Wasiir Hussein Kasim - Waa Maxay Sababta aad Axmaarada Jidka Ugu Xirtaan, Soomaalidana? Jawaabo Adag

  Рет қаралды 32,297

SSTV

SSTV

Күн бұрын

Пікірлер: 87
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 Ай бұрын
Hambalyo ilaahay baa Mahadle Nabad iyo Barwaaqo. Guul iyo Gobanimo. Maanteey Galladi noosoo gashee Gobanimadaya Guulloow Adkeee. Jigjiga horaan ugu duceeyay Ethioia meesha ugu nabadda wanaagsan in uu ilaahay nooga dhigo. Jigjiga iyo Guud ahaan Dds runtii waxaan u jeclahay si waali ah 🎉🎉
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 Ай бұрын
Somalidu iyaga is guumaysata
@saynab7503
@saynab7503 Ай бұрын
masha Allailaahow gadwall usamidii nabi yuusuf nasii rabiyow xaqa aad wadankan aad kuleedi hiine dhiigina ugu daao Mar walba iyo saacad walba jasadiisi nasii oo oo cadowga kaqabo somali wayn
@FA-by8wp
@FA-by8wp Ай бұрын
Manshaa Allah ❤️❤️❤️❤️😊
@NUURDIIN231
@NUURDIIN231 Ай бұрын
Waxbarashada ayuu wax kasheegay Waydii sababta ay ardaydii deegaanka loowada daadiyay
@cartancartan8452
@cartancartan8452 Ай бұрын
Good point
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Ай бұрын
Berhanu nega wazirka waxbarashada wu neceb yahy Somalida waxuna ka aminsan yihin inay yihin dad muwadan aheyn
@KaaariyeAbdulaaj
@KaaariyeAbdulaaj Ай бұрын
Guulaysta
@kadramohamed7802
@kadramohamed7802 Ай бұрын
😍😍😍😍❤️😍
@MahomedAdow
@MahomedAdow Ай бұрын
Dagmada baareey weydii wasiirka arinta jidadka
@CalibashihanguleBashi-hg4sj
@CalibashihanguleBashi-hg4sj Ай бұрын
Tacadiga AXMAARADA Gaysatay kuwaan hadaad joogaa iso kuwaan horeba waa iska gumaysi hoosjoogayaal
@safiaalim240
@safiaalim240 Ай бұрын
وينك نور حمدالله على السلامه 😍💞
@AyaanleMahad-f8z
@AyaanleMahad-f8z Ай бұрын
wu kabasan su'aalah
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi Ай бұрын
Hadii Ethiopia gaadho Bada CAS...waxaa fududaaneysa in dowlad deegaanka somalida (DDS) si fudud ugalo gacanta OROMADA.... ETHIOPIA hadey burburto waxaa la doonayaa in oromadu xukunto DDS ilaa bada CAS ee xeebaha soomaliya. qaarkood
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev Ай бұрын
FATAAL FATAAL FATAAL 😂😂😂😂😂😂😂😂
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Ай бұрын
Oromo maxay xukumi maba taqano dagalka imika nimanki farmers fano aya gonder half qabsaday hadi la dhaho dagal oromo waxa laga zari deganadi odaygi siyay 2004
@Khadro-d9l
@Khadro-d9l Ай бұрын
Hussein waxba mahaysid
@Diamond-y6b
@Diamond-y6b Ай бұрын
Kuwa Jada jogs really dhiiga cabaya ee caruurtii dhameeyey ee dadka afduubanaya maad qabataan ogaada allaah waxba kama qarsoona inta nadhibaysa allow awlaadooda kayeel mid waalan mid mariila iyo mid mayad ah yaa shadiidu 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Ай бұрын
Kkk Xusen dhawr iyo labatan sano kahor fuulka iyo harun dhaabo ayan wada cuni jirnay. Lakin he was so smart for his homeworks
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Ай бұрын
Ugudambayn Nuur Wasiir Qaasim waad mahad santihiin
@faaidyusuf1695
@faaidyusuf1695 Ай бұрын
War kaas waan dhamaystay waana aan u bogay nin diyaarsan ood moodu inuu asagu wariye ahaan jiray agaa waar horay usocda tan kale awowgiin lagubye Dhulka soomaaliyeed ee Ogaadeenya dee magaca uu wataa waa Ethopia marka bariiska gaarisa laga soosaaro kenya ayaa kuqoran ileen kenya laga xukumaaye dee kan godey waa qasab in Ethopia lagu qoraa inta aanu kaxoroobayno marka wasiirku waa sax haduu yiri waxsoosaar aan kafakaro magacu muhiim maahee warkaas anoo xagjirka aabihiis ah buu lisaxan yahay
@Remember1977
@Remember1977 Ай бұрын
Ragan waxay garan waayeen waxay garatay wasiiradii Filsan ee iska casishay dawlada federalka.
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc Ай бұрын
Filsan waa istusad tigree dartii ayay isu casishay
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 Ай бұрын
​@@MawlidRashid-rn5xc yaah ?
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc Ай бұрын
@@bilalabdi9148 maye you
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Ай бұрын
Midakale dadka yaan been loosheegin itoobiyan manihin ee waxaan nahay dad Soomaaliyeed oo gumaysiga itoobiya ku hoos nool
@dirirabdiibrahim135
@dirirabdiibrahim135 Ай бұрын
Waa Horumar si weyn saamaynaya nolosha Bulshda miyo iyo magaalo, taasoo sahlaysa in bulshadu degaankeeda ku nagaato oo ay ka maaranto in ay u hayaanto degaan kale, maadaama ay degaanka ka heleeyso wixi ay u bahnayd xagga nolosha iyo horumarka. Baahidu waa badan tahay, balse waxaa muhim ah in loo socdo dhanka horumarka Bulso-dhaqaale. Ammaan iyo dhiirigalin ayey naga mudan yihiin.
@FadumoFarah-iv6sp
@FadumoFarah-iv6sp Ай бұрын
Alle mahadle guryo dhisan oo 44 Sano laga haystey Ayaa dib noogu so noqdey isbedelka ka Dib. Awaln hadal da aa ishan ka fiirin jirney. Maamulkan Maamul ka fiican degan ddsi ma so Marin taariiqda
@ahmedjama-r1g
@ahmedjama-r1g Ай бұрын
kuwan hada deegan haysta ee tuugta ah xasuuqyada ay geysteen yaa kala xisaabtami , dadkii uu inacagjar dilay iyo kuwa ku reerka ah yaa kala xisaabtami , inacagjar iyo tuugan aad waraysanayso ee qabyaladu dilootay maxkamada dambiyada hala geeyo
@waxkuoolmedia7222
@waxkuoolmedia7222 Ай бұрын
Wasiir dad ilaahay caasiyay oon karaamaynin miyaad karaamaynaysaan idinku?
@ScadMuse
@ScadMuse Ай бұрын
Lacag inu dhaco unbu mesha u jooga tuuga tuuga dhalay
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Ай бұрын
Hadi alle laga baqo warunti tusaale wardheer biyo galinta iyo isbitaalka wardheer laakiin wadada wardheer ila dawladdi Cabdi Maxamud waqabyo xaga isgaadh siinta wardheer dhexdeeda sifiican laysuma maqlo iskada santarada tusaale Miirdoog Ama miirdambas iyo dhulka ku hareeraysan anteeno maleh waa intaan arkay beentu waxaaraan marka waxa jira boob hatida dawladda cadaalad daro badan bajirta 6 sano ee lasoo dhaafay deegaanka waan ku noqnoqonayey laakiin wakhtigi Abdi maxamud matagin deegaanka si guud dhulka raad dawladdeed ba muuqda markaad Jigjiga timaado waxaad arkaysa magaalo Soomaalida aad moodo inay gacanteeda kabixi doonto hadaan wax laga qaban tusaale garoonka Jigjiga waxa sibadheeh ah loogu dilay gabadh Soomaaliyeed xildhibaanad ah deegaankedi joogta itoobiya dhulka walakala leeyahay waan murugooda markan Jigjiga tago
@ahmguh7989
@ahmguh7989 Ай бұрын
Thank you brother and sister
@omaarabdi99
@omaarabdi99 Ай бұрын
Hospital ka fiiqeed aad buu uliitaa
@geeljire1658
@geeljire1658 Ай бұрын
Ka jigjigana wuu liitaa oo dad aqoon leh ma joogaan!!!
@mohamedabshir4478
@mohamedabshir4478 Ай бұрын
Wasiir Xusseen Qaasim wuxuu bixiyey warbixin aqoon iyo xaqiiqa ku salaysan, wuuna Mahadsan yahay.
@Khadro-d9l
@Khadro-d9l Ай бұрын
Nuur ninkan in aad casuunto ma ahayn
@NUURDIIN231
@NUURDIIN231 Ай бұрын
Waxad waydiisaa dilkii juwayriga subcis lowu gaystay Airport ka jigjiga meeshuu kudambeeyay
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 Ай бұрын
Siilka hooyada baa mudan in xabashi loo xidho wado
@faaidyusuf1695
@faaidyusuf1695 Ай бұрын
Nin kaanu waa nin mus,uul ah aqoon iyo kartina u leh shaqada uu hayo waana uu astaahilaa inuu noqdo hogaanka guud ee umada soomaaliyeed waxaan ujeedaa shanta soomaaliya madaxwayneheeda waa uu astaahilaa walina maanan arag kadib dawladii kaxaanka xil intaa le,eg nin yahaya oo mustawihiisa aqooneed kartiyeed iyo kalsoonida naftiisa kamuuqata waan u mahad celinayaa wariyaha doortay waraysiga nin kaan.xil nin u qalma weeye.
@ahmmo1815
@ahmmo1815 Ай бұрын
Wasiirku wuxuu inoo sheegey Sidaan jeclaan lahayn laakin tirada iyo adeegyada uu sheegey wali masoo gaadhin deegaanka
@ahmedabdi5176
@ahmedabdi5176 Ай бұрын
Nuurow baryahan idaacadaadii maxaa kudhacay warkaagii iyo waraysiyadaadii way yaraadeene
@moh-l5e8c
@moh-l5e8c Ай бұрын
Marba hadaad nuuroow ninkaas kaa yeelay inaad waraysatay waa wax lahu farxo runtii
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy Ай бұрын
Waa in maxkamed lageeyo dadkii jail ogaaden danbiyad ka geestay
@ahmedabdi5176
@ahmedabdi5176 Ай бұрын
Kkkkk 100%100 kur baan usoconaabay kadhigan tahay dii abdi ilay oo kale waaye
@Farah-ek1vp
@Farah-ek1vp Ай бұрын
Maamulkii tigree iyo ina iley wa laga reystey 100% nabad galyan helay. anigu waligey dawlad uma sheyn
@SamatarMowlid
@SamatarMowlid Ай бұрын
Sheekhan ma isaga ayaa su,aalaha is waydiinaya waa sidee hhh
@Mohamed-n9s2j
@Mohamed-n9s2j Ай бұрын
Kani waa moriyaan wax afka iskaga dhicinkarin😮😮😮😮😮😮. Waxaa baa xakuma degaanka 😮😮😮😮
@Khadro-d9l
@Khadro-d9l Ай бұрын
Xuseen waxaad qabateen majirto adi iyo mustaf Nadhaafa waa shakhsi xun dadkii Nolahiisa kor uqaaday xataa maxidhhiyo
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 Ай бұрын
Tuug deeqsii ah wan aragnay. Lkn dawlaad wadaa tuug ah hadaana imaan la.anta haysaa yaab leh weeye
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Ай бұрын
Su,aasha xasuuqi deegaanka waxa gaystay itoobiya marka hadaan wax layska waydiin itoobiya wixiidhacay waxa ma muhiim san wax dambe saysan udhicin aan kahadalo laakiin hadii dhibaatadi dadka Soomaaliyeed ee deegaanka loogaystay yaan lagula soo noqon dhexdeena hada waxa taagan aan kahadalo
@aliainanshe5698
@aliainanshe5698 Ай бұрын
Kani ma kii odayaasha soo ururiyey oo yidhi dhaha itoobiyaan baanu nahay
@Wrd-x8h
@Wrd-x8h Ай бұрын
Haa Ogaden sas a u dambeysay Yalle SiyadBare ilaah ha u naxaristo manta damiir xumada socota wa alx lilah u mootan yahay waxan wax la fiirsan karo ma aha Ogaden amxaar oromo a heysta
@nurabdullahi2690
@nurabdullahi2690 Ай бұрын
Waa nin caloshiis u shaqeysta ah ruux dan guud shuqul ku lah maha ninkan
@hashidheeg6308
@hashidheeg6308 Ай бұрын
Deegaanka ninka dhulka la galay waa isaga ee dadka gaajada ku laayay
@Wrd-x8h
@Wrd-x8h Ай бұрын
ONLF dadki dhintay Ogaden KURTUN KAN e Amxaaro ku badalen Ogaden gumeysi Jeclaa
@mohamedhassan6183
@mohamedhassan6183 Ай бұрын
Nuuroow munaafaqan aad suaasha waydiisay 4 cisho ayaa axmaar da loonxidhaa muslimiintana 1 saac
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Ай бұрын
Maxuma dowladu way dadaalaysaa hala garab joogsado.
@KhaliifBarqadle
@KhaliifBarqadle Ай бұрын
Goodiray iyo badylacd iyo kuwa kaleba maxaa kudhacay oo loo abuuriwaayay lix sano was abuur la aan
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 Ай бұрын
Waxaad weydiinsa maxaad idin diidey inaad airport ka kasheysaan oo axmaaro ku koobey oo soomaalida uga shaqeyn waa yeen iyo meelaha kalaba
@nuurabdi8821
@nuurabdi8821 Ай бұрын
Nuurow inadeer sumcadaada wariyenimo ha ku ciyaarin, hadii aadan waydiin karin su'aalaha shacabka kaguuxaya lama qaado waraysiga, su'aalo ay kuu qoreen unbaad waydiinaysaa, wariye madaxbanaan meesha kuma arko
@ahmguh7989
@ahmguh7989 Ай бұрын
You are right
@abdiasisyusuff787
@abdiasisyusuff787 Ай бұрын
War ninku wuxu qufayo wa maxay ? Waxan usheegayo xagee laga sameyey? Tvga kacab miyaa?
@Mohamed-n9s2j
@Mohamed-n9s2j Ай бұрын
Diday kudhacday in amxar oromo iyo itopiankale in ay kasheqeeyaan wadanka ileyn somalidu waa loodidaan in ay kashaqaystaan amxarada oromoda iyo kuwakalee😮😮😮😮????
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Ай бұрын
3 haba lysku daro canfar somali iyo oromada soke hadi etobiya lagu kala tago
@hajama119
@hajama119 Ай бұрын
Nuurow maxaad u waydin waydey xasuuqii ka nacay gobolka sitti adigo og ?
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 Ай бұрын
War ilayn beenta lagam xishoodo
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 Ай бұрын
Jigjiga lamiyadii hore waxbaanuku darnay waa wax laqato lakiin hal lami bay ku suntanayd nin leh waa nin iska hadlay uun
@DeeqSheekh-yn2ch
@DeeqSheekh-yn2ch Ай бұрын
Kkkkkk barnaamij la isla diyaariyay oo laga shaqeeyay
@Khadro-d9l
@Khadro-d9l Ай бұрын
Xuseen waxaad qabataan majirto. Tuugbaad tahay beenaale .
@mustafemohamed2502
@mustafemohamed2502 Ай бұрын
Waa boring wareysi giisu xaalada dhabta ma taabtaan hadiyo jeer
@ahmedjama-r1g
@ahmedjama-r1g Ай бұрын
beenaale deegankii axmaaro ayaad gacanta u galiseen , boob hanti iyo beegsiga qabiilka ayaad ku mashquulsantihiin
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 Ай бұрын
Hargeelana wax laamiya oo socdaayi majiro aan dollocado tagay waa beenale
@abshiramohamed325
@abshiramohamed325 Ай бұрын
Been badana dabagoodhi
@muruudi4961
@muruudi4961 Ай бұрын
Deegaankii Somaaliyeed-ba Amxaaro iyo Oromo ayaad gacanta u galiseen ee maxaad horumar kasheekeesaa... Aaway damiirkiinii Somaaliyeed?
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Ай бұрын
Ina adegan karin maa adeeg leeysiyaa iskashi hadujirin maxa kugusacidi karaa laqal noloshi maxa kukordhin karaa nafo luga leh yuugar unoqonayaa nafadaas yuukusooharaa shekadi gacan lagooyaa gumadkeedaa dhaqdhaqaqa
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 Ай бұрын
Ableelaha waa kii waligiiba jiray ee beenwaynaa ninku kkkkkkk
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 Ай бұрын
War beenta naga jooji dabaqoodhi baad tahay. Adiga xabashi ayaa kuu wakiilatay inaad shacabka ogaadeeniya cabbiriso beenlow.
@XasanCade-sz6wv
@XasanCade-sz6wv Ай бұрын
Xaabsade tuug tuug dhalay oo beenaale ah
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 Ай бұрын
Kkkkkk beenwayna jigjiga hal lami ayay ku suntanayd kulaha marki hore intu isbadalku yimid ayaa ladhisay kulaha kkkkk beenale alle iyo nabi aqoon
Players vs Pitch 🤯
00:26
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 106 МЛН
Hoodie gets wicked makeover! 😲
00:47
Justin Flom
Рет қаралды 52 МЛН
Kaftanka Siyaasada 538 oo aad u xiisa badan
27:36
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 40 М.
Trump's Comeback | News on The 700 Club - November 6, 2024
21:27
Players vs Pitch 🤯
00:26
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 106 МЛН