Daawo mw Cagjar Ma Difaacaynno Somalia Shalay Ayaa Nala Soodhiibayey Annaga Dantaanada Waan Naqaan

  Рет қаралды 27,442

Anfac Media

Anfac Media

Күн бұрын

Пікірлер: 201
@user-lp9xe6pb1c
@user-lp9xe6pb1c 9 күн бұрын
Cagjarow.waad.ogtahay.in.aad.tahay.maqaarsaar.nin.u.taagan.raali.galinta.gumaysiga.xabashida.
@Januzaaj34
@Januzaaj34 8 күн бұрын
ilaahay amarkii wuu og yahay inu raali galiyaha gumeysiga uu yhy hadana wuuba si indha cadaynaa😅
@AA-uf3bl
@AA-uf3bl 3 күн бұрын
Cagjar waa la hayste daciif ah oo kursi xun iyo dabadhiliflayn ku bedeshay danta guud ee Soomaali iyo Soomaalinimo.- la mood balse noqon waa.
@mazatoshi7501
@mazatoshi7501 9 күн бұрын
Cagjaroow ha baqin kuwaad kabaqeyso anagaa shaqo kaqabaneyna, viva somalia, oromka kibray anagaa gacmihiisa iyo lugahiisa isku toleyna
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 8 күн бұрын
Alshabaab iska celi
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 8 күн бұрын
Alshabaab iska celi
@Idriss-f6v
@Idriss-f6v 8 күн бұрын
​​@@HindaAbdulle-fl2jjAshabaab waa somali waalaala nahay han is dilo ama heeshino , xabashi waa cadow geena koobaad.
@user-dp4tn2xs8l
@user-dp4tn2xs8l 8 күн бұрын
KUWOSOOQORAYA ALSHABAAB ISKACELI ALSHABAAB BADISKMAHAYSANO ANAGU JIGJIGAAN JOOGNAA GUUMAYSIGANA MARABNO SOOMAALI HAYSRAACDO INSHA ALLAAH SOOMAALIYAANUKAMIDNOQON 2025 INSHA ALLAAH
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 9 күн бұрын
CADOWGA SOOMALIYEED WAA ETHIOPIA 🇪🇹 QUSHAAASH QUSHAAASH 🇪🇹 CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH QUSHAAAASH
@GUUL-t2m
@GUUL-t2m 8 күн бұрын
Soomaali iyadaa qaybsan. Sidaa awgeed malaha awood. Cadow kasta wuu bacsanayaa.
@ahmedaydiddiriye2089
@ahmedaydiddiriye2089 8 күн бұрын
Ayagu waa ethiopian saxiib xasidnimad soomaliyaaysan kala tag
@abbdll
@abbdll 9 күн бұрын
Waan ka xumahay inuu sidaas uhadlo. Qorshihiisa wuxuu yhy inuu itoobiya sooraaco walee waa yaabi. Sowtan itoobiya kala tagtay.
@aliabdi8347
@aliabdi8347 9 күн бұрын
Iskadaa mustafe oo ka tirsan waddanka ee Deni, muse bixii iyo iyo laftagareen baa etiobiya soo raacayaa.
@YacqubAli-j9d
@YacqubAli-j9d 8 күн бұрын
​@@aliabdi8347😂😂muuse maahin maamul gobeleed waa abaaha dheesha bilaabay maclinka Waaye ardeydiiss hada isrifayso
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 8 күн бұрын
​@@YacqubAli-j9d somalia haday seylaac diifaacayso dhinaaca sanaag haakaso gaasho maxa jijiga iyo godey yaala oo dagaalka masar iyo somalia isaaguso bahaysaanayaan waa saax in kaa diifaaco seylac waa saax in masar diifaacdo wabiiga nile lkn wabiiga nile sudan 20 kilometre ayuu oo jiira dhankas kadhow seylacnaa dhanka sanaag haaka gaasho somalia
@Ali_qasim143
@Ali_qasim143 8 күн бұрын
​@@baaqshacab1440 Waxaad raali kunoqotay inlagu adoon sado somaliya maxay seylac iyo sanaag j8gjigo iyo godeey isugu dhaantaa adoon yahow xabashi aamin u noqday
@YacqubAli-j9d
@YacqubAli-j9d 8 күн бұрын
@@baaqshacab1440 😂😂sanaag ma shaqaaaqadi jayerd baad arkeysey meeshan xaalkii laascano male bro aadbey burco ugu dhawdahay mida labadaad dadka Dagan Majority Waa Isaaq 80/ bey ka yihiin ciidana waa jooga mrka bro caadi isk dhig bahasha caqli iyo Reer magaal nimo ku dar hadii kle caawada madowba Soo gala sanaag
@nurabdullahi2690
@nurabdullahi2690 9 күн бұрын
Cagjarow diinta ha ku been abuuran wax diin iyo dadnima ah meeshad joogta ma taale ma ruux diin iyo damiir lahba dhihi laha waxan ahay somalida Ethiopian
@OceanRehab
@OceanRehab 9 күн бұрын
Mustafow taariikhbaa qormaysaa weligeedna axmaar lama ahaan doono, nabadgelyadana waa wax laba qaybood raali isaga yihiin, oromadu kalama jecla adiga iyo aniga oo Muqdishu jooga. Haddii aad xabashi soo raacdid taariikhbaa qormaysaa diinta waad ka baxaysaa haddii aad soo raacdid axmaar adigoo kusoo duuliya walaalkaa oo Muslim ah....
@CabdiCagjar
@CabdiCagjar 9 күн бұрын
Cagjaroyw fulay nimad muujisayay lkin waa is arki doona from 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@Mohamedabdimalik72
@Mohamedabdimalik72 9 күн бұрын
Adigana ina cagjar 😂 Wadahadla bal ilma cagjarka Dds iyo somalia 🇸🇴 oo xalkeena
@YacqubAli-j9d
@YacqubAli-j9d 8 күн бұрын
😂😂buluugi wax baa helay
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 8 күн бұрын
Orodoo Alshabaab Iska celi Ethiopia futadaada ayay kuu ilaalisaaye Xalaneland yaa dagan ?
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 8 күн бұрын
ETHIOPIA marwalbo dagaal nala gasho dhafoorka ayaan jabinaa
@abdallasonkor4769
@abdallasonkor4769 9 күн бұрын
Colaada Abii Ahmed ayaa Rabtee Somali ma rabto
@bahsenhabib6385
@bahsenhabib6385 9 күн бұрын
U are sick 🤢mustafa are u Somali or not? When it comes to Somali we’re Somali blood 🩸 is tiler thicker than water 💧 go to hell with abey Ahmed one ❤️☝️❤️ Somalia 🇸🇴
@quulefaarax6513
@quulefaarax6513 8 күн бұрын
INTAY ISKU JEEDO ETHIOPIA UNBAAAD NABAD HAYSATAA
@Ahmed_news
@Ahmed_news 8 күн бұрын
😂😂😂 he says we accept Oromo to treat us as slave
@paulkhalif3299
@paulkhalif3299 9 күн бұрын
Yes, absolutely indeed!
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 8 күн бұрын
Cagjaroow fulaynimada iskadaa anagaa ku garab taagane somali baan ahay kamana baqno cadawga
@Finance-p2t
@Finance-p2t 5 күн бұрын
Cagjarow nabad baa loobaahan yahay, lkn nabada abii baa diidan, maanta soomaalida kale ayaan qabsaneynaa halaguugu qanciyo barina Adiga halagu cuno!!!!!!
@XuseenDaahir-em5uv
@XuseenDaahir-em5uv 8 күн бұрын
Aniga dagaalka waangalaa amxaar igumeysan mayo, itoobiya soomaliya weytaqaan.iskadaa dowlad qolo muqaawamo ladhaho ayaa hada kahor xamar kuburbursatay xiligii cabdullahi yuusuf.
@yuusufmaxamed7742
@yuusufmaxamed7742 8 күн бұрын
Madaxweyne. Mustafe. Wuu. Ku. Saxsan. Yahay. Inuu. Runta u sheego. Argagixisada. Xasan. Gurguurte. Faqashta. Hawiye
@AA-uf3bl
@AA-uf3bl 3 күн бұрын
*Cagjar waa la hayste daciif ah oo kursi xun iyo dabadhiliflayn ku bedeshay danta guud ee Soomaali.- la mood balse noqon waa.*
@abdikadiree6074
@abdikadiree6074 8 күн бұрын
Ethiopia iyadaa dhulkii somalida intii hartay ku sooduushay U sheeg somali ma yeelayso taas. Waligoodba ha nasoo dhiibaan. Somali waa somali
@alimuse7779
@alimuse7779 9 күн бұрын
Well done Madaxweyne Cagjar waa nin waaqaca iyo xaqiiqda fahansan, hagoog xume yeelkadiisee horeynu u soconaynaa
@yuusufbaxaar109
@yuusufbaxaar109 8 күн бұрын
Cagjarow soomaliya waxay u burburtay xureynta Somali galbed, waliga xabashi noqon maysid,shalay Xamar baad kunoleyd adoo Somali sharale ah baritone waad kusonoqoneysa ee citin reb.
@dargo114
@dargo114 8 күн бұрын
Cagjar raali ayuu kayahay in Oromo DDS qabsato sida hada kusocota. 10 sano hadalkaan dib haloo dhegeysto.
@selmanabd2782
@selmanabd2782 9 күн бұрын
waxaan kawadaa nuyuuboolis baa kufsada gabdhaha walleee waan ogahay
@Qooyskena
@Qooyskena 8 күн бұрын
Ma somaliya ku bahan kastumo itopiyan qashaabiir dadka somalida aa itobia naga hesato waley kugu fikrad ehen yaa kastumo xabasho iyaa somalinyaano
@sadiamohamed2077
@sadiamohamed2077 9 күн бұрын
Very Sad and disappointing MCJ sir
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 9 күн бұрын
Somaligalbeed ha xorowdo ilaahay cadowga idin haysta ha burburiyo cabsida iyo jiljileec iska daaya ee xuduudihiin yaan laga soo talaabin aydoo loo socdo dhul kale oo ay somali leedahay si loo qaato
@AminSeyle
@AminSeyle 8 күн бұрын
Waa runtii madaxweynaha waayo qadad wayn iyo garicii sagaarada daban jiray ee farmajo ahaa iyo mj oil dhibkay noogaysten ma iloobayno
@abbdll
@abbdll 9 күн бұрын
Axmaaro waa tan suudan ku shubtay ciidamadii itoobiya
@ahmedaydiddiriye2089
@ahmedaydiddiriye2089 8 күн бұрын
Mee awawgay iyo 24 kii sheekh ee kale ee lagu dilay dhagaxbuur aaway waa inad tarikhda ku soo dartaa sheikh axmed aw ciise
@Bashi-h8w
@Bashi-h8w 8 күн бұрын
Gumaysiga Allaha idinka xoreeyo. Cagjarow gaal ha uga hiilin walaalkaa muslimka ah . Abiy oo duulaan ku ah dal muslin ah in aad taageerto sharaf kuuma aha.
@axmeddabacsane
@axmeddabacsane 7 күн бұрын
M.akjarow dadka aad lahadleysaa wey ku fahamsanyihi adiga umba iska hadlayee warkadu kuma socdo
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 8 күн бұрын
Cagjarow maanta waxaa soo kordhay Ethiopia ayaa wax ku rabto xoog iyo boob.Taasna nabad ayey halis ku tahay ee Abiy ma usheegtay.
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 8 күн бұрын
Adeer Somalia waxba nagama galin Shantii Somaaliyeed way kala dhamaadeen anagu Ethiopian🇪🇹🇪🇹 ayaanahay 🦾🦾🦾🦾🦾
@AdamMukhtar-x3z
@AdamMukhtar-x3z 8 күн бұрын
😢
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 9 күн бұрын
Mustafe CAGJAR OW CADOWGEEENAAAA WAA ETHIOPIA 🇪🇹 QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH
@Somaliregionnews
@Somaliregionnews 8 күн бұрын
Adigu yaa tahay
@abdimahad930
@abdimahad930 8 күн бұрын
Ethiopian are qushasha gimatamoch
@User4-p5p
@User4-p5p 9 күн бұрын
ka wa fashil ma oga miya in Ogaaden 2024 gumeysi ku jirto wa Ina Ileey o kale
@ahmedcisman8061
@ahmedcisman8061 9 күн бұрын
Gumaysi kuma jiree Dal uu leeyahay weeyaan nabad buu ku haystaa wax qabad buu ku haystaa Caafimaad, Biyo, Waxbarasho bilaash ah dhul uu isagu mulkiyadiisa leeyahay oo uu madaxweyne ka yahay ... halkeed doonaysaa inuu yimaado xerada xalane miyaah teendhada ku taal! Ethiopia da aad isaga ku leedahay way ku gumaysataa Ta adigii xorta sheeganaayay ku ilaalinaysa Amnigaaga maanay ahayn ee kugu ilaalisa villa Somalia... markaad cid gumaysi ku sheegayso adigu horta hoos isku eeg ceebta gurigaaga taal 😂😂😂😂😂
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 9 күн бұрын
CADOWGEEENAAAA WAA ETHIOPIA 🇪🇹 QUSHAAASH QUSHAAASH AXMAARO QUSHAASH ITOOBIYA QUSHAAASH CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH 💯
@Fast.money86
@Fast.money86 9 күн бұрын
Adiga waxba ha.isboojeynin ee waxaad tahay Ethiopia 🇪🇹 marka hadaad badideyso i.a waxaa nobaln ah dagaalka
@omarabukar568
@omarabukar568 8 күн бұрын
Cagjar waa gumeysi kalkaal waana maqasrsaar duli ah
@جسورالصومال
@جسورالصومال 8 күн бұрын
Waxa noolaka soo duulayo waa deegaanka soomaalida, marka soo lama orankaro dhibka qayb baad ka tihiin haddii aad dhahdaan itoobiya xaq bay u leedahay inay soomaaliya ku duusho.
@mos1954
@mos1954 8 күн бұрын
Somali Iyagaa Isu Xoogbadan Laakin Markey Noqoto Umadaha kale, Canbo ayeey kajilicsanyihiin. 12 Milyan baa Lasheegaa iney yihiin Hadana Xabashi Siduu Doono ayuu kayeelaa, 4 Milyan oo Tigree ah Baa Kaculus Marya Castaaan.
@musseroble3199
@musseroble3199 8 күн бұрын
hadii Ethiopia somaliya qabsato ma futadaadaad galaaysa inta Ethiopia kaa wabanaysaa waa inta somaliya jirto
@aliabdi8347
@aliabdi8347 9 күн бұрын
Difaaca aad laftagareen iyo Deni ka waaysay oo aad ka heleysa mustafe iyo ONLF maxay aheyd?
@dajiscom463
@dajiscom463 9 күн бұрын
Bal kwrn saxiix
@fikirchannell4442
@fikirchannell4442 8 күн бұрын
Dhibaatada Mustafe waa afkiisa iyo uurkiisu isma maqlaan waxbuu sheegi wax yar kadibna wax kasohorjeeda
@essamusa7060
@essamusa7060 8 күн бұрын
Cagjar ma hadlin ee kursigaa hadlaya.
@lulsheikabdi5085
@lulsheikabdi5085 8 күн бұрын
guulayso waad nagu matashaa mudane
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 8 күн бұрын
Waxba ha uqoodha salaaxin itoobiya. Degaanka somalida wali wuxuu kujiraa gumeysi. Adiguna maqaar saar baad tahay cidna been uma sheegi kartid.
@abdullahhassan1059
@abdullahhassan1059 8 күн бұрын
Cagjir waa dabadhilif isagaaba u baahan in la xoreeyo alle kabaq abay waxba haka baqin oo daa nacasnimada
@mohammedjibrell4786
@mohammedjibrell4786 8 күн бұрын
Thanks Mustafa
@user-dp4tn2xs8l
@user-dp4tn2xs8l 8 күн бұрын
NAMA MATALAAN DADKAN UUGUUMAYSTUHU CARBISTAY ALLOWSOOMAALIMIDEE
@SiciidGees-ui2re
@SiciidGees-ui2re 9 күн бұрын
Dadkani waxsooqorayaayi waa dad waalan waar wixii cadowgeena ahaayi amxaaray ahayd ee abey waa oromo oromo cadawgeena maaha wwdad kushitik ah
@ahmednaasir
@ahmednaasir 8 күн бұрын
Hadal xaqiiq ah ayu ku hadlay, Waxa umadiisa dani ugu jirto ayu garanaya, ilmada yaxaska iyo qiiro jabanta Villa war-dhiiglay kaso yeedha ee ah xaabo aanu shidano noo noqda wuu iska fahmay
@BasheHuseen
@BasheHuseen 8 күн бұрын
Khamrigu waa xaaraam kililka sida daadka ayuu dhanka kale uga baxay.Hadaa talo gacan ku haysaan maad naga joojiya tidhaahdaan.
@mohammedalli9149
@mohammedalli9149 6 күн бұрын
Maxaan u fahmey in ay go aanka Dagaalka Soomaaliya laheyn
@Farah-ek1vp
@Farah-ek1vp 9 күн бұрын
Mustafe khalad ma leh. muse bixi o ku dhashay somali galbed harashin ee bada baan bixin leh ayaa ugu xun somali
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 8 күн бұрын
Waa xaqiiq hadii seylac laa diifaacaayo. Dhinaaca sanaag ciidanka somalia iyo masar dhankas hataagaan. Hadii masar wabiiga nile diifaacaayso dhiinaca sudan 20kilomitre oo jiirta wabiga dhankas haaka diifaacaan maxaa deegaanka soomaalida yaala oo somalia uga dagaal galaaysaa
@RidwaanGeele
@RidwaanGeele 5 күн бұрын
Ina adeer horaye usoco guuleyeso oo horaye inowada
@mohamedmohamud909
@mohamedmohamud909 8 күн бұрын
M. Qiiro jabaan af somali maha , somaligu waa hiyi la kac Nabad galyada aad sheegeysa xagee taal siti soo maaha meesha maanta dhiigooda ku daadanyo , jijga baa mardhaw ka kac lagu dhahayaa wakaas dhul beereedkii la rabey in waxa ka soo baxaa ay kali maahee adduunka loo dhofiyo oromada biyo xirkay iyo beeraha looga suubinayo K Ragii u soo halgamey somali galbeed haddii laga adkaadey iyo haddii kaleba waajibkoodi waa guteen ee waa kuwa hadda jooga in ay u istaagaan himiladii ay aabayaashood ku taamayeen Kuwii somali Ethiopianka u dhiibayey waxay ahaayeen dad diintoodii iyo dadnimadoodiiba Ethiopian ka iibsadey maalinbaa taariikhdu qorin , wax laga dhuuman karana maaha .. ha histamine wixii loo dhiibayey waxaa kow ka ahaa cabdi Iley iyo wax la mid ah Ethiopia waa sii dumeysaayee waa u jeeddaa ee meel cidla ah ha ku habamin ee la imow aragti ka fiican midda maanta Ethiopia ayadaa duullaan soo ah Mana dhihi kartaan waad gardarantahay soo kuuma cadda in ay dhalanteed tahay waxa dadka aad u sheegeysid
@mamasoomaali
@mamasoomaali 8 күн бұрын
SOOMAALIDU RUN MA JECLA MUSTAFE WAA RUNTIISA IN SOOMAALI DHIIBI JIRTAY DANTIINA FIIRSADA
@GUUL-t2m
@GUUL-t2m 8 күн бұрын
Waa run walal. Soomaalidu ma jecla runta.
@DADAahmed-iz4xw
@DADAahmed-iz4xw 8 күн бұрын
so raca maxa ya idinka hortagan
@user-dp4tn2xs8l
@user-dp4tn2xs8l 8 күн бұрын
ANIGU JIGJIGAAN JOOGAA WAANALASOODHIIBIJIRAY LKN ADUUNKAAN UGUJECLAHAY INAAN MIDAWNO OON SOOMAALIYA KAMIDNOQDO LKN KAN GUUMAYSTAHAACARBISTAY OROMKUU ISKA GADAYAA AWOOWAYAASHEENBAAKUDHAMAADAY SAYNU UXOROOBILAHAYN MARKAA SUUSAALEEYAHAY INACAGJAR
@DADAahmed-iz4xw
@DADAahmed-iz4xw 8 күн бұрын
@@user-dp4tn2xs8l Anaga wa idin jacelnhy , aniga jubba land aya daganhy, sas ey tahy dagal hadu dhaco, uma malenayo somali iyo somali kle in lesku adesgsanyo
@gulsanosman4570
@gulsanosman4570 7 күн бұрын
Mustafow xili aad sugtaa itoopiya majirtee kusoo can bax Nikii ugu horeeyey ee dhulsomaliyeed Soo celiya kana soo celiya nacab haystey oo dhibayey dadka somaliyeed tigrey wey goosaneysa amhara way gosaneysa iyo oromo adigana somaliya waa dhulkaagee ugooy dhulka oo u gooso fadhigii dhamaa adeer
@nimoa3283
@nimoa3283 9 күн бұрын
Maxey somali kuu qabatey shaley waa kuwii tigreega kuu dhibaayey ee lahaa ogaden waa axmaaro af soomali bartey
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 9 күн бұрын
sababta ugu weyn ee ssc loogu diidi jirey maamul wa inay soo dhoweyan oo udebecsanyihin soomaalida degaanka ee in ssc maamul noqotay ilaahay ugu mahadiya wa kuwi guryahdo inku qarin jirene ee ssc iyo degaanku wa isku ehel
@paulkhalif3299
@paulkhalif3299 9 күн бұрын
H❤ Somaligalbaad Guull;
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 9 күн бұрын
Cida colada wado waa abi Tigray halkuu maray ayuuna mari donaa
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 8 күн бұрын
Somaliya difaac kaa ma rabto Laxyahay futadaada daboolo
@saynab7503
@saynab7503 8 күн бұрын
somaloo dhan inta xumaha jecel ee iska riixda ogadnia baa eraygaa istic maala somali itopia waa qalad gobolkan waa ogadenia si ay ulumiyaan magacaa wadnaha kaqabtay ee aduunka looga yaqaan si ay ubaa bi iyaan ba somina ayna kursi ugu yeelan bay dhehen somamli itopia
@Cabdikhadarcaydiid55-sr9io
@Cabdikhadarcaydiid55-sr9io 8 күн бұрын
Kaguura dalaka intiisa kale somali kuligeeda nabada aada hasato waa maxaya 1milayano qofo gurayahoodi oromo iyo cana fari hasata jooga waa lidiina soo raraya somalida kale idinalma qabato nin lasoo doratabaada diba usii doratana kumade waa cadowaga umada soomaliyeeda
@axmedsuufimohamed2759
@axmedsuufimohamed2759 9 күн бұрын
Waa runtiis colaad uma baahnin
@GoojeCade
@GoojeCade 8 күн бұрын
Waa cagdheer qali maleh hooydo wsooyin
@fadumoahmed671
@fadumoahmed671 8 күн бұрын
Anaga hana difaacin adiga isdifaac futadada dawoole sxb
@mos1954
@mos1954 8 күн бұрын
Waa Bahal aan Caqli lahayn , Somali oodhan baa Jabtay Meeley Joogaanba Asagana Waxna Madhaamo Waa Sidaas, Teedkale Marku uusidaa leeyahay, aaway Wixii ay Somali uburburtay? Aaway Halkii Milyan Ay Waxyeelada Kasoogaartay Halgankii 1977 ? Ha iska Hadlo Isaga waxuu lamidyahay Kuwakale Ee Dhiigmiiradka Shacabka Ku ah!!!!
@Kimodadon
@Kimodadon 9 күн бұрын
Kabo qaad oromo, Abiy sharmuutadiisa cusub
@MaxamudAxmad-uw8xy
@MaxamudAxmad-uw8xy 9 күн бұрын
waxaba xagayaga iyo xaginaba waxa sas nogalaya waa itobiya marba dhinac inojedin madakale lahayta tahay cagjaroow
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 8 күн бұрын
Cadawga somaliyeed waa madaxdan
@abdurahmanmohamoud7280
@abdurahmanmohamoud7280 8 күн бұрын
Adeer adiga is difaac qaxootiyahow qaxootigu dhaley ma go aan ayaad leedahey misa go aan ayaad gaari kartaa maskiinyahow adiga gumeeysiga kabax adiga ayaa airport kaaga askari ethiopia ah gabdhihiina xildhibaanada idiin ah ku toogtaan
@ahmedkhaliif2488
@ahmedkhaliif2488 8 күн бұрын
Ninba dhinac uxiray waxey socotaba somaali waa mid
@saynab7503
@saynab7503 8 күн бұрын
Nabad galyo klia ma ahee waxa lara baa mid caafimaad mid hor umar mid sinan midis jacayl lamana rabo inta hiil somali ladiido in hiil kale oo itopia wadato la idinku shubo ilayn waan ognahay itopia kama waynaato dagalo iyo colade
@abdiahmed9590
@abdiahmed9590 8 күн бұрын
Jirjiroole cagjar hadbs meesha uu joogo midabkeeda yeesha mar wuxuu iskadhigay onlf marna jsbhadihii kale kuligood xornimo ayey raadinayeen adna waa ka soo horjeeda xotnimada iyo soomalinimadii calanka u ruxuysay waxaaga waa xukun doon iyo see ku joogtaa
@saeedjama361
@saeedjama361 8 күн бұрын
Wabiga masar ayaa lafahiina lagu badbaadinayaa , xasan qabuure qode tabar mahaayo!!!! Muufadii ayaa ku badatay jowhar masoo dhaafikaro!!!jigjigaa dhaanto wabiga laga tumayaa miyaa 😂😅😅😂😂😅😂😂😂
@hiisgutale2587
@hiisgutale2587 8 күн бұрын
Cagjarow jaajuusimo fulaynimaad kudarsatay itobiya iyadaa somaliya dhulkeeda iyo badeeda ineey dhado rabto waxa gobolka gubayaana waa itobiya mahan somaliya duliyahow liitaahi
@AktaloonFarid
@AktaloonFarid 8 күн бұрын
Ogaadeen Abaal malaha. Ethiopian Amraaxo Abaal malaha
@mohamedkhelif8442
@mohamedkhelif8442 8 күн бұрын
Nabad galiyo daradii jirtay baa keenaysay faragalintii milatariga Maantana shaqo milatari maba taalo degaanka
@Ahmedbashi4
@Ahmedbashi4 9 күн бұрын
Somalia ayada isku filan difaac qofna kama rabto
@XuseenDaahir-em5uv
@XuseenDaahir-em5uv 8 күн бұрын
Dabaal soomaliya waamid ee dulinimada iskadhaaf, walaaka hadii ladilo adiga amxaaro kudeynmeyso
@mafakkaam1278
@mafakkaam1278 9 күн бұрын
Waan ka xumahay in dadkayga wali gumeesi ku jiraan, cagjar waa kii shalay Muqdisho , dhahayna walaalkay baa la dilay ee soomaalaay ii gurmada
@ninweyn6110
@ninweyn6110 9 күн бұрын
Alright cagjar ogeden haka dhigin kuwa lagu Gambado dhabarkoda dhiiga iyo naf ogaden uma so cono Ethiopia u socona
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 9 күн бұрын
Ina cagjarow waalidkii ku dhalayna wey kugu qasaareen ilmahaaguna wey dhumeen markuu axmaarku ku garab taagnaa uu ku jeesjeesayey taariiqdii aad lahayd markaasbey ii xaqiiqawday in aad tahay qof dhintay oon damiir lahayn markii hore rajaa iiga kaa jirtay waxaan sugeynaa bal halka ay axmaarada ku geysatay booskaan ay taariiqdaada ku furto duli weeye soomaalidu wada fulayaa oo daba dhilif u ah shisheeyaha marka laga reebo in yar
@adengoumaneh5232
@adengoumaneh5232 9 күн бұрын
Somali duulaan niguma aha, waxa oromada iyo Somaliya ka dhexeeya ka dhex baxa, Somaliya Wadanka ay doonto ayay heshiish la gali kartaa
@MahadBabyad
@MahadBabyad 8 күн бұрын
😂 Maad Layaaban tahiin Dawaco Baatiri Dhan Durwaa Dhur Baaxadii Kudhacady Baan Arkayay Oon La Quusqaaty Eega Cabdi ileey wixii Kudhacy Buu Arkayy Madaxweeynuhu
@AdenAbshir-kx4dt
@AdenAbshir-kx4dt 9 күн бұрын
Kuwa maalin walba ciidamada Ethiopian laynaysomaafkahadashid
@ismailahmed2640
@ismailahmed2640 8 күн бұрын
Maalinka jimce fasax baa lagaa rabaa sax maaha inaa sunday fasax lagugu qasbo
@AbdifitaxAbdifitax-w6r
@AbdifitaxAbdifitax-w6r 8 күн бұрын
مصطفي والله انه ريس كفووو❤
@qardho7720
@qardho7720 9 күн бұрын
Bal waxu marmarsiyo ka dhiganayo fiiri wa no cadatay munafqnimadad isa so raaca bal Waxa somalikanqadaan
@aliabdi8347
@aliabdi8347 9 күн бұрын
Kuwii barlamaanka soomaaliya hortii ka lahaa etiobiya baaan difaaceyna baa u soo jeedinaya mustafe cambaareeyn iyo dhaliil. Bal horta intaadan mustafe wax ka sheegin, ka hadla kuwa xamar iyo baydhabo jooga ku hadaaqaya taageerida etiobiya
@Bishar-ej3jo
@Bishar-ej3jo 9 күн бұрын
Fuley madax adg waa gumeyste siloon
@maandhis-maadaysi
@maandhis-maadaysi 8 күн бұрын
wax xun oogama jeedo hadalkiisa waa sax lkn waa inuu isdiyaariyaa dagaal nabada uu kubaaqo
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 8 күн бұрын
Yeedhiska itoobiya ayuu ku hadlayaa kkkkk
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 9 күн бұрын
itoobiya wa lagu kalatagay ee idinki meesha iskasudhan ee isxoreya oo soomaali kuso biira maadaama ssc iyo degaanku iskufurmen oo cadowgi laga saaray
@jeehdinmchannel9684
@jeehdinmchannel9684 9 күн бұрын
Somalidi lagu biiri lahaa waa kuwee makuwan xaafad xaafad isu haysta 40 sano
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 9 күн бұрын
@@jeehdinmchannel9684 soomaalida muslimka ah oo xaafad xaafad iskuhayata kafiican gal amxaara iyo midkaleba
@user-dp4tn2xs8l
@user-dp4tn2xs8l 8 күн бұрын
ETHIOPIA SOOMAALIGALBEEDBAY UTALISAA MEELKA LOOYUTALISAA MAJIRTO WAAN ISXORAYN INSHA ALLAAH
@AbiqafaarBny
@AbiqafaarBny 9 күн бұрын
Musdhafa somali ka degantahay somali
@hassanhussein272
@hassanhussein272 9 күн бұрын
Nacalaa aabihiin ku yaal soomaalida Ethiopiyaay dulli alle idin bad qadhmuun oromo ha idin wasto
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 9 күн бұрын
Orom afxun somali iskuma diri kartid
@Imaan92546
@Imaan92546 8 күн бұрын
Dadka uu u qudbenyo farxad a kama muuqato Uma maleynayo in ay etobiyaan jecel u qabaan
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 8 күн бұрын
Markaad falastiin noqotaan baanu sugaynaa cagawaynoow
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 8 күн бұрын
Hadla marka layirahdo ee waxay ku hadlayaan looyeedhiyo ayay fagaraha layimadaan waa qomiyad badan dhulwayn leh dds hadana aan hada wax wasiira kulahayn itoobiya oo xuquuqdoodi la doodsiyay hal wasir bay lahayeen oo wasirka maliyada ah kiina banka dhaxe ayaa loodhibay oo hoose baa loo dhigay midakale wuxuu leyahay dhagaysta kkkkkkk geesiyadayadii itoobiya way qirsantahay kulaha ma iyadaba ogol abaha nacasnimada kawas bidaar wayne
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 35 МЛН
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 48 МЛН
Madaxwyne Mustaf oo M. Biixi Jawaab uu kanaxay Hawada u mariyay
18:05
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 35 МЛН