DABAYARE CHALLENGE:40 MUUFO OO LAGU TARTAMAY IYO IDIRISKA IITAABO OO KURSIGA KU KOR DHACAY

  Рет қаралды 236,412

Barbaarta Media Show BMS

Barbaarta Media Show BMS

Жыл бұрын

DABAYARE CHALLENGE:40 MUUFO OO LAGU TARTAMAY IYO IDIRISKA IITAABO OO KURSIGA KU KOR DHACAY

Пікірлер: 447
@Ducayzane10
@Ducayzane10 Жыл бұрын
Hdaa jaceshahy Quraanka kariimka Isoo racaa 😭 🥺 🕋 ❤
@ayuubxuseen3949
@ayuubxuseen3949 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@jimcaleabdilaahi854
@jimcaleabdilaahi854 Жыл бұрын
الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم 😭😭
@Ducayzane10
@Ducayzane10 Жыл бұрын
Kusalia nabigena maxamed Scw scw scw 🤲 🥺 😭
@faadumomahmuud8376
@faadumomahmuud8376 Жыл бұрын
Ee
@daadiramiin4935
@daadiramiin4935 Жыл бұрын
Scw
@daadiramiin4935
@daadiramiin4935 Жыл бұрын
Scw
@daadiramiin4935
@daadiramiin4935 Жыл бұрын
Scw
@daadiramiin4935
@daadiramiin4935 Жыл бұрын
Scw
@maxamedcabdixakiin8404
@maxamedcabdixakiin8404 Жыл бұрын
Allah is one ☝️ قل هو الله أحد
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 7 ай бұрын
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ ❤️💖💖😢😢😢😢❤😢😢😢😢🎉
@Ducayzane10
@Ducayzane10 Жыл бұрын
Ninka iga Qosliya waa idiriska ii taabo Hada ila tageerto Liike Ha La Dhafin 😁 🥺 🤣 🙏 💔❤🙏
@fjfitaaxjiileh6766
@fjfitaaxjiileh6766 Жыл бұрын
🤣🤣
@baarliincabdullahi1948
@baarliincabdullahi1948 Жыл бұрын
Aad iyo aad duceyzane .
@osmanarto6089
@osmanarto6089 Жыл бұрын
Rashiinkan aad ku falaadoysaan dad masakiin ah baa ubaahan😭
@kewayekaas803
@kewayekaas803 Жыл бұрын
Waakugu racsanahey waa runta daad badan baa gajo uu dhimaniya wadanka cuntada iin aay sadaqestan baa ficned Ajirna kaheli lahayen.
@governosacad8174
@governosacad8174 Жыл бұрын
@@kewayekaas803 waxaa fiicanaan leheed qofkii raayo in cid maskiin cuntada u geeyaan ama cunto la karin in masaakiinta caawiyaan 😍🇸🇴
@kewayekaas803
@kewayekaas803 Жыл бұрын
@@governosacad8174 waa qorshe fiican lakin waxey uu muqdan hada iin aaysan diyar uu aahen Qorshahas.
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 Жыл бұрын
Idiriska wuu idin naxariistaa u naxariista nooh maxawaye baba jey iyo baar
@hamadiboyihamadiboyi6270
@hamadiboyihamadiboyi6270 Жыл бұрын
idiriska itabo funny waye wllhi 💪
@Meja.fatiiz
@Meja.fatiiz Жыл бұрын
Macalin duusaye iyo studentikgiisa idris😂. Baaaba oo waalidka idris ah. Big game wlxi keep going
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 Жыл бұрын
Oo side ah ruwayad miyaa😂
@fatxaomar9856
@fatxaomar9856 Жыл бұрын
Masha Allah wlh wiilasha waxay nosameyaan farxad siyado ah guuleesta ❤❤💯💯
@abdizalaanrashiidchanel8196
@abdizalaanrashiidchanel8196 Жыл бұрын
Apgaal mxd lugaha LA gasheen aray mahan mii mooho 🤣😂🤣😂🤣 from samaron sicith
@sahromaxamed6464
@sahromaxamed6464 Жыл бұрын
Waa markii ugu horeese oo idriis daacsado
@fowsiyagarcade8489
@fowsiyagarcade8489 Жыл бұрын
Asc Baaba jeey salaan sare iga gudooma adiga iyo axbaabteyda qaaligaa illahayow idin xafid cadowgana allaha idinka qabto balaayo moog allaha idinka dhigo raashiinkaan faraha badan waad ogtahay baaba jeey in dad badan caawa ayka baahan yihiin idinkana waadku ciyaareysaà baaba jey waxaa tahay axsan ruux daacad u ah dadkiisa baahan walaahi waankula socdaa wax walbo aad facalu qeyr sameyso lkn baahi baa jirto baaba jeey
@wadankawaakeeni2415
@wadankawaakeeni2415 Жыл бұрын
Idiriska iitaabo oo tab loo helay 😂😂😂😂keep going barbaarta media
@Ak-nh7bz
@Ak-nh7bz Жыл бұрын
Abaabala meesha hala keeno sxp wlhi funny waye challenge
@Alas___00
@Alas___00 Жыл бұрын
Maxa aan u xiisay muufa tinaar Inta inta u xiistay isoo rac ee farta taaag Dalka kheradkisa dadka ka maqan ayaa dareenayo 💯💯💥💢😍😍😘🥰
@MERA__GHAR
@MERA__GHAR Жыл бұрын
Kkkkkk baba jeey iyo idiriiska caadimahan waxaan aad uga helay sida eey ukeneen luuqada reer aawkeey masha allaah inaba caadi mahan ar daba yare iigeeyo runtii waxaan soxasustay xafadeydii aan kusookoray aad baan idiin salamayaa
@jackyphonsi2578
@jackyphonsi2578 Жыл бұрын
Muufo waa ixasay, marhoray aa igudambesay, lknse Idiriska walagaday saliida macsarada aa logabuxiyay😂😂😂 maskiin waye
@hamdiali7186
@hamdiali7186 Жыл бұрын
Idriska oo cawa cunto diidayo Waa yaab 😂😂
@CAKAARANEWSBESTIEMANLIBAN
@CAKAARANEWSBESTIEMANLIBAN Жыл бұрын
Kkkkkkkkk IDRISKA OO ADUUNKA CUNA UU JACEYLA AY CAAWA DIIDAY WALHI YAAB
@hodaniman9003
@hodaniman9003 Жыл бұрын
Video 📹 🎥 gii ugu danbeeyay 2022 ilhoow khyr kiisa Naasii
@vivotv6770
@vivotv6770 Жыл бұрын
Ilaahay ka baqa dad waawayn baa tihiin ee dadka ma saakiinta ah ee baahan baa iniiga baahan in aad wax tartaan
@gabyowshow5069
@gabyowshow5069 Жыл бұрын
Idiska ii taabo wlhi wa funny kan yaa soo helay markii ugu horeysay
@cabdicasiisxasan5035
@cabdicasiisxasan5035 Жыл бұрын
Caawa casheey maa lasyku tuug-tuugayaa🤣
@markacadeey9062
@markacadeey9062 Жыл бұрын
Caawa Meesha Abgaal.ayey isku bedeshay haddan muufo😀😀😂😀😂😀😂
@mahdimo6276
@mahdimo6276 Жыл бұрын
Waa na galeen kuwaan
@gobeey506
@gobeey506 Жыл бұрын
www babajeye waa aqligii oo qof ah kulahaa Mufada xerkeda kubaraa kulaha ar qajweyna
@abdisalam679
@abdisalam679 Жыл бұрын
saa u qoslay waan fuuray wlhi what a entertiament😂😂
@cabdulaahimohamed3012
@cabdulaahimohamed3012 Жыл бұрын
caawa sa u qoslaaye horto xita wee iga Iman ladahay big fan bbd
@samkaasaidi9951
@samkaasaidi9951 Жыл бұрын
Rashinka hakuciyarina...dadba videogan dawanayo sedax waqti cuno anan cunin.....israfka ad sameynesan ....wanila weydin ...Alle kabaqa sadaqeysta ajir ad kaheshane ....mahadsanidhin (BAARA,BABAJEY,IDIRISKA)
@nasteexoyuusuf7157
@nasteexoyuusuf7157 Жыл бұрын
Alle haa idin daweyo wlhi said uraba wana wayay Ala muufo tinare
@luulhassan942
@luulhassan942 Жыл бұрын
😂😭😂aryad hee lah jadeyna no aman galiya🏋️‍♀️🆎️💯😍
@husseinjeilani5220
@husseinjeilani5220 Жыл бұрын
Kabtanka iyo idiriiska waxaan uga baqaaa inay dhabarka ka furmaaaan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@cabdicasiisxasan5035
@cabdicasiisxasan5035 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@maxameddeeq6334
@maxameddeeq6334 Жыл бұрын
Babajey legend baathy zxp israafkamaficno
@nasriinapea9609
@nasriinapea9609 Жыл бұрын
Kuwan caawa waxba noma Reeban😂😂😂😂
@mahdimo6276
@mahdimo6276 Жыл бұрын
Yaa naga qabto hee 😅🤣
@cabdiraxmaad9960
@cabdiraxmaad9960 Жыл бұрын
Idiriska qosolka iga dhameyay😂😂
@AbdinasirMaxamedmuxudiin
@AbdinasirMaxamedmuxudiin Жыл бұрын
Asxaabta baabajey waxa udoodeenaa inlooga veliyo idiriska😂😂😂😂
@libaancali7272
@libaancali7272 Жыл бұрын
Barbaarta keep going
@qalicadey348
@qalicadey348 Жыл бұрын
Rashın ragaad baa cawa lageenay😂😂😂😂😂😂😂😂
@cabdirisaaqcade7907
@cabdirisaaqcade7907 Жыл бұрын
Basbas uu isiiyay ar idiriska so funny😂😅
@nazrahusein4596
@nazrahusein4596 Жыл бұрын
Idiriska funny wye wllhi😂😂
@sacadhassan4911
@sacadhassan4911 Жыл бұрын
Allah is one I. Believe the best person ever the world is Muhammad scw scw scw video gii ugu danbeeyay 2022
@artenmunachannal7304
@artenmunachannal7304 Жыл бұрын
Chalange ugu qosol badnaaa😢
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 Жыл бұрын
Maansha Allah waa baar saqi ah intaas oo cuntaa soo dhiibay inay yihii Darisnimo ------ aa leh 🥰🥰
@fatxiabdirashiid8185
@fatxiabdirashiid8185 Жыл бұрын
Abgaal.
@shugrishacni9733
@shugrishacni9733 Жыл бұрын
Wlhy kuwan waa funny🤣🤣🤣
@ArshaadArshaad-th6re
@ArshaadArshaad-th6re Жыл бұрын
Baba jey gurigeyga jogaa mu ka wadaa umada 5 xabey cunenen asi 1 xabo cunaa kawaran caqligis🥶
@cabduqaadirmacaani1532
@cabduqaadirmacaani1532 Жыл бұрын
Caawa markaan fiirsaday baahi ayaa iqabatay muufada marakaan arkay
@dalxabulbul9742
@dalxabulbul9742 Жыл бұрын
Eebaagow xagee lagahelaa delivery
@faaisonur1130
@faaisonur1130 Жыл бұрын
Wlh idiriska mela sarten hada kabacadi mufo halo keno 😂😂😂
@Asadmuhidin
@Asadmuhidin Жыл бұрын
wan uxisay wlhi mufo mrq ani abay insha allh somali wan imani
@siidowmohamed
@siidowmohamed Жыл бұрын
idiris cade m.a si qalbi wngsn ayuu udhahay m.a
@libanmohamed9426
@libanmohamed9426 Жыл бұрын
Mashallah Dabayare halagu yaaco
@abdullahimaxamudmaxamed3757
@abdullahimaxamudmaxamed3757 Жыл бұрын
Idiriska iitaaabo OO kaadi laga waayey OO xal loo helay dafoowgii joojiyey
@Maryama4545
@Maryama4545 Жыл бұрын
26:41 su usii jifanayo idiriska wlh plh sa u qoslaye ooyin caadiya iga timade allaa beerka qosol dartii i xanune
@abdirahmanmahamed1162
@abdirahmanmahamed1162 Жыл бұрын
Baaba jeey xeerka mufada waka baxsatay idiriska iyo kabtan bara mufada wa bahdilen
@mahadmahdi3984
@mahadmahdi3984 Жыл бұрын
Hahahahaha😂😂😂 wlhi idiriska waa wadani waa guga guge kulahaa waane runtiis qof lah jada saan utaqaan maba arkin 😂😂
@xaawamaxamed403
@xaawamaxamed403 Жыл бұрын
Dhareer aa iga socdo muufo mar hore aa igu dambeesay 2 yrs ago bari aan sameeysanaa😋😋
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. Жыл бұрын
Ani xitaa waa u xiisay😂
@d.rhasaabkhairy1784
@d.rhasaabkhairy1784 Жыл бұрын
Xaawo xushood ceeb wye waxaaz
@xaawamaxamed403
@xaawamaxamed403 Жыл бұрын
@@d.rhasaabkhairy1784 maxaa ka xishoonaa abahaa wase hadlka hadaa si xun u fasiraty adigaa qof xun oo aqlaaq xun ah mise ha hadlin afka xiro aa I leedahay stupid hadlkaa ku hadleeysid io qoraalkeyga ku noqo tarbiyada waalid kii ku dhalay kaa hilmaameen xishood ka adiga cml uu ku haboonyhy wasaq baa thy wada ka lunsnthy xumaan ku fakiraayo😏
@d.rhasaabkhairy1784
@d.rhasaabkhairy1784 Жыл бұрын
@@xaawamaxamed403 walaal adoo mahadsan aniga xishood uunbaan ku iri why aad waalidkeyga u aflagaadeenee ?
@xaawamaxamed403
@xaawamaxamed403 Жыл бұрын
@@d.rhasaabkhairy1784 sababta aad ii leedhay xishoo maxay thy? Dhareer hadaa wax ceeb u taqaanid xishoo inaa I dhahdid aa qalad adiga wlshaa oo sharmuutada ah xishoo ku dheh ee ilaasho
@hiboawil3811
@hiboawil3811 Жыл бұрын
Idirska badarka halaga joojiyo mashalah waa qarxi rabaa kkkkkk aay tifeey ma nooshahay buulo xubeey muufo ku dubi jirtay
@aweysmoha
@aweysmoha Жыл бұрын
Idiriska waa funny😂😂
@radwaanabdifatah9460
@radwaanabdifatah9460 Жыл бұрын
Keep goin baaba
@abdimajiidgunners5376
@abdimajiidgunners5376 Жыл бұрын
Idriiska my brother keep koing
@Xananqurux5117
@Xananqurux5117 Жыл бұрын
Hhhh shaqo ayan kujire gajo ayabo iqabate mufo wan uxise 😢😅😅😅😅😅
@Ak-nh7bz
@Ak-nh7bz Жыл бұрын
Idiriska oo caawa badar lagu dirginayo waa ii koow hahaahah
@luulmaxamed6285
@luulmaxamed6285 Жыл бұрын
Hogayee waa ifakiseye
@anabhussein9124
@anabhussein9124 Жыл бұрын
Asc sand cusub idiris waa kusalamay idaris yaan ladulmin dulmi daainkay daah masaaree ❤❤❤❤❤
@marwomandeq804
@marwomandeq804 Жыл бұрын
Walaahi hunguriga aa naga soo rideen 🤣🤣🤣🤣🫶🏻
@abdibasidcabdiqani2946
@abdibasidcabdiqani2946 Жыл бұрын
Soo nadi jalan jiga
@luuzaabdalle4785
@luuzaabdalle4785 Жыл бұрын
Idirisak iitabo wllhi waa funny
@Yusufmo__11
@Yusufmo__11 Жыл бұрын
Maqayada dabayere inta taqana taqano 😂🙏
@adowmohamed1667
@adowmohamed1667 Жыл бұрын
Babajey wxn kugu heeysanaa cadaalad darada aad ku sameeysid idiriska maalin walba meel walba aad kasoo muuqatid wan kuguso qoreeynaa
@burhaanimedia4715
@burhaanimedia4715 Жыл бұрын
Team idiriska one love✌😂😂😂🤣🤣
@axmedceebe4961
@axmedceebe4961 Жыл бұрын
Dabayare waxay kamidthy meelahan uxiisay manshalah alle habarakeeyo wadanka
@daadiimaxamed164
@daadiimaxamed164 Жыл бұрын
Kp going idiriska
@xaajidayax3327
@xaajidayax3327 Жыл бұрын
First ahay like I sarah🙌
@abdisalaanshmohamud7632
@abdisalaanshmohamud7632 Жыл бұрын
Yaaaab waaaye yasmada hala joojiyo Milkiilayaasha Dabayare si fiican u daawada video yahan. Meeshaan xushmad la aaan ayaa ka jirta
@abdullaholad5206
@abdullaholad5206 Жыл бұрын
Dabol yare u maxsha lllll😊❤
@zahraomar1385
@zahraomar1385 Жыл бұрын
today idriska is full masha allah
@luulmaxamed6285
@luulmaxamed6285 Жыл бұрын
Xaa ii waciweseye
@ilyaascumarcali323
@ilyaascumarcali323 Жыл бұрын
Basha si fcn haloo jajabsho sharcigeeda maaha
@abdisadik8582
@abdisadik8582 Жыл бұрын
Idiriska waan kuu tagera sxb
@saleemaansaciid5575
@saleemaansaciid5575 Жыл бұрын
Chalange moo fada soo badiya
@CAKAARANEWSBESTIEMANLIBAN
@CAKAARANEWSBESTIEMANLIBAN Жыл бұрын
Idriska ninki ugu cuntada JACEYLA AY caawa diiday Cunto waa Yaab walhi
@Loosey565
@Loosey565 Жыл бұрын
Idiriska umadena mahan wlhi 😂😂😂😂
@abdirizackadammohamed7736
@abdirizackadammohamed7736 Жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhh Wlhi Idiriska waan wataa Aabaha Kaftanka
@hiiranyare3622
@hiiranyare3622 Жыл бұрын
Ciyartii ugu xumed waye
@IM_feysal252
@IM_feysal252 Жыл бұрын
Wllhi wn fuuray qosol lee idiriska waa wataa
@dhahir-hanadofficial5686
@dhahir-hanadofficial5686 Жыл бұрын
Halkan raag aya kucayili. Ma ila aragteen taalow
@Muhiim271
@Muhiim271 Жыл бұрын
Anaa ka dharki lahaa lkn Germany mufo malahan ilahay ha idin daweyo❤
@yahdiinkalaki2413
@yahdiinkalaki2413 Жыл бұрын
B.b.d.kep.goin
@gacalsidechannel4492
@gacalsidechannel4492 Жыл бұрын
Idiriska wa fani walahi
@fatxaomar9856
@fatxaomar9856 Жыл бұрын
Runtii idiriska waa mucjiso qosolkuu iga dhameeyaakkkkkkkkkkk
@khadarmohamoud1770
@khadarmohamoud1770 Жыл бұрын
Wllhy idirisku waa garac
@ayanyusuf4765
@ayanyusuf4765 Жыл бұрын
Asc yaa muufada haku dhayeelin haan imaado aa daliiqaahe
@mecaadmuxuyadiinadan1769
@mecaadmuxuyadiinadan1769 Жыл бұрын
Sidan waa kabadnadis. Cuntadan lagu ciyaarayo. Joojiya
@abdilahilinux7762
@abdilahilinux7762 Жыл бұрын
Waa laga qurux badan yahy sidan maadama dad aan awoodi karin waxay cunto siistaan ay idin daawadaan maalin walba, 💔 Waad wadi karaysaan xataa hal maalin inaad 10 maskiin ku tartansiisan marnamijka oo aad ka farxisaan. Waa iga talo☝️
@armaan4044
@armaan4044 Жыл бұрын
Qof cunto heesan mxa you tube ka firsana sheko😂😂😂
@luqmaanyuusufxasan4060
@luqmaanyuusufxasan4060 Жыл бұрын
@@armaan4044 wax garad
@shukrishacni7796
@shukrishacni7796 Жыл бұрын
@@armaan4044 qadka diriska laga xariirsa kara xisabta ku dar
@shukrishacni7796
@shukrishacni7796 Жыл бұрын
@@armaan4044 qadka diriska laga xariirsa kara xisabta ku dar
@governosacad8174
@governosacad8174 Жыл бұрын
Waxaa ka fiicnaan leheed inee tartanaan kii raayo cid maskiin ah cunto u geeyaan 😍✈️
@fantasticgirl6448
@fantasticgirl6448 Жыл бұрын
Part two please
@hassanjacaylow2542
@hassanjacaylow2542 Жыл бұрын
Noo soo badi sxp
@faisaolow1605
@faisaolow1605 Жыл бұрын
Wlhi waa fuuray😁😁😁😁
@caashomahamed3895
@caashomahamed3895 Жыл бұрын
Waw rashin rageed
@Naamir03
@Naamir03 Жыл бұрын
"Nio bahashaan Hargaysa malagu iibiya horta, Wan jeclahay wllhi, Hadana Moqdisho ka cuni lahaana ma joogo, Hargaysan Jooga,"😭😂😂
@nadaaayaan5486
@nadaaayaan5486 Жыл бұрын
Laguma iibiyo muqdisho kly
@moolcaliyow
@moolcaliyow 8 ай бұрын
Haa waa lagu iibiyaa Hargaysa. Islaan ayaa ku iibisa. Waxaa ku iibiya islaan reer Muqdisho ah.
@fatumalibah3850
@fatumalibah3850 Жыл бұрын
Scw scw scw 🥰
@qaalicabdi7503
@qaalicabdi7503 Жыл бұрын
Barbarta codka Maka rafoonkoda waa fasiix lkn baba jeey cod maleh
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 32 МЛН
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 40 МЛН
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
CHALLENGE KII UGU ADKAA BARA IYO BAABA….?
16:16
Baaba Jeey
Рет қаралды 276 М.
YAA EX KAADA U EG MUNA MISKI.......?
18:13
Aj style
Рет қаралды 76 М.
NEW CHALLENGE MIDKII UGU ADKAA IDIRISKA II TAABO IYO KABTAN BAARA
28:55
TARTANKII CUNTADA EE UGU SHIDNAA OO KADHACAY XAMAR.
16:59
zeinab matan Beauty
Рет қаралды 20 М.
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 32 МЛН