lahaa in loo maga caabo wasiirka gaashan dhiga Halka looga maga caabay wasiirka dhiinta sababtoo ah waa dagaal yaqaan Karti u leh dagaalka way ku mahadsanyihiin cidii Soo daysay asigana allaha hanuuniyo tawbadana allaha waa fajiyo
@anwerNZL
@anwerNZL 2 жыл бұрын
Ayuu karti u leeyahay masakiinta in uu qarxiyo maskiin?
@gashanleiijeey
@gashanleiijeey 2 жыл бұрын
Aniga somali uma sosocdo somalia naku kala wada markii horaba sabbta aan uga tagey aa jirto kana dartey🤣😭😭😭😭
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 2 жыл бұрын
Somali miyaa kuu baahan maskiin waligaa hasoo noqon ku dhimo meelahaas
@myusuf951
@myusuf951 2 жыл бұрын
Hawiyoow ina kala kaxeeya somalinimo dhimatay cid walba meesheeda dawlad haku noqoto anigiibad shabaab nagu dawladeyseen by by
@shikaariminisoto5784
@shikaariminisoto5784 2 жыл бұрын
Layaaab
@siyaadoshow1433
@siyaadoshow1433 2 жыл бұрын
Wcs 👌🆗️
@abukarmadobe321
@abukarmadobe321 2 жыл бұрын
FARAH GAYLAN “ MAXAA KUGU QARSOON”!
@shambalafe300
@shambalafe300 2 жыл бұрын
Wixi ku qarson allaah og lakinse wuxu ino wada shimbirow heesa heees wanagsan heesa war inta ka agdhaw
@ahmedmoalimabshir4515
@ahmedmoalimabshir4515 2 жыл бұрын
الحقيقة
@jibriilibrahimshariif9500
@jibriilibrahimshariif9500 2 жыл бұрын
Wlhi wa yaab Wan arki toonaa
@dsf9824
@dsf9824 2 жыл бұрын
in xil loomagaaco iskadaaye in uu noo laado Ayaaba qalad ah ilaahay nacdal hakurodo Siyaasiyiinta somaliyeed Meeqa Ruux oo soomaliyeed Ayuu nafyooda.gooyay
@yussufnoor1160
@yussufnoor1160 2 жыл бұрын
Xamse iyo hassan jawab ugu bahan I like the last sentence
@ayubabdi7
@ayubabdi7 2 жыл бұрын
Qof walba waxaa kadanbeysa labo metir oo mustaqbiilkiisa ah: Denni , Axmed Madooba iyo Rooble mustaqbalka soomaalida waay ku ciyaareen ,illahay mustaqboolka khiyaamo hakuciyaaro. Dowlidnimo iyo kaladanbeyn marabaan iyaga iyo Rooble.1- waxay diideen labadaas qof; in qof iyo cod la aado oo ummadda Soomaaliyeed aay doortaan qofkii aay rabaan 2- waxay musuqmaasuqeen doorashadii dalka, oo lacag iyo qabiil ayay adeegsadeen,3- waxay dagaal aay ka rideen Gobboladda Putland iyo Geddo, 4- waxay caddowga soomaalida ku kaalmeeyeen in dalka la baabiyo(Kenya iyo Emmaraatka) oo himiladda dadka iyo dalka la baabiyo. 5- waxay boobeen hantidda ummadda ay ka masuulka ahaayeen . 6- waxay ogolaadeen in paarlamaankii iyo ciidamada soomaaliyeed laburburiyo oo meesha lagasaaro iyagoo fulinaaya hadafka caddowga ummadda. 7- waxay diideen in aay fuliyaan balantii aay qaadeen ama saxiixeen, si dalka horumar u gaaro. ilaahaaw naga qabbo seddexdaas iyo wixii la midka,IWM., towbadda waa furantahay ee kheyr haddaad la rabto soohanuuni oo tus ummadda horumarkeeda iyo wanaageeda , haddii kale naga qabo iyaga IWM. USEFULL IDIOTS, illaahay soomaaliya hakaqabto ,Aamiin, Aamiin,Aamiin
@mukhtaarmaxamed3353
@mukhtaarmaxamed3353 2 жыл бұрын
Hadii wadanka lagu soo dayay dhiig qabahii Ina aw maansuur wadanka waan iskaga baxay salaama soomaliyaay.waa inoo farmaaajo iyo markale
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 2 жыл бұрын
Robow waxa laga yaba inu ilahay hanuniyo ilahay wuxuu hanuuniya ciduudono
@mohamedamiin2889
@mohamedamiin2889 2 жыл бұрын
Xumantisa waad shegty wanagisa sheeg waxu Leya hy wngsn badan
@Ibra12886
@Ibra12886 2 жыл бұрын
Fahad yasiin baa horay usheegay dowladan waa TPLF iyo alshabab is wata allooow wadankaan adaa U maqan
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 2 жыл бұрын
Fikirkeyga roobow wuu cadrystey fikirkiisa lakiin dilaaga qarsoon ayaa kaxunoo waa madaxdii hore, kuwa maanta iyo siyaasiinta,
@abdiaziz8036
@abdiaziz8036 2 жыл бұрын
Dhalinyaro ayaa noo maqan dhalinta lagu soo qabto Al shabaab waa la dilayaa.. ragii Hogaanka Al shabaab ahaan waa la iska cafiyaa xilan waa lagu taxaa 😭😩🥲
@ummumahir7551
@ummumahir7551 2 жыл бұрын
ilah aya no maqan😭
@abdirashidfarah929
@abdirashidfarah929 2 жыл бұрын
Xamse waxaan kula talin lahaa inuu is casilo waayo meesha waxba kuma hayo
@mastarpedia
@mastarpedia 2 жыл бұрын
Guul Roobow
@abdirashidabdirizak7165
@abdirashidabdirizak7165 2 жыл бұрын
Inkastoo Durdur iyo Dabaal uu Galo,ileen Doofaar Madaahiro!!!!! Waa Roobow!!!!!
@yahyeabdi7206
@yahyeabdi7206 2 жыл бұрын
Fadlan WAZIIRKA aflagaadada iyo eedeynta ka daa
@dekaali
@dekaali 2 жыл бұрын
Xasan iyo xamse shaabab dalka waaka sifeyneynaa la isku ogaye shabaab wasiira ah ma noo keenteen inkaarteena kaqabtaan
@tasnimmohamed8670
@tasnimmohamed8670 2 жыл бұрын
Dadka reer muqdisho haka guuran oo meel nolol dhaanta ha raadsadan maamuladana xuduudaha haka xirtan muqdisho waa bahalo Galen’s.
@cirjiidh77
@cirjiidh77 2 жыл бұрын
Idaacada Fahad Yaasiin
@cabdijeestochannel353
@cabdijeestochannel353 2 жыл бұрын
Cajiib
@salahudinahmed5052
@salahudinahmed5052 2 жыл бұрын
War kan wariyaha ah jihaadka ayuu u arkaa wax xun alle caqli xumee .
@shikaariminisoto5784
@shikaariminisoto5784 2 жыл бұрын
Adunyo waa sidan
@camuudiprintingcenter9320
@camuudiprintingcenter9320 2 жыл бұрын
wixii laga yaqaan waxba kuuma tareeso kaabo Odeyga waa Soo Jabee ka Leexo Baaba
@abdalealiabdale7729
@abdalealiabdale7729 2 жыл бұрын
Wadankii waa lala wareegay
@cabdimalikxikam5342
@cabdimalikxikam5342 2 жыл бұрын
Nacasyada nabad iyo nolol
@mohamedaadanwarsame3766
@mohamedaadanwarsame3766 2 жыл бұрын
inkaar hakugu dhacdey ninka posative kiisa sheeg nio inaad mucaarad ku tahay wan uheedana qabiiliste aatahay
@mohamudissak1889
@mohamudissak1889 2 жыл бұрын
Usheg
@jiirowyare9691
@jiirowyare9691 2 жыл бұрын
Wariye ku barlamanka somalia ufadhiya danbiya dadka iyo dalka ay kagalen roobow kamagalin
@abuumacruf3956
@abuumacruf3956 2 жыл бұрын
Faaaraxoooow cuqdad bad Soo qufeysaaaa
@kadarhiss5111
@kadarhiss5111 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Farah abdulkadir
@xasancabdirashid8901
@xasancabdirashid8901 2 жыл бұрын
Roobow Maxaa kujaban inuu kubiiro talada wadanka Majiro wax dambi ah oo lagagalo umada Dhamaan dagal oo gayashii kuligood waxaa lagu abaal mariyey mudanayaal barlamaan sanstaro madaxwananimo Yaa dambi kagalay umada oon la abaal marin 1 C/lahi yusuf 2 Shariif axmed 3 mase sudi 4 Qanyare 5 Farole 6 dani oo is sharaxay
@xasanclaahi3119
@xasanclaahi3119 2 жыл бұрын
Waw Waa mit mudan in lagu Dayido maxaa yeeley somalia Ayuu Cadow ku Ahaa mantana somalia Ayuu Garab Ayuu uyahay wuu garab taagan yahay guul wcn Ayan leeyahay Alan keena
@MomoMomo-jl8gt
@MomoMomo-jl8gt 2 жыл бұрын
Ma ninki qarxiya shamow waa yaab soomaaliya rajmaleh
@boolocadey4661
@boolocadey4661 2 жыл бұрын
YAA SHAKI UGA JIRAA MAHAD SALAAD ABSHIR BUKHAARI ROOBOOW INEY ALSHAYAADIIN YIHIIN MADAXWAYNUHUNA KA TIRSAN YAHAY ALSHAYAADIIN DOWLADI MA JIRTO EE ALSHAYAADIIN BAA MEESHU U XIRAN TAHAY UMADA SOOMAALIYEED WAA U DOWLAD LA'AAN SHUFTO IYO MACRAKO DAGAAL OO WAJIYO BADAN WADADII HALAAGA AYAAN CAGTA SAARNEY ILAAHAAY HANOO GARGAARO. CIDNA NOOMA MAQNA CEELNA NOOMA QODNA .
@qarbegulaaf3502
@qarbegulaaf3502 2 жыл бұрын
Ninyahow afsomaliga waxaan.moodayay inaan dadku ugu foolaadsanahay lkn adaaba iiga ogogleh aqoonta afka hooyo
@cismanibrahim7538
@cismanibrahim7538 2 жыл бұрын
tarenki.somalid.iyo..aharigitad..heeshis.mida.somalida
@zeinihussein1330
@zeinihussein1330 2 жыл бұрын
Wale shekada Faxad Yasin aya igusodacdi markan ogadi saxib nima Mahad salad iyo Robow. Arint haday cadati.
@Ania123-g8u
@Ania123-g8u 2 жыл бұрын
Soomaaliya waxaa caadi kanoqotay in den biilayaasha lagu abaalmariyo xukun rooboow waxaa gacantoida ku umaqan kumaan United soo soomaali ah yaahuu walee doowlad kama soo socoto soomaaliya
@mohajebi8131
@mohajebi8131 2 жыл бұрын
Nin wakhti wuu soojapaa
@MaxamuudFarax-f8g
@MaxamuudFarax-f8g 4 ай бұрын
Dhiigyo cab
@jcxbjxjx7798
@jcxbjxjx7798 2 жыл бұрын
Waa yaab nin dilay dad badan qarxiyaay babi yaay side logu aminay.shacab dhan xasbiyallahu wanacmal wakiil
@Shaafka
@Shaafka 2 жыл бұрын
Rooboow maaba la magacaabay
@cumarcabdicinif1843
@cumarcabdicinif1843 2 жыл бұрын
Rooboow waxaa uu ku helay xilkaan xaragii Farmaajo ee kuma helin tayuu leeyahay
@wareergooye6206
@wareergooye6206 2 жыл бұрын
Sotto iscallo
@beerahajanada7378
@beerahajanada7378 2 жыл бұрын
Maalin bar cusub aduunyooy xaalkaa be Maanta iyo roobow ??????????????????? Waalagasheekayn inbadan
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 2 жыл бұрын
Mahad salaad waxaa siii caddaaatay in uuu ka mid yahay argagaxisada
@kamalmuhumed9472
@kamalmuhumed9472 2 жыл бұрын
Roobow wanalagu khaldaya malaha 🙄
@hananali7818
@hananali7818 2 жыл бұрын
Ali dherana hadhigta madaxweyne taas aya dhiman walee wey so socotaa soomalaay dhagta hanii dheerato
@hmzeomaar981
@hmzeomaar981 2 жыл бұрын
Gaylaan waxba kama jiraan waxaad ka hadlayso adeer odaygu kooxdiiniibaa la heshiishay danbigiina kamaydhay
@ummumahir7551
@ummumahir7551 2 жыл бұрын
ilahow adga mhad iska leh hadi anan jogin muqdisho🤣ree titok yau maqan
@dahirb
@dahirb 2 жыл бұрын
Xasan dahir Aweys asagana halaga dhigo wasiir Kuwo hore dad soo dhameeyey senetaro ayey noqdeen Somali waa ka caadi in kii dhila sharfan abaal mariniyan
@trumpppl2024
@trumpppl2024 2 жыл бұрын
QOLADDII FAHAD IYO FARMAAJO 4 SANNO U XIRNAA . SHARCI DARO HAL MAALIN XATAA MAXKAMAD LA KEENIN DEE
@kaahinmali0fficial358
@kaahinmali0fficial358 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk somaliya waxaa jogo ayaa wada dhig yacab ah robowna waa nin fikirkisa hora kaso noqday wuna ku mahadsan yahay inu ka midnoqdo dowlada somaliya waa uu istahila xataa inu noqdo madaxweyne somaliyed
@40Durkiya
@40Durkiya 2 жыл бұрын
Ilaahow riyo nooga dhig 🤣🤣🤣🤣🤣
Why no RONALDO?! 🤔⚽️
00:28
Celine Dept
Рет қаралды 102 МЛН
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,4 МЛН
I thought one thing and the truth is something else 😂
00:34
عائلة ابو رعد Abo Raad family
Рет қаралды 17 МЛН
UGAASKA OGADEN OO UU HANJABAY AXMED MADOOBE UNA QABTAY....
9:25
MAANRAAC TV
Рет қаралды 35 М.
Sir Culus: Hadal Xasan Sheekh afkiisa ka fakatay ayaa la isku heystaa.
19:14
Why no RONALDO?! 🤔⚽️
00:28
Celine Dept
Рет қаралды 102 МЛН