DEG DEG: Xildhibaan u Gafay Somalia & Itoobiya oo bedeshay Qaabkii ay ula hadli jirtay Dowlada Xasan

  Рет қаралды 13,050

DabaGalka Wararka

DabaGalka Wararka

Күн бұрын

Пікірлер: 20
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 2 ай бұрын
Xildhibaanka hindiga ah tusaalaha uu dalkeena usoo qaatay waa sax
@adanbulleadan6853
@adanbulleadan6853 2 ай бұрын
Xildhbaanka Hindiga ah run ayow sheegey madaxda Somaalida wadanka weey ka sheqeystaan ee uma sheqeeyaan wadanka😢
@AmalMohamud-u7l
@AmalMohamud-u7l 2 ай бұрын
Waa sax xildhibaanka waxuu shaagay waa runtood😮
@AbdulkadirIssa-o2n
@AbdulkadirIssa-o2n 2 ай бұрын
Soomaaliya markaad eegto madaxdeena waan istaahilaa in aduunku tusaale xunxun soomaalida usooqaataan waayo soomaaliya waxa la ogaadey ineysan raglahayn waxa looyaaanaa dalka dumarka iyo caruurta 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@maxamednuur649
@maxamednuur649 2 ай бұрын
Waa runtisa caay maa han saxib
@rocky4066
@rocky4066 2 ай бұрын
Waa runtiis hindigani
@abyanfaraxamaxamed7900
@abyanfaraxamaxamed7900 2 ай бұрын
Xasanoow Walee Somaliya Waad Gggumaysay
@ibrahimgas6536
@ibrahimgas6536 2 ай бұрын
Wa yamani doonaya inu ku so caan baxo Somalida wana argagixiso Caalamku takooray
@cabdiwarsame9088
@cabdiwarsame9088 2 ай бұрын
wax aysan ahayn hindiya iyo dadka kale ee soomaaliya tusaalaha u soo qaadanaya waa runtood oo madaxda somaliya ayaa saas keenaya oo xun
@adanabdi5249
@adanabdi5249 2 ай бұрын
N iyo N
@Mideye157
@Mideye157 2 ай бұрын
Ahmed Madobe wadada 13 sano ka hor bu ku safray muxu qabanayey intaas. Ma dorashada lagu gala dariqan.
@DarwiishNL
@DarwiishNL 2 ай бұрын
Maanta. Caalamku. 1coputer Ayuu. Wada. Daawadaa. Odaygan. Bililiqada. Qabyaalada. Boobka. Hantida Guur. Mida. Danyarta. Qabuurihii. Hada. Maatadii. Ku Nooleyd. Ceelasha. Biyaha. Hore. Dabdamiska. Dhowaan laqabtey. Hub. Halisa. Laleeyahay. Isagaa. 1ka ah Qabiiladii. Farmaajo. Walaaleeyey. Hibka. Isgu. Dhiibey. Lasheegayo. Ciidankii. Farmaajo. Dhisay. Ku. Baabiyey. Amarka. Ingiriis. Emirates. Sool. Xasuuqeedii. Qayb. Ka. Ahaa. Lasaftey. Jabhada. Argigixisada. Ah. Ee. Ingiriis. Ku. Shaqaysto. Oo. Larabo. In. Dalka. Lagu. Kala. Gooyo Itopia. Badey. Qaadaneyso. Laleeyahay. Isagaa. 1ka. Ah Markaa. Markaad. Kaas. Dhan. Kasta. Ka. Baaba. Ah. Qabiil. Sacabka. Ugu. Tuntaan. Caalamka. Ma'amaan. Ayaad. Ka. Sugeysaan. Idinkaa. Xuun. Oo. Shaqsi. Liita. Diin. Dhaqan. Soomaalinimo. Cadaalada. Ka. Foog. Tuuga. Waxba. Cafineyn. Qabyaalad. Ugu. Shirbaya umaduhu. Madax. Weynihii. 1dolar. Xada Wsy. Ku. Kacaan. Oo. Jeel. Ayey. Dhigaan. Lkn. Idinku. Kaas. Meytidii. Xitaa. Fagtey. Ayaa. Waa. Ila. Qabiil. Ku. Taageereysaan. Weliba. 2bo. Jeer. Ayuu. Laaluush. Uu. U. Qaybiyey. Kuwa. Dhiig. Miiratada. Ah. Xildh. Baa. Isku. Sheega. Ah. Ayuu. Fursad. Kale. U. Helay. Wixii. Farmaajo. Ku. Tabcay. Uu. Biliqeysto. Ciidankiina. Baabiyi. Amar. Ingiriis. Ayaan. Maqlay weligiin. Wax. Dawlad. Ah. Ama. Umad. Shataf. Karaamo. Leeh. Caalamku. Tixgeliyo. Idiinka. Dheer. Intaad. Duq. Bililiqadoona. Gabdhihii. Xitaa. Carab. U. Daabuley. Meyd. Kuukaayo. U. Rakuucay. Kaasi. Dad. Muslimiin. Sheeganay. Iska. Dhaafe. Dooro. Looma. Dirsankaro.
@ikacasenin7063
@ikacasenin7063 2 ай бұрын
Warunti dawada dhacda lagaso gada hindia oo wadankesa.
@cabdiwarsame9088
@cabdiwarsame9088 2 ай бұрын
itoobiya wax somaaliya uma dhisine waa dumisey oo jarjartay walina dumintii iyo mishimadii isku dirkaahaa ayeey wada dadka somaaliyana wali xabashida mafahmin mishimadooda
@rocky4066
@rocky4066 2 ай бұрын
Kuwa madaxda inoo ah ayaa ina baday in tusaale xun lainoo soo qaato
@mohamedabdulle9031
@mohamedabdulle9031 2 ай бұрын
Soomaaliyeey Handicaps run miyuu sheegey mase been Aniga waxaan uarkaa in ow sheegey run markaan arkey waxa yaalo xafadaha casimada meelaha qaarkooda aanan la Marin karin Alabama Lau noolaan karin
@Shukri20267
@Shukri20267 2 ай бұрын
Qofku waxa uu yahay Somaliya ku sheego ma dhib ayaad u aragtaa?
@abdullashire9236
@abdullashire9236 2 ай бұрын
Taas gaf miyaa misewaa run
@mohamedabdulle9031
@mohamedabdulle9031 2 ай бұрын
Soomaaliyeey Handicaps run miyuu sheegey mase been Aniga waxaan uarkaa in ow sheegey run markaan arkey waxa yaalo xafadaha casimada meelaha qaarkooda aanan la Marin karin Alabama Lau noolaan karin
WARARKII UGU DANBEEYAY BARIGA DHEXE | XAALADDA SINWAR?
16:21
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 7 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 112 МЛН