Sheikh xasan d aweys khayr rabi ha ku siiyo, cabdi xirsi dhowr jeer ayaan u sheegay inuu cilmaani taageerayo laakiin waa nin meeli u muuqato.
@AhmedAli-ge5xf3 жыл бұрын
Shiikh daahir wax aan loo joogin iyo hebel baa yiri iyo hebel ugu jawaabay ,waqtigan looma joogo,run haddii aad sheegi karto oo aan qabyaaladi ku dardarin ,ka hadal waxa maanta taagan iyo nimanka badda iibshay ee beeshaada wada ah weliba ina cabdishakuur isagu saxiixay-illaa aad xaqa ka hadashid warkaagu waa qurun iyo nacnac
@haliimaabdirahmaan36423 жыл бұрын
ilaahay haku xifdiyo waa run wuxuu sheegaayo
@manhajsalafcenter86883 жыл бұрын
Sheq xassan waligi mooryaan ma noqon e sheqa aflagaadada ka daaya
@saidaali4123 жыл бұрын
Jihaad meelo badan aa looga baahan yahay jihaad ma aha in umada Soomaaliyeed lagu jihaado sida maalin walba ay sameeyaan Shabaabka Jahanaba Allaha geeyo
@nuurbaafonuurcismaanfarey48733 жыл бұрын
Shiiq xasan qoslaaye adigoo xabsi guri ku jiro ayaad ku faraxsan tahay waa qanaaco rabi ku siiyay Haddii aan qoslaaye ku dhahay waa magac aniga kula jeclaaday haddaadan raali ka aheen waan kaa raali galinaaya qoslaaye
Xitaa ma dhameysanin 10 daqiiqo ayaan ka dhageystay inaan qoslaaye ku waco ayaan jeclaaday👍
@maryamadirie87223 жыл бұрын
Mashaa Allah adeer qaaliya
@roodomaxamad71543 жыл бұрын
Farmajo 😂 😂 😂 wan u ooyneena ilahow noso celi banadir chanal thanks ❤ ❤ ❤ muxafidle namaqashii muwadin saxah ah le no kenta shiiqa madhagesan lkn qer an rajena in afkisa kaso baxo tageero shacab buraarujin leen ka sugeena
@hanniedirie90193 жыл бұрын
War Alle ka xishood oo naga aamuus
@xasanabdiraxman45513 жыл бұрын
Ha ku guursado
@SuperLuisnani173 жыл бұрын
Acuudu Billaahi Mina Shaydaani Rajiim... Ilaah Baan Kaa Hoos Galnay Xasanow... Alla Xumidaa Ninyohow!!!
@abdallaabdikariimyusuf99013 жыл бұрын
CIdii Umadaan sax istiraahdaa ama la talisaa Balaayo iska hadlee aya soo baxe War culimooy Dadka caykaana yaan jalaq loo siine howshiina wata ummada caawiya🙏☝️
@ahmedosman71853 жыл бұрын
SHEEKH XASAN DAAHIR HADAAD RABIICI MADKHALI LA.KULANTAYBA BAALAYADA SHIIKHII SHAYAADIINTA IYO BURBURKA UMADAHA EE SHAYDAANKA UGU WAYN BAAD SOO ARAGTAY.WAA NINKA WADAMADA OLOLAYA DABKA SUDHAY EE DIINI FULUUSKA AH.
@nasreenwhatdowedohavali14253 жыл бұрын
Odeygaan inkaar qabaha qaraxyada iyo xasuuqa dhiiga dadka somaliyed ee islaamka asagoo kahadlaya arki meysid ileen waxaasu diin uyaqaana habaar qabaha fuleygaa bal sheekh umal muxuu kuheysta maslaxada umadda haka hadlin. fadlan dowlada waxan kacodsaneyna odeygaan fidno.wadaha social media inaan loo ogolaan
Madkhali haduu Soomaaliya rag u joogaan isagaaba leh kooxahan dagaalamaya ee isticmaarka calanka u sida
@abuuyaxyaanajaax94133 жыл бұрын
Sh xasan waxaan waydiin lahaa wadciga hadaad garanhayso ama aad ogtahay in badan ayaa lugu baxay dawlade maxaad ka haysaa Maxaase hayta cidii ku baxday
@faysalmohamed31313 жыл бұрын
M.a sheik xasan dahir aweys Nin godon lga galy
@xidigajabarti7723 жыл бұрын
Xasan dahir habaryar Indha cade ka hadal
@awaabcqaaliq22443 жыл бұрын
Dahir calasoow iyo saaxiibkii Hasaan Dahir ha la siiyo bilada mooryaan-nimada uffi-lakum.
@daniistecaqlileh4823 жыл бұрын
Uffi lakum qabyaalad ayaa ka soo urayso sxb dib isugu laabo
@maryamadirie87223 жыл бұрын
Wallaahi adeeraw xasanaw waa la wareeriyay
@royaltygtm97873 жыл бұрын
kkkk guul sheikh xasan dahir aweys jecliya aad ban udhegeysta guul sheikhan runtu ka hadla wbt
Sheekhoow adinka laftiina maxaad hagaajiseen dad aan dowlad fiican lahayn baad dagaal ku furteen sida dawladii sheekh shariif markaad dagaal iclaamisay burburkaad badiseen
@cirguje403 жыл бұрын
@Karim Hussein wax aanad waxba ka ogayn ka hadlaya ee Xaarmaajo eltriyaan,itoobiyaan iyo cadaw somaaliyeed oo dhan buu xaarka iyo kaadida ka maydhaa maad wax ka qortid qabyaaladayste caloosha ka buka baad tahay
@cirguje403 жыл бұрын
@Karim Hussein sheegato yahay nacnacda qof kale ula tag Xaarmaajo kabo la aan buu Somalia uga baxsan doonaa sida adeerkii af wayne faqash yahay faqashtu dhashay 🏃♂️🏃⛺🛖⛺🛖⛺🕐🕛itaalkaagu waa🤏🏼🤭🤭😂😂😂🤫
@mmaa80073 жыл бұрын
Hassanow yaku jahadaysan ma dad muslimin aha ku jahadaysan oo waliba shacab masakin ah illahay umadiisa ha idinka qabto waxiina wa dulmi diin lagu qarayo adeer diintu maha inad dad Islam ah ku jahado orod yahuuda ku jahaad wa baqaysan in lina dilo
@abdifarah40312 жыл бұрын
Hasanoow runtan kugu jeclahay waxa wax la la yaabo kuwii xaqa garanaayey inay yiraahdaan waxan masul ka nahay kuwo calmaniyiin ah oo asnaab ku so kordhiyey dalka waa ayan darro culumadeenu kama mara cudurka cadifada
@calimaxamud95332 жыл бұрын
kani in war baahinta loo ugu laadu mahyin waa in laxidho xabsi loodaayo bayi ahyid
@noormaxamedabdullahi21813 жыл бұрын
Asc walalyaal?Qofkasta oo raba inu si online ah (Qadka)kubarta Qura'anka kariimka ah inta haa nagala soo xirira inshaaAllah +254722656138
@adenhassan42543 жыл бұрын
Xaage
@noormaxamedabdullahi21813 жыл бұрын
@@adenhassan4254 contact that number InshaaAllah 0722656138
@ahmedrageh41743 жыл бұрын
Waar miyaad islahadlaysa mise daad baad waax ushegeysa laguma maqlow adeer
@محمدشريف-ي9ل6س3 жыл бұрын
😂 hahaha 😂
@ahmedrageh41743 жыл бұрын
War lord you have no moral authority to tell us anything
Xaarmaajo kabo la aan buu Somalia uga baxsan doonaa sida adeerkii af wayne faqash yahay faqashtu dhashay qaxootiyadiinii baad ku noqonaysaan 🏃🏃♀️🏃♂️🛖⛺🛖⛺🕑🕧🕛🕐itaal ilko yar waa 🤏🏼🤏🏼laangaab foqol laangaab
@@cirguje40 Abdi-abdi ama adoon-adoon Sidaad u magac liidato ayaad u caqli liidataa,marhadaad cayday reer aaqiraad.
@cirguje403 жыл бұрын
@@awaabcqaaliq2244 magaca maxaa kaa galay aan qortay sida naagaha ayaad wax u soo qorosaa wax bakhtiyay ha ii sheegin Sida raga wax u soo qor ama nacnac nagala tag