Daawo Xildhibaan Saajid 70kun Ayaa Maalin Kasta Kasoo Xaroota Jaadka Maxaa Loogu Ridi Waayay Qasnada

  Рет қаралды 8,020

Banaadir Channel

Banaadir Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 23
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 2 ай бұрын
Xildhibaan Saajid >> guul iyo Gobonimo waxaan aaminsanahay inaad fahansan tahay waxa aad u tahay Xildhibaan Qaran . Guul iyo Gobonimo Jaalle Xildhibaan Saajid. Waa loo Baahan yahay in qofka Xildhibaanka ah inuu had iyo jeer difaaco danta guud. Dhib malaha in lagu kala jiro Qaabado Siyaasadeed. Laakiin danta guud in la ilaayo waa waajib Dastuuri ah.
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 2 ай бұрын
waa runtiis dad gaarah ayaa lugu naas nuujiyaa masiibo allah kurido danleyda dhiiga cabta yaahuu alle magan guuleyso
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed 2 ай бұрын
Ilaahay ha ku xifdiyo xildhibaan kolay kuwaan dhego wax maqlaa kuma yaalaane
@xasanmuse-uj2zx
@xasanmuse-uj2zx Ай бұрын
Xildhibaane alaha ku barakeeyo
@gureey3185
@gureey3185 2 ай бұрын
Xildhivaan siinka dheer oo kaliya ma aha 10 meel ayaa lacag lagu qaadaa afgooye ilaa xamar
@muxudinshiqaxmedlacala970
@muxudinshiqaxmedlacala970 2 ай бұрын
xildhiban saajid wallah 20 sidada ah daacad utabanayo hadi lahili laha dalkan hurumar ayu hiigsan laha ilmo ayu iga keenay warkaga guulayso
@ashawooo
@ashawooo 2 ай бұрын
Somalia illahaya xaqa ha tusa xidhiban Saaji illahaya ha ku xafida inta sheegesa waa runa illahaya ha ka cabsada kuwa baramka fadhiya rabina ha ka cabsadan illahaya waa idan jida Caruuratina uu cabsada
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed 2 ай бұрын
Maashaa'allaah waa sax arinka kire ystayaasha in la xir xiro
@Dulmidiid-b7x
@Dulmidiid-b7x 2 ай бұрын
Xamar malasiideganaanayo inshaarta aan u jeedo wayo gaangiska ayaa ku soo batay
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 2 ай бұрын
Weliba marka lagu xiraayo homey aa lasoo dhigaa iradaada 2 ama sedar nin oo weji dhan leheen aa kuu imaanaa hadaa miranto waa lagu jiidaa qorigana amaanka waa furanyahay mida kale guryaha 2 canshuur aa laga qaadaa mid waa maaliyad waa 3 biloodle weliba horu maris ah midna waa sanadle oo sanad le aa ladhahaa lakiin waxa aan layaabay sanad masugaan xisaabtaa kaqaldan miyaa maogi walaahi
@UmramziKsa
@UmramziKsa 2 ай бұрын
Allah bad baadiyo somali
@UmramziKsa
@UmramziKsa 2 ай бұрын
Xolibaan saajid guulguulguulwaa u hagar bahday dadka danyarta
@FadumoIsse-c8w
@FadumoIsse-c8w 2 ай бұрын
Asc somaliyeey xildhibanada waxaan ku talin lahaa mid walba oo😂xildhibaan ah deeganki laga soo dortay mushaharkisa ha ka soo qaato markaas ayay dhaafi donaan dhibka
@Bare-z3l
@Bare-z3l 2 ай бұрын
Markaad sida dowlad nimo aynu u dhaqanno aad u hadleysid qaar kale si ay kuu Aamusiiyaan waxay dhahayaan waa mucaarad qaran dumis Ah muslim100/100aan sheeganeynaa
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 2 ай бұрын
Very good
@Dahabohasanahmed
@Dahabohasanahmed 2 ай бұрын
Kkkkkkkkkk waa xaaraan cune kaas sidaas yiri waxbarasho lacag la'aan lagu dhimanaayo
@xasanmuse-uj2zx
@xasanmuse-uj2zx Ай бұрын
Waxaa sii dheer is baarada
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 2 ай бұрын
Dawladdan baahan( boob-qaran) Ummaddani hayskaa qabato.
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 2 ай бұрын
Adduunyada waa la wada joogaa, Waddan cashuurtiisu 3 bilood iyo 6 bilood isku beddeshaa. Iimaankaa ilaahay idinka qaadaye.
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 2 ай бұрын
Qaadka lacagta NBI looga qaado calaa kilo 4.5 d ayaa laga qaada dad qaas ayey jeebkoda ayey jeebkoda kudhacda tan canshuurta waa gooni xamar looga qaada
@Dulmidiid-b7x
@Dulmidiid-b7x 2 ай бұрын
Canshuurta qaadka jeeb shaqsi ayey ku dhacdaa marka yaan laysidhatirin lacagtaa waa inay bangiga ku dhacdaa xasanow biyo ayaa godkaaga biyo kugu soo galay lacagta qaadka inay bangiga soo gashaa
@xasanmuse-uj2zx
@xasanmuse-uj2zx Ай бұрын
Dhibka qarsoon waad ka hadahsy
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 204 МЛН
How the Most Elite Spy Agency Operates
22:42
Newsthink
Рет қаралды 2 МЛН
The World’s Most Terrifying Spyware | Investigators
10:20
VICE News
Рет қаралды 1,3 МЛН
DAJJALS FAMILY EXPOSED! | Dr. Yasir Qadhi
18:39
Prevail Islam
Рет қаралды 43 М.