Daawo; Xuseen Ceydiid Oo Kashifay Halka Loo Wadey hubkii Caabudwaaq, Xasan Sheekh Dhul Ma Bixin Karo

  Рет қаралды 26,145

Shabelle Channel

Shabelle Channel

Күн бұрын

Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
Subscribe Like Comment Share

Пікірлер: 70
@Cadejanaal-cx8yi
@Cadejanaal-cx8yi 2 ай бұрын
Mashaallah xuseen caydiid wuxu u qalmaa .adaxweyne
@daraqoon
@daraqoon 2 ай бұрын
Isku xiahoo 😂😂
@KhalidOmar-s1y
@KhalidOmar-s1y 2 ай бұрын
Waali run ah waaaaaaaaaaw
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 2 ай бұрын
Xaguu madaxweyne ka noqday faataa dhaqle
@zaadgamer6944
@zaadgamer6944 2 ай бұрын
Madaxwayne waxa uu u noqday Salbalaar waa taariiq soo baar way qorantahay
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 2 ай бұрын
@@zaadgamer6944 Salbaar wadankee weeye
@ahmednur9383
@ahmednur9383 2 ай бұрын
😂😂😂
@ahmednur9383
@ahmednur9383 2 ай бұрын
Kan wa nin walan
@The_Observer0000
@The_Observer0000 2 ай бұрын
Ninkani waa nin Waalan. Kulaha aniga madaxweyne ahaaye. Ninkan Aabihii waxa uu doonayey in dhulka uu kaqabsado raaxan weyn, taasi waxa ay kentay in Shaati Gaduud xulufo Itoobiya la samaysto. Maalinkas baa Itoobiya wadanka soo gashay.
@abdikhadarmahadale4708
@abdikhadarmahadale4708 2 ай бұрын
Waa runtii
@Cadejanaal-cx8yi
@Cadejanaal-cx8yi 2 ай бұрын
Wuxu u qalma madaxweyne xuseen caydiid
@burhanfarah4842
@burhanfarah4842 2 ай бұрын
Dhulk qareerka hawiye
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 2 ай бұрын
Xuseen waa runtii madaxwayne dhul ma bixinkaro
@ahmednur9383
@ahmednur9383 2 ай бұрын
Kan wa nin walan
@ahmedfuje3445
@ahmedfuje3445 2 ай бұрын
Waan fahmi waayey
@sadiaahmeddheer5661
@sadiaahmeddheer5661 2 ай бұрын
Minoan qof jaahil ah ma fahmi karo well educated American marine
@alipappa5673
@alipappa5673 2 ай бұрын
Waxaan ku dhihi lahaa si degan u hadal
@Beir-e2y
@Beir-e2y 2 ай бұрын
Goormuu madaxweyne noqday sida abihiis daroogada saabuunta mariskaa cunaa
@MadaxeeyAhmedmohamed
@MadaxeeyAhmedmohamed 2 ай бұрын
Dastuurka and sheegayso xoog maadkuhaysan kavuur dhulka dowlada
@alipappa5673
@alipappa5673 2 ай бұрын
Ma fahmi karno waxa uu ku hadlayo , sidii qof miyir qabo ma u hadlayo su,aashii la waydiiyo ma ka jawaabayo hadba meel ayuu uboodayaa
@The_Observer0000
@The_Observer0000 2 ай бұрын
Kaas ayaa rabo in uu Somali u taliyo.
@SahalMacalinaadan
@SahalMacalinaadan 2 ай бұрын
Somaali dad garasha kuyartahay weeye oo qabiilka caabuda
@HUSSEINMOHAMMED-p6q
@HUSSEINMOHAMMED-p6q 2 ай бұрын
waalane waaaaw
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 2 ай бұрын
yuu ahaa adan cade oy ay ceydiid isku hooyo ahaayeen.
@AbdishakurAhmedFarah
@AbdishakurAhmedFarah 2 ай бұрын
1937 aabihiis miyaa xabsi ku jirey fiiriya meesha ugu denbeysa video
@fabu2526
@fabu2526 2 ай бұрын
Su,aasha la weydiiyey ma fahmi karo.
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 ай бұрын
Dhaadhaankaan yaa dhageystaa, from isbitoore to Villa igu kaadi,xoolo.
@fadma638
@fadma638 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@AliMohajim
@AliMohajim 2 ай бұрын
Kan maa warkiisa wataa😂😂😂😂
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 2 ай бұрын
Wsriyaalku waa in aysan waraysan dadka waalan hddii kale maca wariye nimoda ayaa meesha Ka baxaysa.
@AliHassan-nm3ks
@AliHassan-nm3ks 2 ай бұрын
Ninkaan point maleh maxaad kawareysaneysaan tolow !!
@AhmedMohamed-yv7qc
@AhmedMohamed-yv7qc 2 ай бұрын
1937 abahay aya xabsiga ku Aniga raashinka u gayn jiray
@SahalMacalinaadan
@SahalMacalinaadan 2 ай бұрын
Dhulka inuu madaxweyne iibsado sharci ufasaxayo majiraa? Howshaas shacabweynaha somaliyed ayaan udaayey wixii faahfaahin ah
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 2 ай бұрын
ganaral woow sida aabihii uwaalnaa ayuu isna uwaalanyahay war iska aamus ma aadan noqon madaxwayne mana noqon kartid waali ayaa kuhaysa laansareeti hala geeyo ninkaan jiran
@OmarGerweyne
@OmarGerweyne 2 ай бұрын
Asaga ha ogaado in xikigii caaydiid hamaaday maantana 2024 dabdamiska miyaad ka xuntahay isku day maanta hadaad itaal heyso
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 2 ай бұрын
goormuu madaxwayne noqday
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 ай бұрын
Hussein caydiid waa nin waalan ,hadana wax badan og ,haduu si degan u hadli lahaa waxbaa laga fahmi lahaa,lkn hadaladiisa oo idil waa goos goos iyo iska hadal,marka in la fahmaa way adagtahay
@daraqoon
@daraqoon 2 ай бұрын
Xariifkan su,aasha laweeydiyey xita kuma ekakaro mawalanyahay micnaha 😂😂😂😂
@Yusufxasann
@Yusufxasann 2 ай бұрын
XUSEEN WAA NIN WAX BADAN OG LAAKIIN CILMIGIISA AYAA KA WEYN MASKAXDIISA. CILMIGA AYAA MASKAXDA KA SAREEYA MARKAA WUU BURQANAYAA
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 2 ай бұрын
Taas waa beentah. Ee Maxamed siyad bare. Dagaalka sokeeye shaqo kuma laha
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 2 ай бұрын
HADALKIISA MASAXSANO EE NINKAAN MACAFIMAD QABAA
@CabdifitaaxMaxamed-v6p
@CabdifitaaxMaxamed-v6p 2 ай бұрын
N N K H❤❤
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 2 ай бұрын
NINKAAN MAFIYOW YAHAY GOORMUU MADAXWEYNE NOQDAY
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 2 ай бұрын
Kaani Riyo buu kujidha duul somali xagu jidha meel kalaburburteey buu kahadlaaya
@muslimoxasan-eo8tz
@muslimoxasan-eo8tz 2 ай бұрын
Somaliya guuul
@jamayasin2155
@jamayasin2155 2 ай бұрын
Kkkkkkk Anaa Madaxweyne soo noqday kuye
@MadaxeeyAhmedmohamed
@MadaxeeyAhmedmohamed 2 ай бұрын
dastuur intaadku haysaaan wax hagaagaya majiraan Hasan haduukadago hada kiilakeeno wax mawadikaro inta qofwalba internal haysto
@khada917
@khada917 2 ай бұрын
Ninkan waalan faraha ka qaada waraysi lahayne
@hassanmohamoud-t7p
@hassanmohamoud-t7p 2 ай бұрын
Ninkan yaa yiri waa siyaasi majaajilo dhigista ayuu ku fiicnaa
@abbdll
@abbdll 2 ай бұрын
Kkkkkkk anigaa madaxweyne soonoqday kulahaa kkk ar ninkaanaa
@rahmakhalif6891
@rahmakhalif6891 2 ай бұрын
Waxaa loo fahmayn wuxuu ka hadlayo su alaaha qaar ayuuna doomayn inuu ka jawaabo
@ifraaxqurux9873
@ifraaxqurux9873 2 ай бұрын
Inacaydid. Gormu. Nowfay. Madaxeeyne. Wayn
@BINDAUD-e4o
@BINDAUD-e4o 2 ай бұрын
Hhhh ninka kawaalan maba arkin laakin marmarka qaar sax ayee noqon karaan waxa uu ku hadlaayo
@user-mn5fl5fh1y
@user-mn5fl5fh1y 2 ай бұрын
War midkaan masiyaasaduu kuwaashey. Waxaa kudhacay buufis siyaasadeed
@abdifidow3870
@abdifidow3870 2 ай бұрын
Ina Caydiid was nin waalan. Anigaa madaxweyne soo Ahsan jiray kulahaa?
@hassanmohamoud-t7p
@hassanmohamoud-t7p 2 ай бұрын
Ka ka ka this is film cartoon
@CabdulahicumarqalinleCarab
@CabdulahicumarqalinleCarab 2 ай бұрын
Dhulka awdal baalee Ku ekaw muqdisho
@adanfarah2080
@adanfarah2080 2 ай бұрын
This is a product of conspiracy theories, 'ta dhaa ba dhaa'
@tawxiidabdullahi2927
@tawxiidabdullahi2927 2 ай бұрын
Xusen ceydiid suasha ad weydiso wuxu ku siina jwb kaa tun weyn , arag xitaa wariyaha ayaba wareray. Lkn runti wa xogo yab leh waxa u ka hadlayo. Wixi xaqiq ahna ala naga og.
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 ай бұрын
Goormay somaliya dastuurka yeelatay waa yaabe???? Waar xuseen caydiid ha loogu dhaarto in Aanay somaliya waligeed dastuur loo codeeyay yeelanin ilaa maantana lahayn,,,xataa xuduudaha somaliya iyo Ethiopia u dhexeeyaa maaha caalamiba , wbtawfiiq,,
@xidigtainamaxamed1800
@xidigtainamaxamed1800 2 ай бұрын
Hadi dhul dowlad leska qadayo maa musu suudi laga qaado been loma bahne
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 2 ай бұрын
USA kiniin ayuu siiyey.ayaan u makeynayaa. In yar oo run ah ayuu 100 been ah ku qasayaa. Kuwa markaan madaxweynaha ahaa. Write beele. Maxaad ka wareysaneysaa nin maskaxdiisa la fry gareeyey.
@abdullagull2943
@abdullagull2943 2 ай бұрын
yaa! Anaa madaxweyne soo ahaan jiray muu yiri. Kkkkkkkkk 😂😂😂😂😂
@abbdll
@abbdll 2 ай бұрын
Kkkkkkk madaxweynimada waa la jecel yhy walee
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 2 ай бұрын
Amuu kuriyoodey hee
@herodajiye
@herodajiye 2 ай бұрын
Cakaaro iyo salbalaar baaa jirtay salbalaar buu madaxwayne ka noqday.
@sadiaahmeddheer5661
@sadiaahmeddheer5661 2 ай бұрын
Qof jaahil ah ma fahmi karo waxuu ka hadlayo ninkan
@ladanelooyan777
@ladanelooyan777 2 ай бұрын
Aboow been waynaa hg ninka naga qabsada
@Ubaxuba
@Ubaxuba 2 ай бұрын
He is not mentally stable 😂😂😂😂
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 20 МЛН
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 11 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
XUSEEN CAYDIID TALIYE SHUB HADUU NIN SHABAAB AH LACAG KA QAATO
24:49
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 9 М.
Xuseen Caydiid oo sirta Damujadiid kashifay
32:33
Tvwaagacusub
Рет қаралды 55 М.
FAYSAL: OO KASHIFAY SIRTA ITOOBIYA | KHILAAFKA SHIRKA GWQ  🔥
36:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 57 М.
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36