Nimanka caruuraha ay dhaleen ka tagayo miyeysan aaqaro ka cabsanaynin
@siraadcalicade36442 жыл бұрын
Wlhi waa wax lagaxumado in Abe aan ilmihiisa aan war u hayn waa wax lagaxumado tuusale haa uhaado abee xun inuu ilmihiisa hubiyo wuxuu udhibayo
@samiiraxiirey41982 жыл бұрын
ALLXAMDULILAH ILLAHAY BAA SOOQABTAY ILAAHAY BAA MAHADA LEH MARKA XIGTA CIDANKA MAHADA LEH HALA DILO DAALIMADA BAASTARADA
@GULLD380 Жыл бұрын
Abaayo eedo arxan laay
@munoabdinur40152 жыл бұрын
Meeshan iyadaaba qabuuro baaba’an u eg maxaa dad lagu xiraaa ilmahaan dhibkas waxaa xaq u leh in loo xiro aabeheed see naag rerod oo uu qabi jiray ilmihiisa ugu aaminey koley hoyaded haday nooshahay ma ogolaaten allow hooyo la’an anaga & awlaadayada toona ha dhigin 😢😢
@ayaanabdulkadir53632 жыл бұрын
Siday rabdo haw ekado meeshuu dan maba isdahisho meel qurxoon mesha eeyda lagu xiro xadaa uma quureen xasidada inkarda qabda
@isiri.28352 жыл бұрын
Walaa waxla walaa.quwati. BAL MAY ISKAA WAX U QANSO KU DHISAAN MAXAA.BIISTU MA CUN OO JIIFSO may shaqeeyaan
@ugbadomar58812 жыл бұрын
حسبن الله وأنعم الوكيل
@hyusuf22072 жыл бұрын
Subxaanallah silic Allah kugudil qumanyo
@abukarabdi99682 жыл бұрын
Dadka mesha kasara adinkaba ubahan wax idinxiro sed dad nol meshas ugaxereysin Kasara mesha dadka
@ahmednaigeria1502 жыл бұрын
Abahedna haso xera
@saeedhassan41252 жыл бұрын
Waa ceeb in dawlada F. Media Loo Mario fariimaha,aaway dawlad Goboleedkii????? aaway Taliyihii POLICE iyo TALIYIHII C.ASLUUBTA???
@ugasoabdikaafiyo12310 ай бұрын
Subxanalaaah
@fadumoayan49472 жыл бұрын
sixun udhimo maxaaay kadili ilmaha yar
@ashaporekh69082 жыл бұрын
xaqa fiirahu kadilaca
@Tasniim12 жыл бұрын
Madhisan kariweydeen meel Meeshan dhaanta?
@Mk.C388312 жыл бұрын
Allaha ayà mahad iskaleh habartaan xabsi daa in halagu xukumo please 🙏 😢 arxan malahan. Dumarka way naxariis badnaayen xagee kamartay naxariistii yaalagu siidayn magalada
@riyaacabdi4822 жыл бұрын
😭😭😭😭
@salmaanabdulahi29672 жыл бұрын
naarta allaha ku fogeeyo naxariis daranaa naagtaasi
@فخوربإسلامي-ط1ك2 жыл бұрын
Qumayada şaş kaxun halodilo
@NuuraCumar-zo8vd8 ай бұрын
Caramel. Maxykadil. Ilmahyar
@irshadnor48402 жыл бұрын
Waa wax lala yaabo dadka deegaanku iyo kuwa madaxda ka ah meshaan magaran waayeen inay qaaraan iska aruur shaan oy xataa guri 5 qola dhistaan ma umadkale umbaad sugaysaan dantiina shaqsi waad maaraysaane danta guud maxaa diidan?waxane waa ceebe iska hagaajiya mesha talyaani maso noqonaayo ilaahay ha idiin sahlo tani waa cajiib.
@leylomaxamed11852 жыл бұрын
Waa in abaha laso xiraa siduu ugu aminay inantiisa naag uu furay mid aad qabto aya lagu aamini karin
@runtarabiigujecel64762 жыл бұрын
Guys can't you even build you own jail
@Happy-go-l2 жыл бұрын
Hada ayeey sii deynayaan wir arag ayagoo maxkamad Soo sarayo oo xukumaayo maalintii aay Soo qabtaaan unbaa la arkaaa meel aay ki maxkamadeyaan Lama arko
Dhallinyarada soomaaliyeed ee soo gudbiyey muuqaalka jidh dilka aad bey umahaddanyihiin,sidaa u ilaashada ilmihiinna,xoolihiinna ,dhirtiinna,ugaarta,kalluunka iwm