"Cambaro Ninka ay La Hadashaa Awrbuu Qali Jiray Habeenkii" ~ Abwaan Hurre Walanwal

  Рет қаралды 86,220

Hargeysa Today

Hargeysa Today

6 ай бұрын

"Cambaro Ninka ay La Hadashaa Awrbuu Qali Jiray" ~ Hurre Walanwal Oo Ka waramaya Qisadii Dhexmartay
*** Subscribe, Like, Share and Comment on Our Videos **
#ShopwithKZbin
#Nsaleonyoutube

Пікірлер: 39
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 6 ай бұрын
ilahay how naxariisto hure janatal fardowsah alaha geeyo from buuhoodle
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 6 ай бұрын
Ilaahoow unaxariso hurre walawal أللهم أمين يارب العالمين
@seed3966
@seed3966 6 ай бұрын
😮😮😮 Canbaro wakhtigedii dhaaqankii markaa jirey boqorad beey u aheyd runtii 😮 Rabbiyoow khaatumada khayr noogu khatim😮
@user-hn8qe3ho3w
@user-hn8qe3ho3w 6 ай бұрын
Allah haw naxariisto jannada haku arzaaqo 😢😢
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 6 ай бұрын
Hure waa nin aad u qalbi wanaagsan hadana qosol badan xigmad iyo dadnimo ku darsaday
@KhalidAbdi-fq8wq
@KhalidAbdi-fq8wq 6 ай бұрын
Haa runtii
@KhalidAbdi-fq8wq
@KhalidAbdi-fq8wq 6 ай бұрын
Waa nin caajib ah
@ashaaraale4290
@ashaaraale4290 18 күн бұрын
Alla qosol badanidaA😂😂😂
@ummuisra6721
@ummuisra6721 6 ай бұрын
Alle ha u naxariisto hurre from laascaanood
@shafiiabdullahimohamed9543
@shafiiabdullahimohamed9543 6 ай бұрын
Nin an xikmad badnayn riyo mabarbar dhigi karo geel
@abdullahimuhumed5526
@abdullahimuhumed5526 6 ай бұрын
Allah ha unaxaristo
@Mohammedabdi1127
@Mohammedabdi1127 6 ай бұрын
Laba qof oo ilma abti ah iyo ahal ka soo qaad
@kiro8858
@kiro8858 6 ай бұрын
Aaaameeen Aaaameeen Aaaameeen Aaaameeen Aaaameeen Aaaameeen yaa Rabi ilaahay Haku naxariisto Aaaameeen Aaaameeen
@abshir2010
@abshir2010 6 ай бұрын
Abwaan Hure Walanwal ALLAH kuu naxariisto Abti JANADA ALLAH ha ku geeyo. Qof sharaf badan qiimo leh marna cadaalada ka gaban ayaad aheeyd. ALLAH ayaa kaga baryeena inuu kuu naxariisto insha'Allah amiin.
@marymw-yh1ib
@marymw-yh1ib 6 ай бұрын
Inaabti masahlanid geeridu hakaa daahdo dhashii guuleedgaraad widhwidhbaan kugucasumay
@abiibakarsadiiq5614
@abiibakarsadiiq5614 6 ай бұрын
Alle ha u naxariistee haduu dhintay
@userxmvw031
@userxmvw031 6 ай бұрын
Allah ha unaxarisdo 🤲
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 6 ай бұрын
Alle ha u naxariisto abwaan hure oo aanu reer abti u ahayn alle ha siiyo cimri dherer eedo canbaro nuux mohmed hayaan runtii abwaanku wuxuu ahaa cabqari suugaan dhaxal gala uga tegay soomali alle qabriga ha u iftiimiyo
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 6 ай бұрын
Habarjeclo in ay dhulbahante hadhkooda xataa ka macaashaan hadii ay awoodaan bay bilaabeen waa dhaqankoodii dawacada ee ay marba mus ka khaawisi jireen dhulbahante😅
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 ай бұрын
Ninkan hure wuxuu ka hadlayaa soomalidii caafimaadka qabay waa markuu dhalin yarada ahaa
@user-zr9jk7lg9f
@user-zr9jk7lg9f 6 ай бұрын
Allah ha u naxariisto
@umomar2743
@umomar2743 6 ай бұрын
alaah hoow naxariisto❤❤❤ inaabtigay ❤
@akxamesa465
@akxamesa465 5 ай бұрын
Alle ha u naxariisto marxunka
@nuuhcali5983
@nuuhcali5983 6 ай бұрын
Ilaahay haw naxariisto abwaan hure
@mohamedahmedgoobe1738
@mohamedahmedgoobe1738 6 ай бұрын
Alaha u naxariisto hadaan geeridiisa akhriyay. Saakana Videogan arkaayay.
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 6 ай бұрын
EEDO Canbar Iyo Adeer Cisman
@FaadumoAbdullaahi-su2mq
@FaadumoAbdullaahi-su2mq 6 ай бұрын
Alle haw naxariisto abwanka
@MursalAadan
@MursalAadan 6 ай бұрын
Alle haku naxariisto adeero 😢
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 6 ай бұрын
Alla yarxamu
@KhalidAbdi-fq8wq
@KhalidAbdi-fq8wq 6 ай бұрын
Inanyahay garaabiido isma qariso geesadu
@mahadwarmogemahadwarmoge378
@mahadwarmogemahadwarmoge378 5 ай бұрын
Plz qaybta 2 aad
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 6 ай бұрын
Hure waa qosol miiran
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 6 ай бұрын
WadajirEey wadayareey hanarEEy muqtishoooy
@mohamedabd4440
@mohamedabd4440 6 ай бұрын
videoga full ah
@umomar2743
@umomar2743 6 ай бұрын
runtu waa raganimada lasheego❤❤❤
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 6 ай бұрын
lEEEEEE tttt, hadanaa. teen dumar ta ahey iawey yariiseeydataanaa yartaanaa tanaa waa laguuyaqaanE ceebloowcadeeyeey qiimobdanquruxeey
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 6 ай бұрын
As, Familyyyyyy REEr, tanaa yartaan yariusEEydatan CEEblo yareeyqiimobadan dumaroo cadayyareey lagufarxeeeey qaasatan facyaashay waanba uwataa dhaafaaba princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay iyoiyo Runrun saxsax
@BrowYare-hs4zp
@BrowYare-hs4zp Ай бұрын
Cambaro markey tiri inan yahaw gunbaa tahayna gole Laguna oronkaro hadal Gobi ku haasowda ima aadan oron ayssn aad uba yaabey
SHEEKADII HURRE WALANWAL & CAMBARO
30:39
Bartamaha
Рет қаралды 1,9 МЛН
MAXAMED ADAN DACAR OO SIYAASIYIINTA KABAHA LA DULMAREY
4:46
Maal TV
Рет қаралды 99 М.
Получилось у Вики?😂 #хабибка
00:14
ХАБИБ
Рет қаралды 7 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 42 МЛН
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 35 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 3,3 МЛН
Daawo Wareysigii Aan La Yeeshey Canbaro Nuux Maxamed
24:30
Googoos Media Production
Рет қаралды 635 М.
Xikmaddii, Xikaayaadkii iyo Xalladdii Abwaan Hurre Walanwal
24:41
Raandhiis Media
Рет қаралды 1,8 М.
KHALIIF IYO HAARAA ISLAWEYN GABAYADII AY ISWEYDAARSADEEN
20:40
Abwaan Xaange
Рет қаралды 39 М.
Qeybtii ugu adkeed Hurre iyo  Cambaro kkk
9:48
Abwaan Camaari
Рет қаралды 3,1 М.
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Hassan Horri
Рет қаралды 39 М.
Получилось у Вики?😂 #хабибка
00:14
ХАБИБ
Рет қаралды 7 МЛН