Daawo Wareysigii Aan La Yeeshey Canbaro Nuux Maxamed

  Рет қаралды 669,392

Googoos Media Production

Googoos Media Production

Күн бұрын

Пікірлер: 340
@Naamir03
@Naamir03 Жыл бұрын
"Qalbigu waa maskiin qoraalna ma jirin" 2023 ayan daawanaya intaasna wan ka faa'iday🖤👋
@M.Xiddigyoutube
@M.Xiddigyoutube 2 ай бұрын
2024 dawanaya wn uqadanwayay cambaro inu qofkan yahay
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 28 күн бұрын
2024
@seidmuse5308
@seidmuse5308 2 жыл бұрын
Dad waa dadkii hore hadalna waa intuu yiri mashalah ayeeyo cambaro Allah ku cifdiyo cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban Allah ku siiyo aakhirana janatul firdowsul aclaa Allah kaa waraabiyo
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 4 жыл бұрын
Asc wr wb walaalayaal kawarama hadaan caawino cambaro nuux Mohammed ugu hagaajiya dahabshiil buuhoodle kawarama
@katrahassan2591
@katrahassan2591 4 жыл бұрын
P
@farxaanaxmedclaahi6974
@farxaanaxmedclaahi6974 4 жыл бұрын
Cambaro iyo hurre maanta isaaq iyo dhulbahante iyagay walaalo kuyihiin waxba yaan la odhan iidoor iyo daarood labadaa qoys waa dadka kaliya ee xattaa kaftankooda kuyidhi INANYOHOW GUNBAA TAHAYNA GOLE LAGAMA ODHAN KARO HADAL GOBI KUHAASOWDOO LAGARTANA NAMAAD ODHAN. walhy bashar somali ah inaanu intaasoo kale laga hayn alle cimriga haudheereeyo labadaba
@DixGudban
@DixGudban 4 жыл бұрын
Dadnimada iyo edaabta soomàali ka luntay waa taas. Ee dib ha loo dhuuxo sooyaalka si loo soo ceshado
@dahirismail9758
@dahirismail9758 4 жыл бұрын
Ĺ
@jamesanimation8222
@jamesanimation8222 3 жыл бұрын
Been maad sheegi lakin soomali saaqiday weliba dhinaca akhlaaqda
@sakaaroibrahim9686
@sakaaroibrahim9686 2 жыл бұрын
Habarjeclo iyo Dhulbahante dheh isaaq ba isma taqaanaane
@Ishwaaq123
@Ishwaaq123 4 жыл бұрын
Habo sawdiga hada riyaha la jooga? Cimriga Allah kuu barakeeyo
@fardus5305
@fardus5305 2 жыл бұрын
@@abdikariimmohamed1575 alaah kariim
@miskiabdallamiskiabdalla445
@miskiabdallamiskiabdalla445 4 жыл бұрын
Mansha allah Ayeeyaday canbaro cimriga allah hakuu parakeeyo
@wacanmadar7409
@wacanmadar7409 4 жыл бұрын
Ala qurux badnayde canbaro oo aftahansanaa oo kaftan kii hore wacnaaye
@abdiazizcumeyr5491
@abdiazizcumeyr5491 4 жыл бұрын
Hada la idin kuma arko
@daahirabuukar1379
@daahirabuukar1379 4 жыл бұрын
Cam baro aqli ala waa siiyey
@abdirahmansahalfartaagchan8175
@abdirahmansahalfartaagchan8175 4 жыл бұрын
mansh alaah ala qurux badanaa maamo canbaro nuux maxamed bal ka waran 56 sano ka hor siday u eekay qalanjadan
@hodanabdinasir1745
@hodanabdinasir1745 4 жыл бұрын
Hadaanan garaneen walalo ciwankana waxna kuma qorna mexey aheyhd
@shamisahmed1912
@shamisahmed1912 4 жыл бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅🤝🤝🙏🙏🙏👍👍👍💪💪💪💪
@sulaymaanmaxamed2006
@sulaymaanmaxamed2006 4 жыл бұрын
kkkkkk
@nafisasiman4207
@nafisasiman4207 4 жыл бұрын
Hure walan wal awoowegey😍 Canabro Nuux ayeeydey😍
@ابوشير
@ابوشير 4 жыл бұрын
Canbaro qurux badanaa maashaa allaah gabow uma jeedo
@AaminMaxamed-y1d
@AaminMaxamed-y1d 9 ай бұрын
Kalmada yabka leeh ay haada tiiri eeg war saladi duuhur baa joogta
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 4 жыл бұрын
Eedaday canbaro walee waa fariid kuwo dhulbahnte ah baa rabay inay ku shaxaad tagaan oo ku yiri hargeisa ayaanu ku geynaynaa si wax lagaaga duubo waxay ku tiri waar isaaq anigoo gabadha baan diiday anigoo habar ah hor istaagi maayo ee shaqo kale yeesha kkkkkk
@nasriinfaarah3898
@nasriinfaarah3898 4 жыл бұрын
Ali Hassan kkkkk
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 4 жыл бұрын
@@nasriinfaarah3898 adiga ma isaaq ku qaba wallo
@nasriinfaarah3898
@nasriinfaarah3898 4 жыл бұрын
Isaaq haday i qabaan ma dhib baa intey naag dhulbhnte qabaan ba iga badane kuwas weydiin kaga baahan😜😜😜
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 4 жыл бұрын
@@nasriinfaarah3898 waa runtaa intaan qabnaa badan.lkn idinkuna waad naga qabtaan ogow
@nasriinfaarah3898
@nasriinfaarah3898 4 жыл бұрын
ugaas raage somali qabiil aan dumar kala guursan ma jiro isaq iyo dhulbhnte midna ma ahi midna wax igama galin xoga comment iso jiitey wllo👍👍
@xusengk1445
@xusengk1445 2 жыл бұрын
Wwwww. M. A. Maamo. Alh ku sharfo canbaro. Wale dumarkii hore ee duntaahayad bayahad dhe. Maamo alh ku xfdo and wixii. Aad dhashay dhe xafidula ah maamo
@sahracabase8179
@sahracabase8179 4 жыл бұрын
Waaa. Ayeydey. Ruma wlhi Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 4 жыл бұрын
Xagee ayeeyo kaaga thy
@cumarhassanhaji9664
@cumarhassanhaji9664 4 жыл бұрын
#Ugaas Raage
@noradinmohamedmohamud9855
@noradinmohamedmohamud9855 4 жыл бұрын
Adu ma gabaydaa?
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 4 жыл бұрын
Alla jecliya dumarka dhulbahante haddaan habar jeclo nahay saddex wax yaallood baan ku jecelnahay
@abdifatahmohamoud2033
@abdifatahmohamoud2033 4 жыл бұрын
Fariid bay ahayd ayaydaa
@mukhtaaryare8748
@mukhtaaryare8748 4 жыл бұрын
44 will miyey tiri Waxey dhashay iyo waxey dhaleen Allahu akbar waa qof sharaf barad Cizi iyo sharaf my waar Ayeeyo Hadey Ifka ka tagtayana janadii firdowso allow gee
@theclassifiedmedia-j6d
@theclassifiedmedia-j6d 4 жыл бұрын
64
@fatisait7576
@fatisait7576 Жыл бұрын
Wllo wey noshahay wili rabibaa cimriga udheereyay
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 Жыл бұрын
@@fatisait7576 haa weli way sii nooshahay wll ale ha xiftiyo
@saidohn8126
@saidohn8126 Жыл бұрын
Bal.maxay dumarkay dhashay iyo waxay dhaleen ugatagtay waata nimanka kaliya sheegtay eh
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 28 күн бұрын
Waa mooday 42 marna 44 maashaa allaah lkn ma hubo
@kitalechannelmediasomlikit8454
@kitalechannelmediasomlikit8454 4 жыл бұрын
Mashallah cambaro gabadh caqli badani
@mohamedkaysetimir4602
@mohamedkaysetimir4602 4 жыл бұрын
𝗛𝗲𝗲𝘀𝘁𝘂 𝗯𝗮𝗿𝗯𝗮𝗿𝗮𝘆 𝗮𝗵𝗮𝘆𝗱 𝗟𝗸𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗸𝘂 𝗴𝘂𝘂𝗹𝗮𝘆𝘀𝗮𝘁𝗮𝘆 𝗛𝗲𝗲𝘀 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗵𝘂𝗿𝗲 𝗵𝗲𝗲𝘀𝘁𝗶𝘀𝘂 𝗫𝗮𝗻𝗮𝗳 𝗯𝗮𝘆 𝗹𝗮𝗵𝗮𝘆𝗱 𝗜𝗻𝗮𝗻 𝘆𝗮𝗵𝗼𝘄 𝗴𝘂𝗻𝗯𝗮𝗮𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗚𝗼𝗹𝗲 𝗹𝗮𝗴𝗮𝗺𝗮 𝗼𝗱𝗵𝗮𝗻 𝗸𝗮𝗿𝗼 𝗛𝗮𝗱𝗮𝗹 𝗴𝗼𝗯𝗶 𝗸𝘂 𝗵𝗮𝘀𝗮𝘄𝗱𝗼 𝗟𝗮𝗴𝗮𝗿𝘁𝗮𝗻𝗮 𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱 𝗼𝗱𝗵𝗮𝗻
@mohamedawale587
@mohamedawale587 4 жыл бұрын
Waa qof qiimo weyn leh. Waxay mudan tahay inla siiyo dhaqaale muuqda oo waxtar leh.
@idalahow
@idalahow 4 жыл бұрын
Inan joogo Baadiyaha Kenya khaasatan Arabia, Mandera....an moodey waa iskumid soomali meelkasta ay joogto....Mashallah mama canbaro dadkeeno hore waa sidaan cizi iyo karaamad....gabay gana hala badiyo
@axmedcismaan6497
@axmedcismaan6497 4 жыл бұрын
Qurux awgeed laanta bari ayaa la odhan jirey maanta maantana waad aragtaan adunyoooy xalkaaaa ba
@Tasniim1
@Tasniim1 2 жыл бұрын
Hadda xataa weli way qurux badan tahay Ma sha Allah
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 28 күн бұрын
Maashaa allaah wali waa sideedii
@abdihashi2310
@abdihashi2310 4 жыл бұрын
Masha Allah , waa haweenkii caqliga badnaa ee kartida iyo xishoodka badnaa .
@aal5869
@aal5869 2 жыл бұрын
Aad bay u sharaf badan tahay. Waxay tidhi xagga dambaabka. Inay qabiil ku faanatay ka araaratay
@abdicisman1232
@abdicisman1232 5 жыл бұрын
Heesahan ay canbaro ka sheekaynayso hure wuu kala bakhaylay inuu sheego reerahan ay amaanaysoba geesiyad iga dheh
@abdiabdi.5559
@abdiabdi.5559 2 жыл бұрын
Si uu guusha isku siiyana nin caytamaya ayey gadaal kaga dareen, waa laiska garanayaa nimankan habarjeclo ee soo diyaariyey sheekada inay dhinac kararan tahay.
@Lowk3y19
@Lowk3y19 5 ай бұрын
Teeda kle in asaga lala saftay wey qariyeen waa taa shegtay ayeyo cambaro
@cabdimaxamedxasan2155
@cabdimaxamedxasan2155 3 жыл бұрын
mashaa. alaah. cimri. dheer. iyo. cibaado. alaha siiyo. waan maqli. jiray.
@barisamaadtv5176
@barisamaadtv5176 5 жыл бұрын
Wariye Abiib Barnaamijka wakhti Fog buu duubay Wuxuuna Maray Degmooyin Tirobadan Waxaana Maal Galisay Shirkada *Telesom* iyo Tv Ga Qaranka Wuxuu isu maray Hargaysa Ilaa Buuhoodle Waa Taariikh Dhaxal Gala Canyaro waa Ayeeyo Qiimo Badan sida Iiga Muuqa Alle Maskax Garaad Cajiiba udhaliyay
@sbofficial3140
@sbofficial3140 4 жыл бұрын
Allah maxaa illahay qurux ku maneestey, Mashalla Marshalla Mashalla Marshalla Mashalla isha Allaha ka xafido.
@aliflagofficial9283
@aliflagofficial9283 4 жыл бұрын
Canbaro illahay cimriga iyo cfimadkaba alle ha ku daayo
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 4 жыл бұрын
Amiin🙏
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 жыл бұрын
isaaq iyo dhulbahante soomaalida waa iska xigaan waayo waxaa ka dhexeeya sedex arimood dhaqanka deegaanka iyo abtinimo iyo xididnimo hadii dagaal dhexmarana dagaal gobeed baa dhexmara ee maato doox is kuma sameeyaan
@aliflagofficial9283
@aliflagofficial9283 4 жыл бұрын
@@gedefletv6049 waa runtaa indr illahay dad wlala ah oo mid ah ha ka dhigo
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 Жыл бұрын
@@gedefletv6049 kkkk soo Dhiga naceybka hadaa isaaq uhaya
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 4 жыл бұрын
Canbaro waa kaftan miidhan! Ma isagoo sidaa u eg buu misna riyo aan kaa baxsho yidhi bey tidhi🤣😂🤣
@abdirahmansahalfartaagchan8175
@abdirahmansahalfartaagchan8175 4 жыл бұрын
dul ku malable nimaan siinbay ka dudaan diraacdiiye nin daryeelayaan ahay durjigii magaaladana dumarku kama fogaadaan
@fatisait7576
@fatisait7576 Жыл бұрын
@@abdirahmansahalfartaagchan8175 horay utiri canbaro (biyaha hortoodu huubada tahay dabadoo maxay noqon)intaasaba kugu filan naag dhulbahante eheed naag dhulbahante riyo lagama bixiyo
@nuurnageeye8116
@nuurnageeye8116 4 жыл бұрын
masha Allah walhi si kal iyo laab baan u farxhy markaan arkey wareeysigeeda maamo cambaro
@hafzahquenahmet8424
@hafzahquenahmet8424 4 жыл бұрын
Haybtayna ima Gabino Halqiga Reerka Ugu badan Iyo iyo Hartaa Eebe Iga dhigy
@abdisalanali802
@abdisalanali802 3 жыл бұрын
oo maxaa loyiri waxay socotay sanad waa taa tiri 2 habeen buu socday
@mohamedabd4440
@mohamedabd4440 9 ай бұрын
war hedhe islaanta maxaad usoduubteen ayadoo aan diyaarsanayn
@calanlemediaproduction9187
@calanlemediaproduction9187 4 жыл бұрын
Canbaro haah ban u hayaah wlhi
@saadmohamud7137
@saadmohamud7137 4 жыл бұрын
she is exactly how yusuf shaacir described her. A beautiful girl with great decency. in their poetry they both mentioning that despite of two dofferent tribe they are related. Hurre from a dhulbahante mother,and canbarro from an issaq grandmother.
@fadumohuseen6832
@fadumohuseen6832 Жыл бұрын
.l.l.
@hafzahquenahmet8424
@hafzahquenahmet8424 4 жыл бұрын
wariye afrtiii midh wad na dhaafisay dabyzha Kala kac islaaanta😥😥😥😥😥
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 4 жыл бұрын
WALLAH waa runtaa dabayshii baa hadal badan na dhaafisay
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 28 күн бұрын
😂😂😂😂 anaga dhan warka cabaro waa noodahab ilaa
@saidnur2555
@saidnur2555 4 жыл бұрын
Msha allah. Waa maamo caqli badan illahey ha barakeeyo ayada iyo awilaadeedaba
@cabdifataaxindho6433
@cabdifataaxindho6433 4 жыл бұрын
Xishoodkii dumarnimo wakaa
@nabadoonahmed5124
@nabadoonahmed5124 2 жыл бұрын
1964 buuu dhacay ciyaarahaaas iyo heeesuhuba hoooyo cambaro nuuux iyo aaabo hurre walan wal runtii waxaaad nooga tagteeen arin kudayasho mudan ciyaaaro heeeso iyo is dhex gal taaariiikh fac weyn reeeebay ilaaaahay ha idin xafado aduun iyo aakhiraba 164 ilaaaaa 2022 how many yeara baaaa laga jooogàaaa
@lafgareen6500
@lafgareen6500 4 жыл бұрын
Axxxx Yaa Dadki Hore"""Mashallah"""Queuxdii hore"""Aya ka Muqata Iyo Xishodkiii"""Wallhi"""Islantu Hoyadey Beyba Uegtay"""Wallhi""" Somali Wa walalo
@mohametmahmoud1828
@mohametmahmoud1828 9 ай бұрын
Qalbigu waa miskiin qoraalna ma jirin 2023
@Nasradayib35
@Nasradayib35 3 ай бұрын
Aniguna 2024
@MrLaasanod1
@MrLaasanod1 4 жыл бұрын
Caadi maaaha Canbaro Caqli iyo sharaf baa ilaahay siiyay
@h.a.baazka9861
@h.a.baazka9861 4 жыл бұрын
masha allah illahow ku barakee mamo somaliyed o garasho badan
@maxdar11
@maxdar11 2 жыл бұрын
Tollaay oo tollaay isaaqow hurre wuu ina ceebeeyey ma gabadha qurux deeda 60 jir iyadoo ah aynu arkaynu ayuu yidhi riyo aan kaa bixiyo caarkaaga was muxuu uga jeeday talow dil in lagu xukumay ahayd waagaa kkkk dhulbatow boog maka qorteen cambaro ?
@fatisait7576
@fatisait7576 Жыл бұрын
Waxay tiri canbaro(biyaha hortoodu huubada tahay dabadooduna maxay noqon)taas jawaab ugu filan hurre gaf kama Ahayne geelmeel lagudhaqaba muu jirine inadeerkeed baa kabixyey 120 geela sharaf ba intaasa kufilan intay noo guursan lahayd Dawaco
@nasroadan2221
@nasroadan2221 4 жыл бұрын
Walee somalidi hore gob gob dhashay dheh saa kaaftan kooda lama kala xanaaqaan si cajiib ah
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Canbaro xigmad duxaysay ahayd
@mhassan0163
@mhassan0163 5 жыл бұрын
Dhulbahante waa hanfade, Cambaro buug kamay qorin, ma muunayn, cidnla ayey kaga dhaqaaqeen
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 жыл бұрын
J Ali kkkk waa run dhulbahante taariikhda dadkiisa ma qoro
@sadia_844
@sadia_844 4 жыл бұрын
Taariikhda meesha taalay maxay ahayd imisaa wiil iyo gabadh ciyaaro isugu imanjiray oo isu heesijiray, kuwaasuunbay kamid ahaayeen iyagune.
@farxiyoahmed5613
@farxiyoahmed5613 4 жыл бұрын
@@sadia_844 labadoodu waxay ku heeseen xigmad wadata iska caabin labada dhinac ba ah marka wayka murti fiicnaayeen kuwaad shegtay
@shukriabdiweli4481
@shukriabdiweli4481 4 жыл бұрын
Askarimo baa toodii dhaafisay!!!
@eidabdisalam9578
@eidabdisalam9578 4 жыл бұрын
Waaar waa iga dardaarane dhul bahantoow canbaro buug halaga qoro
@saadmohamud7137
@saadmohamud7137 4 жыл бұрын
They had great respect for each other, hurre apologies to her at the end and emphasised her greatness and made dua for her. she let him win after the poetry became aggressive. Great respect for both of them
@husseinadan2096
@husseinadan2096 2 жыл бұрын
Waxa lga hdlayo waa dhaqan Somali iyo bari heeso dhaxal gal ah oo lisku tiriyey inkastoow magac Somali aa wadato, Af qalaad ku hantaaticiisa qurux miyaa midaa?
@yuusufabdi1260
@yuusufabdi1260 Жыл бұрын
Waarbil maanta timo cadde
@mahmuttyare7381
@mahmuttyare7381 Жыл бұрын
@@husseinadan2096 waa ha la arko in aan af qalaad ku hadlo
@TheZackfilms
@TheZackfilms Жыл бұрын
​@@mahmuttyare7381 idinku xagaad ka gubanaysaan? Ma luuqada uu ku hadlay baydaan isku wacnayn oo ka cuqdadaysantahy? Waxaa laga yaaaba inuu yahay wiil ama gabar yaroo soomaliyeed oo qurbaha ku dhashay oo kuna koray oo markaa afkiisa hooye xiisaynaya ee afka hakaga boodin wl
@fardusmohamed9392
@fardusmohamed9392 2 ай бұрын
Dhalacad waa dhulka nalaga haysto. Waa inaan xoraynaan
@cabdiraxmaancaadleef2469
@cabdiraxmaancaadleef2469 4 жыл бұрын
Riyihii ay maagaysay.saw ku waa dhinac walba ka ooga
@darwiishadsomaalieed8672
@darwiishadsomaalieed8672 4 жыл бұрын
Riyuhu xafada ma dhafaan. Cadays baana loo haystaa. Ee riyo kalama shir yimaado. Gabadhna riyo lagama bixiyo.
@geelehersi140
@geelehersi140 4 жыл бұрын
Walee waa laandheere canbaro qabkujirey weynaayaa
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 4 жыл бұрын
ManshaAllah Allaha dad waa dadki hoore🌹❤🇸🇴
@barkohideiyodhaqan6664
@barkohideiyodhaqan6664 4 жыл бұрын
Asc
@barkohideiyodhaqan6664
@barkohideiyodhaqan6664 4 жыл бұрын
Asc 🤩🤩
@adansalaxguuled179
@adansalaxguuled179 5 жыл бұрын
Alĺow cimriga udheeree Waa qofdhaqan le
@ahmedibrahim2650
@ahmedibrahim2650 4 жыл бұрын
Dadka rer waqoyi wagobwale
@husseinadan1160
@husseinadan1160 Жыл бұрын
Who else noticed she keeps the GOATS ariga yaa ila arkay
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 4 жыл бұрын
Islaantu dhaqankii hore oo suubanaa ayee wadataa, Usha dhulka lagu xariiqo iyadoo la hadlaa.
@c0nmoyds3fb98
@c0nmoyds3fb98 4 жыл бұрын
maasha allaah canbaro waa hooyo iyo Ayeeyo eedo habaryar qaaliya allaha kubarakeeyo adiyo intaad dhashay iyo waxay dhaleen illaahay qurux wuusiiyey haday ayadoo weyan isbadalin masha allaah Nuur calaanuur ayaa alle siiyey Habaryartey ayaa camaro la odhanjirey illaahay janadii hageeyo Ayeeyo cabarana cimridheer iyo caafimaad waara iyo nabad waara allaha kusiiyo insha allaah yaarabbi❤❤❤❤❤👍😍
@Naasirudiin
@Naasirudiin 4 жыл бұрын
RUUXAAN CUMPUTERKA OQOON MAANTAY ADUUNKA SHAQO KAMAHELO EEMAANTAY Kafaa,iidayso jaaniskaa mardhow ayaa laxirahayaa waa koorso cumputer ah oo dhamaystiran oo lacag la,aan ah Booqo maanta baro birina kushaqayso 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 t.co/08NCNfJx5I
@ridwanbarreh9688
@ridwanbarreh9688 5 күн бұрын
Intaad Yahoo geel dhahay dhahay joogta ka soo duubo ayay ahad
@ahmetqani2271
@ahmetqani2271 2 жыл бұрын
2022
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 4 жыл бұрын
Abaarbaa meesha ka muuqata walee soomaalidii hore dad sharaf leh bay ahaayeen laa kaftami jiray maantana xabad iyo qashin ayay iskula soo cararaan war soomaalidii hore hala raadsho
@dahiryusuf2934
@dahiryusuf2934 4 жыл бұрын
Masha allaah,camnaro oo 64tii,gabadh guurdoon aheyd,hada markaad aragto,umaleynmeusid,iny Jirto,da,da maanta ay jirto,blse wxaan isleeyhy,baadiyha ay Ku danbeyso weeye,waayo,hurena wa Gabooby isagoo nin,iyana wxay u muuqataa da,da 60
@farhiajama622
@farhiajama622 4 жыл бұрын
Dahir Yusuf c
@hassanugass9561
@hassanugass9561 3 жыл бұрын
2021 still watching from garisaa cambaro ❤️
@footballfanbase9853
@footballfanbase9853 2 жыл бұрын
Watching from garissa 11 months later after you watched❤
@suldaansamatarcali8382
@suldaansamatarcali8382 4 жыл бұрын
M,a Allah canbaro waa qof qaali ah
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰m.a mamada hadey noshahay wllhi tariiq aya leenahay Somalia hda nhy wllh
@zamzamhabiib3513
@zamzamhabiib3513 7 ай бұрын
Yadoo intan leeg ayayba faanaysa islaantu cajiib😂
@ibrahimmaxamed8939
@ibrahimmaxamed8939 4 ай бұрын
Hhhh waa dumarka dheemanka ku jira boqorkii sanaba mar baa la hee gabadhan oo kale m.a ilhayna hure ha u naxariisto iyada cimri dharara ha siiyo
@awildaahir3542
@awildaahir3542 2 жыл бұрын
Mɴsʜ ᴀʟʟᴀʜ ᴀʏᴇᴇʏᴏ ᴀʟʟᴀʜ ᴋᴜʙsʜᴀʀғᴏ Fʀɪ,8 ᴊᴜʟ 2022 ❤️
@HalisTa..22
@HalisTa..22 2 ай бұрын
"Qalbigu waa miskiin Qoraalla majirin" Cajiib!! Hadal wax ku ool ah. Aduun waa nin iyo waagii Cambaro nuux Mohamedba wataa maanta🤦‍♂️✋
@umusaaraismail6400
@umusaaraismail6400 5 жыл бұрын
Wa qof sharaf leh cambaro hanti qaran weeye wa in laga faaiidaystaa qof wanaagsan weeye wa in la soo kaxeeyo
@gwiji7216
@gwiji7216 4 жыл бұрын
Masha Allah Allah haku dhowro Ayeeyo🙏
@idilgabeyre8027
@idilgabeyre8027 4 жыл бұрын
Gwiji alle hakuxifdiyo ayeyo
@Munalalachenell
@Munalalachenell 4 жыл бұрын
Manshallah dadkii hore ayaa waleedad aha dadka imikajiro wadada xunata uunkataliyo ialahay xaqa hana waafijiyo amiin yaarabi
@hibomaxamuud7772
@hibomaxamuud7772 3 жыл бұрын
Aaamiin aamiin
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 4 жыл бұрын
Hooyo Soomaaliyeed iimaankii lagu yiqiin iyo garashadii baa ka muuqata. Ilaahay khayr ha siiyo.
@SamsamO-lb7hc
@SamsamO-lb7hc 6 күн бұрын
May meel hagaagsan fadhisiyaan
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 10 ай бұрын
Nacas huhaa
@cabdifataaxindho6433
@cabdifataaxindho6433 4 жыл бұрын
Meeshu waa gar ciideed
@ahmedabdulkadir3151
@ahmedabdulkadir3151 4 жыл бұрын
22:52 Mashlh Cizzi ayaan Ku Noolahay Waa Hadal Cajiib ah
@mahamedsuleiman4890
@mahamedsuleiman4890 4 жыл бұрын
Tollaay, intaan Gaal daba socono taariikhdeena hadaan qori lahyn dhaxl mcqul ayad nooga tegi lahyden an usi gudbino kuwaan si dhalno.
@Buxx0923
@Buxx0923 Жыл бұрын
Kkkk waxaan layaabay ninkan weyn ee raba inuu dadka Taariikh ka wareysto, ee hadana kala garan la 1964kii 1977kii oo ah markii Somalia iyo Ethiopia dagaalku dhexmaray. Soo baro Taariikhda marka hore intaanad "offside" cararin sxb. Anaaba kala garanaya intaas
@Naima-z3n
@Naima-z3n 10 ай бұрын
Walaale soomaalia ethopia labadagaal baa dhexmaray midiwaa kii 1964 midna waakii waynaa eelawada yaqaano ee 1977 dib adigu wax ubaar
@SmilingLakeHouse-ok6kj
@SmilingLakeHouse-ok6kj 19 күн бұрын
Alla xikmad badanaa
@Foodlovers96
@Foodlovers96 4 жыл бұрын
Mashallh Aqliga iyo quruxda laguma gaaro dhulmahante ❤️❤️❤️ Allah haku xafido
@diinaxasan5472
@diinaxasan5472 4 жыл бұрын
Maansha Allaah tabaarakallaah ilahay hakuxafido mamma canbaro adiga iyo caruurtaadaba aaaaaaaaamiiiin
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 4 жыл бұрын
Amiin🙏🙏
@fatimawarsame3433
@fatimawarsame3433 4 жыл бұрын
Mashalah taabarkaall aeeyo caanbaro sharaf iyo ciisii baa raabi hiibo usiiyadiiyo caafiimaad iyo ciimri dheer alaha ku siiyo alaha ku xafiido adiga carurtada ehelkaga dhaan alaha aaamin yaa rabi
@farhiaismail5084
@farhiaismail5084 4 жыл бұрын
my God bless you mother
@xiirmuse1401
@xiirmuse1401 3 жыл бұрын
Bal qiyaas cambro oo 20 jir ah quruxdeed wllhy
@ayaansaiid380
@ayaansaiid380 9 ай бұрын
Wali walhi waxay ayid quruxey 17 jirah kawarn❤
@faataxcnf2677
@faataxcnf2677 4 жыл бұрын
Dhaqan aqoon iyo af kaftama hadana dhowrsan ayan u dayay mamadan
@kifaxalii4574
@kifaxalii4574 4 жыл бұрын
MashaAllah xiishodki dumar wali wuu ku danbeeya ayadow ayeeyo ah😭✊ anigow 20 jir ah manta xiishodka ma qaawo Allahayow xiishodka nagu dheeq😥😭😭
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Canbaro ha la shekaysan waxo u dhaxeya toon iyo basal
@ridwanbarreh9688
@ridwanbarreh9688 5 күн бұрын
Wuu dhafinaya waraka ay bilawday
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 9 ай бұрын
Asc. Isalaanatu. Riiyo. Baay Dadaka. Ku. Caayey. Haddaana. Iyadaba. Haasata. Yaab. Maxoahii Baalasuku. Caayayaa. Missionary. Jaahiilniimo. Yaab. Bisiinka
@fatisait7576
@fatisait7576 Жыл бұрын
Canbaro Gabadh dhulbahante walee geesimimo laguma gaadho Horaa looyiri gabdhaha dhulbahante geelay dhicijireen walee been mahaan
@mahaddayax9021
@mahaddayax9021 2 жыл бұрын
Waaayo waaayo waaga saadeex jiirban aha
@apdikhaliqismail2301
@apdikhaliqismail2301 4 жыл бұрын
Yuusuf shaacir daacad weeye
@suguleadan1592
@suguleadan1592 9 ай бұрын
Wareysi laga qaaday Canbaro Nuux Maxamed oo ah gabadhii ay isu heeseen Cismaan Ibraahim Warsame.
@xasancali1298
@xasancali1298 Жыл бұрын
Masha.allaah
@mustafeawad1587
@mustafeawad1587 4 жыл бұрын
Ilaahy cimriga iyo aqliga ha u barakeeyo
@khadramahmed5515
@khadramahmed5515 3 жыл бұрын
Ask
@crisaaqyuusuf7256
@crisaaqyuusuf7256 Жыл бұрын
Hure abwan cajiiba waxad kugaran adhi isagoo kagabyaya ayay 90 bayd gaadhay gabaygiisa
@qofcilmileh335
@qofcilmileh335 2 жыл бұрын
Quruxley weeye
@shueybsahidd7931
@shueybsahidd7931 Жыл бұрын
Iyadoo 80 iir ayay wali qurxoontahay kwrn markay ahayd 18jir
@AbdiwaliHaredisak
@AbdiwaliHaredisak Жыл бұрын
M.sha mamada weli waxa ka muqda dhaqankii hablihii hore ee somaliyed Oo xishodka iyo hos egida markey hadleysa.
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 4 жыл бұрын
Waligay sawirkeda waan radin jiray xitaa anoo joga jubada dhexe
@hodanabdinasir1745
@hodanabdinasir1745 4 жыл бұрын
Mexey aheyd walalo
@hadraawialihussein9789
@hadraawialihussein9789 4 жыл бұрын
@@hodanabdinasir1745 waxay ahayd codkar qiimo leh
@engrjama6371
@engrjama6371 4 жыл бұрын
Cisi iyo sharaf kunoolow mamo cambaro
SHEEKADII HURRE WALANWAL & CAMBARO PART 3
35:38
Bartamaha
Рет қаралды 1,4 МЛН
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 71 МЛН
Sheekadii Dheereyd Ee Na Dhex Martey Canbaro Nuux Maxamed
14:58
Googoos Media Production
Рет қаралды 26 М.
DOCTOR-KII MAYDKA BADHAYEY EE LAKULMAY MUCJISADA!@sawdamqaalib
38:20
Sawda Qaalib
Рет қаралды 249 М.
Waa riwaayadii Ragow aarsi haween u adkaysta markiina
46:07
Áwil Mawliid
Рет қаралды 83 М.
Q-2aad Hurre iyo Cambaro
12:16
Abwaan Camaari
Рет қаралды 6 М.
ОТ НЕЕ НЕ СКРЫТЬ😂😂
0:43
СЕМЬЯ СТАРОВОЙТОВЫХ 💖 Starovoitov.family
Рет қаралды 4,1 МЛН
pumpkins #shorts
0:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 54 МЛН
Deadpool transformation by Tsuriki Show
0:11
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
Естен тандырған ерсі сөз!
25:48
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 302 М.
Best reflex moments 💀 #trollface #edit #troll
0:24
Winshy Editz
Рет қаралды 16 МЛН
с лазерами не переборщил?
1:00
Мармеладыч
Рет қаралды 3,6 МЛН